Тёмный

DAYAX DALNUURSHE 2018 HEES CUSUB FARXIYO OFFICIAL VIDEO BY SAAMI CADDE 

Balanbaalis Studio
Подписаться 981 тыс.
Просмотров 3,4 млн
50% 1

Balanbaalis studio muqdisho somali

Видеоклипы

Опубликовано:

 

21 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 724   
@inamahamedali7104
@inamahamedali7104 6 лет назад
Dayax dalnuurshe waa duriyadii Reer Qureysh Ee sheekhaal. Waa rag loo daayey aqoon Iyo romatic. Gabadhii hesho waa gabar nasiib leh Maashaa allaah. Ilaahay isha ka ilaali Aamiin
@mahamednuur7533
@mahamednuur7533 6 лет назад
Ina Mahamed Ali wanaag iiyoofarxad
@sweatysalma4208
@sweatysalma4208 6 лет назад
😍😍😍😘😘😗😗😗😘😍😍😍
@iqroyaasiinzamzam9252
@iqroyaasiinzamzam9252 4 года назад
@@sweatysalma4208 V Z fa
@kudhansomali6149
@kudhansomali6149 4 года назад
Masha allah afkada cano nagu qabay
@wizzkingboy67
@wizzkingboy67 4 года назад
Anagu waxaynunahay qaran soomali ee qabiil hanookalasaarin wlllo adigo mahadsan Ilove somalia
@shrtamng2294
@shrtamng2294 6 лет назад
Inta dayax iyo xaaskisa tageersan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@umumaaida4053
@umumaaida4053 6 лет назад
ana joogaayo ee adi iska bax jqtwsw sjwtexwwowkfweotcewowwsbddxeeeiwded wue 3ssxee eel
@gggfd7399
@gggfd7399 4 года назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤💓💓💓💕💖💗👍💟👌
@rahmashariff5324
@rahmashariff5324 4 года назад
Simon
@user-to1ke2qx6k
@user-to1ke2qx6k 4 года назад
😍😍😍😍🤩🤩🤩🤩😮😮😮😁😁😁😁😁😁😁😁❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maariyaciize6381
@maariyaciize6381 4 года назад
anig
@balqiisaboqorada5268
@balqiisaboqorada5268 6 лет назад
Waxaasa kaa raga rag Waa ka xaaskisa iyo caruurtisa ku faano nooolada romamtic family 💜💜💜💜💜💜👄👄👄👄💜💜💜
@ikraanhaji7707
@ikraanhaji7707 6 лет назад
Balqiisa Boqorada f
@fartuun5518
@fartuun5518 4 года назад
Xi
@fartuun5518
@fartuun5518 4 года назад
Gh
@sowdakhalifa1466
@sowdakhalifa1466 6 лет назад
Ilahow waxan ka baryaya wil dayax oo kale Ah oo Saas ii kolkoliya ii tusana nolasha Waxay Tahay Ana balan waxan oga qadi Laha in Aan marna la simin raga facisa 😘😘😘🙏
@iloveyoumahad7175
@iloveyoumahad7175 6 лет назад
Sowda DDSI JiGJiGa Ilahey calaf hakuugu daro qaaaali
@abdullahichannelofficial4081
@abdullahichannelofficial4081 5 лет назад
Sidan miaba ugu fraxsan tahy bayo intey gurigodi kaso tagen ayey ku cayaran mshrax 🙁🙁🙁🙁🙁
@isbadalkanolosha6019
@isbadalkanolosha6019 4 года назад
Maa heeshay rajadadi abayo
@MOHAMEDAHMED-yp6yf
@MOHAMEDAHMED-yp6yf 4 года назад
Ana diyar ah
