Тёмный

Dawo geeri & noolal Axmed madoobe halis wayn iyo maxamuud sayad ku dhawaaqay arin layable.. 

WARSAME MEDIA
Подписаться 79 тыс.
Просмотров 20 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 79   
@somalidhalada1960
@somalidhalada1960 4 дня назад
RABI UMADA SOMALIYEED ALLAHA HOR DHAAFIYO DILAAGA TUUGAA JAAJUUS AXMED MADOOBE GEEDO NAAR KENYANKA U ADEEGO
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg День назад
Axmed madoobe ilaahay ha kucafiyo afka soqoraaya dadki uu dhameyey Baa qabrigakusugaya qabiila walba o somaliyed butland 🤲 ninkamid ah ba daddhameyey walenwadsogaya
@AbdiSaid-pj1qo
@AbdiSaid-pj1qo 3 дня назад
Wa bakhtiyey sheydan msdoobe
@hawayassin7172
@hawayassin7172 3 дня назад
Allah ha caafiyo ,anagu cidna ma xukumeyne xisaab wa xaga alah .
@abdihassan3836
@abdihassan3836 3 дня назад
Axmed Madoobe Allaha ka qabto umada Somaliyeed. Dadkii uu gumaaday ayaa qabriga ku sugaya iyo cadaabta Allah
@Sahra-qe8gb
@Sahra-qe8gb 3 дня назад
Amin❤❤❤🎉🎉🎉. Alah
@abdikhaliqjibril7726
@abdikhaliqjibril7726 4 дня назад
Waa nin fiican Axmad M Islam.
@fardowsoxassan2605
@fardowsoxassan2605 День назад
Alahacafiiyo axade madoobee😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 4 дня назад
A-Dhuxul ALLAHA NAGA WADO.
@luulsharib
@luulsharib 3 дня назад
Allah ha caafiyo qofku mar haduu dhinto iska tag shar iyo Khayr ba Intuu nool yahay baa wax la isku yahay😢
@TmmmChcc
@TmmmChcc 4 дня назад
War quraan halagu akhriyo madax weeynaha cadaw badan buu leeyahaye ilaahay hacaafiyo isagaa awoodee
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 3 дня назад
Santaag Xoolihi Khawarijta shacabka zakawaat ooga qaadayeyn,Dhuxusha oo Immaradka Ahmed Geeda Naar kooxdisa Ceelqalo 13 ka sano.4ta km kismayo degedda karonka Jaadka xashishka Qamriga badda iyo diyaradaha lagu keeno,Kuwa magaca Cidamada lagu keno.kuwa khawarijta Carurta isqarxinayo lasoo cabsiiyo Ahmed Dhuxuleyste lsgacas ayaa uu Immaradka u yaal kuna damashleynaayo.
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 4 дня назад
ilahay cafimad deg deg ha siyo mw ahmed madobe
@Cabdiqaadir-ek8et
@Cabdiqaadir-ek8et 4 дня назад
ilahay hana dhaafiyo axmad axmad dhuxul
@mrniceguy8663
@mrniceguy8663 3 дня назад
Alle kaamakiciyo baanu leenahey hadaan nahey umad islaam ah ee somaliyeed jaaluuska shisheeye
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 4 дня назад
0:44 Waa Maamul Xaaraan ah. ALLAHA naga qabto kuli.
@adamj2524
@adamj2524 4 дня назад
Aloow Caafi Abtigay Axmed Madoowe wahalayay geesi ah
@Dahabohasanahmed
@Dahabohasanahmed 4 дня назад
Subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah ilaahay ha caafiyo
@NightingaleTorso
@NightingaleTorso 4 дня назад
Allaha caafiyo axmed m islaan .
