Тёмный
No video :(

Deg Deg Boorame Maxaa Ka Dhacay Xil Maxamed Abiib Iyo Mudahaarka Falnqayn Podcast HN... 

Hargeysa News
Подписаться 145 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

6 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 58   
@hargeysanews9066
@hargeysanews9066 Месяц назад
Dhamayso Video gan Fogeeya Share Iyo Like Badan Saara Mahadsanid
@user-xq9xq7zg7n
@user-xq9xq7zg7n Месяц назад
Waa halyey qaran. Alla ha ku xafido.waar dalka ha loo kaco , oo ha lagu daydo ummad yahay Muwaadinkan Xalaasha ah.
@saeeddjama5020
@saeeddjama5020 Месяц назад
Wisdom voice from wisdom men from Borama city the city of knowledge ,hertiage&wisdom. Our heartily support&appreciations.
@nimcoceelabe8873
@nimcoceelabe8873 Месяц назад
Jazakallah kheyr
@user-ms2hu5jp7i
@user-ms2hu5jp7i Месяц назад
Dhibaato wixii qarankeena ku Ayana ha la Omaha qabto Ciriife do Omaha ha ahaader Guul iyo gobanimo❤
@user-bv9wj3dj7n
@user-bv9wj3dj7n Месяц назад
Maasha allaa waa dad goba oo garyaqaan❤🎉❤🎉
@halimamumin3643
@halimamumin3643 Месяц назад
Maa Sha Allah Tabarak Allah. Waa war aad u waangsan. Muwaadiniin dhab ah. Somaliland oo dhab ah, sidaa dalkiina u wada dhowrta. Waa in beelaha kale ee Somaliland ku deydaan beeshan oo dalkooda iyo dadkooda sidaa uu ninkaas u hadley ha u xakaameeyaan. Ilaahey Khayr badan ha siiyo.
@hindaa6327
@hindaa6327 Месяц назад
Reer boorama waa xabagta iskuhaysa somaliland. They are intelligent and highly educated people . Love from burco
@marwoali6189
@marwoali6189 Месяц назад
Ku soo bedela nin kale Maxamed Wuu Xanuunsanayaa. GUULAYSTA REER AWDAL ILAASHADA NABADIINA
@abdimohamoud1803
@abdimohamoud1803 Месяц назад
Maansha allah, waa indheer garad ,Khayr allah ha ku siiyo
@aliabdi5708
@aliabdi5708 Месяц назад
Gessi somaliland der weyii thanks 🎉
@user-ms2hu5jp7i
@user-ms2hu5jp7i Месяц назад
Angioplasty ganache Garxajis Ciida gale an wax’s gob hobo dhashaya jilibkaa habar Carfaan ee wiilkooda an ku racsanayan dhibaatada guul iyo gobanimo Reer tolkay ❤❤❤❤❤❤❤
@user-km7zl5ph9z
@user-km7zl5ph9z Месяц назад
Waa dad ilaahay garanaya ilaa aakhiro ku xisaabtamaya ilaahay Hardin barakeeyo if iyo aakhiraba
@Myway3801
@Myway3801 Месяц назад
Ooyaye jailka in la dhigo waye
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 Месяц назад
Mansha allah waa ine isaaq kuu dayda araag weeraare shaqo wacaan baa haysa allah jaabki xaafido indr geesi qaraan
@mahmoudxasan7041
@mahmoudxasan7041 Месяц назад
Illaah baan ku dhaartee beeshaa sharafka u saaxiibka ah ee samaroon siciid 100% waa qoomiyad gobba alle ha dhawro hana barakeeyo taariikhdu weligeed iyadays tilmaanta waxaanad u dhalana layskama yeelyeeli karo waana waxay u dhasheen oo ka muuqata
@barkhadshiikh7021
@barkhadshiikh7021 Месяц назад
Walaahaahay waa xaqiiqa
@aliabdi5708
@aliabdi5708 Месяц назад
❤❤❤❤ ninka hadlay waa gesii goba labadu iskuma jiraan kuwaa kalee wa gun magacaa Issac jeganayaa thanks
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 Месяц назад
Horta waxan laxda ah ee ooyaaye maxaa laga buunbuuniyaa meeshu doono hakasoo cabee daaya
@user-tq2sn7tm2o
@user-tq2sn7tm2o Месяц назад
Mahadsanid
@user-yi1nu9ne8t
@user-yi1nu9ne8t Месяц назад
Wa inlayska celiya kwas ilayn wa argagixisoeh.
@user-qj6qp6tr9v
@user-qj6qp6tr9v Месяц назад
waa hadal wanaagsan.
