Тёмный

DEG-DEG CIIDANKA AMINGA O GACANTA KU DHIGAY DOQONKII JEELKU LIINTA KU CABAYAA🤣 GUUL IYO GOBANIMO🙏🇸🇴💪 

Abdifatah Boodhari
Подписаться 189 тыс.
Просмотров 54 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 364   
@abdulfattahboodhari
@abdulfattahboodhari 3 года назад
Guul iyo Gobanimo Daalinkii waa la qabtay Doqonkii Gabdhaha Somaliyed nafta u keenay sii share gareeya barnaamijka Ganelkana subscribe ka saara lana wadaaga asxaabtiina mahad sanidin shacabkayga caashaqa,🙏🇸🇴💪💓
@honneydoll5523
@honneydoll5523 3 года назад
Ilaahow wiilasha wanaagsan noo barakee ilahy haydin daayo walalyal abaal ban idin haynaa ilahow wixi xuman gabadh la raba kashif oo nagaso qabo thank you boodhari iyo munasar ❤️🙏🏻
@deeqoali57
@deeqoali57 3 года назад
Wa war fiican
@Amina-pc6lm
@Amina-pc6lm 3 года назад
Mashaallaah ilaahay ayaa mahadle shaydaankii qabtay walal adiguna waad mahadsantahay boodhari ilaahay ha kubarakeeyo fidunyaa wal aakhira
@homeh3455
@homeh3455 3 года назад
Waa guuuuuuul iyo gobonimo
@voiceofcommunityvoccodkabu5408
@voiceofcommunityvoccodkabu5408 3 года назад
Mahadsanid walal wiilka soo gudbinaayane subscribe haloo saaro .
@sacdiyoaden8315
@sacdiyoaden8315 3 года назад
Alxamduallah! Somalia 🇸🇴 ha guuleysto 💪🏽
@farhiyamohamud9444
@farhiyamohamud9444 3 года назад
Masha allah boqorka somalida dar alle ayan ku jcl huno guuuuuuuuuuul ayan ku rajeynaya👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁
@tabantaabochannel6752
@tabantaabochannel6752 3 года назад
Eegay eegay eegay liinta ku cab dhe bada keysaneey kudhac dhe guul boodhari👍💯💯👍👍💯👍
@foosiyaabdullah5278
@foosiyaabdullah5278 3 года назад
Maasha ALL Maasha ALL Hooyo ALL ha ku xafedo
@abdirizakmohamed8346
@abdirizakmohamed8346 3 года назад
Wacalka xabisaga 50 sano halagu xukumo ciidanka somaliyed guul 🇸🇴💪
@IsmaelAwad00
@IsmaelAwad00 3 года назад
Waxaad istaahisha 1M madamada aad uhadasho dadka la dulmiyey horey usoco bodhariga 👍
@jirtooabkeey2100
@jirtooabkeey2100 3 года назад
Mashaa allaaah illaah ha ku xafido bodher u hiili xaqa illaah ha ku hiliye
@safiyayaasin7529
@safiyayaasin7529 3 года назад
Wllo dar Allah ayaan ku jeclahay from lascanod
@abdulkadirshire5915
@abdulkadirshire5915 3 года назад
Thanks sxb madaxweynaha xaq udirirka horey u soco inta dumarka dhibta alaha dhibo I.a
@LearnWithDiamond
@LearnWithDiamond 3 года назад
Boodheri , Sxb Wlhi adaa ugu dhaw caawinta hooyoyinkena, hablaherna, mahadsanid alif mara.