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 4 дня назад
ILAAHAY HACAAFIYO
@zahramahomud6556
@zahramahomud6556 4 дня назад
Asc wr edo mcn allaha caafiyo axmed madoobe❤❤❤
@honestyfirst2165
@honestyfirst2165 4 дня назад
Alle ha cafimaad siid iyo wixii muslim xanuunsan
@bilkheyrmohamed6304
@bilkheyrmohamed6304 4 дня назад
Alla hacafiyo
@nurta-gh2xb
@nurta-gh2xb 4 дня назад
ALLAAHA CAAFIYO
@yussufahmed2984
@yussufahmed2984 4 дня назад
😂😂😂😂😂😂😂 subxaanalah war ilaahay ka Baq umadana ka xishoo
@yusufhaji7059
@yusufhaji7059 4 дня назад
Axmed madoobe tiisa hadey timaado, waxa kufarxi doona Xasan Sheekh oo rabay inu iskahar wareejiyo, ogaadeena dakaddii ay kaligod dhuuqayey wey uga dhamaatay, xilkana Waxa lasaaridona nin hawiye ah(Shiikhal ama Gaaljecel).
@aliabdi8347
@aliabdi8347 4 дня назад
Amay taadi timaaddaa tiisa ka hor
@IBRAAHIM-z8w
@IBRAAHIM-z8w 4 дня назад
اللھم اشف مرضانا ومرضى المسلمين
@ahmedogle5384
@ahmedogle5384 4 дня назад
Kindly be informed that Ahmed is a Muslim who believes live and death.
@AminoHussein-c3e
@AminoHussein-c3e 4 дня назад
Subxanallah subxanallah 😱 Bianka Bianka Bianka 😢 Kansar aa. Wlhi afka io indhaha umadadu haday kugu bataan. Wa.allow sahal. Alle hacafiyo insha allah.
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 4 дня назад
Ilaaheey ha caafiyo sheeqa horumar ayuu sameeyey jidadkii ayuu dhisaayey
@nurahmed8878
@nurahmed8878 4 дня назад
D
@andynathon4771
@andynathon4771 4 дня назад
Ninkey dooranayaan aad hauga fakaraan nin sidiisii adag false aqoonaleh cadaaladna ah doorta siyaasi roogcadaa na ha ahaado ❤❤
@duniyomahamud9232
@duniyomahamud9232 3 дня назад
Waligiin baad sidaad dhahdaan waa fiyow yahay wax ka haleysan ma jiraan 😂😂😂
@andynathon4771
@andynathon4771 4 дня назад
Ilaahay ha caafiyo laakiin adigu in lasoohabaaro ayaad ugu talagashay waayo waad og tahay in cadawgiisu badanyahay❤❤❤❤
@AbdiazizAnshur-ns3xg
@AbdiazizAnshur-ns3xg 4 дня назад
Nacas nin xanuusan ayaad ku diganaysaa xanuun dartiis
@osmanhajiabdi5899
@osmanhajiabdi5899 3 дня назад
Axmed madoobe wa qof dhibaatooyin gasrsiiyey dadkii jubbalaand kula nool odil boob xoogan iyo dhac isagoo dad badan ugeystayn Dhibaato badan waana 5 km ojubbalasnd kismaayo okaliyeh maamula iyo kiinya+ itoobiya uu la hawl galo? Taason dan Soomaali ku jirin mr. Madoobe
@user-vl8nj1on7r
@user-vl8nj1on7r 4 дня назад
Mahabaraysan markii waxlaga qaadiwayay cadawgiisu hajabo wuu ladanyahay ee ogaado guul iyo gobanimo Ahmed daacad ❤❤
@Cabdiqaadir-ek8et
@Cabdiqaadir-ek8et 4 дня назад
Haduu xanuusado xitaa unacamleey xanuun ku dil axmad geedo naar
@TmmmChcc
@TmmmChcc 4 дня назад
Yuhuudiyohow kahoree adigu inshaa alaah ilaahay hacaafiyo axmed nuur​@@Cabdiqaadir-ek8et
@Nuurah951
@Nuurah951 4 дня назад
Jaajuuswayn oo shisheeyaha hoosjooge u ah, dilaaga wayn ee halka magaalo umadii dagamayd xasuuqay, marna shabaab, marna dowlad ,marna dalaal, marna xaalufiyaha dhirtii jubbaland.
