Тёмный

DEG-DEG •™ DOOD KULUL DAHIR CALASOW Vs ABDIQADIR BOSS VS GARYAQAN - DAGAAL KULUL DHULKA LISLA JARAY😳 

ISMADIIDO ENT.
Подписаться 27 тыс.
Просмотров 26 тыс.
50% 1

‪@dahir.alasow‬‪@ShiineCulay‬ ‪@asadhagio2749‬ ‪@ArimaHeena‬ ‪@SharmaBoy‬ ‪@shaadiyasharafofficial‬ ‪@KingCkFilmsVlogs‬ ‪@dirisleabdi‬ ‪@dirisleabdi‬ ‪@kingceyda2780‬‪@KOKOBULLE-it5so‬ ‪@SundusAyaanle‬ ‪@quruxkudhiigle‬ ‪@QulasadaFilimada‬ ‪@amiraqurux‬ ‪@QuruxdaQoyska2‬ ‪@DulmiDiid‬ ‪@nadaarashow9782‬ ‪@HBNOnlineTV‬ ‪@univsomalitv‬ ‪@BBCNewsSomali‬ ‪@HornCableTV1‬ ‪@WaqalStudio‬ ‪@waridaadtv5645‬ ‪@ABDIASKARITUBE‬ ‪@cumeer_bigfan‬ ‪@SaxaafChannel‬ ‪@yawaskits‬ ‪@Abdullahi-Daacad‬ ‪@HAMARADETV‬ ‪@Eglanshow‬ ‪@IlkacaseQays‬‪@naciimojookar1470‬ ‪@baabajeey‬ ‪@Captanbaaraofficial‬ ‪@idiriskaiitaabo9239‬ ‪@Shamuureofficially‬ ‪@Alanwalkermusic‬ ‪@Chunkz‬ ‪@IShowSpeed‬ ‪@AlNassrSaudi‬ ‪@YungFilly‬ ‪@MaxamadqadarMk‬ ‪@shabalaalasports‬ #shamuri #xayaat_qurux #kashka #videos #qarxis #galmudug #hirshabeele #abgaal #vs #ceer #sacad #habargidir #livenow #dahiralasow #shaadiyosharaf #hamdi_bilan #ayaan_wadani #dagaal #kulul #yaab #somalitiktok #video #anshax_xuma_ah #subhanallah #bisharo_balaayo #eglanshow #daraawiish #wareeysi #kulul #dahiralasow #mama_malyuun #beesha_daarood #wabaa #codad_sir_ah #dayaxdalnuurshe #ceebee #tacaal #sharafi #dhimatay #subhanallah #qaali_qurux #atkaatay_qaali #furuhu_wa_9 #bahdil #baabajeey #xanfresh #rightnow #dahiralasow #dagaal #kulul #beesha_caalamka #qaaliladan #isaaq #somaliland #goojacade #qaatumo_state #dhulbahante #qaaliladan #raageabdi #gabar #shaqaale #ah #atkaatay #subxanallah #gabar #tiktok #caan #qarxis #live #subxanallah #ayubkaarlo #ilkacaseqays #sharmaboy #abdiqadirboss #kingck #idiris_pepe #dagaal #shiine #liilbaliil #sharmaboy #bigmoha #ciyaal_xamar #qamarsugani #najamanashaad #huda_amuun #codadsirah #rayaanbajaaj #naciimo_jookar #sagalarts #karbaash #sharmaboy #ciyaal_xamar #dagaalkulul #rasmirays #hooyadeed #team27 #hanisharaf #dayaxdalnuurshe #dagaalkulul #isbalansilive #dagdag #dahiralasow #mamamalyuun #dagaalculus #livenow #qamarsugani #rayaanbajaaj #ceebee #tacaal #ceebeytacaal #ayaantafshaan #dagdag #shaadiyosharaf #sodohdeed #abdifatahyare #furiin #aabemaxamed #maxamed #daud #america #xabsi #police #maxkamad #subxanallah #shaadiyosharaf #abdifatahyare #khadarkeeyow #codadsirah #livenews #nownow #ilhan #xarago #sheeki #hada #soon #daawo_subiscribe_share_like_saar #qamar #qamarsugani #rayaanbajaaj #rayaan #baabajeey #gabar #somali #ax #xanuun #dahiralasow #aabedaauud #mohameddaauud #now #malyuun #rooble #irirsamale #dagaal #culus #shaadiyosharaf #khadarkeeyow #cabsi #afsomali #rightnow #news #baabajeey #dahiralasow #ceebee #aduunka #subxanallah #rayaanbajaaj #qamarsugani #mamamalyuun #huda_amuun #sharmake #jini_bari #dahiralasow #fadeexad_culus #lacag #arday #muzalzal #ayaandhalad #rasmirays #dagaal #culus #eglanshow #rayaanbajaaj #qamarsugani #istarkurlibaax #dagaal #dahiralasow #idirispepe #somaliland #irir #samaale #khadar #murtimaal #dhabar_jabin #beesha_daarood #malyuunrooble #ninkedi_hore #subxanallah #asadhagio27 #asadhagio #team27 #arimaheena #adnahenna #saxaafchannel #atarisho_badiyo #nuurdiin_kl #faadildumdum #king_ceyda #amir #quruxkudhiigle #hafsa #queen #queen_hafsa #hanad #ogadenia #dahiralasow #weerar_halis_ah #germany #police #gabar #tiktok #caan_ka_ah #subhanallah #fahimo_ficaney #hooyadeed #Eglan_show #somaliland #dahiralasow #hodanonline #malyuunrooble #ilkacaseqays #furiin #dahiralasow #viral #subscribe #viralvideo #degdeg #ismadiido_ent #sharmaboy #subxanallah #daarood #viraltiktokvideo #tiktoklive #asadhagio27 #dirisle_abdi #dirisle #kingck #views_viral_video_subscribers_grow #live #streamer #somaliland #ogadenia #hawiye #mareexaan #abgaal #yaab #viralvideos#nebiga #diinta #allah #subxanallah #kabtan_ayuub #dahiralasow #sheekh_xuseen_calil_jabuuti #sheekhumal #sheekh_xuseen_cali_jabuuti #sheekhmustafa #maslaxo #catooshyare #durdur_media #subxanallah #furiin #dahiralasow #yacquub_siyaad #shiine #daarood #xamdi_kalgacal #qali_ladan #shiineculay #manaalbeeldaaje #khadar #murtimaal #kingck #kingckfilms #viralvideo #dirisle_abdi #ilkacaseqays #viral #asadhagio27 #dirisle #livestream #team27 #sharmaboy #livestream #live #livestreaming #livestreamer #ishowspeed #speedy #laakaha #shaadiyosharaf #baabajeey #faadildumdum #arimaheena #marishbeauty #malyuunrooble #malaysia #challenge #reaction #like #share #viraltiktokvideo #shorts #viralshorts #views_viral_video_subscribers_grow #views_viral #views #somalia #somalilanders #somaliland #naciimo_jookar #qulasada #quruxkudhiigle #dirisleabdi #saxaafchannel #muuse_biixi #somaliland #isaaq #gabooyo #dagodia #arday #2023 #livenow

Опубликовано:

 

20 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 109   
@ISMADIIDOENT
@ISMADIIDOENT 5 месяцев назад
FADLAN LIKE TA 👍🙏 HANALA DHAAFINA HADAAD NAGU CUSUB TAHAY NA🛑👈 INAGU SOO BIIR🥺▶️ MAHADASANIDIIN DHAMAANTIIN ❤🙏🎯
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 5 месяцев назад
Waa kaas soomaali rageedii qofkaste oo soomaaliya lagama xigo meel soomaaliya ah
@maxamedsaid1576
@maxamedsaid1576 5 месяцев назад
siyaad bare soomaali isagaa kubaray markuu abaartii dabadheer kaa soo badbaadiyey degaan aadan lahayn lagaasiiyey meel aad degto iyo beer sidaad wax u beeranlahaydna ku baray inaad u duceyso ayuu kugu leeyahay adna waan ka xoraystay miyaad tiri
@fowziamulaha9638
@fowziamulaha9638 5 месяцев назад
👌🏿🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹❤️
@aamina1247
@aamina1247 5 месяцев назад
Dowladii Maxamed Siyaad Barre Jabhadihi Mucaaradka Ahaa Ayaa isugu Tagay . Sida: SSDF, SNM, USC, SDM, SPM. Qabiil* Keligii Saaray Ma Jiro.