@ummuamiira4582
@ummuamiira4582 3 года назад
Sidankula socdo waalayaabay from hargaysa
@ifancymyselfmorethenothers8723
@ifancymyselfmorethenothers8723 3 года назад
Xanta fresh ku jeceshay boodhari☕
@caaqilaskar6125
@caaqilaskar6125 3 года назад
Anika okale
@Amir-Muse
@Amir-Muse 3 года назад
Masha Allah cabdifitax boodhari tagero weyn an ku ahey run ahanti xaqiida dhabta aha ee dalkeena Soomaliya kajirta ayaa kaha dasha guuleyso wanku garab taganahey xaara migaa dil toogasho halagu xakumo sidee xaramiyinta danbe side iskugu dayin inee kudhiradan 👏👏🙏👍👍👍😍
@samouronemohamed3890
@samouronemohamed3890 3 года назад
Bagaa Habaar Qabaha Haloogu tuuro Sumcadi Ayuuba Naga dilaye.. Waliba Yaan Liinta Xata La Siin Xaraamiga 🤗😂😂😂
@mohaaabdulahi327
@mohaaabdulahi327 3 года назад
Sas way xitaa biyo yala siin ku dar🤣🤣🤣
@samouronemohamed3890
@samouronemohamed3890 3 года назад
@@mohaaabdulahi327 😂😂😂 saas waaye bro
@dalalmaakhiri1060
@dalalmaakhiri1060 3 года назад
👍👍TUUGADA wasiirada ama xildhibaanada iwm. KUWAAS ha la soo BANDHIGO wasakhnimadooda iyo Fataalnimadooda hana lagu fadeexadeeyo Baraha bulshada HA LOO HIILIYO HABLAHEENA👍👍👍
@iman1527
@iman1527 3 года назад
Mansha Allah aad ban ugu farxay timaha inta laga xiro magalada muqdisho ha lagu so warajiyo inta gacmaha laga xiro sharafta laga ha laga qado
@asmahussein4905
@asmahussein4905 3 года назад
Masha Allah wn ku faraxsanahy wlhi thnkz cidamada Abniga somaliya from somalilnd 🥰🥰
@fatumanur7067
@fatumanur7067 3 года назад
Maa shaa Allah guul & gobanimo dulliga hala karbaasho
@habsamouse5994
@habsamouse5994 3 года назад
M.a horumar wcn hno Allah ku xiftiyo tagree frm borama ❤❤
@rakiaibrahim4331
@rakiaibrahim4331 3 года назад
Wan ku salamay habsa from borama ana
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 3 года назад
🙏🙏Boodhariga caashaqa guuuulayso halka lahaay wanaagsan iyo difaacaca umadiisa somaliyed🙏🙏🙏👍👍👍
@bintushiekh5340
@bintushiekh5340 3 года назад
Asc boodhari adiga iyo intii kadanbeeyay mahadi hakagaarto soomaali guul daalin kasta halasoo qabto🏆💗
@mohamedblackchannel1143
@mohamedblackchannel1143 3 года назад
Dadka Dulmiga Ku Haya Ummada Allaha Ka Qabto Aamiin Aamiin Yaa Rabi
@AM-np2gi
@AM-np2gi 3 года назад
Allah afka ilaahay kaama gooyo ♥️Boodhariyoow tol baad tahay Gabdhaha Walaalkod baa tahay♥️Qamshaxqamshax way baabi iyeen 🌟Hiil walaal baa tahay🌟🙏
@waqtilumis4094
@waqtilumis4094 3 года назад
Alxamdulillaah ilaahay in yar oo wali dadnimo ku jirto ayaa umada Somaliyeed ku dhex nool waa ilaahay mahadiis. Soo qabta xabsi daain iyo mag halaga qaado waa duli wajigiisa madow iyo siduu u qalalanyahay biyaha uga dhamaadeen ayaan cadeen ah. Waxaa qasab ah in uu qayb ka yahay kuwii kufsiga iyo dilka hablaha Somaliyeed lagu soo qaaday. Hala raadiyo inta la shaqayn jirtay.
@fadhumojamaa1646
@fadhumojamaa1646 3 года назад
Maan sha alaaaaaaa BAGA BAGA boodhari alaha kaa farxiyo walal
@aminah2100
@aminah2100 3 года назад
Alxamdulillah hadii lasoo qabtay boodhari bro dadalka siiwad insha allah allah kheyr haku siiyee
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 3 года назад
Mansha allah sidaas ugadagaalama wixii xun wadaniyaasha soomaaliyed barakallah.