@TmmmChcc
@TmmmChcc 3 дня назад
@@Nuurah951 kuma fahmin
@abdibarri9012
@abdibarri9012 4 дня назад
KAN WAA XAYAWAAN AH CADOWGA JUBBALAND NIN AAD U NECEB
@Cabdiqaadir-ek8et
@Cabdiqaadir-ek8et 4 дня назад
Alle hana dhaafiyo axmad dhuxul
@aliabdi8347
@aliabdi8347 4 дня назад
Ama adigu isagu ka hor dhaaftaa
@saynabjamac6901
@saynabjamac6901 4 дня назад
Masirdoonkasoomaaliyaa sumeryay sirdoonkasoomaaliyo waxaakujira daahircalasow Xasanshiikh baayiri maamulada idiiday iskudira ooodadkooda Sumeeya oodilaoocaaya caruurtooda igaagngis kudiramacaaqurbaha Og. Mj. Bay iskudireen Tiimkaasow oofadlakushuboah baylacagbadan siiyeen
@hhaji6556
@hhaji6556 4 дня назад
Doorashada jubalaan reer jubalaan ayay utaalaa, adiga, iyo, ayda banaanada kaqaylya, umataalo.
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 4 дня назад
aamus cadaw yahayahaw maxaa kagalay jupaland jubaland Ma,adaa iskaleh axmed waacafimaadqabaa kadaab.
@ikhyaaradan2359
@ikhyaaradan2359 3 дня назад
Waayahay Adiga qorsha haada ???
@faatimozahra5300
@faatimozahra5300 9 часов назад
Illahay sw dayuus ma jeclo I'm sorry
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 4 дня назад
Ilahaw cafi aamin
@hhaji6556
@hhaji6556 4 дня назад
Kansar iyo wax kadaranba kugu dhac ilaahay idamkii beenaalihiiyow hindiya waligiiba matagan ninkaasi beenaaleyahaw.
@IsninoAbdi-u6e
@IsninoAbdi-u6e 4 дня назад
Yaa huuud beenaal warbadan oo xaasid ah
@asheekh15
@asheekh15 4 дня назад
iaahay hacaafiyo xisabihiisa ilahaybaa kuleh ilaahay caafimaad hasiiyo
@Harunhassan138
@Harunhassan138 4 дня назад
Dabadhilif itoobiaan baa tahay. Itoobia ayaa u ololeeynaysaa. Laakin waa ku hungoobeeysaa.
@abuukarayaanle6842
@abuukarayaanle6842 4 дня назад
Axmad madowe mid lamid ah jubaland ma heleysee allow cfmd taam ah sii.
@Nuurah951
@Nuurah951 4 дня назад
Geedo naar jubbaland dib buu uriday, adoomeeyna dalka asagaa keenay, dadkana wuu kala qaybiyay, dad badana magaalada kismaayo wuuku xasuuqay, dhirtii jubbaland na wuu xaalufiyay oo asaga iyo shabaab baa ku shirkoobay , hal magaalo ayuu ku aruuray , shabaab na wuu isku xeeray si aan loosoo weerarin, wax wanaag ah oo uu qabtay majiraan.
@saidmussa6461
@saidmussa6461 4 дня назад
FAKE NEWS WAX KAJIRA MAJIRTO WAA FAKE RU-vidR ROOTI LOOGA RAADSADO NINKANI WAA BEENAALE NAHAAB AH ISKA JIRA DIBJIRKANI
@zahraabdirizak492
@zahraabdirizak492 4 дня назад
Allow kucafi adeerow qof nool buu ahaa aduunka ladnaan lagu warayo
@SagalMohaned
@SagalMohaned 4 дня назад
Wisii qayraad ku jiray bad iyo bari Kenyan guratay maqlay dad badana hantidodii dhuled labobay ilahay umada ha dhafiyo
@abuukarayaanle6842
@abuukarayaanle6842 4 дня назад
ey aan ey laga aheenin waryaa hadalkaaga ruux jiran baa adiga u egtahay.
