Тёмный

DEEQA AFRO IYO ABDI AZIIZ JARMAL (QADARIN) HEES CUSUB HD 2017 

SomaliNewMusic
Подписаться 183 тыс.
Просмотров 195 тыс.
50% 1

DEEQA AFRO IYO ABDI AZIIZ JARMAL (QADARIN) HEES CUSUB HD 2017

Опубликовано:

 

20 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 146   
@mahadiadawe
@mahadiadawe 7 лет назад
jarmal and deeqa afro caadi maahan very good song
@alishaxasan1783
@alishaxasan1783 6 лет назад
Deqa o NiN La HezaYza wa iManta acUdka
@deeqdeeq0
@deeqdeeq0 7 лет назад
deeqo fanaanad qaran heesahaaga mid aan mid ka jeclahay malahan full respec
@promusharaf7645
@promusharaf7645 7 лет назад
msha allah deeqa afro waan ku taageersanahay huno
@shandhaaninasaid2548
@shandhaaninasaid2548 7 лет назад
musharaf hassan meel walbo ma IGA soo horesa musharaf cade
@promusharaf7645
@promusharaf7645 7 лет назад
hhhhhhhh
@shandhaaninasaid2548
@shandhaaninasaid2548 7 лет назад
musharaf hassan hhhhh
@najmoismail3995
@najmoismail3995 7 лет назад
waaaw cadi mah setn waabn ku hastaa malin ilaa 5 matn waan dhagstaa
@sowdoibrahnamin7663
@sowdoibrahnamin7663 7 лет назад
deeqo af weyn alla cod xumaa acuuuuuuuudkow
@mohadam6331
@mohadam6331 7 лет назад
wa lee somaliley in aydan whigiin idan daahirayn inta aad eegsan qufka biaadmiga ah darkeesa iyo sidoo eg yahy oo aad isga indo tritaan maskah deesa. dadkan ka suu jeeda Konfurta ayaa aritan Caadaystay, Ilahay ha idin soo hadayo, Wax weydii ya Somaliand.
@mojo-vl3en
@mojo-vl3en 7 лет назад
Maanta ayaa iigu horeysay gabadhan taageere ayaan uahay, wiilkuna wuu cod fiican yahay.
@ZamzamHooyo
@ZamzamHooyo 7 лет назад
waaw lamaane is jecel isku waara deeqo iyo fitaax jarmal
@azoum3607
@azoum3607 7 лет назад
Zamzam201555 Hooyo12345 may is qaban wllo mise wa 2 fanan o wadaha heesaya uun weyan
@kaalidabdixoxficn6844
@kaalidabdixoxficn6844 7 лет назад
Abdi Aziz jarmal wad ka maxsatay 💔❤👍
@deeqdeeq0
@deeqdeeq0 7 лет назад
wallaahi naagtaan markaan arko qosol ayaan feeraha ila dilaacaan codkeeda ayaa wax kalaa
@Real_Abbas
@Real_Abbas 7 лет назад
waaw heestaan waa loo dhan yahay Deeqa afroo jir oo joog waligaa
@subeyr1maow916
@subeyr1maow916 7 лет назад
waa labadii aduunkaa ugu cod xumaay oon maqloo
@abdiwali5475
@abdiwali5475 7 лет назад
Wooof woooof deeqa Afra cadi Maha noolow deeq Caday shaxsha,
@umalkhyremohamed5308
@umalkhyremohamed5308 7 лет назад
Waan inaan kayagi jarmal salaan saare huuno deeqo anuu kama aqaano laakin jarmal see fiican baan uu aqaana heesta Facebook Ayaan heesahaga ugu heclahaye nabad Igu waara huuno Anoon ciid aflagadeyneyn 👑🌹👑🌹
