Тёмный

Dawo ceebta Manta masuuliintan ku dhacday raisalwasare iyo madaxweyne Aya sidan noqon... 

WARSAME MEDIA
Подписаться 81 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

28 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 49   
@Bilekhyr
@Bilekhyr 3 месяца назад
😂😂😂😂😂 Saalix waa snm WAA cadowga soomaaliya WAA xasadka Khaatumo SSC LAAKIIN waxba kamaqaadi karo Saalix hooyadii waa inkirey Xaqii hooyadii SNM kadoortey Cashuurtey bixiyaan buu qaataa ddka Dadkaasi soomaaliya Cadawga kawada ee Khaatumo SSC waxba Qaadimaayo waa daalin cashuurta SHACABKA qaata Santaak kusoco guuleyso indeer
@shukrijama5399
@shukrijama5399 3 месяца назад
Happy independence day 🇸🇴💪💪💪
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 3 месяца назад
SSC khaatumo watagatoo talaabasataya muxuu ka bedeli karaa❤️🇸🇴❤️🇸🇴🫶🏽🏇🏿
@faadumocali-yt9zp
@faadumocali-yt9zp 3 месяца назад
CALANKA HARTI BAA KEENAY. MAXAMED CAWAALI LIIBAAN AYAA SAMEEYEY 1954KII. KAAS AYAANA 10SANO BELEDWAYNE KUSRAA INTAAN XORIYADA LA HELAIN.
@boolocadey4661
@boolocadey4661 3 месяца назад
Waligay ma maqal dhul iyo bad baan siinayaa Ethopia waa uu I Aqoonsanayaa muuse Handaraab Musiibo dadka waxaas ka dhagaysanaya waa dad waalan ee ma ahan dad mimir qaba caalamkana ma jirto dad la Aqoonsadey oo dhulkooda baxshey waa sharcigee koley aduun kama shaqayne xaguu muuse Handaraab ka keenay.?
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 месяца назад
idoor wa cadow weligina daahir manoqdo
@hiradbahwal4488
@hiradbahwal4488 3 месяца назад
ICTIRAAFKII QABIURAHA KARAADSO
@FuadEbrahim-n8n
@FuadEbrahim-n8n 3 месяца назад
Dhedeerka la dhaho salax cuqddaad ayu la dhimanaya naasku ku qabay saqajaan ciil qabee
@SahraQalinle-j3w
@SahraQalinle-j3w 3 месяца назад
Saalax snm ayuu meesha u joogaa ma istaahillo jagada loo magacaabay waa in muqdisho laga soo tuuraa
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 3 месяца назад
Salah naasku ku qabay allahumu aamiin
@abanuuromar4172
@abanuuromar4172 3 месяца назад
Kheer lawahaan RWre. Ku xigeen ku sheegga ah canjeeraddiisa ha isaga cuno maraq aan hilib lahayn ; SSC. waa dowlad goboleedka Khaatumo State oo ka mid ah DFS.
@zzz2Mahamoud
@zzz2Mahamoud 3 месяца назад
Viva Somalia
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 3 месяца назад
Oromka muuse juudan ictiraafka xage lagu garaya saalax futo Wayne WA garac SSc khatumo muxu Ka qadayaan Nacala dhalayga
@SahraQalinle-j3w
@SahraQalinle-j3w 3 месяца назад
Hambalyo shacabka soommaaliyeed 26 juun
@cabdiwaduud8467
@cabdiwaduud8467 3 месяца назад
Sadex 3 doqon dal Lagu Saliday Maxaad Ka Filaysaa Soo Noocaas ilyaas iidoor Ma keensanayaan? Hal Wasiir Shaah loo diran Karo Waluusan u joogin
@filsanmo4987
@filsanmo4987 3 месяца назад
Saalax waa Habaar qabe abtiyaashii/habaryarihii baa habaaray yahuu Allah umada somaliyeed ha ka qabto waa Oromo ninkani
@zzz2Mahamoud
@zzz2Mahamoud 3 месяца назад
Saalax cuqdad baa uurkiisa ka buuxda .. waa ciil kama kore
@faadumocali-yt9zp
@faadumocali-yt9zp 3 месяца назад
HAMBALYO🔵🔵🔵UMADA SOOMAALIYEED GAARAHAAN GOBOLADA WAQOOYI IYO MASUULIYIINTA GOBOLADA WAQOOYI EE SSC KHAATUMO. 🟦🟦🟦 IDINKAA WAQOOYO U XHL SAARAN. 🟦🟦🟦🟦ICTIRAAF ITOOBIYA BIXIN MAYSO WAAYO IYADAA 50 QOWMIYADOOD. 🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 3 месяца назад
Ethiopia injirreey maa Adduunkii ayey noqotay? dadka caqli yaraa !!!!!. Ethiopia hadii ay Indoor aqoonsato,maa Adduunyada oo dhan AYAA aqoonsatay? dadkaani caqli yaraa! qabiil yar oo 3 tuulo deggan waddan maa noqon karaan.
@faadumocali-yt9zp
@faadumocali-yt9zp 3 месяца назад
SAALAX WAXBA KA QAADIMAAYO HARTI. MASAYR BUU LA QAYLINAYEY. OOHINTA HA BADSADO. 😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡
@CabdifataxDaahir-d8p
@CabdifataxDaahir-d8p 3 месяца назад
✋️
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm 3 месяца назад
thank you brother let every Somali know that northern somalia will never become member of United nations governments that's why our grandfather's fought against old sawer hate who divided us 5 and what is left two even dividing us today with the help of west dirty"said bare great according equation he protected our borders and our Somali ness, 2024 what happening our country somalia"