@mohamedabdullahinour1073
@mohamedabdullahinour1073 4 года назад
Maheshay nin fiican
@qadrasuleiman
@qadrasuleiman Год назад
Heestan miradhalkeeda waa aragny👏👏❤️🥰 2023 allow iskudaa waayo badan inta single kana nolol tan kasii wanaagsan urajynaa oo aniga aan kamid ah😢❤️❤️🤲
@user-en1ip3nz3u
@user-en1ip3nz3u Год назад
Aaaaaaaamiiiiiiiiiiin
@qumansabban7117
@qumansabban7117 6 лет назад
Jecliyaa wixii is jecel ilaahay ha isku kiin daayo maashalaah
@iqroyaasiinzamzam9252
@iqroyaasiinzamzam9252 4 года назад
Masha Aallh💋💋💋♥️♥️♥️
@fadumadahir9435
@fadumadahir9435 4 года назад
Aamiin
@maryamocabdulaahi118
@maryamocabdulaahi118 4 года назад
😭😭ninkyga mustqblkow saan igu nxrisoh👑💍
@hashkaaxmey1410
@hashkaaxmey1410 2 года назад
Hhhhhhjh ani aya kunaxarisana
@hdwasuge1572
@hdwasuge1572 6 лет назад
marka aragto laba qofod isku faraxsan welina si xalal ahna uwada nool waa loo hambalyeeya in ee farxad ku noladan ayana loogu duceya si adiga u hesho qof lamana dacad ku ah 🏷☄❤🔥
@fathilajacley
@fathilajacley 4 месяца назад
Who is waching 2024😢
@user-hl8hk8xq4d
@user-hl8hk8xq4d 3 месяца назад
me
@sarinabdirahman9805
@sarinabdirahman9805 3 месяца назад
Me 😢
@maysaainaahmed8083
@maysaainaahmed8083 3 месяца назад
Ani😂
@mohamedabdukadir3631
@mohamedabdukadir3631 3 месяца назад
Walaga dambeyaa😂😂
@FatumaMohamed-cj8dz
@FatumaMohamed-cj8dz 2 месяца назад
Me😅
@qaysarcadde4490
@qaysarcadde4490 6 лет назад
Inta dayax taageerta ddka is jecel sida dayax iyo frxiyo like halgu arko aapo💘😍😍
@zakizonaa5509
@zakizonaa5509 5 лет назад
Hi
@ayuubdaahir7253
@ayuubdaahir7253 5 месяцев назад
Inta heestaan dib usoobooqatay 2024 like iisaara ❤❤❤
@qalbisaliim4344
@qalbisaliim4344 6 лет назад
ishii ka naxdaay naxuus oo naftaada waay waa wiil maasha Allaah waa xalaashiisa inta xalaal Raadiso sanad kaan aaba iska yar Alaha idin barakeeyo oo idin badiyo iaku waara
@ruwaydabarkhad9976
@ruwaydabarkhad9976 6 лет назад
qalbi saliim waa ruunta ilaahay ha isku barakeeyo Qof xalal radsada samankan way yartahay Gabadh sidaa lo farxad galinayo wa wax lagu Farxo wayo gabadh walba aya istahisha iin sida loo jeclado oo loo farxad galiyoo ilaahay sidaa ha ugu wado
@khaalid8059.
@khaalid8059. Год назад
​@@ruwaydabarkhad9976 gabar walbo ma is taahisho
@suhaanacumar286
@suhaanacumar286 6 лет назад
Nikaaxagii waa kugu nastee ha nusqaamin waligaa axsan noolaada tagero buuxa idiin ahy familly quruxbdn like inta kaheshay hesta
@halimamukhtar9550
@halimamukhtar9550 6 лет назад
Suhaana Cumar .