@amelhaji5175
@amelhaji5175 7 лет назад
Deeqo aafaro kaliged ee heesta ku nuuraysay waxaan boringka maxay ula so heestay uf
@queenzee1
@queenzee1 7 лет назад
aniga waku hesat qof tana
@aaminoabdirixman9280
@aaminoabdirixman9280 7 лет назад
allow bay san maxa waaye kulehe mcn qaliyatahy meqa waye ninka gaaban ana ibsanayeee hhhhhhhhhh
@hamdihamdi1303
@hamdihamdi1303 7 лет назад
Aamino Abdirixman hhhh u meke me laugh
@hanaibrahim5505
@hanaibrahim5505 7 лет назад
qoftaan hadaan arkay iyadoo leh social media hadii aan cadaalad hadlo jir aad uqurxan bay leedahay somalida gabdhaheeda buurbuuran uma eka waxay u ugtahay gabdhaha eriterianka
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 7 лет назад
two legend abdi aziz jarmal ,,,,, deeqo afro
@shamsomahmudfarah5370
@shamsomahmudfarah5370 7 лет назад
deeqo afro l like haar styl 😚
@deeqoluul5072
@deeqoluul5072 4 года назад
Wooow❤💋👌👌👌🤗🤗
@kasarawed4322
@kasarawed4322 7 лет назад
kkkkkkkkkkkkkk qosol badanaaa
@dkxjhdjdbd469
@dkxjhdjdbd469 6 лет назад
Kasar Awed
@queenaraweelo2612
@queenaraweelo2612 7 лет назад
hoorta tani timaha ad coows dabayl xaga iny marty modo may iska badasho😂😂😂
@Mediamidnimo
@Mediamidnimo 7 лет назад
0
@toastbread224
@toastbread224 7 лет назад
Aakhiru saman ayaa lagu jiraa ✌🏠🏡
@saneegbardhere9841
@saneegbardhere9841 7 лет назад
lafihii hore waa soo laabtay odaygu giitaarkiina waa tuuray hhh wad ka baxsateen
@amaanaanaa9848
@amaanaanaa9848 7 лет назад
tan xogaa laga rooni waaye sidey usoconeyso iyo ciyarteda dhaadhanyasha cml
@kamilcali9953
@kamilcali9953 7 лет назад
heestan anoo dawanin ayaa la iqatay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭 heestan wax ay ka hadleyzo malahan qazaro ayaan kala kulmay
@aryuraalaguyiri4214
@aryuraalaguyiri4214 7 лет назад
hhhhhhhhhh😅😅😅😅😅😅
@abdinuurjama3225
@abdinuurjama3225 7 лет назад
Hhhhh ala berka manaagbaa kuu qaday
@somaliaboy5569
@somaliaboy5569 6 лет назад
Kamil Cali 😂😂😂😂😂
@liinahaajihaaji4029
@liinahaajihaaji4029 6 лет назад
Kamil Cali wlhi waa iga qoslisey kkkkkk
@daadirali6141
@daadirali6141 6 лет назад
codkagaa
@magacahadankenay801
@magacahadankenay801 6 лет назад
Ninkaba Iyadaaa Kadheeer
@aryuraalaguyiri4214
@aryuraalaguyiri4214 7 лет назад
whi dadka comments ka bixiya farado waaye maxa dawadaa ayaga sida ugu qoslayo aan furaa Allow aanan idin waaayin la'aantiin abaaar waaye
@naiimazabrie7371
@naiimazabrie7371 7 лет назад
ninkan dulqaad badanaa intuu joogi jiray naagta sanka eeba ka hesataaye yaaaab!!!!
