Тёмный

Dawo mooshinka xasan sheekh iyo xamsexildhibaano ku dhawaaqay cala-calka xasan... 

WARSAME MEDIA
Подписаться 73 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

5 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 36   
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 27 дней назад
Subxaana laah alxamdu lilaah laa ilaaha ila llaah alaahu akbar walaa xowla walaa quwata ilaa bilaah alahu masali calaa sayidinaa maxamed wa calaa alihi wasaxbihii ajmaciin iyo intii raacday ilaa maalinta qiyaama caleyhi salaatu wa salaam
@teatime6853
@teatime6853 26 дней назад
Xassan sheikh dalxaraashe halaiska qabto meyd canshuure 🇸🇴🇸🇴🙏🙏
@user-ft9qg3uh5x
@user-ft9qg3uh5x 27 дней назад
Wlhy waa waxaan sugaayey in xildhibanadu waa idin sugaayey walaaladey anigu waxaan ahay qurba joog.wlhy meeqo mar baan aan u ooyay. Walaahi plz dalka noo badbaadiya plzz qeyr alaha idinsiiyee 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 27 дней назад
Aden madoobe illaahow nafta ha ka qabto allahum aamiin
@daryeelran8007
@daryeelran8007 27 дней назад
Allow sahal umuuraha somaliyeed
@fatimanour9793
@fatimanour9793 27 дней назад
Mogdisho Sida Nairobi Aykacaan Hurdada Xasan Sheeq Iskaqabtaan Halakaco Xasan Halayskaqabto Iscasila Xasan
@AbuSuldaan-v5i
@AbuSuldaan-v5i 27 дней назад
MD Xasan Sheekh Waa Geesiga Afrika iyo Badabaadiyaha Somaaliya ❤
@fadumomohamud2077
@fadumomohamud2077 27 дней назад
That’s right yes that’s right
@fadumoisse6634
@fadumoisse6634 24 дня назад
Waa run e Allow Xassan Sheikh naga qabo.
@fadumomohamud2077
@fadumomohamud2077 27 дней назад
That’s right
@fardowsoxassan2605
@fardowsoxassan2605 27 дней назад
Guul guul❤❤❤❤❤ maeedeen❤❤
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 27 дней назад
Illaahow naga qabo kuwaan
@AbuSuldaan-v5i
@AbuSuldaan-v5i 27 дней назад
Afar Xabo Oo Daarood Ah Oo Etoobiya U Shaqeeya We3ye Xildhibaanadan Hadlay Meelna Ma Gaarayo Hadalkoodu Waa Jaajuusyo Daarood Ah Oo MD Xasan Sheekh Bahdiley ❤
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 26 дней назад
Illaahay haku duleeyo oo aduunka ku silic hadaad deyni weydo qabyaalada Xoola xaaraan koley haysataa cabsi kaa oohinaysa
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 27 дней назад
Somalida intooda badan waa tuuvo,laakiin Xasan dameer waa tuuvgii uvu cuslaa Somaljya soo maray.
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 27 дней назад
Dowlad campany ah weeye
@aliabdi8347
@aliabdi8347 27 дней назад
In lacag la siiyo bay rabaan
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 27 дней назад
Sax
@MaryanHasan-fw5ht
@MaryanHasan-fw5ht 26 дней назад
Xasan ha iscasilo
@aaa1211
@aaa1211 26 дней назад
Halarido xasax iyo waxa Lascdo dalka iyo dadka Xasan sheekh waa cadowga soomaaliya 2sano oo Baaba ah dadkii ciidankii Shacabkii oo dhibaato Kujira Dalka laxaraa Laxaraashsyo xassan ilaahey hanagaqabto
@fatumaawil6609
@fatumaawil6609 27 дней назад
Aloow kaas na dhaafi ma dharge ma sheexe socdaal
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 26 дней назад
WCS ALOW MOSHINKAAN HIRGALI O BAQTI USUJUUD DHULKA LAJAR ILAA MAALINTII LADORTAY DIYAARAD SAARAN YAHAY BAARLAMAANKOOW HADAYDAAN DALKA IYO DADKA BADBAADININ 1QOF ALE IDINKAMA REEBO AAAAAMIIN BADAHA SOMALIYA IYO WADANKABA WAA LALA WAREEGI RABAA SOMALIYEEEY WAANU QASAARNAY DALKAAN GACAN KU JIRAA XALANE RAG LAGU QABAA 😢😢😢