@fatimanour9793
@fatimanour9793 5 месяцев назад
Habar Gidir Iska Xoreeya Abgaal
@nurmuudey7904
@nurmuudey7904 5 месяцев назад
Been Waa dad qaxotiya oo degan dhulkii danta guud iyo guryihii dowlada dhul habargidir wax la yirahdo Ee Xamar la deris la ah ma jito
@ashacuud6835
@ashacuud6835 5 месяцев назад
GOBOLKA BANAADIR YAA LEH👇
@ashacuud6835
@ashacuud6835 5 месяцев назад
Ani ahaan waxa LEH Somali weyn gaar ahaan ABGAAL CUSMAAN🎉😂
@ashacuud6835
@ashacuud6835 5 месяцев назад
Adiga maxee kula tahay
@hamzeahmed2255
@hamzeahmed2255 5 месяцев назад
Waa qalad gobolka banaadir waxaa Leh Habargidir waliba ceyr
@boqoradakaaraan3356
@boqoradakaaraan3356 5 месяцев назад
😅😂😂
@boqoradakaaraan3356
@boqoradakaaraan3356 5 месяцев назад
WEE ISKA CADAHAY YAA KALE DEE CIDA VILLADA
@shamisali4599
@shamisali4599 5 месяцев назад
Qof gari ku jire qaxootiya miyaa Somalia ka hadlayo qabyalad iyo dhiig Somalia 😂taas wee ka dhamatay muqdisho nagala taga
@suldanahmed9179
@suldanahmed9179 5 месяцев назад
Soowada bax soowada bax gobalka banaadir UNUKAA LEH😅
@suldanahmed9179
@suldanahmed9179 5 месяцев назад
Yaa LEH yaa LEH maba lisku imaanaye bee see wax uwadaa bosow😅😅
@ashacuud6835
@ashacuud6835 5 месяцев назад
😂😂😂😂
@nadiifoyusuf1949
@nadiifoyusuf1949 5 месяцев назад
Abgal kii shalay ma ahin waxa layiri dariska ku dato ama ka darow dhac boob iyo diiø loguma hanjabayo eya ababa
@WiloCusman-uv8ix
@WiloCusman-uv8ix 5 месяцев назад
Mubulood guuuul galmaax yonis ❤❤❤❤
@Adnan_M10
@Adnan_M10 5 месяцев назад
Yaab subxanalah
@عبدالقادرعلي-خ8ب
@عبدالقادرعلي-خ8ب 4 месяца назад
Magalada muqdisho umadu somaliyed oodhanba wey wada leyihin wayo waa caasimada umada somaliyed xaged isu kala fogeynesan somalidu wlhi qabyalad kama caafimadan yaa allah allow inoo gargaar 😢
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 5 месяцев назад
Kacaankii barakeysnah. Idinka ayuuh duurka idinku hayay
@حبيبهعلي-م4ف
@حبيبهعلي-م4ف 5 месяцев назад
Walah abgal dhib waa soxarastan oo habar habargidir oo shalay kasoxaday galmuduh bah lah dhulkah eribarkah iyo furdadah kadhisan yihin anagah lah waanah arin weyn oo yabkadah lah subxanalah oo waa khasab lojedoh shakadah eywadan habargidir tuh Markah matah gofafkih iyo dhulkih abgalkuh lahayen bah habargidir sheganaysah waanah cajab oo cajabkedah wadatah oo shalay xamar waxeey kusoh galan hirab bah nah yiradah ee nasiyah mel andagnoh martih ban idin nahay matanah waxeey yiradan nus kamid ah xamar anagah iskalah oo daganan jienay Markah tasih waa talah abgal utalah hadaybah xamar lasheganayan habargidir yabkeday ladahay ee kakan hortadah abgal ee hashihidan dhulkodah sidah falastin oo kalah
@Fatimaabdirahman24
@Fatimaabdirahman24 5 месяцев назад
Garyaqan gesi gesi dhalay legend aniga tageersan ilahay ha Ku xifdiyo from ceelhur insha
@alikarakus1327
@alikarakus1327 5 месяцев назад
Abgaal magaladi muqdisho Malaga wareejiyay
@Mohamed-un8tk
@Mohamed-un8tk 4 месяца назад
NINKA HABARGIDIR WAA MILKIILAHA HAWIYE WAA RUNTII ISAGA AFWAYNE KA XOREEYEY GEESI HAWIYE WAA ISAGA MIDKA AY XAMARKU SEEXATANA WAA ISAGA VIVA HG
@cusmaancaligaab3256
@cusmaancaligaab3256 5 месяцев назад
Waryaada nagaxishooda xamar ninlehmajiro qofkastoo muwadan soomaaliyeed ayaaleh
@ZeezoCumar
@ZeezoCumar 5 месяцев назад
Dadkii barawani yiyiintii ahaa ee xamar ugu timadeen ee aad kaqadateen xoolohoodii iyo guryohoodii soceliya
@cusmaancaligaab3256
@cusmaancaligaab3256 5 месяцев назад
Public
@DhalacIlfur-kx4nq
@DhalacIlfur-kx4nq 5 месяцев назад
Waa sax gobolka banaadir abgaal baa leh inta kale waa caasimadii soomaaliyed ee ha ku noolaadeen.