@deqaali8927
@deqaali8927 7 лет назад
daaya daaya ha kagaga qalinin wuu cod fiican hayee
@mohajamavlogs2633
@mohajamavlogs2633 7 лет назад
Waar ninka Gabadha bixinayaa miyaanu Hamse shooki ahayn
@SomaliNewMusic
@SomaliNewMusic 7 лет назад
waa isagii lol
@xaliimocali2460
@xaliimocali2460 7 лет назад
waxbaa ka dhacay hala waaaasho 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ahmedshafi4909
@ahmedshafi4909 7 лет назад
qoftan belo wayay lkn timaha ayan kunacay wlhi igagarsiya inay cadi iska dhigto
@nimcoakli3163
@nimcoakli3163 7 лет назад
one best Nice song ❤👌
@shaaficiabdi3987
@shaaficiabdi3987 7 лет назад
heestan wax mey usocoto lamayaqaan waa kaaf iyo kala dheeri
@cabasaxmad8912
@cabasaxmad8912 6 лет назад
hhhh dufkubaxa foolxumo weelkeed war qoftaani weywaalatay hadase masheekeynayaan mise wey heesayaan waxaa iiga siidaran kuwa sooduubay oowaqti iskaga lumiyay
@nasteexomacalinhibhv4427
@nasteexomacalinhibhv4427 4 года назад
Kkkk waxa kasta lacagataa xakunto ogow
@hamdaaadan7252
@hamdaaadan7252 6 лет назад
wax kalaba haba danbeeyaanee tan madaxaa coofka aha ayuu habaar kaga dhacey
@mohamedabdilahi7503
@mohamedabdilahi7503 7 лет назад
nober 1
@hanaanhassan3955
@hanaanhassan3955 7 лет назад
Nagtan gacmaha mexey u qarsataaa anika wayabey
@saamfarahmoh3478
@saamfarahmoh3478 7 лет назад
yaac hees waa u dhamatay
@niinilove5435
@niinilove5435 7 лет назад
hhhhhhhhhhh waxaasa hees lgudhaha
@ayanitac5379
@ayanitac5379 7 лет назад
Naagtan iyo miida ladho Queens tasha waay i iga yabshen balayo idlaha cod xumatay oo idlha qabdhara badnathay uf
@shuceybshaficifaraxmuruqya205
@shuceybshaficifaraxmuruqya205 7 лет назад
alla inanta ma falaanigii man united u cayaaraye beey ladhalatay xagaa lagaaga bahan yahay
@deggannaruurojecliyaxajiga6522
deeqo afro dharka iibadal abayo ma kuso baxayside
@muniirasharaf284
@muniirasharaf284 7 лет назад
bisinka ninku inuu bacmiiko kasoo dhex heesayaa lamoodaa hhhhhh cod xumida
@user-et6hw5nr9z
@user-et6hw5nr9z 6 лет назад
caadi mahacod
@caashayusuf6965
@caashayusuf6965 7 лет назад
nice deqa
@qanaacabdicasiis1203
@qanaacabdicasiis1203 7 лет назад
saan falaini ugu nacay ciyaarahan naagtana fanka ugu nacay 😂😂😂😂😂😂 waaba isku qaab baladu
@ayeeyosoomaaliyeed8592
@ayeeyosoomaaliyeed8592 7 лет назад
deeqa afro ❤❤❤❤
@waryaaheedheh7581
@waryaaheedheh7581 7 лет назад
ninku gaabanaa bisinka qoftu kaa style wcn lipaax k carar raxma rose iyadaa gaabane lsoo qaad
@quruxlaylugobaasto4404
@quruxlaylugobaasto4404 6 лет назад
Waryaa Heedheh hhhhh hno gaabnida hnga caayin de see waaye suuqa hnga xidhin bro😂😂😂
@suldaanmuhammadmillion7411
@suldaanmuhammadmillion7411 7 лет назад
war wuxu hees xumaa
@Lars-ps6pg
@Lars-ps6pg 7 лет назад
Subxanaka ya cadim teni hees mahe wa mucjiso hesta iyo dadka qadayaba mucjiso iga dheh haaaha
@hibaqibrahim9980
@hibaqibrahim9980 6 лет назад
yaqeey adontu rifrif badanaa shan saac eey isku xidhxidha waxNo dhar eh
@hassanbariise4782
@hassanbariise4782 7 лет назад
ah laga warijao ninkanaa waa shidana yahay 😂😂😂😂😂
@akaanabdi9989
@akaanabdi9989 7 лет назад
Nagta dharbadanaa qof lataliso mey weysay 😂😂😂😂
@neehaalalineehaal3000