@macowcade9985
@macowcade9985 6 лет назад
Dayaxow cirkaas baa mareysaa cadowgaga cagta hoose heestaan anigu wey itaabate😥😥😥😥😥 caloosha iga ka ilmeeye
@hibaaqhassan8874
@hibaaqhassan8874 6 лет назад
Hiaghasn have to go to the bottom one in about half a have to be in a meeting will call in the area of people in a lot to be in about a half a have to get a chance have any idea of people are a couple pictures in about
@suleiman6408
@suleiman6408 6 лет назад
Dayax hablihii buu nagudiray....mid walbe ii hees baay ledahay...maxaan heesnaa intuu cabdi good joogo
@ifrahmukhtarsheikh5253
@ifrahmukhtarsheikh5253 6 лет назад
Nabaddoon Films wa iga qosolsisay wlhi
@amalfarah3936
@amalfarah3936 6 лет назад
Kkkkkkk😂😂😂😂
@iqlasmohammedaden2469
@iqlasmohammedaden2469 6 лет назад
😂😂😂hadaydaan heesayn suuqa😂
@ahmedmohamud5489
@ahmedmohamud5489 6 лет назад
amal farah sadao
@zahrazayid7160
@zahrazayid7160 6 лет назад
Somali Suldan heestaa wn ku haysataa anigu umc
@abdimalikmohdabdisalam8464
@abdimalikmohdabdisalam8464 4 года назад
Hadad dawaneyso 21 /07/ 2020 wixi ka dambeya Like ii saar👍😁
@fadumocabdi7584
@fadumocabdi7584 3 года назад
Yigh
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 6 лет назад
nin si dhab ah kuu jecel ayaa intaas oo dad ah hortooda kugu amaano kuuguna faano Noolaada weligiin is jeclaada Mabrouk
@aniso2316
@aniso2316 4 года назад
Hesta aan waanjclhy intiii dhagasanysa 2020 likta saaaar♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🤲🤲🤲🤲💋🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲From socodi
@haldhaadumar3511
@haldhaadumar3511 6 лет назад
wlhi dayax cid Romantic ku haystaa Somali wayku yartahay Alle ha idin xafido pro'
@user-wt3uq1iw7f
@user-wt3uq1iw7f 6 лет назад
ifka nuuriya Haa wlh insha allah Angane was noqon doonaa Dayax inaan lapeeyo aaa Palan sidii ukun u koolkoliyo Romantic fmly
@hindoali5049
@hindoali5049 3 года назад
Masha alaah
@hindoali5049
@hindoali5049 3 года назад
Alahaisukinbarakeyo
@somaliagirl8731
@somaliagirl8731 6 лет назад
Fast person like iigu qabo heee inta ka heshay heeestan💋💋❤❤👌✌👈
@ubaxhersi2257
@ubaxhersi2257 6 лет назад
dayax wuutagay talabsaday nolow wllkey iyo wllshey
@mariyamibrahim5549
@mariyamibrahim5549 4 года назад
MashAllah
@nasiibaabdikariim9332
@nasiibaabdikariim9332 6 лет назад
wiilasha somalida dayax school durusta ka barta yakhi... family quruxbadan nolada alle farxada haydin siyaadiyo 💑💑💑❤
@fowziyomukhtaar9758
@fowziyomukhtaar9758 Год назад
Wllhi waan ka helay labadan lamane isku waar abid farxad ku noolaada dayax iyo farxiyo waa labo aan kahelay jiliin kooda❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯💯
@Ibraahim_Sm21
@Ibraahim_Sm21 6 лет назад
❤❤❤❤❤❤❤ Allaw il xasid idinka Dhawr❤ ❤❤❤❤❤
@dagan7613
@dagan7613 6 лет назад
Ibraahim Shakul Yare markasta ku arkaa youtube xaa isku tihiin walalow
@qurxdumar6100
@qurxdumar6100 3 года назад
@@dagan7613 😂😂
@nafiisasaleebaan3562
@nafiisasaleebaan3562 2 года назад
Nika kaliyaa ee heestiisu runtahay after 4 years i love this song
@aliweli5670
@aliweli5670 6 лет назад
Mashallah fanaan sare dayax waad iskunureysana Nice song...... Abaa Qatar waye FARXIYO song😍😍😍😍
@user-du7jx6yo4f
@user-du7jx6yo4f 5 лет назад