@Cici_mimi
@Cici_mimi 5 месяцев назад
Habar Faan Booto Badnaa. Goormeey Siyaad Barre Saarreen. SSDF Baa Ridday Dowladdii Maxamed Siyaad Barre.
@ishowspeedsiuuu7768
@ishowspeedsiuuu7768 5 месяцев назад
Subxanaka ya cadiim ninkan been badana
@iidacalas8939
@iidacalas8939 5 месяцев назад
Xamar Abgaal osman iyo hawiya leh xaa kale😅😅
@fadumaomar3215
@fadumaomar3215 5 месяцев назад
Hodan buulo yoon tooy c/ boos goormaad habargidir gacanta u galisay
@hamzeahmed2255
@hamzeahmed2255 5 месяцев назад
😂😂
@boqoradakaaraan3356
@boqoradakaaraan3356 5 месяцев назад
😂
@rahoroble3224
@rahoroble3224 5 месяцев назад
Garyaqsn hanagudirir abgal maryi aya kanahay
@iidacalas8939
@iidacalas8939 5 месяцев назад
Bajiiyaha iyo burka soo shiil dheh😂xariifkan
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 5 месяцев назад
Allah akbar bal waxaas daya war xishooda
@nadifocabdule-y7s
@nadifocabdule-y7s 5 месяцев назад
Dhul adan lehen ha u oyin
@maxamedsaid1576
@maxamedsaid1576 5 месяцев назад
gafyaqaano lahaansha guryaha iyo degaanku waa kala labo guyahaasna milkidooda dhulahaaneed waxaad ku leedahay waa in kayar 1% intakale waa dhul danguud oo dawladi leedahay mid aad ninkii lahaa ku dishey ama kaaga cararay iyo mid aad guriga ninkii lahaa isku haysatid kuwaasna degaan manoqdaan dawlad cadaali ah marka lahelo oo lagaa qaado 0.3% yaa kulatartamee
@Fatimaabdirahman24
@Fatimaabdirahman24 5 месяцев назад
Xabiibti garyaqan family legend legend dhalay legend dhaqqaalahafa Ka garbaxan ma aheyn xoolo xaaran Raba mdw Mohamed siyad wuxu aheyba wax badan qabtay waxan WA khalday EE Alle ha U naxariisto from ceelhur insha
@iidacalas8939
@iidacalas8939 5 месяцев назад
Xamar burka ka shiisha 😅
@yusra2501
@yusra2501 5 месяцев назад
Waayaab. Maxishootid ragu sifiican buu kuula hadlay markaa waxaa cadaatay inaad waxadan lahayn ha ku ooyin subxaan allaa
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 5 месяцев назад
Waaaaaaaw Waaaaaaaw Waaaaaaaw beenta Hawiye cayarta daaya. Dagaladii dhacay. Somalia 🇸🇴 oo dhan ayaah ku dhamaatay
@ZeezoCumar
@ZeezoCumar 5 месяцев назад
Majeerteen kuma keenin ee cali gedi oo idiinka mida idinka
@chillonroblox_4960
@chillonroblox_4960 4 месяца назад
Hawiye aqligiina weli habargidir iyo abgaal mow aqligiina ku soo aruuray
@iidacalas8939
@iidacalas8939 5 месяцев назад
Xamar ninki lahaa ka talshee 😅😅what is your point😅
@bima9383
@bima9383 5 месяцев назад
Garyaqanow waliba usheg halyeygisa waxa ku marqati furay ina aderkis
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 5 месяцев назад
Degteetar waa abgaal waxaad xukumi kartaan maleh
@AbwanMusseAli-gi6kq
@AbwanMusseAli-gi6kq 4 месяца назад
Banaadir dir baa leh.