@sour.candly7868
@sour.candly7868 27 дней назад
Dowladan Qaladkeedu waa Marwalba wax ay saxeen ayaaba yar Musuqmaasuqa Dhaca iyo Qabuuraha la ga daba Galay Meytadi maxay uga Hadli waayeen Xildhibaanadu mar hore............
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 26 дней назад
REER KONFUR BY BY BY 34 SANO IDIN SUGAYNAY HADAANU NAHAY PUNTLAND IYO SLN WAANU MIDOBEYNAA ALLE IDANKII AAAAMIIIIN HALKIINA. SO UR BADNAADA WASAQ TIHIIN XASAN MUNAFAQ IDINKA ISKA QABAN WAAAYAYE
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 27 дней назад
Ma noLola aya donaysan miyadaan ahan shadadintii madaxa adka ama habara dugaag 😂😂😂kkkkkkkk😊
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 27 дней назад
Horta Hawiyaha maxaa ka qaldan Ayagaa lagarabaa in aay soomaalida iskeenaan Iygaa caasimada u badan Ayagaa madax weeyne ah maanta xasan baa waxa qasaya saleeyna Rooble iyagu isma qabtaan miyaa Isaaq laan waalakibriyee Harta waa in latuso in isaaq krliyii rabo go itaanka Afwaakane makee lagu aamaa Aad godide maxaad la go in Maqabiilbaa qaran noqda Waxaaku filan Waalag dilay mayaad soomaali uga go i Hadee kuwaashalaydishey baa raba in aay kaa go aan Intaasaaba ku filan waana qaladkooda Waxasoo dhana waxaaka daran Resulwasaare baa shaqadiisiigabay Xasan waxna kumadiidayp waxna kuma eedeenayo waxna kama keenayo Wuu iska daba dhahleen
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 26 дней назад
HAWIYE MARABAAN DOWLAD XALAAL AH O XOLAHA DAD WEYNAHA KASO QAADA ISAAQNA SIYAAD BARE LAAYAY SIDAA AWGED KONFUR WAAN KA REYSANEYNAA SLN IYO PUNTLAND ISKU DARSAMAAYA
@sour.candly7868
@sour.candly7868 27 дней назад
Mooshinkan laaluush ayey Rabaan sidi barigi Dastuurka marki la diiday afgarasho ka dib waa meel mariyeen haddana waa sidii Xilal ama lacag ayey Rabaan................🤭🤭🤭
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 26 дней назад
Yaaaaaaaaaa XASAN BAQTI USUJUUD EHLU QUBUURKII SOO INKAARAY DHULKA ALE HALA GOOYEE
@hirsijamac9781
@hirsijamac9781 27 дней назад
Waar kuaasi xildhibaan maaha wa daneystayaal hunguri doon qurun iyo qabiil Baa ka dul hadlaya. War shacabka ka xishooda
@mustafesulyman
@mustafesulyman 27 дней назад
Waar.waxaa.hafaafinina.baarlmasn.urays.weeye.jaahilinta.jaahinta.ah.dawlada.iyaga.miyaanloodoran.xayawaankan.waa.lahadlaa.uungsranaya.yutuuberku.eaa.yay
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 27 дней назад
Dagaal beleedka weli ma aragtay isagoo.leh ha la joojiyo dagaalka ???
@user-co3rr1jr7v
@user-co3rr1jr7v 27 дней назад
xasan gurguurte xasan dhurwaa iyo jawaasiistiisa uu qabyaalada ku soo xushay hadaan la helin muqaadiniin somaliyed oo ka badbaadiya dalka dadka diinta iyo qaranka somaliyed wallaahi godka qarmuun ee ayku aasaan inaan weligeed laga soo saarikarin OKI xasan gurguurte xasan dhurwaa waa calooshiis u shaqayste u heeryaysan cadawgeena shisheeye iyo cadawga gudaha IWM sidaas darteed maanta ayay somaliya daba qabasho leedahaye waa in dalka laga badbaadiyo xasan dhurwaa iyo jawaasiistiisa 😡😡
@fatumaawil6609
@fatumaawil6609 27 дней назад
Idin dil gurguurte dalimiin kuwii kaas noo doirtay idin cun
Далее
Ютуб был хороший...
00:52
Просмотров 336 тыс.
dev deg xaalka kooxda muuse biixi oo qasan
48:17