Тёмный

Dawo sida loobahdilay MD xasan. ceeb wayn masar ka shiftay xogo qarsona musuqa boobka.. 

WARSAME MEDIA
Подписаться 81 тыс.
Просмотров 2,6 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

30 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 17   
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 3 часа назад
Maraykan ayaa Masar ku yiri geeska Afrika lugta kuwalaaq si aan Shiinuhu u iman Soomaaliya, lacagtana waxaa bixinaya khaliijka si uusan u dumin Suuqa carbeed, Soomaaliyana aysan dhaqaale usamayn. Suuq iyo horumar ayaa laysu diidanyahay.
@Xxc-zu2xm
@Xxc-zu2xm 2 часа назад
Xasan dhiiqo waa in dhagax lagu dilaa hadii kake halagu kala tago waa in mw cubsub lagu kor doorto xasan MUNAAFUQ waa in dhagax lagu dilo inshallah itoobiya iyo masar waa in ay ka baxaan soomaaliya hadeey bixi diidaan waa ku JIHAADEYNAA INSHAALAAH
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 3 часа назад
iyagaa kamid ah fidnada na wada xasan waa xaftarkii koowaad ciidanka mooryaantuu dhisayaa ilaa kuwaaskaliyaa xamar kashaqeeya,masar ha caawiso falastiin soo maaliyeey goboladiina xirta masar waa tuugo xasan kadaran
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 3 часа назад
Masar carruurta iyo dumarka iyo waxmagaratada ayey adeegsan dhulkoo dhanna way qaadan. Psychology ayaa la isticmaalayaa. Nacallaa shaydaan iyo doqonba kuyaal.!
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 3 часа назад
Masar inay saamayn naguyeelato maaha waayo dhillooyin iyo sixir ay dadka madaxda ah sixraan ayey yaqaanaan. Aniga wayga talo ee nin kaa xoogbadan iyo nin baahan midna hala saaxiibin, Masarna waa sidaas.
@IbraahimBaxnaa
@IbraahimBaxnaa 2 часа назад
Dowlad ma jirtee masar gobaladda oo dhan ha timaado hadey run sheegeyso
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 3 часа назад
Ilaahow Masar iyo Itoobiya fidnee.
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 3 часа назад
Wax badan ayaan iri maquul maaha in Masar dagaal ay Soomaaliya kaduulayso ku qaado Itoobiya waayo dhinicii iyada udhawaa ayey dagaalka ka geli lahayd, waana dhinaca Sudan.
@Nuurah951
@Nuurah951 2 часа назад
Xasan waa qaainul wadan tuug ah, illaahay ummada haka hor wareejiyo.
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 3 часа назад
Inaga ayaa wax nalagu noqaa ee inagu waxba ma noqonno waayo gawaadyo sacabadu u fidsanyihiin ayaanu noqonay .
@oogdhugee_3072
@oogdhugee_3072 2 часа назад
189 parliamenterians in Somelier-Italiano (Somalia) are ready to serve Ethiopian interests. Somalia always failing... 😅
@abdiwahabadanabdiwahababdi1487
@abdiwahabadanabdiwahababdi1487 3 часа назад
Waxaso daan masar uma soco talaa ayada kaimadayna kuma socoto ii waxa dabada karixaya mareykan iyo yahuda oo masar macmel u tahaye waxana laraba in abiye Ahmad lago rido waxana kalo larabaa in lagahilo meel yahuda laiilaliyo laga sameyo aomaliya sikastoye tahayba siisi naa abot somali u wax ugu qabto malahaan laken arinkan waa qota deeryahaye
@abdirahmanbahdon9911
@abdirahmanbahdon9911 2 часа назад
Waa.beenta
@AbassZakof
@AbassZakof 3 часа назад
❤❤❤❤❤
@AbassZakof
@AbassZakof 3 часа назад
❤❤❤❤❤
@alishirwa1453
@alishirwa1453 Час назад
*HEER SARE SOW MA AHA SAAS*
Далее
Kaftanka Siyaasada 526 oo aad u xiisa badan
30:23
Просмотров 3,9 тыс.
Редакция. News: 136-я неделя
45:09
Просмотров 1,4 млн