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 5 месяцев назад
Abgaal miyaa axmaara iska celin kara
@HappyBakedBuns-cx7zb
@HappyBakedBuns-cx7zb 5 месяцев назад
BEEEEENTAAAA. WAAAAAAAAYE
@yusra2501
@yusra2501 5 месяцев назад
Xishood. Sasas dhul laguma yeesho habargidir ban ahay abgalku iyagaa xamar leh inaguna waa ladegenahay walaleheen
@abobasement346
@abobasement346 5 месяцев назад
unukah leh xamar waxaan ogahay waxaa ku so socdah waa tih Ali Mahdi garleh caydidnah garleh waxaan hubah in aad berih isku cunaysan
@MaxamedXuseeyn
@MaxamedXuseeyn 5 месяцев назад
Siyaad Rakuten baxay yaa dukh ka ahaa
@FartuunCaliHaad
@FartuunCaliHaad 4 месяца назад
Hodon lafteeda waa lala daganyahay
@II-vd4ih
@II-vd4ih 5 месяцев назад
XAMAR ABGAAL CISMAAN AYAA LEH CID AAN ABGAAL CISMAAN AHEEYN WAXBA KAMA NOQON KARAAN TAAS WAA RUN
@yusra2501
@yusra2501 5 месяцев назад
Bos wuu xishoodaa. Maatana wad ku kelifteen inuu hadlo siduu u hadlay waan ka helay. Tolkay xishooda
@aliyamustafa8466
@aliyamustafa8466 5 месяцев назад
Xamar waxah leh Abgaal ee habagar galgayo ay leedaha eewaa ka baxasah mafatahay
@maxamedxirsidagexirsi8255
@maxamedxirsidagexirsi8255 5 месяцев назад
Geesi habargir noolaaw
@Pink_chan88
@Pink_chan88 5 месяцев назад
Boosoow ajuuraanbaa iskale
@Mudaneey
@Mudaneey 5 месяцев назад
Dad ku waxay rabeen hadii siyaad baxay in madaxwayne la doorto Cali mahdi baa la doortay Hg Buu ka fadhinwaayey Marka garyaqaan Somaliya iyo caasimadaba waxaad ku soo kordhiseen 1)Kala danbeyn la,aan 2) jiingad fool xun oo meelwalba la dhigo 3) dantii guud oo aad boobtaan
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 5 месяцев назад
Xaad nici kartah
@iidacalas8939
@iidacalas8939 5 месяцев назад
Xamar unuka leh 😅danaxdanax doonta la saara hadey warka badshan😅
@NuroWehliye
@NuroWehliye 4 месяца назад
Waaw good gey habar gidir usheeg canaha iyo halibkena cawenyahay
@iidacalas8939
@iidacalas8939 5 месяцев назад
Doonta lagu saara😅danax danax😂
@seinabm4750
@seinabm4750 5 месяцев назад
Kan maangaabtaa oo caqliga laga xaday ha iska caaytamaan laakiinse reer ordaaye wax uma yaal oo Hiraab dhexdooda ma deeqo.
@seinabm4750
@seinabm4750 5 месяцев назад
War fahma hadii Abgaal dhaho unkaa leh waa ineey Habargidir ku faantaa dhulka walaalkeeybaa leh. Hadeey hargidir dhahdo Angaa leh waa inoo Abgaal dhaho walaakeey baa leh kolkaas cadowgu waa toogatay oo meeluu kaasoo galo maleh waayo waa dhul Hiraab oo waa wada daafaceeysaan laakiin in leeydinka caqli badiyo oo leeydiin soo diro yaaaaahooooooo cakuye doqomada Hiraab Rabbiyow naga qabo.
