Тёмный
No video :(

DEG DEG Canfartii Oo Maanta Lagu Jabiyay Duleedka Cundhufo Iyo Milatariga Oo Uhiiliyay 

Kaaraamardha Tv
Подписаться 134 тыс.
Просмотров 9 тыс.
50% 1

This video is about DEG DEG Canfartii Oo Maanta Lagu Jabiyay Duleedka Cundhufo Iyo Milatariga Oo Uhiiliyay

Опубликовано:

 

13 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 21   
@user-fm8ej5yb4f
@user-fm8ej5yb4f Месяц назад
Guul soomaalida guuleeyasata geeshkayagoow guuleeyasata guul guul guul 💪🔥❤️🌹💪🔥❤️🌹💪🔥❤️
@Hadalwaamurtimahmah
@Hadalwaamurtimahmah Месяц назад
Guul iyo gobanimo
@Sumadeena
@Sumadeena Месяц назад
Maanta ayey ugu dhowdahay yaan laga harin.
@yasminjama2703
@yasminjama2703 Месяц назад
Welkom 🤗 Ilkecase and C/Rahman wallo
@HassanbolbolHassanbolbol
@HassanbolbolHassanbolbol Месяц назад
Salam wariyasha sharaftale abdurahman iyo barre gusha waan gadhena inchallah wadada lamiga ah waxay jirtay ila waqtigi boqortoyadi minilig wajirtay wadadasi lamiga casriga ah maahan raf lamarikarin bay ahayd waqtigu lamiga lagadhigena somalida ba deganed amniga wadada somalie waliged waax umadhiban ee somalie naceeb 6 sano cafartu wadayasha baburta ween badhan qofki bicin wayo way dilan oo samalida kagureen iya amaan ugudabaasay
@isdaji
@isdaji Месяц назад
Waa in aan aduunka geeyna dacwad ka dhan ah ethiopia ka bacdi dagaal lagu qaada dowlada. Ha aruurshan marqaati duuba waxwalba
@buhodledolal8885
@buhodledolal8885 Месяц назад
Asc idinku magacyada soomaalida ee magaalooyinka isticmaala ha ku raacina magacyada loo bixiyeye
@XamseCabdi-sm7ul
@XamseCabdi-sm7ul Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NuurAdoow
@NuurAdoow Месяц назад
Kaaramardha rv waaqica dhabta ah ayaad dul istaagtay halkaa kawada guul iyo gobanimo
@AllQuraanSO
@AllQuraanSO Месяц назад
Adeerow canfar waa soomaali, ogaadeena waa soomaali, ciisana waa soomaali ee isku daya inaad dabka demisaan
@farahdeck
@farahdeck Месяц назад
Hhhhhhh'' wadadu waa wixi somaaligi lagala carareyey '' by abdirahman '''Maxa la mariyaa'' by barre
@Ducale-qp4qy
@Ducale-qp4qy Месяц назад
Cundhufa.wa .dhufayscaday.weyan
@caliphabdoe708
@caliphabdoe708 Месяц назад
Ha Isku Da In
@mustafaomar8175
@mustafaomar8175 Месяц назад
dhulkaas Deegan Oromo aya laga dhigi rabaa Canfar na dawladuu ma siin rabto Somali na ma loo ogola ee walahi bilaahi Oromo degan ayad beri arki doontaan
@rahh4137
@rahh4137 Месяц назад
Itoobiya dadka kaleba dhul Kama qaadato ee Soomaalida tafaraaruqeeda ayay argtay ee Raggii Soomaaliyeed ee geesiyada ma dhamaadeen calaacalku Waa maxay ?????????????????!?????!?
@cabdullahishaafici6928
@cabdullahishaafici6928 Месяц назад
Haddii la dul joogo 4 magaalo Itoobiya diiddan tahay, Soomaalidu ha soo dunsadaan dhismayaasha hana k dhistaan 5KM mid kasta.
@Boolowh
@Boolowh Месяц назад
Kubilaaba xabashida naftirkeeda waa qurunka hoos ka wado boobka dhulka somaliyeed 😂
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Месяц назад
war wiilasha meesha yaan lagu laayn ee ciidanka itoobiya meesha halaga saro hana lala dagaalamo ama wiilasha meesha yaan lagu laayn adeer waxani ciidan maaha ee halala dagaalamo nacalada
@khadar.1984
@khadar.1984 Месяц назад
Markay canfartu werarka sooqadayso miyayna arkaynin military gu markay somalidu dagalka iska caabisana way hor istaagi nio Madaxwaynaha runta ha usheego ama shacabka deganku halmar haku kaco dagal kadhana
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 Месяц назад
Wadda cad baa meesha Marta kulahaa waddada madow dheh
Далее