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹😍😍😍💏💘💘
@faizabozz9179
@faizabozz9179 6 лет назад
Heestaaan waan iska dhagystaaa Wanba iska jeclahy Alllha isku kiiin daayo dayax iyo farhio
@naimabarre7637
@naimabarre7637 6 лет назад
Maasha Allah dayax iyo xaaskiisa farxiyo Alahaiskukiin xafido cadawgiina Alahaidinka qabto dadka badawga ah meelaha nacnacda ku haya hore uga socda jacaylkiina hawaaro 💖💖💖💖💟💟💞💝💜💜💛💘💘💗💚
@mahamednuur7533
@mahamednuur7533 6 лет назад
Naima Barre dayaxdalmarshee farxiiya
@fadumoabdulkadir05
@fadumoabdulkadir05 Год назад
Maasha allah gabadheena wiilkaas romantik fiican waa siisay jacayl na waaku biirtay ninkii gabar habargidir ah oo waliba sacad siciid ah hela nasiib ayuu Lee yahay💖💖💖💖
@abdifatahahmed4057
@abdifatahahmed4057 9 месяцев назад
Geber sacad Ah iraadi
@fardowsasacidhalane8307
@fardowsasacidhalane8307 3 года назад
Mustafe Karaama Music waa tumay runtii waayo Ustaad Maxamed Karaama siidi ayaa Adeerkiis ah oo Axmadeey Karama Siidi ayaa dhalay Musatafe
@nawalduran1594
@nawalduran1594 6 лет назад
Masha allah waligan jira ila xun idan maa arkato Somali waa xasidan war masha allah dhaha
@hananeyshale3725
@hananeyshale3725 6 лет назад
manshaalah
@suhaybboss6434
@suhaybboss6434 6 лет назад
nawal duran 's
@harun9848
@harun9848 6 лет назад
Al fanaan Dayax dalnuurshee super star ⭐️. Masha Allah bro cadawgaa hajabo...😍
@timiraabdi1667
@timiraabdi1667 6 лет назад
I wish every men will be like you and Wht Iam sure your wife she is luck bcz she have the right person in the would 💋❤️ codwa u nolada
@rabbsho1215
@rabbsho1215 6 лет назад
Timira Abdi how do you know he is the Reall dude for every women?
@abdifatahadan1270
@abdifatahadan1270 3 года назад
There are some men’s who are even better than Dayah
@gulledsimba1010
@gulledsimba1010 2 года назад
Asc
@queendm1317
@queendm1317 2 года назад
@@abdifatahadan1270 🤣🤣🤣 I don't think so
@cabdisalancabdul2019
@cabdisalancabdul2019 2 года назад
@@rabbsho1215 hfuhr Rhfhhe
@fatimamohemed8143
@fatimamohemed8143 6 лет назад
Masha'allaha' xidiga muqdisho dayax dalnurshe iyo xaskisa farxiyo nurr allaha idiin saroo allahumaamiin
@sadiq07
@sadiq07 3 года назад
Magaca farhia😍😘
@king_salmaan8822
@king_salmaan8822 6 лет назад
hadad ugu soo horeyso maha inaan like ku gulaysatay kkk ani hesta u socday
@fadmafadma1632
@fadmafadma1632 6 лет назад
Allaha idiibarakeeyo
@king_salmaan8822
@king_salmaan8822 6 лет назад
+fadma fadma 😙
@queenqamar4490
@queenqamar4490 6 лет назад
salmaan abdalla dhego hahah usheek wax like kuwaashty
@cqanicoon6454
@cqanicoon6454 5 лет назад
dayax and farxiya dhal boqortooyo♥️🌹💔
@mohaabdiwalihasanmahmuud2881
@mohaabdiwalihasanmahmuud2881 4 года назад
waaw wada noolaado oo nabadgala
@ismaijirmaa3544
@ismaijirmaa3544 Год назад
You're among my role model people. ❤❤❤
@MalyuunCalow
@MalyuunCalow 10 месяцев назад
2
@aadanibraahim6542
@aadanibraahim6542 9 месяцев назад
😮
@adonkiialle7034
@adonkiialle7034 6 лет назад
masha allh fanaan qaali ah aboowe dayaxoow cadaw kaga ayaa badan haniyad jebin hore u soco aboowe waxaa thy wiil cod macaan oo jalaq san indaa ayaa laku quri la yahay
@user-se1mj2ye9l
@user-se1mj2ye9l 7 месяцев назад
Ninkeyga mustaqbalka ilahow iiga dhig mid naxariis badan ❤
