Тёмный

Dawo ilamha lagukala koriya waxba kuma tareyso ha ku lugoin 

Ruumi Channel
Подписаться 81 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

‪@ruumichannel‬ #ruumikitchen #share #dhiragalinta

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 65   
@-farhia
@-farhia 9 месяцев назад
Family liyada Khilafka ka dhex jiro Illhay dhexdoda Burcad ha isku mariyo dumarka somaliyed Waxan leyahy Farxadina haku xirinina Ragga idin Qaba
@MunaHassan-oy8hn
@MunaHassan-oy8hn Месяц назад
Ruumiyeey runbadanidaaaaaaaaaa
@ikranabib7919
@ikranabib7919 9 месяцев назад
Masha Allah tabaraka Allah Ruumi is so smart May Allah you sister ❤❤❤❤❤❤
@xamdiapdi2646
@xamdiapdi2646 9 месяцев назад
Alla baayo inaa mar hore ku siyay umalen jiray wayo markaso dhigtaba wa arka manta ayaa kusaray ❤
@fardosahade5470
@fardosahade5470 9 месяцев назад
Daad badan oo saas ah ayaa jiro waayo markisto inta daawata iyo inta lajoogto inta daawata badan habo Ruumi.
@user-wf4hc1tz6h
@user-wf4hc1tz6h 8 месяцев назад
Absolutely
@haniaden2700
@haniaden2700 9 месяцев назад
No ani inan dhaho ninki aya sidan iyelay shalay so ani ma gursan hadan fahmi wayo wn ka dhaqaqi no buuq nagaha iyo nimanka is daba jitamo wn la yaba
@dilawaizvlogs
@dilawaizvlogs 9 месяцев назад
Nice video amazing
@ubaxmacoow3730
@ubaxmacoow3730 9 месяцев назад
Walalahi waa Sax abaayo
@user-ek6fo6pr4c
@user-ek6fo6pr4c 9 месяцев назад
Waa ku saaray mar hore liketana waa ku saaraa abaayo
@khadijahasan8754
@khadijahasan8754 9 месяцев назад
Mashallah
@Rayaan277
@Rayaan277 9 месяцев назад
Kusaliya rasuulkeena mohammed❤❤❤❤❤
@fadowsoabdulahi8454
@fadowsoabdulahi8454 9 месяцев назад
scw wcsscw
@halimosalad6076
@halimosalad6076 9 месяцев назад
Scw scw scw
@khadraahmedali9474
@khadraahmedali9474 9 месяцев назад
Rumiyey ani macusbi lk wxa sodhigto wa iso dhaca lk inadi hhh inda wakafdan ani lakda lama dhafo ❤
@haniaden2700
@haniaden2700 9 месяцев назад
Ninka haduu ku dilo ka tag maxa i agdhigay wah see nin idila waligeba hoyaday ima diline
@kaltuunaadan6425
@kaltuunaadan6425 9 месяцев назад
Ruuneey walal canelki 2aad aad tiri wanku rajaweynahay hadi alle idmo waxaad ubixisaa hooyadiyo dhalaanka canel ruumi canelna waxad kadhigta rotinka iyo vloga
@maryankeyf4017
@maryankeyf4017 9 месяцев назад
Mshllh wa magac fican lkn abyo gabdhu kan ayeyba ka niyad jabsanthy dad aan waxba lajogin ayaa 1m haysta qoftaan oo boos weyn ku jirta 100k ba lagarsinwayey 2chanel oo mid 50k sas baa ufican baa is iri
@kaltuunaadan6425
@kaltuunaadan6425 9 месяцев назад
@@maryankeyf4017 xbbt walahay wa hooyo kudayasho mudan laakiin armay sidaasi khayr utahay umalayn mayo inayka niyad jabayso wayo hadafkedu wa in gabdhaha aykadhalatay e soomaaliyed ay wax kafaaidan xag walba way yartahay gabadh xag walba gabdhaha ka dhista sida nadafad cunto karin caruur korin kuwa xaamilka ah ufaaidayn iyo talooyin waxku oola anan halkan kuso kobi karin alle caqliga iyo cilmigaba haubarakeyo ruun inana an dhiiri gelino walashen