@yacqubaliahmed3437
@yacqubaliahmed3437 5 месяцев назад
caqli xumada dadka qaar hayso ayaan la yabaay ninkaan wayn wuxuu ku hadlaayo daya dhulka habar gidir dagantahay waxaa dhisaayo waa abgaal anigaba og dabaqyada ku yaalo iyo guryaha ku yaalo waxaa iska leh abgaal hada rabtaan cadeeyn aniga idin haayo
@iidacalas8939
@iidacalas8939 5 месяцев назад
Mj gagalo bidoodki miya hadlaaya😂😂
@Cici_mimi
@Cici_mimi 5 месяцев назад
Nuux Maxamuud Afka Kalabax Reero Isbaaro.
@jannaat3007
@jannaat3007 5 месяцев назад
4 billodki maxaa ii bixin waysay
@wagadwyrah1896
@wagadwyrah1896 5 месяцев назад
Hiraab ha soo kala baxo waa wareernay
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 5 месяцев назад
Abgaal unukaa leh unbey ka adag yihiin car i tus meshey degan yihiin oo ay dhisteen weligeed lama sheegin unukaa leh uunbey ku noolyihiin oo ay isku seexiyaan
@iidacalas8939
@iidacalas8939 5 месяцев назад
Xamar unukaa leh yaa dood ka qabo😅
@jannaat3007
@jannaat3007 5 месяцев назад
Guruahaha dowlada maxaa idin dajiyay
@jannaat3007
@jannaat3007 5 месяцев назад
Meeqa degmo gudoomye katihiin
@abdikariinmahamud3502
@abdikariinmahamud3502 5 месяцев назад
Dhul dowlo maahin dhul kale maad degan tahay
@حبيبهعلي-م4ف
@حبيبهعلي-م4ف 5 месяцев назад
Bokhol sanoh bey hayen gofaf eylayihin abgalkah yadinyirih dhistah amah magaloh kadhigah hadad dhul dhisaneysin mad dhisatan cadoh iyo dhusah marab badladihinah dhul dad layihin yadin yirih dhistah oo magaloh kadhigah habargidiray Markah haday timadoh runtah waaladumin dhulkad dhistan oo dadbah iskalaha Hadhistan amah yey dhisan waxa inkah kalay majieto Munishibiyanah idin mah cabarin sabar loganah umah hesatin iyo markhatih ined lahanhirtan gofafkan Oo dowlad idin cabietay majirto oo dowlad dhul bixisah oo sosah sabarlagadah waxa udabeysay dowladih siyaad barah dhul labixiyo ee kakacah dhulkan ad dhisatan waxiinuh waa bob lojedah habargidiray xonah kumah khadan kartan gofaf cidladahay ee bentah iskadayah xamar cer iyo salaban xakhotinimay kusogalen dhulkanah cid ucabirtay hormud majitoh ee ciyah dhusay dhul eysan lahan ooy uhaysan warkhadoh akhonsih ah Markah runtih haday timadoh waladumin intih dhul ahed esharcidaradah u dhisatan ee kuyalah xamar sidas ogadah rer kuh habargidir ray Markah somaliya hanato
@abdiraxmanmohamed1612
@abdiraxmanmohamed1612 5 месяцев назад
asc
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 5 месяцев назад
Kkkkkkkkkkkkkkk digteetarta ka baxay kulahaa maxaa kadabeeyay sootii laisqashay oo maryaha dhiigale lakala furtay
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 5 месяцев назад
daarood iyo siyaad ayaga xamar iskaga baxay Markey arkeen xamar waxa kasocda iney fcneyn siyaad barena daarooda xoog uga bixiyey ee wu ini buufin Karen wuna maamuli lahaa edab baana la yeelan lahaa dowlad nimadana nagama dunteen ee waxu ka cabsodey in la dhaho dadkii madaxda u ahaa baa la xasuuqey jabhado mucaarad ah iskugu jiro daarood iyo isaaqa inala socdey isla markiina xabad iyo billion isku jirtad bilowdeen sasadna dadka xoolahodii guryihii beerihii hantida guud dadka loogu adeegi lahaa ku heysatan taasna faan iniima aha ee waa inigu ceeb iyo aaqiro seeg inaad amustaan ayaa inii fcneyd muqdishona boob baad u timadeen goormey habargidir muqdisho laheyd daarood ayaa uga badnaa ilaa hada guryaheeda ku yaalan sheeko badana magaalo caasimad ah mu qabiil isku shabadeyn kara waa wax lala yaabo isku xishooda
@jannaat3007
@jannaat3007 5 месяцев назад
Beenloow
@moktarabdi7646
@moktarabdi7646 4 месяца назад
Waar jaahiliintan waay nala dhaadhaceen ayaa naga qabta?
