Тёмный

DEG_cidamada somaliland o kusii qulqulaya xududka jabuti &cabsida geele &somaliya uga baxday balanki 

SO24TV
Подписаться 76 тыс.
Просмотров 25 тыс.
50% 1

ku xidhnow SO24TV si aad ula socoto xaaladaha ugu danbeeya dunida iyo deeganada kugu xeeran ...mahadsanid.....isha kuhay halkan......

Опубликовано:

 

30 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 40   
@FatimaAli-cu7yd
@FatimaAli-cu7yd 3 месяца назад
Somaliland guuuuuuuuuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@roodacawad13
@roodacawad13 3 месяца назад
Xaasidkii xinka badnaa xasan xulafadiisii xagey tegi qac baa ka yeertay
@SahraAdanAbdi-l9c
@SahraAdanAbdi-l9c 3 месяца назад
Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka 💚 💚 💚 💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@guledjirde2818
@guledjirde2818 3 месяца назад
Aslcaleykum Dekada garacad iyo labada miyaaney dhul soomaaliyeed aheyn????? Waa xaasidnimda Daarood iyo Hawiye sidii afweyne . Soomaaliland ha noolaato guuleysta umada Reer soomaaliland guuleysta guul.iyo.gobanimo inshalaah guuleysta umada Reer soomaaliland guuleysta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SacdaQurux-h6m
@SacdaQurux-h6m 3 месяца назад
Way iskudalayan somalilan way gulysty marhore nacabku darbida hajiidho
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 3 месяца назад
Muqdisho is alshabaab
@hashim4226
@hashim4226 3 месяца назад
Waa war aad u qiimo badan. Waxaan ku dari inaysan Itoobiya aamini karin Xukuumada Muqdusho oo dalkeed dagaal iyo xasiloon -daro ka jirto. Xataa MUDUG waxa ka socda dagaal ka fogayn xeebta iska daa dagaalka ay ku guul -daraysay ee Al Shabaab sida Mareykanku sheegay.
@mehdiahmed3639
@mehdiahmed3639 3 месяца назад
Sonaliland cidanka kaga cabsineyaso jabuti meedey?
@omarsalah4264
@omarsalah4264 3 месяца назад
Walaaloow wararkaaga kusoodar dagaalkii itoobiya gudaheeda kasocday. Halka uu ku dambeeyay. Please si'maalinle ah uga hadal.
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 3 месяца назад
Jabhad keliya marti gelin mayno waxa allale ciise iyo canfar wanu so dhoweynsyna wixii rajiimka geele ku kacsan
@Khalidmaxamed24
@Khalidmaxamed24 3 месяца назад
Jabuuti haday buuqa joojin weydo wllh canfar baanu hubaynayna anaguna
@gelehildid4797
@gelehildid4797 3 месяца назад
A shabab oo digtay shirka Ankara iyadoo Turkiga ku sheegay yahay gumayste somalia kheerad ka somalia guranaysa.
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 3 месяца назад
Nacaska nacasku dhallay ee indha bucyadada ah leh mahoyadisanu wasnay sacsac fiqi
@abdillahimohamoud7750
@abdillahimohamoud7750 3 месяца назад
Jabuuti waligeedba waa cadawga Somaliland waa in la xidhaa xuduudka dawo kale malaha
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 3 месяца назад
M.weyne xuduudka jabuti iyo laascanood soo xidh guul somalilnd insha allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤
@hayatlove-zp4rw
@hayatlove-zp4rw 3 месяца назад
Lascanod cashakay nii digtay 10 gibarkad,ayay awdal state nii digii
@MuxiyodiinCabdiraxmaan
@MuxiyodiinCabdiraxmaan 3 месяца назад
Dawlad maha soomaaliya meesha ethiopia uun baa dawlad ah laakiin hadii ethiopia ay dagaal kalle ka furto soomaaliya ooyba haysato badida dhulkii horay loo odhan jiray dagaal kalle malaha uma fiicna
@LovelyDrumKit-db4qx
@LovelyDrumKit-db4qx 3 месяца назад
Ma isaaq baa dawlad noqonaya ha noqdeen dawlad goboleed
@gelehildid4797
@gelehildid4797 3 месяца назад
A SHABAB OO JOOJISAY DHAMMAAN DABAAL DAG XALAY 1 JULY XAMAR LAGA DHIGI LAHAA.
@anshurAden
@anshurAden 3 месяца назад
Cadaado ma badbaa laxdaan bal maqla warkeeda yaahuu
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 3 месяца назад
Kkkkkkkkkk hambadii ssc 😅😅😅😅😅😅
@LovelyDrumKit-db4qx
@LovelyDrumKit-db4qx 3 месяца назад
Ninwalba awrkeedu ha qaado
@hayatlove-zp4rw
@hayatlove-zp4rw 3 месяца назад
Cidamada qaranku away ma ku wii ssc du damaysay
@I_Trade_Money
@I_Trade_Money 3 месяца назад
Hahaha
@DahaboHagarGuleed
@DahaboHagarGuleed 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@NimcoAli-hb1zs
@NimcoAli-hb1zs 3 месяца назад
Beenaale riyooday
@roodacawad13
@roodacawad13 3 месяца назад
Guuuuuuuuuuuuuuuul somaliland isha allaah xaasidku ha jabo❤❤❤❤❤❤❤
@danabguuled5491
@danabguuled5491 3 месяца назад
Shimbirihuu hadaba hayska ciyeene Heelada inoo tuma
@dulmaraxmed94
@dulmaraxmed94 3 месяца назад
been badanaa waar beenta ka daa ummadda
@mehdiahmed3639
@mehdiahmed3639 3 месяца назад
Daa a wadee reer ba u bahaan beenta inu amiinee 😅
@kaltumjama6989
@kaltumjama6989 3 месяца назад
Muusoow ciidanka fasax 😂😂😂
@mehdiahmed3639
@mehdiahmed3639 3 месяца назад
Cidanku wa kee,😮😮😮
@kaltumjama6989
@kaltumjama6989 3 месяца назад
@@mehdiahmed3639 hhhh
@danabguuled5491
@danabguuled5491 3 месяца назад
Duqsi duulis badani fuud kulul ayuu ku dhacaa,
@cabdimuse9693
@cabdimuse9693 3 месяца назад
Adu xisbigee ujirta😊
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 3 месяца назад
SO24TV wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul ciidanka qaranka Somaliland 💚🤍❤️ Hala iska celiyo jabuuti 🇩🇯
@Ismaelelmi-q6e
@Ismaelelmi-q6e 3 месяца назад
Miskiin djibouti waa aqood caalami ah ee gobolada waqooyi maxay yihiin
Далее