@farxancabdilahi
@farxancabdilahi Месяц назад
Wlhi somalilanders waaa in gamaca laqabsado waa in aanu iswada garabsano
@nimcoawil-gr3mk
@nimcoawil-gr3mk Месяц назад
WALAAHI NINKAA ODAYGA AH EE REER RUQI WAĹAHI WAA WAAYO ARAG WAXGARAD. AQOONLE
@user-km7zl5ph9z
@user-km7zl5ph9z Месяц назад
Waan isgarab dhigay taasi waxay caddy naysayers Gunimada garxajis
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 Месяц назад
Absolutely, samaroon took the copkii gobanimo maanta waain reer sheikh isqaa oo dhani ay u dhiibaan xilika waayo waanu ku khashifay hogaankii wadanka. We need to allow samaroon to be the next president of somaliland way u qalmaan more than any else right now.
@istaahilismail5117
@istaahilismail5117 Месяц назад
Madaxu ku xanuun bakhti weerarow oo Garxajis lagaa cuudi. Oo Soomaaliland lagaa qabey qabyaaladii ku qaadatay kuma dhigto. Jeegaannimadii ku jiidatey kugu jiqnoqotay. Jidka xun ee aad haysaa jaxiima ku gee. Aamiin
@Yusufhalig
@Yusufhalig Месяц назад
Xejista laga baray laga BADI YUUSUF HARTI
@halimamumin3643
@halimamumin3643 Месяц назад
Tani waa cayayaankii arrimaha Somaliland ku soo dhex dhici jireen. Somaliland arimohooda iyo khilaafkooda ayagee u taala, ee haku daalina. Garxajis hala qabto oo cashar kii loo dhigi jirey haloo dhigo.
@osmanyusuf4091
@osmanyusuf4091 Месяц назад
Ma reer ayad dhalaceeynaysa mise reerbad ka hadlaysaay, In direct ayad reer garxajis la yidhado ayad aflagadaynaysa, Waxad ka hadlaysay maxamed abiib, waxad u booday reer garxajis la yidhahdo, baal hadalkaga diib uu dhagayso,
@user-qn3ii6wc6d
@user-qn3ii6wc6d Месяц назад
Waa biidhiqaate
@user-km7zl5ph9z
@user-km7zl5ph9z Месяц назад
Ninkani wuxuu u egyahay musdanbeedkka loo noqdo haybadiisa hadalkiisa alla Haku barakeeyo allaa mahadle baaruud muuse diriye
@AA-xl8ev
@AA-xl8ev Месяц назад
DABADHILIF WEYN DHEE DOQON DHEE IGU SHUBO AAN KU HADLO WEYEy
@mohamudsharif1288
@mohamudsharif1288 Месяц назад
Odeygan waa la iibsaday
@ifrahcumar4352
@ifrahcumar4352 Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@Sabuha28
@Sabuha28 Месяц назад
Guul somaliland 💚🤍❤️
@xamdixasan1284
@xamdixasan1284 Месяц назад
Asc
@mahmoudalsoumaly3680
@mahmoudalsoumaly3680 Месяц назад
Waa Gobanimo siday uga hadleen Ina Abiib is balaadin tiisa.
@nimcoawil-gr3mk
@nimcoawil-gr3mk Месяц назад
WAAR WALAAHI SAMAROON INAY DALKA XUKUMAAN WAY KASBADEEN. WAAYO WAA AQLIGA UGU FIICAN EE MAANTA DALKU UBAAHAN YAHAY
@samiakheyre762
@samiakheyre762 Месяц назад
WALAHI SAMAAROON WAA GOBA WA INA QARANKA LO DHIIBA REER SHEEKE ISAAQ CAQALIIGI BURTU SARANYEEY
@nimcoawil-gr3mk
@nimcoawil-gr3mk Месяц назад
ODAY DHAQAN IYO AQOONLE WAAYO ARAG U AQLI CELIYAY XILDHIBAANKA DHALIN YARADA AH WAANU KUGU RAACNAY AQOONTAAADA WAAYO ARAGNIMO
@MohamedAhmed-xn1eo
@MohamedAhmed-xn1eo Месяц назад
Waxaan ku odhan laahaa afqadhmuunka dadka kala fadhiiso .
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 Месяц назад
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa ninkan hadlayaa waa muwaadin xaqqa ah waa aqoonyahan waana waxgarad dhab ah. 2.0. Waxan dhahayaa waa lagu yaqaannaa awdal inay caqligii iyo garashadii lagu yaqaannay waana looga baahnaa. 3.0. Allaylehe waxaad dhigtey wadaaka hadlayow halkeedii baad dhigtey. 4.0. Alleylehe inay madax abbiib dhibaato ka dhacdo inay dhacdo waa arrin aan loo baahneyn. 5.0. Waxan dhahayaa maxamed abbiib hadalkaasi uu sheegay xigtadiisu waxay keentey inaan waxba loo dhimi karrin waxna loo geysan karrin. 6.0. Waxa hadley gob gobi dhashay waana arrin la aqbaley.