@hamdaali2843
@hamdaali2843 6 лет назад
masha allah gabadha fcnan badan ba ka muuqato iyo edab jacaylku ha waaro lkn dayaxow haku fogaan dee gabadha meelaha public ga ah
@liibaanwardheere1303
@liibaanwardheere1303 6 лет назад
Hamda Ali 43 second qofki ogu horeyayy oo arko comments kada 🤣🤣🤣🤣🤣
@liibaanwardheere1303
@liibaanwardheere1303 6 лет назад
Yasmin Abdi hhhh maxaa aragtay sxbey hhhhhhhhhhhhh
@hamdaali2843
@hamdaali2843 6 лет назад
Liibaan mohamed osman lilbalil 😂😁 dhiigaga ila shaqaynaya malaha
@sheemi2685
@sheemi2685 6 лет назад
Liibaan mohamed osman lilbalil waxba lakin waxi laso qoraba adiga xaaadir a tahay 😀
@liibaanwardheere1303
@liibaanwardheere1303 6 лет назад
Yasmin Abdi maya qoralkada lee u dhago nuglahay cml hhh
@pendacheka1065
@pendacheka1065 5 лет назад
am happy for you people this kind of love I experienced through my late parents rip momy and dady I rem u people through what I see here mob love guys
@sacdalove297
@sacdalove297 6 лет назад
Mashallah tabarik nikaaxaaga waan ku nasteee ha nusqaamin waligaa 😘😘😘😘😘
@ibraahimmasra2323
@ibraahimmasra2323 6 лет назад
Erayga maashaa Allah meesha ka daaya wax fiican ayaa loo isticmaalaa eraygaase soomaalidu miyay wada waalan yihiin waayaabe
@hothokaize2976
@hothokaize2976 6 лет назад
hhhhhhhh ka xunta masha alllah hada la idho sow dad muslima ma aha
@ibraahimmasra2323
@ibraahimmasra2323 6 лет назад
Hotho Kaize wll erayga kula raqiisanaa
@ibraahimmasra2323
@ibraahimmasra2323 6 лет назад
Hotho Kaize kama xumi waxa uusamayn hayo dayax waayo waa xaaskiisa oo xalaal ah sida uudoono ha uisticmaalo isagay utaalaa lkn wll yaanay kula fududaanin maashaa allah
@hothokaize2976
@hothokaize2976 6 лет назад
+Ibraahim Masra raqiiis ilama aha hno lkn anuu waxan masha alllah uleyhy ziday isku baxayan ziday isku nurayan zi kale maha
@abdirahmanmohamed6088
@abdirahmanmohamed6088 6 лет назад
Ibraahim Masra Hhhhhhh ma aragtay yaab dadkan wa iga yabiyeen
@maciindahiir2448
@maciindahiir2448 6 лет назад
Sxb dayax horray usoco Wlaha maclinkiii jcylkaaa tahay 😂😂
@nimcomalpo3311
@nimcomalpo3311 10 месяцев назад
11/October 2023❤ 12:20 3:34 HAPEENIMO Salamantii i tii iga danbaysaY❤
@salmaabdilahi9271
@salmaabdilahi9271 6 лет назад
Heets wan ka Helaa walee Alle ha Isku kiin Xafido apidkiin 😘😘
@saynabkulmiye8031
@saynabkulmiye8031 4 месяца назад
Haaa and the original resolution was passed in the original resolution was passed in the original resolution was passed 😭🤲❤🤝
@laylakahin6736
@laylakahin6736 4 года назад
Waa ninka soomalida igu runta nool ee xaaskiisa aad u jecel noolaada waligiin mashlaah waa nin aad runta igu nool jecelkiisana meelkasta u kaxeysta ilaahey ha isu keen daayo aamin ..😘❤❤❤❤
@boqoradareerka1630
@boqoradareerka1630 6 лет назад
Nin rageeed iga dheh ka xaaaskiiisa ku faaanaaa
@ibraahimmohamed5137
@ibraahimmohamed5137 2 года назад
Qofkaste hees wuxu ku dhagaysta xaalad taso Noqon karta Inu qoFku Dhagaysto qof qaadaya ama inu sido kale gaadhi ka dhex maqlo kadib uu ka helo ama uu arko iyado laga sheekaynayo hesta ,Ani hestan wxan ku maqlay Sheeko taso ay ka sheekaynayen Rag anu saxib nahay kuwas oo ku sheekaysanayay dayax gabadha afku ka shumiyay Ana waxan dhahay bal waxan la shuminayo eeg Wan daawaday wan arkay hesta markananu sidasa ku dhegaystay🤣🤣
