Тёмный

DEG__dagal qarsoon ayaa socda &abaabul ciidan &xalada o mardhaw faraha kabixi karta&muqdisho&jigjiga 

SO24TV
Подписаться 76 тыс.
Просмотров 8 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

12 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 13   
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 6 часов назад
SO24TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ ⚔️💪 Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹
@faisalosman9906
@faisalosman9906 Час назад
Waa wareey
@Faisa-f8c
@Faisa-f8c 15 минут назад
Markaasi markaasi, kalmad ku haboon wariye maaha, ka fiirso, Inaga hagaaji Luqadda!!
@cabdilaahiadan
@cabdilaahiadan 3 часа назад
🎉😂😂😂❤❤❤🎉🎉🎉😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂😂❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂🎉🎉🎉😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 6 часов назад
Kkkkkkkkkk warkaa waa laga gudbay fashilka xasan ooyinbey ku dambeysay SUBXALLAAH
@AminasaeedRichter
@AminasaeedRichter 4 часа назад
James Swan oo ah maxdaweyna dhabta ee villa somalia 🇸🇴 ayaa hada wadahadal Axmed Madoobe kula jira si uu dib u soo sasabo Denina hore ayuu ula soo balamay. Kolka xamse waa banaanka saalaxa booskiisa cirro ama nin kasocda xubnihi wafdiga xisbiga wadani ee keniya bishi hore G 21 la shiray.
@hashim4226
@hashim4226 2 часа назад
Ma jaah wareer ayaad Ku soo kordinaysaa Geeska Afrika mise RUN Ku fadhida war saldhig leh ayaad haysaa ee si faahfaasan u gaarsii dadka Somaliland ee codkoodka dhiibaya 13ka Noofambar 24
@hashim4226
@hashim4226 2 часа назад
Ogadeen kolba hore iyo gadaal ha u yaaceen. Maxay qoomiyadaha kale ee Itoobiya wax ula qaybsan waayeen sida Somalida Kenya. Maxay ugu cibro qaadan waayeen dagaalkii 1977. Waxay Ka Amar qaadanayaan Somaliya oo ayadaba ciidamo shisheeye ilaaliyaan kana midyihiin Itoobiyaan.
@ahmeddaud5075
@ahmeddaud5075 Час назад
Ogaadeen 100 sano ayay masar u ahaayeen Waardiye ,dagaalkii 1977-78 cida kaliya ee la dagaal gashay waxay ahaayeen reer somaliland ,halka ay daarood inqilaab iyo kursi isku dhex haystay ,waxaa ka soo hor jeestay dhamaan dawladihii waawaynaa oo waliba u dagaalay Ethiopia soona saaray ciidamadii iyo jabhadihii somalia,17 sano dadkaasi waxay ku ahaayeen qoxooti xeryo ku yaal somaliland iyo somaliaba ,1991 markii isbadalka Ethiopia ka dhacay waxay ku noqdeen dalkoodii ,waa muuqataa maanta horu marka ay sameeyeen DDs ,hadii ogaadeen u xiisay moqorofadihii iyo xeryihii qoxootiga oo maanta somalidii kaleba wada qoxooti tahay ,waa ka tashanayaan dadka kale oo Ogaadeeniya waa la yaqaan dhulkooda haday ka dagaalamayaan iyo haday jeel ogaadeen ka samaysanayaan ,laakiin qoomiyadaha kale caqligooda waa qabaan
@IbraahimCawil-qe6bu
@IbraahimCawil-qe6bu 4 часа назад
Munaafaq tvga xixbiga kulmiye ee samada laga nacay dirteen oo been ku ceesha
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 4 часа назад
ALAYLELEHE ADIGA XISBIGAN CALANKA BUUDHISKA SITA AYAA ALE NACDALEY!!!!!.BAL U FIIRSO!!!!.SOMALILAND LECE JECLO INEYDAAN KA LAHAYN, WAXAAD KU GARATAA, HUWAN OYO CADOW OO DHAN BAAD U ADEEGTAA!!!!.QOODHO SALAAX DAAROOD AYAAD BILOWDEY!!!!!!.REER SOMALILAND WAA KA DHARAGSAN YIHIIN, DHAGARAHA CIRO DACIIF WALIGII BA U MALEEGI JIREY!!!!!!.MEEL AY DAAROOD JOOGAAN AYUUN BUU KU SEEXAN KARAA!!!!!!.KAAGA SII DARANE, DADKAN AAD ISKU DHEJISAAN, XAARKOODA AYEY WALAAHI IDINKA NECEB YIHIIN!!!!!.
@IbraahimCawil-qe6bu
@IbraahimCawil-qe6bu 4 часа назад
@@mustafahassan2555 xisbiga kulmiye meesha uu taagto wey go,aysaa waayo waa cadowga diinta waxau ganacsi kadayey qomuluudnimo oo laga fashiliyey
@cabdilaahiadan
@cabdilaahiadan 3 часа назад
🎉😂😂❤❤❤❤❤❤😂😂😂❤❤😂😂🎉🎉🎉😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉
Далее
Свинья неудачник ( Liar's Bar )
24:01
Просмотров 644 тыс.
Which version is better?🎲
00:14
Просмотров 3,4 млн