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 4 дня назад
Allah cudur ha kurido dhaman daaliminta somalida
@Cabdiqaadir-ek8et
@Cabdiqaadir-ek8et 4 дня назад
Aamiin xanuun daran alle haku rido xaaran iyo xoolo masakiinta ayeey ka dhargeen bajadkii wadanka wax loogu qaban lahaa sida cafimadka wax barashada beeraha mashariicda dhismaha laamiyada ayeey isku soo koobeen dhibta si qaab daran u dhinta xaaran cune sixun uun buu u dhintaa
@aliabdi8347
@aliabdi8347 4 дня назад
Ibnu xaraan, mid beeshaada ka soo jeeda weligii jubbaland madaxweyna ka noqon maayo
@yussufahmed2984
@yussufahmed2984 4 дня назад
😛😝🤪😜😜🤪😝😛
@4ktsalah
@4ktsalah 4 дня назад
Adiga maxaa kaa galey jubaland adeer tartiibso habaar ayaa kaa soo haray beenta jooji cadowga jubaland ayaa tahay adiga ma fiyoodahay alaha ku caafiyo uqdad ayaa idin dishay
@kingcayfo7470
@kingcayfo7470 4 дня назад
Beeeeenale kudhaca Yahuuuuu
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane 4 дня назад
Beenale war been inta la eg waligey ma arrag xabad maqabo weekan buu soo gelayaa kismanyo irsaqad miya ka gashey axmed madobe war ninku xasid Sanaa maxa kancer ugu ridi adiga kugu dhac walibo guska kaga dhac maxa ka Kelly koley kursiga adi ku fariisan meyside maxa u dili naftisa ilaahbaa haye xasbiyo lah wa nimcalwakil insha allah adiga ka horeynayao.
@YUSSUFSHEIKH-qv6gz
@YUSSUFSHEIKH-qv6gz 4 дня назад
Ala hacafiyo
@MahamedYoussoufabdi
@MahamedYoussoufabdi 4 дня назад
In uu dinta dhanto in uu so laabto
@TaaroAli
@TaaroAli 4 дня назад
Axmed madoobe waxa shaqayn wayday sheekadiisii basaasnimo ee uu ku helilahaa xogo uu isticmaalilahaa ee uu ku samaysan lahaa nidaamka uu xukunka kusii joogi lahaa ama uu kusii fadhiyi lahaa?hadaba waxa lagu badali doonaa ninkale oo karti badan oo meeshaa maamuli kara?
@Maxamedweekiyo
@Maxamedweekiyo 4 дня назад
Wa nin aan ahayn darood inuu noqdaa.
@mohamudahmed5353
@mohamudahmed5353 4 дня назад
Beenaale. Sayid Ahmed xuunabad qabaa. Ciilqaboow. Ciil udhimo
@isackguled1712
@isackguled1712 4 дня назад
Alle kama kiciyo
@aliabdi8347
@aliabdi8347 4 дня назад
Ama adiguu ka hormataa
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 4 дня назад
Beenaale beenaale
@SagalMohaned
@SagalMohaned 4 дня назад
ANIGA WAXAN DHIHI LAHAA SIDA U ALE UMADA UGA QABTAY DHUXULAYSTE MUUSE JUUDAN DANI IYO GURGURTEBA ALAHA UGA QABTO ALAAHUMA AMIIN WAAYO DADKODA DAN UMA HAYAAN MAXAA LAGA MACASHAY WIXI QAYRAD BAD IYO KUJIRAY BARI KENYAN QAATAY MAQALNAYE
Далее
For my passenger princess ❤️ #tiktok #elsarca
00:24
WHO IS MORE GREEDY?!
00:18
Просмотров 927 тыс.