@ruumichannel
@ruumichannel 9 месяцев назад
Waa balan haye
@zainabmoha1835
@zainabmoha1835 9 месяцев назад
nagahaa afarohoda iyo nimanka makabaxdii walaley hawlo kugaar ah adii laimoow
@SumayaBashirSuu-dv5sr
@SumayaBashirSuu-dv5sr 9 месяцев назад
Been maha silac kunol sodon kursata dhanta😢😢😢
@sihaammohamedali4957
@sihaammohamedali4957 9 месяцев назад
Asc abyo waa ku salamay ruumi
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 9 месяцев назад
Asc mashallh shukrn
@paneenaofficial8502
@paneenaofficial8502 9 месяцев назад
@khadrasheekoxariiro
@khadrasheekoxariiro 9 месяцев назад
Waa run .asxaabta na soo boqda
@raxmayuusufcabdi5815
@raxmayuusufcabdi5815 9 месяцев назад
Waan kugu soobiiray qaali aad baan kusalamayaa wll macaan
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 9 месяцев назад
Wan ku saray😅😅😅😅😅
@munocadeey2839
@munocadeey2839 9 месяцев назад
❤❤❤❤
@shukrijm3854
@shukrijm3854 9 месяцев назад
Abaayo dar alle ku jecelahay❤❤
@FarahHabon
@FarahHabon 6 месяцев назад
Asc ruumi wllo allah kaa siyo abal taasii hadaan su al kuwaydiyo wll waxaa iqabaa nin dhib badan madax adag marwalba wuxu iidhaha ilmoo haa dhalin
@FarahHabon
@FarahHabon 6 месяцев назад
@FarahHabon
@FarahHabon 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤
@ruumichannel
@ruumichannel 6 месяцев назад
Sabab uu ku leyahay waxba ha dhalin dhibka hayata max waye meeqa caruura u haysa dhaqalihusu waa side
@user-hm7iq8cn7h
@user-hm7iq8cn7h 7 месяцев назад
Waxaajoogaasoomaliya waarlacag aruusado
@umumeysara223
@umumeysara223 9 месяцев назад
Waa diraa abyo lkn aniga ii faidee Shere out ii samee quruxay
@halimosalad6076
@halimosalad6076 9 месяцев назад
Ruumi walhi waan kujeclahy nadaafadadii waan uxisay
@fardosahade5470
@fardosahade5470 9 месяцев назад
Xalay hadaan 100 keenay hadana balaal badan waa keeni karnaa dumaroow ismuujiya.
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 9 месяцев назад
Abayo cunug 2 sano iyo 8 bilood jira iyo mid 1 sano jiro haystaa kanini inaa isticmala raba Magacisa iso shega kanini fican
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 9 месяцев назад
Wcs
@user-yu6bz8xt3u
@user-yu6bz8xt3u 9 месяцев назад
Waan kusarey wll aad Baan ku tageraa
@FaadumoAadam-qo7cr
@FaadumoAadam-qo7cr 9 месяцев назад
Wan ku saray qaali from Holland
@umucabdalereehabarwaa3673
@umucabdalereehabarwaa3673 9 месяцев назад
Asc haankuusaaray wllo
@SafaanaChannel1
@SafaanaChannel1 9 месяцев назад
4k halagu taageero gabdho
@FatushAhmed-ec6lc
@FatushAhmed-ec6lc 9 месяцев назад
Bundles ayan isticmali hayna wax free ladhaha majiro xabibti
@fiicanhussen1032
@fiicanhussen1032 9 месяцев назад
Sax waye wllhi
@ruumichannel
@ruumichannel 9 месяцев назад
WiFi miyaa kawadaa abayo
@FatushAhmed-ec6lc
@FatushAhmed-ec6lc 9 месяцев назад
@@ruumichannel Haa wifi xita wa lacag mida kale dad waxa jiro jiro wifi wifi an awodin oo lacag kushubto oo bundles kubadasha.