@akqanciye
@akqanciye 6 лет назад
Dayax funs aan ogaano like ta kubooba halkan iga daba imaada 🙏 go
@itboyjimin3906
@itboyjimin3906 6 лет назад
Masha allh lamaanihii Somalia ugu romantic sana 💏 ill xun idin ma arakto dayax and farhia =beautiful couple
@najiibyare4483
@najiibyare4483 6 лет назад
Fartuun Dahir j
@Carfoon
@Carfoon Год назад
Mashallh 😢hambalyo 😻♥️❤️illahy haisku kiin daayo fav couple ❤️
@sacdiyoosman4163
@sacdiyoosman4163 4 года назад
Farxiya markan bey qurux badned marka loo ego 2020 sidey noqoty
@haniibrahim8
@haniibrahim8 6 лет назад
Dayax dalka nurkiisa qof an tageero nolada adiga iyo dumashidey farxiyo 👍👍👍👍👏👏👏👏👏👏👏👏👏💝💝💝💝💝💕💕💓💓😘😘😘😍😍😍💔💔💔💔
@mamaleylo629
@mamaleylo629 6 лет назад
Nigaxag wan ku nastee hanuus qamiin wiligaa nice song 😍 👌
@safainuabdi2507
@safainuabdi2507 Год назад
Dayxa dalnuurshe wlh magciisa iyo asagba waa isla helay shaqsid wanaagsan iyo dayax anba dabin 2015 ilaa had kacsan ii nolada familka kaliya aan tageero ilaa hada oo ah 2023 ❤
@halimaxaragomohaz8902
@halimaxaragomohaz8902 6 лет назад
Waaaaaaw Masha Allah Allah haidindayo wlh hesta cajib wlh
@halimaxaragomohaz8902
@halimaxaragomohaz8902 6 лет назад
💜
@abdikhanimohamed5980
@abdikhanimohamed5980 6 лет назад
Masha Allah dayax iyo farxiyo inolada illahay ha idin xifdiyo
@abshircade3359
@abshircade3359 Год назад
Best song in the Somalia 🎉❤
@majidcade4733
@majidcade4733 Год назад
Shansano kohor aya laqadey hada comment sobixiney😂😂
@zahraosman887
@zahraosman887 6 лет назад
May Allah protect u frm an evil eye both of u shining m.a ...loving the person who is in luv wth u is really great thing ...sthing to b proud of indeed ..
@bayaanjama629
@bayaanjama629 2 года назад
Allahuma aaaamiiin Illahow xafid
@CaliMahamed-ul4ht
@CaliMahamed-ul4ht Год назад
Gghnc
@xaniiiyare9202
@xaniiiyare9202 Год назад
Yaa ila dhageesa aayo 2/11/2020 habeen khamiis ah 🥰🥰😍😍
@ismaciltiger6037
@ismaciltiger6037 6 лет назад
Waaaw nikaaxaaga wan ku nasteee op op op Asal asal dhalay daadax dayax iyo farxiya nolaada
@ayanittabbe1505
@ayanittabbe1505 6 лет назад
Masha alh wa qoys isku farax san ilahey makala dhan talo farxadina
@abdirahmanmohamed6088
@abdirahmanmohamed6088 6 лет назад
Wxan raba inan hal erey ku darsado oo ah dadkiinan dhahaya wxan romantic iyo jaceyl wxan idin leeyahay jacayl Waxb kama taqanan waxba kama fahansanidin (cay kama wado) wxn kwada romantic wxa weye inuu xaaskiisa u maseero inoo wxaaso nimana so dhex dhigo iyado sifican u asturnayn لا دينيا ولا أخلاقياً ... واقول في النهاية الله يهديكم كلكم إخواني وأخواتي في الدين والسلام عليكم
@quenayaanita2507
@quenayaanita2507 6 лет назад
Nimciyo barwaqa rabi nogu deeqo nasri nashaad nasri gaan sugeeniyo hodan nuura inanta nala joogto wacaney yasalam, 💕💕💕💕💕💕💕
@cabdiqadarcali1782
@cabdiqadarcali1782 6 лет назад
Hajiro jclku 💑💑❤💋👪
@naimanur9226
@naimanur9226 6 лет назад
Cabdiqadar Cali 😘😘
@ahmedhadafow234
@ahmedhadafow234 4 года назад
Gym is fhehijjcklu
@ahmedhadafow234
@ahmedhadafow234 4 года назад
Cabdiqadar Cali Uruyeaarsago
@habiboaden2104
@habiboaden2104 6 лет назад
Fanankan Soomaliyeed waa nin lagu daydo. ALLOW CADAWGA IDIINKA QABO.