@ayaanjaamac8623
@ayaanjaamac8623 3 года назад
Masha allaah guul
@samatarmoh16
@samatarmoh16 3 года назад
Masha Allah baro waliba xabsidaayin ku xukuma gabdha heenu oohin magayaane duligaa cadaaba
@mariaali7281
@mariaali7281 3 года назад
Allah xafidikum brother
@abubanaofficial8589
@abubanaofficial8589 3 года назад
Maasha'Allaaaaaah aad iyo aad ayaan u Farxey Rageedii baa tahay Brother Boodari👍👍👍 ee ilaahoow gabdhaheeni no astur
@luulhussein7191
@luulhussein7191 3 года назад
Alaylehe way ku farxeen shacabka caashaqa 👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼
@anabbrattfjord2175
@anabbrattfjord2175 3 года назад
Salaan sare A.Boodhari.👍👍💪🤲
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 3 года назад
Masha Allaha tabarakallah ada iyo ad ayan ugu farxiyo
@sukary2204
@sukary2204 3 года назад
Masha Allah guleyso sxb
@saajinyare
@saajinyare 3 года назад
Thanks very much brother madax ayaad tahay wlo soomalida nool ayaad tahay nooloow garabkaaga ayaan taaganay warkana meelkasta ayaan ku faafiyey
@aniisoomar8898
@aniisoomar8898 3 года назад
Subaxallah waa nin weeyn
@abdikariincigaaal5739
@abdikariincigaaal5739 3 года назад
Wajigiisa ayayba kamuuqata inuu xaaraami yahay laakin haddu bad kujiraa AlxamdulillaH
@fadumamohamed7
@fadumamohamed7 3 года назад
Masha Allah geesi geesi dhalay waano kaa sugeyney magafaha sharciga hala soo taago bodhari guuuuuuuul ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼
@mariamsheikh3143
@mariamsheikh3143 3 года назад
Mashaa allaah Eedo waxad tahay farid dhawanki somalidu ku dhanyahay alla ha garan siyo raga somaliyed sharafta gabdhahoda wale gesi bad tahay
@sumayoabdi8902
@sumayoabdi8902 3 года назад
Masha Allah Hala toogto qaniiska 😭😭
@masaai-cw4lz
@masaai-cw4lz 3 года назад
Maasha Allah,alx.guul hadii furuqii inagu jiray
@bisharoabdi1784
@bisharoabdi1784 3 года назад
👍👍👍👍👍👍
@hoyadaiyodhalanka897
@hoyadaiyodhalanka897 3 года назад
Waaaaw maaaasha alah ilahow ajar iyo xasanad idinka sii viva wilashenow
@اموجدان-ف3ط
@اموجدان-ف3ط 3 года назад
Masha alaha hore usoco aladarti baan ku tagera ruunta ayaad kudhimata nolowa abwaan
@xalimomoxamud7541
@xalimomoxamud7541 3 года назад
Masha allah bowe alle haku xafido
@dahabisak8383
@dahabisak8383 3 года назад
Asc Alla maxaad run sheegtay ilaaheey ha u kaalmeeyo hooyooyinka iyo gabdhaha soomaaliya Aamiin ❤️🌺🌸
@leeshanchannel6653
@leeshanchannel6653 3 года назад
Waan ismuujiyay. Waajecel nahay Abdifataax Boodhere keep it up 👍
@zamzamhassan5791
@zamzamhassan5791 3 года назад
Maasha Allah runta yaan kugu jeclahay habo. Guulayso
@farahabdi4067
@farahabdi4067 3 года назад
Alaa mahafkeh Xetra caashaqana waxaan leetahay Halkaa kawad saaxiib guulayso
@khalidsheikh3466
@khalidsheikh3466 3 года назад
Ato boodhari sxp waan kuwataa wlhi,from Hargeisa.