@HusseinIbrahim-po1se
@HusseinIbrahim-po1se Месяц назад
Waxa Goba habarcafaan
@osmanmahamed7558
@osmanmahamed7558 Месяц назад
Gadabursi ayaa guba
@clraxmaansoodaan8453
@clraxmaansoodaan8453 Месяц назад
Waa hadal qiimaleh laakiin ooyaaye wuxu soqaatay lacago farabadan oo uucadawga somaliland kasoo qaatay si uu dab ugashido gobolka awdal iyo somaliland
@user-hz2lv2zc4j
@user-hz2lv2zc4j Месяц назад
Horgalkan muuse xilka ka raba
@user-qj6qp6tr9v
@user-qj6qp6tr9v Месяц назад
maxaa issu keenay saamaroon oo nabadgalyada iyo amaanka Somaliland waligoodba kaw ka ahaa iyo garxachis waalan oo bilaa briiga muran iyo beenta quuta! qoom quraanku sheegay oo yaajuuj iyo maajuuj layiraahdo baad mooda garxachisku inay dufcadii ugu horraysay ee basharku kusoo faruurantay. ay yihiin waa qoom aan kooda xun qaban wana u sheegin garxachisku!
@ismailomer4096
@ismailomer4096 Месяц назад
Waar waad iska hadlaysaa ee garxajis isagaa dirsaday kuwa buurta fuuley Maxamed abiib waa shaqsi loo adeegsanayo odayaasha beeshiisa Odayaashii wadhi baa ka raacday markaad aragto sida loo soo dhaweeyay
@alijama3401
@alijama3401 Месяц назад
WAARYA KA HADLAYOOW. WAXAAN BEELO AHAYN MAADIGAA KA HADLA. .. ADIGU SHUT UP. GUULWADAYAW. SAMAROON YAAD U SHARAXAYSAA. WALIGOODBA. XAQDARO ISKUMA TAAGEERAAN. SUDAAD MIUSE UGU WAALATAY OO KALE. NIN WAYN OO MADHAN AYAAD TAHAY
@alijama3401
@alijama3401 Месяц назад
KKKK. BUURBAY KU WALAATAY IYO WAX LAGA SOO GUDBAY. GARXAJIS KU WAALO. … … ADIGAA SHAQSIYAN GUN AH WALAAHI. WAAYO HALKAN. CAAAAC AYAA KAA DHAMAATAY CIDNA KAAMA HOOS WAADAYSO
@halimamumin3643
@halimamumin3643 Месяц назад
Garxajisoow far baa la idin ku wada fiiqe. Ilmo adeeroyaaloow is qabtaa oo umada ka xishooda. Dalka ha inaga buburinina, shakhsiyo is siyaasiin danaohooda gaarka ah dalka u qaseya yaaney idin kicinin yaaney idin bara kicin oo Dalka Naga buburinina.
@alijama3401
@alijama3401 Месяц назад
@@halimamumin3643 ADIGA GARXAJIS KAAMA XIGO DALKANA CADAWGA WAA IN LAGA ILAALIYAA INAGOO ISKU DUUBAN KAN MEESHAN KA NACNAC LIHI. ISAGAA CUQDAD IYO QABYAALAD MEESHAN U FADHIYA REERKUU KA DHASHAYNA LOO CAAYI MAAYO EE WAA MID NAXLI IYO KALA QAYBIN QADHMUUN KU CAANA OO HALKAN UUN KA CIYAAYA. SOMALILAND HA NOOLAATO REER KASTANA INTA XUN YAANAY HALKAN INOOGA NACNACLAYN . GARXAJIS. TOL KALE MA LAHA OON INTAA SOMALILAND AHAYN WAANAY OGAAYEEN OGYIHIINA. QAAR KAN OO KALE AHINA WAY KU JIRAAAN WLL
@Money24745
@Money24745 Месяц назад
Keep talking rubbish stop talking about garxajis
@halimamumin3643
@halimamumin3643 Месяц назад
I am Garxajis, I totally agree with this guy. We should behave and be ashamed of our behaviors and attitudes. All Somalilanders are fed up with us. We became the black sheep of Somaliland.
@user-dl9lu8ne1x
@user-dl9lu8ne1x Месяц назад
Absolutely 💯
@xamdixasan1284
@xamdixasan1284 Месяц назад
Asc
Далее
Why Somaliland is home to 8,000 Kenyans
4:04
Просмотров 78 тыс.
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Просмотров 3,1 млн
WARIYE #1- CAGTA XAAJI - MUXUU U SOO JOOGAY?
31:31
Просмотров 268 тыс.
BEERAHA SOMALILAND #2024
19:48
Просмотров 17 тыс.
Warraysiga Xil Maxamed Abiib, oo dhammaystiran
44:18
Просмотров 260 тыс.