@neehaalalineehaal3000 4 года назад
Akaan Abdi 😂😂😂
@Naturefilms75
@Naturefilms75 7 лет назад
Horta qoftu haafka madow mid aan ahayn maanay lahaynba hhhhhh
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 6 лет назад
filsan ina abdirahmaan 😂😂😂😂
@xamseaxmed1582
@xamseaxmed1582 7 лет назад
kaa dheertahay gabadha intaa kugu dishay hmmm
@aminaali8493
@aminaali8493 5 лет назад
Damn I can feel the awkwardness 😂
@hazuunmohd3227
@hazuunmohd3227 7 лет назад
asal hers kkkkkk😁😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃
@azmit6541
@azmit6541 7 лет назад
waw
@amiinabdirashid2099
@amiinabdirashid2099 7 лет назад
nober 2
@saadaahmed8541
@saadaahmed8541 7 лет назад
maxa lay qawantahy walashey deeqa afro ceeb waaye
@naxwomaxamuudcabdullahi6133
@naxwomaxamuudcabdullahi6133 7 лет назад
ninkan kama helin xabadko istel sida adigo kale aya larabay nic
@alideeq4422
@alideeq4422 7 лет назад
alla islantan qurux aysan laheyn maxey iska radisay hhhh
@happyahmed9629
@happyahmed9629 7 лет назад
ali deeq 😅😅dhiblow
@nashadahmed2460
@nashadahmed2460 5 лет назад
😅😆
@abdilahiabdiaziz3136
@abdilahiabdiaziz3136 7 лет назад
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh qaar uunbaa waxaa odhan doona waa hees fiican akh waar naagtan qaawanan ayay iig keentaa kana isagaaba kaliita waar meesha ka aamus madhaxle
@cabdinaasir1764
@cabdinaasir1764 7 лет назад
gabdha iska daaya siday doonyso haw soctee
@rahmorun5073
@rahmorun5073 7 лет назад
Nice
@heyfaosman880
@heyfaosman880 7 лет назад
deeqo afro naqshadaan madxa ma madaleyso miyaaa niyee magal jogta iska badal
@ilwaadquruxilwad3326
@ilwaadquruxilwad3326 7 лет назад
Heyfa Osman laga yaaba In ay ku qanacsanatahay ee timaha kale ay aaminsaney
@mohayarre6211
@mohayarre6211 7 лет назад
Heyfa Osman hadey bedesho iyada dhan Rubuc bey u ekaanay
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 6 лет назад
Kkkk maryo baadena kkkk maa karnival baaye uu socoota 😂😂😂😂😂
@bahjajibriil6369
@bahjajibriil6369 6 лет назад
dhar la'aan ma kugu dhacday ta kale stylka timaha iska hagaaji magala jogta e
@cabdinaasir1764
@cabdinaasir1764 7 лет назад
kuwo ayaa ka liite
@omarmohamoud380
@omarmohamoud380 6 лет назад
Deeqa heestan heesahaada baal madow ayay ka gashay, ma ninkaan aan jirin ayaa kugu qalday. Ninkaanina waaba qasaaro, shyt!
@maryanakuchkuch6943
@maryanakuchkuch6943 7 лет назад
bal nikaan wuxuu mesha layimid arka
@ahmedkhadar5354
@ahmedkhadar5354 7 лет назад
hees Lee IGA dheh hhh
@filsankhan472
@filsankhan472 7 лет назад
walashay iswalaaq 😂😂😂😂😂
@nimcoaadan8359
@nimcoaadan8359 6 лет назад
ninku cod xuma o deeqa ka gaabana lakiin wax ay heestu ka hadlaysaa ma jirto malaa tacni ninka dilay heesta ninka xuumeeyey kaligeed mu u daayo
@user-et6hw5nr9z
@user-et6hw5nr9z 6 лет назад
eesha calaal deeqoafar
@liinahaajihaaji4029
@liinahaajihaaji4029 6 лет назад
Balaayo isku kaa qaawisey
@ridwanferrari3244
@ridwanferrari3244 7 лет назад
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 isma dhaamaaan wlhi cod xumida hh aakhiru samaaan weeye nooc kasta wad arkaysa
@wardaahmedguledm6461
@wardaahmedguledm6461 7 лет назад
wayka dher tahay kkkk