@Luqmann.7
@Luqmann.7 3 года назад
Yaila Dawanayo 2021 Like dhac kusi💙
@nafkalastborn6540
@nafkalastborn6540 6 лет назад
Mashaalah ilahiyow hakalageynin lawo qof isjecel amiin
@nimcohariiza1776
@nimcohariiza1776 6 лет назад
Wale iney yihiin family isku kalsoon Dayax wuu tagey
@QasimMElmi
@QasimMElmi 6 лет назад
Ilaah haisku dayo lawadina love u guys best fanan baa thy dayax dalnurshe xasidkina hajo
@simancadeey2899
@simancadeey2899 6 лет назад
Mashallah live longer life bro and all the best for you and your family ❤️👍🏻❤️
@gulledsimba1010
@gulledsimba1010 2 года назад
Asc
@gulledsimba1010
@gulledsimba1010 2 года назад
Siman
@gulledsimba1010
@gulledsimba1010 2 года назад
Xld
@hamdiabdi3475
@hamdiabdi3475 Год назад
@@gulledsimba1010 wcs
@alfanaankingzaazi7710
@alfanaankingzaazi7710 6 лет назад
My bro iga ween dayax dalka nuurkiisa maansha allah famly
@haniitaaxmed575
@haniitaaxmed575 6 лет назад
Dumashi farxiyo igu salaama jclahe 😁😁😁🇸🇴
@abdisamriye8049
@abdisamriye8049 3 года назад
Masha alah waa famili qurux badan alaha idin xafido in badan cadawgana iyo isha binow adanka alaha idinka wabto
@Mmaw_21_officially
@Mmaw_21_officially 6 лет назад
Masha allaaaah dayax 😍😍😍😍farxiya Qurux like
@mariajama3019
@mariajama3019 6 лет назад
Nolaada intay nooli jirta 😊 😊 😊 👌
@hafsoquruxo21
@hafsoquruxo21 4 года назад
Masha allah laman ku dasho mudan nolada nabad kalo farxada ku waro 2020 like 👍 💝💝💝💝💝💝
@asmaaasmaa-kg6yt
@asmaaasmaa-kg6yt 6 лет назад
Dayax walalkeeen horaaaa looo soconaaa allow isku kiiii xafid dira dire ka nabad galla
@simranqurux595
@simranqurux595 6 лет назад
Dayax dalnuurshe my abti alow iskukiynda qalanjada farxiya farxad aan dhamaaneynin alow aad ku wartaan iyo ubadkiyna alow idiyn xafid waxiiy na igaxun alow idinkaqabo wa dad qarar hayo cadoow giiyna dhag ha udhigino👌👌👏👏🙌🙌🙌🙌❤💘
@maymuunmaxamuud8228
@maymuunmaxamuud8228 Год назад
Father of love from somalia
@nafisocali375
@nafisocali375 6 лет назад
Viva dayax dhanuurshe iyo xarxiyo isku waara🌹🌹🌹🌹🌹🌹👏👏👏
@mabzuuddaahir9456
@mabzuuddaahir9456 6 лет назад
Dayax taagero buuxda cadowgaa unoolow bro😍😍😍
@HaboonQurux-pk4in
@HaboonQurux-pk4in 4 месяца назад
Hajiro jacaylku❤😢😍😘
@qalanjomohamed8908
@qalanjomohamed8908 3 года назад
Mansha allah dayax waxad natustay raga inaad wax dheertahay ilow kuda
@hindaismail5255
@hindaismail5255 5 лет назад
Mansha allah ninka xaskiisa uu heesa ama jeceel waay xasiidan eebna waay uu qstaan jiiro joog ilaahay
@amaalabdeeq501
@amaalabdeeq501 6 лет назад
wow waxasa jacayla mudo nawilaynaa nala jogata wacanay wow walhi dayax kugu fanaa baro
@farahmabdi3578
@farahmabdi3578 6 лет назад