@FartomatiJ
@FartomatiJ 5 месяцев назад
Abgaal waaba is laheysiiyeen xamar indho adakaa idinkaa leh sida loo dhahayay beeyba run moodeen waa dhamaatay beentii la isku sheegaayay
@mohamedibraahim9396
@mohamedibraahim9396 5 месяцев назад
ASC dad qaxotiya e hadana ka Indha adag waligey ma arag Wuxu so qadanaya ciyarihi gobolada kaliye habargidir inay ahayeyn miyu Moday xata waxa ku jiray abagal away murusade iyo duluble xxayawanka aqonta ay KU yartahy wax u Shega darod Hadi Laka rebo somalidi kale ay Ina so wayeyn abgal kuso duleyn waxna ka qadiwayeyn Hasan dhowreyn miyey modeyn xamar inay Ku Jogi Karan waxa Ku can baxnay martida inan si wangsn u la dhaqano sas ha ogadow dulufka xaranta kuso koray e guryyaha islameyd Ku dhashay Wuxu yahana aqon
@hashigelle7597
@hashigelle7597 5 месяцев назад
Nimankaan tuugada yaa u dirsaday inay u hadlaan ama ka hadlaan amavisku diraan
@muhanadcadecade3399
@muhanadcadecade3399 5 месяцев назад
Nacas hadu jiro waa kano kale afxumada
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 5 месяцев назад
Kkkkkkkkkk beenale Beenale mundulod
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 5 месяцев назад
Arninkan been badanaa agalaa unayted neshan baa ku qortay kuma lahanoo hadaa laga qaadayaa madaale waryaa boos ileyn waa eber waxba kuma dhexjiraan aqligii abgaal waakaas
@somethinginyoureyes1794
@somethinginyoureyes1794 5 месяцев назад
Maskina tahay guryahs ada bobtena iyo burcada badaad jada iyo tuugo kaaraan kaaraan laguma dhiigaya aradl dabadamiska wasaqa ka nadiifo daadka tuugsahaya guryo sii
@foziaomar2186
@foziaomar2186 5 месяцев назад
GOBOLKA BANAADIRR ASAL AHAAN HADII DIB LOOO RAACO WAXAA LEH REER XAMAR O DADKA CAD CADKA AH
@foziaomar2186
@foziaomar2186 5 месяцев назад
INTAAN KALE IYAGOO CAANO WAREEJINAYAAN AYAA MAGAALADA SOO GALEEN ANI RUNTA IGU IMOW
@Cici_mimi
@Cici_mimi 5 месяцев назад
@@foziaomar2186 Dadka Cadcad Hindiya, Carab Iyo burtagiis Ee Kayimaaddeen Ee See Dhul Somaali Kuyeesheen.
@seinabm4750
@seinabm4750 5 месяцев назад
Siyaa Barre haduu wax buufin karo orod kuma tageen Nigeria musqushiisana lagama soo jiideen
@MubarikJamac-d7q
@MubarikJamac-d7q 5 месяцев назад
Hooyadiiin qbayalada ka wasa
@xawaachiino954
@xawaachiino954 5 месяцев назад
Beenloow aan Allah kacabsaneyn ayaad tahay, gudomiyahii ugu horeeyay ee gobolka banadir waxa uu ahaa Jamaal jebiye, yuu ahaa magarneysaa nacasow? Maamulka gobolka banadir ay abgaal yihiin maahan xaq ee waa xal maadaama uu wadanka dagaal galay. Fahan ama hafahmin
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 5 месяцев назад
Waa beentah. Karaan ayaad dagan tahay
@AbwanMusseAli-gi6kq
@AbwanMusseAli-gi6kq 4 месяца назад
Banaadir dir baa leh.
@AbwanMusseAli-gi6kq
@AbwanMusseAli-gi6kq 4 месяца назад
Banaadir dir baa leh.
Далее