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 3 месяца назад
Waaa kugu taagere sanahay geesi warkiisu cada yahay iidoorka jooga muqudisho wa shaqo taga ee masiiri dawaladeed. Uma joogana
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 3 месяца назад
XILDHIBAANKANI ISAGOO SOOMALIYA HADUUBA U SHAQEEYO MABA AHA IN UU CALANKA SOOMALIYA CID SIDATA UU AFLAGAADO U GEYSTO.
@faadumocali-yt9zp
@faadumocali-yt9zp 3 месяца назад
XAMSOOW MAGACAA BA. BELO KULA TAGTAY. QORI QALALAN BAAD TAHAY. DAAROOD HOOS BAAD GAYSAY. NINKAA HOOSEEYA AYAA DADKAAGA MAALINKASTA U GAFAYA .MAGACAA BA XAMSOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOW.
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 3 месяца назад
SAALAX HADUU RABO SNM HADEE XILKA HAYKA DHIGO. SSC SOMAALIA IYAY KU BIIRTAY OY KA TIRSANTAHAY.
@awenoolays6540
@awenoolays6540 3 месяца назад
Dhulka somali Yaa wada leh oo qoys walba meeshuu dagan yahay ayuu dagan yahay oo itoobiya waa og yihiin inay ku halaagmayaan
@suweyssheikhdon3057
@suweyssheikhdon3057 3 месяца назад
masha Allah yaa warsame geesi geesi dhalay
@fathiaabdalla5897
@fathiaabdalla5897 3 месяца назад
Beenaale waqooyi baa calanka horqaadatay runta sheerg beenlow
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 3 месяца назад
XILDHIBAANKA KA XUN SSC OO SIDATA CALANKA SOOMALIYA HADUU U HADLO DAD DIIDAN, WAABA IN LA ERYO😂
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 3 месяца назад
ASC Masha Allah Garaada jama Garaada cali waa runtiis Allaha Kuxafido insha Allah Wadanka Somaliyed Hambalyo 🇸🇴🙏Darawiish Hartiween SSC Khatumo 5 Darood, and Somaliya and all Muslim May your heart and home be filled with happiness. May your prayers be answered, and may your faith be strengthened. Wishing you and your family a blessed ful Fitr filled with countless blessings and memorable moments. 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 💯💙🤲🏾🤲🏾🤲🏾👍👍🙏🏼🙏🏼
@takarmohammed2201
@takarmohammed2201 3 месяца назад
Futadisa ayaa abarso dooneysa muxuu Somali yeeli karaa
@faadumocali-yt9zp
@faadumocali-yt9zp 3 месяца назад
HARTIYOOW NIMANKA SOOMAALINIMADII BAAD KA SAARTEEN EE DIINTA HAKA SAARININA.
@faadumocali-yt9zp
@faadumocali-yt9zp 3 месяца назад
WAA KUGU TAAGEERSANAHAY. WARSAME KU SOCO.
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 3 месяца назад
Salax illaaheey waxaan in caruurtadu ku xanuun la garnan ku baraye
@ashadiriye7784
@ashadiriye7784 3 месяца назад
Cawaal sharahaga hayso bad malihide
@Siyadxusenxasan
@Siyadxusenxasan 3 месяца назад
Runta cida dida waxa layidhe kaso kale carwalp
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 месяца назад
wa kugutaageersanahay ee kusoco
@Siyadxusenxasan
@Siyadxusenxasan 3 месяца назад
Benaye wa roon
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 3 месяца назад
Inkaar qabe salax naasku.ku qabay
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 3 месяца назад
Zalax xanuun dhiiga raaca allaha kugu rido aamiin
@halimaahmed9602
@halimaahmed9602 3 месяца назад
Waa ciil qabe ciilkiisa ha ka dhinto
@awenoolays6540
@awenoolays6540 3 месяца назад
Waa garac oo garacna wuxuu doono ayuu ku hadlaa
@hibojama5798
@hibojama5798 3 месяца назад
Waa waxaa waxa heestaha loo qaadayaa
@faadumocali-yt9zp
@faadumocali-yt9zp 3 месяца назад
WAXBA KAMA QAADI KARO.
@fardowsoxassan2605
@fardowsoxassan2605 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SaynabAbdulleh
@SaynabAbdulleh 3 месяца назад
🎉❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@AbdikhalifHaji
@AbdikhalifHaji 3 месяца назад
Muuse wuxuu Ethiopia ka rabaa hub iyo ciidan uu laascaano ku qabsado
@Bilekhyr
@Bilekhyr 3 месяца назад
Hubkii horeba wax kumuu qabasan Darwiish deeq allaah jooga kafuranya Loodahi mayo amxaaro iyo oroomada Iyo Ethiopia oo dhan hasoo kaxeysto MUUSE fircoon juudaan soosoco Tuugadii snm ☠️💀☠️💀☠️💀👽👹
Далее
11 ming dollarlik uzum
00:43
Просмотров 625 тыс.
+1000 Aura For This Save! 🥵
00:19
Просмотров 11 млн
DEGDEG XAALAD VILLA SOMALIA (3889)
20:31
Просмотров 14 тыс.