These couples are like diamond and zari of Tanzania and also Kanye west and Kim kardashian of kardashian family...much love farhia and dalnurshe
@aminoadanxasan2095
@aminoadanxasan2095 4 года назад
Masha alaah farxiyo iyo Dayax isku waaraa waan idin jeclhy
@hibaqhoneychannel4658
@hibaqhoneychannel4658 6 лет назад
Maaasha allah hanoolaado jacaylku niyaduu qurxiyaaye farxad kunoolaada dayax iyo farhia
@bishaaroaxmed9821
@bishaaroaxmed9821 6 лет назад
wwwww masha alah cadawga cagta kahos dayax iyo farxiyo iskuwara kana xurowa sedeseye iyo wixilamida guuuul inshaa alah
@axmedcr7579
@axmedcr7579 6 лет назад
Mnsha alllh isku waara abidkiin oo ubad khayr qaba Kala hella amiiiiiiiin amiiiiiiiiin yaa Rabbi
@farhiamohamud5811
@farhiamohamud5811 6 лет назад
Magacayga waa farxiyo heestan waala daaraya maalinta arooskayga inshallah
@sultanliban9710
@sultanliban9710 3 года назад
farhiya arooskadha madacay mise walii.........
@farhiamohamud5811
@farhiamohamud5811 3 года назад
@@sultanliban9710 haaa mar hore ayuu dhacay 3 sano ayaan kusii dhowahay Alxamdulilah ❤️
@sultanliban9710
@sultanliban9710 3 года назад
@@farhiamohamud5811 mashaallah qeir ayaan kuguogahaay mcanto
@mnz2028
@mnz2028 2 года назад
DAYIXII DALKA ❤️ HAKKAN WASOOMRTE ANGNE RAADKAGA KUSOSOCDAA😜🥰❤️
@draishatohow9374
@draishatohow9374 5 лет назад
Tolow hodon yaloga soo tagaa viva rer dayx tagero ayn idn ahy nolada
@ilwaadsharaf7231
@ilwaadsharaf7231 6 лет назад
Hajiro jecal ka waniteger ki jecal daramay aya fahmikar inta igu racsan 🖐🖐👄💋💘💘❤👏💜💖💞😍😍😍
@istarahmed9326
@istarahmed9326 6 лет назад
nikaaxaaga wnkuu nastee hanusqaamin nusqaamin waligaa wlh wnkahely dayax iyo mrwdisa farxiya isku waaraa ubad kala hela wa idin jclhy masha allh hodan nuura allaha idiin xfido
@alegendisamongyou1997
@alegendisamongyou1997 6 лет назад
Masha Allah Romantic couple.
@hamdixiiss985
@hamdixiiss985 6 лет назад
nin xaaskiisa intan farxad ah siisay allow isku kiin dhowr adinga ubadkina
@fardowsasacidhalane8307
@fardowsasacidhalane8307 3 года назад
Maasha Allah Dayax iyo Farxiya❤❤
@mazcuudgaalaerigaryar9653
@mazcuudgaalaerigaryar9653 4 месяца назад
My fav song salaam dayax dalnuurshe❤
@sundusmahad6438
@sundusmahad6438 4 года назад
Guulaysta dayax iyo xaaskisa farxiya❤❤❤❤
Далее
Italians vs @BayashiTV_  SO CLOSE
00:30
Просмотров 3,5 млн
DAYAX DALNUURSHE STYLE CUSUB IYO INDHO BLUE AH
7:42
Просмотров 3,5 млн
Aysun İsmayılova - Sevgi (Yeni Klip) 2024
3:25
Просмотров 1,2 млн
Aarne, BUSHIDO ZHO - SOS (Official video 2024)
2:07
Просмотров 172 тыс.
Timberlake - Alsa Remix (Bones) Deep House Remix
9:48
Просмотров 463 тыс.