@som1
@som1 9 месяцев назад
Maya daawadas madax xanuun woo leeyahay
@fadumomohamed-uf3lb
@fadumomohamed-uf3lb 9 месяцев назад
❤❤❤❤rumi waa iga qoslisa
@fadumomohamed-uf3lb
@fadumomohamed-uf3lb 9 месяцев назад
mashallah😊
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 9 месяцев назад
Manshaallah ruumi been mahan 😮
@qaalicadey9736
@qaalicadey9736 9 месяцев назад
Asc abyo telkaga yan rabaaa
@ruumichannel
@ruumichannel 9 месяцев назад
Ruumi_kitchen igala so hadal snapkeyga
@user-lp8bp3sm4k
@user-lp8bp3sm4k 9 месяцев назад
Hadan kugu sobiiray hbo
@paneenaofficial8502
@paneenaofficial8502 9 месяцев назад
Saak aad iga qoslisay
@hawaothman3800
@hawaothman3800 9 месяцев назад
Wn kugu so biiray ruuni iso dhawee xbbti
@ruumichannel
@ruumichannel 9 месяцев назад
So dhawaw xabiibti gacmo furan
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 9 месяцев назад
Walal maxad runta ka hadashay rag badan ayaa banaanka u waregaysta muranka kaga soo horeeya guriga ilaa marka danbe uu ka tashado raadsado meel dagan oo laso dhawaynayo waliba garoobadaa sodhawaynta ku fiican kkk
@IbaadoAli
@IbaadoAli 9 месяцев назад
Wlhi been kamaad sheegin cashar horay soo qabaano kan danbe yaanu kaa fakanbay usameeyaan imisa habloodban garanayaa oomarkii ay ragii hore kala tageen kuwan danbe marka la doonaayoo in la soo xero galiyo aanad moodayba tii hore 😂😂😂😂😂
@rahmaosble8514
@rahmaosble8514 9 месяцев назад
Manta niyadaba kugu haye abayo wiil waxa heesta gabadhada yarisata laeg waana safriy rabna ee kaniiniga ama sharoobo hurdo malasin kara
@hamdamohammed7574
@hamdamohammed7574 9 месяцев назад
Haa wll waa la siin Kara waxaad u qaada mida babyyada yar yar ee natural melatonin ka ah waxaanay ku xidhan tahay meshad jogto Africa wax laga helo ma aqano lkn western ka Wa laga hela hadaanu ilmaahagu allergic reaction qabin
@fartunmohamed1254
@fartunmohamed1254 9 месяцев назад
Baayo hasiin haduusan fag fag badnayn bar ilmahaga vacationka wuu laqabsan
@zainabmoha1835
@zainabmoha1835 9 месяцев назад
subxanalaah naaa ilmahaa danbi hakagaliin dawoyinka ilmahaa umaficno ee kadaa drugs kaaa maogii mesha jogtii lkin north america hada jogtii walagugu xirii karaa because dawoyinkaas lama ogolo inaa ilmo lasiyo
@ruumichannel
@ruumichannel 9 месяцев назад
Maya uma ficano waxba hasiin wuu kaa sexana
Далее
XAGEE LAGU GURAA CARUURTA😭 SOMALIDA 🇸🇴
14:40
Просмотров 4,9 тыс.
2 DAYS TO GO ALX GURIGA UMUSHA WAAN DIYAARSATY FINALLY
8:06
QALADKII AN GALAY MARKAN CUSBA
12:28
Просмотров 7 тыс.
Waan joojiyay!
10:37
Просмотров 14 тыс.
QUEEN OF AJUURAN MAXAA LO DILAY
15:16
Просмотров 3,6 тыс.
CIID MUBARAK RER MY RAJO FARXAD KU CIIDA #my_rajo
11:47