Тёмный

Deg Deg: Beesha Sacad oo si Adag ugu hanjabatay Cayr kadib dilka wiil u dhashay Sacad.. 

Daauus Media
Подписаться 213 тыс.
Просмотров 6 тыс.
50% 1

kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 15   
@Yusufxasann
@Yusufxasann 13 дней назад
ANAGU HADAANU HAWIYE NAHAY WAXAAN LEENAHAY KOOFUR GALBEED WAA LAGA GARDARAN YAHAY. ABGAALOW XISHOODA OO XASAN SHIIKH QABTA. ABGAALOW DHAQAALIHII WADANKA ADINKAA HEYSTA RAXANWEYN DULMIGA KA DAAYA. HAWIYE ARINKAAS SHAQO KUMA LAHA
@boosteeyorooble5287
@boosteeyorooble5287 13 дней назад
K/galbeed, Abgaal badan baa ku nool oo weliba ku qaaraan ah ee isugu sima kana dhex baxa. Tankale, sow maadan arag xilalka Raxanweyn dowladda ka hayaan inaanay Hawiye ka hayn ooy ka xilal badan yihiin 😁
@mohamedgutaale9139
@mohamedgutaale9139 13 дней назад
Adiga Ethiopian baa tahay afsomali yaa ku. Baray ma .hooyadaa ayaa somali ah
@CISMAANCG
@CISMAANCG 13 дней назад
Waxaa ina halaagay waa in la dilo wof aan wax gaysan Ayaanle sacadow hadii nimankii Cayr ee ree xaradheere ay noqdaan dad xun adinku maad la xumaanaysan alle ka baqa Qof bari ah ha dilina
@saja9892
@saja9892 13 дней назад
Galmudugeey colaada xasan iyo maafiyadiisa ka digtoonaada sidaasay ugu badisaa iyo isku dirka dadka dhiban
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix 13 дней назад
Allaha kaa daaweeyo cudurka dilaagaa ee quluubta ku dhaca oo ah qabyaalada
@osmanahmad8509
@osmanahmad8509 10 дней назад
Waa qaldanyihiin Yebadhaale cayr haday sidaa lasheegaa ay sameeyeen. Cayr ka fayow waa inay soo dhexgalaan
@ABDIJAMALSAHAL
@ABDIJAMALSAHAL 13 дней назад
War wadanka dagal ayuu ku jira axmarada yey u isku ken diren
@majdihassan647
@majdihassan647 13 дней назад
Hoos ha loo dhigo arrinkaan.
@cabdiwarsame9088
@cabdiwarsame9088 13 дней назад
cayr sacad iyo saleebaan ama sida saruur ha noqdaan waxaan niraahno haqaataan hadii kale waa waraynaa kii aan fahmi weyne ee geedkaad gaartaan miro ka gurta
@cashojimacle8713
@cashojimacle8713 13 дней назад
saas sax maaha sidaas iney cayr yiraahdaan sax maaha ma wax hore ayaa jiray ?
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 13 дней назад
HG waxba kama baran guul darradi ay isbadeen. . HG dad kalena uma roona iyaguna iskuma roona. Mar kasta waxay dhahaan HG baa la neceb yahey haddana iyaga ayaaba isneceb ka waantoba la'a iney isnabad galiyaan dadka kalena nabad galiyaan? Ma xisaabtamaan miyaa intey geesi iska dileen?
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 13 дней назад
Haday ninka dilay keeni waayaan idinkana aarsada nin aan aarsan uurka hooyadiis buu ku jiraa
Далее
Real respect sig
00:48
Просмотров 1,2 млн