@shamsomahmudfarah5370
@shamsomahmudfarah5370 7 лет назад
ninka cood xuma
@kadarali1087
@kadarali1087 7 лет назад
Shamso Mahmud Farah 😀😀😀somaaha
@DRshariff
@DRshariff 7 лет назад
Shamso Mahmud Farah dadkaan waa liisugu tala galay 😂😂
@princessnataashanataasha2058
@princessnataashanataasha2058 7 лет назад
hhhh nagtaan suurahaan aney coppe iga tiri
@filishono451
@filishono451 4 года назад
Deeqo nika ayada kadheer😁
@amalqueen491
@amalqueen491 7 лет назад
kkkkkkkkkk hal iska heeso
@najaxxarago483
@najaxxarago483 7 лет назад
hhh ninka Ka xun balyd buran
@kadarali1087
@kadarali1087 7 лет назад
Ninku gabana oo cod xuma hhhhh
@zaynabaki7014
@zaynabaki7014 7 лет назад
Kad
@qadriinaabdi4079
@qadriinaabdi4079 7 лет назад
Kadar Ali 😂😂😂 kal iyo laab walhi
@naxwomaxamuudcabdullahi6133
@naxwomaxamuudcabdullahi6133 7 лет назад
hhhhh
@izaaaadan233
@izaaaadan233 7 лет назад
Kadar Ali a you jealous of them!😂
@somaliaboy5569
@somaliaboy5569 6 лет назад
Kadar Ali waa qasaree😂😂😂
@x-menlove2484
@x-menlove2484 7 лет назад
Tan loox u egtay bila qaab
@deeqfadhaye113
@deeqfadhaye113 7 лет назад
labis xumaaa inantu acuudka
@fatahfarah6691
@fatahfarah6691 7 лет назад
waxee ulibisatay sidii tadka wal walan
@iftinaibrahimibrahim6921
@iftinaibrahimibrahim6921 7 лет назад
Fatah Farah beenta mahan hatana weyba isla qurxantahay
@iftinaibrahimibrahim6921
@iftinaibrahimibrahim6921 7 лет назад
laba gala daran aya lesku keenay
@cabdimajiidabokorxussen5783
@cabdimajiidabokorxussen5783 7 лет назад
nio ninku dheeraa fuuny waayi
@khadraguled756
@khadraguled756 7 лет назад
hhh labaduba cod xumo way kala daran yihiin
@yasmiinburuuj5402
@yasmiinburuuj5402 7 лет назад
ilma adeerayalow ninku miyuu shekaynayaa hhhhhhhhh
@kiinqaaliamalxalane2885
@kiinqaaliamalxalane2885 7 лет назад
hhhhhh suuqa ma ka weysay dhar wngsan
@Zain341
@Zain341 7 лет назад
KIIN qaali Sa labis xumaa loo caadaabi baa maqli jiray tuuladaana naag walan joogto oo xataa dhagah quful gashata ku soo xasuustay stylkeeda kkk
@abdifatcarafarah5455
@abdifatcarafarah5455 7 лет назад
Hhhhhh saw naag ka dheer ba kugu daranba
@muniirasharaf284
@muniirasharaf284 7 лет назад
naagtan horta niyoow maxaa kakhaldan
@niinilove5435
@niinilove5435 7 лет назад
hhhhhhhhhhh
@quruxwaadiniyoakhlaaq7113
@quruxwaadiniyoakhlaaq7113 7 лет назад
saan bay fananad ku noqotay afro shaydamad daqaday ka soo gashay fanka
@inaosmanabdinour6661
@inaosmanabdinour6661 7 лет назад
SC Ali
@cfitaxmohamed5350
@cfitaxmohamed5350 6 лет назад
Agirl taller then him
@dayaxnorman
@dayaxnorman 6 лет назад
Waaa heesihiii suuqa xooolaaa iyo xero dhiigta hhhhhhhhhhhh
@saidajama6056
@saidajama6056 7 лет назад
comes das la chictta
Далее
People Cling To Trees As Typhoon Slams Into Shanghai
00:34
ИСЧЕЗНИ ВОДУ ДО КОНЦА
00:43
Просмотров 180 тыс.
DEEQA AFRO HEESTI (SINJI) OFFICIAL VIDEO 2017 HD
5:00
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
Просмотров 455 тыс.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Просмотров 3,8 млн
Abdiqadir Kaskey iyo Heestii Ambiyo
8:08
Просмотров 539 тыс.
Dardaaran
4:49
Просмотров 118 тыс.
LAKI HAJI - NAF BAAN AHAY OFFICIAL VIDEO 2024
7:11
Просмотров 446 тыс.