@sahalade4245
@sahalade4245 3 года назад
Masha Allah
@hanaomer6608
@hanaomer6608 3 года назад
Masha allaa alle haku ciqaabo
@amanijama9597
@amanijama9597 3 года назад
👏👏👏👏👍👍👍👍👍luuululul dhuulku haaa liiqoo kaaa
@ayaangaylan4448
@ayaangaylan4448 3 года назад
Asc maasha alash wlaahi waa war lagu farxo guulaysta munasar iyo saaxiiblii iyo boodhariga caashaqa
@riyanelmi1864
@riyanelmi1864 3 года назад
Mashallah
@yasinyare6569
@yasinyare6569 3 года назад
Abwaan bodhari sxb guul ayaan kuleyahay
@imanisse4329
@imanisse4329 3 года назад
Boodhari guul iyo gobanemo alle hkudhoro
@farhiyamohamad5738
@farhiyamohamad5738 3 года назад
Boodhari inteey nolol jirto farxad ku noloow wll wadankiisa jecel bad tahy hala soo qabto dayuuska daalinka eh xabsiga ku waar insha allaah ceeb alla ku dhig ceeb kuumamawa dhinnee balaayo ku aragtey dheh ciilkiisaaba nadilee qeeyr allaha siiyo inta kacday ka dhiidhisey ninkaas soo xertey maansha allaah
@aniisoomar8898
@aniisoomar8898 3 года назад
Masha Allah jizakallahu kheeyrwalalken guuuul gabanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😁😁🤗🤗🤔🙄🤔
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 3 года назад
masha Allah guleyso wll
@niemamohamud8961
@niemamohamud8961 3 года назад
Allow noobarakee wiilasheena garashada iyo naxariista badan ee garabkanoo ah markasta kuwa xuna allah hanoosoohadeeyo
@najmoayaan4828
@najmoayaan4828 3 года назад
MashaAlaah guul
@saidahassan8643
@saidahassan8643 3 года назад
Masha allah wax wanagsan baad wada hore u wad👑👑👑wllky
@maryanmohamed431
@maryanmohamed431 3 года назад
Waa run waxaan maqlay in madax iyo siyaasiyiinta gabdhaha ma dhaafaan iyo kuwa qurub la tagay
@sharushishbahal5516
@sharushishbahal5516 3 года назад
Mashallah ilahay hano asturo hablahena somaliyed
@nffamilychannel2927
@nffamilychannel2927 3 года назад
Masha AllAh sifican balogalay
@mjahmed3809
@mjahmed3809 3 года назад
Wa farxaad weyn walaal, gobsana hablaha yagu Abdifatah
@sihaamahmed7734
@sihaamahmed7734 3 года назад
Mnsh allh walhy warfarxadleh waaye
@abdijaliilabdi4303
@abdijaliilabdi4303 3 года назад
War farxad leh Masha alaah waliba halla dillo seey uugu khuuskhataan Ragga kale
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 3 года назад
Mashaallah wa wax lugu farxo hore bodhari
@sunduskha3711
@sunduskha3711 3 года назад
Waajibkiisa halamariyo khayr belaha
@sadiiqnuur8618
@sadiiqnuur8618 3 года назад
Walkay horay usoco 200.like
@raxmoyuusuf6056
@raxmoyuusuf6056 3 года назад
Maashaa allaah waa war farxad leh
@xuseenmacalindheerechannel5403
@xuseenmacalindheerechannel5403 3 года назад
Masha allaah hablaha somaliyeed cadowgooda hadhaco
@koos1302
@koos1302 3 года назад
Masha allah howl wacan bay qabteen bolisku iyo adiguba
@faadumojaneofficial8558
@faadumojaneofficial8558 3 года назад
Asc booldhari mahasanid ababayi ragasoomaaliyee allow no data aamiin haduumid xunhayi kun baa fiican👍👍👍👍👍🙏🙏🙏🙏🙏🙏🌹🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@rahmasead8161
@rahmasead8161 3 года назад
Yes yes👏👏👏👏👏💗💗💗💗💗💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼
@joharonurr5611
@joharonurr5611 3 года назад
Manashalah waa guul
@abdullemahdi4504
@abdullemahdi4504 3 года назад
Mashaallah Mahadsantahay Jaalle
@ajm13131
@ajm13131 3 года назад
Legend is alway legend, subscribe iyo wax ka badan ba waad is taahishaa, maxaa wacay waxaad tahay nin u shaqeeya bulshada somaliyeed siiba kuwa aan hadli karin ee laga xoog badanyahay oo ay ugu horeeyaa,Hooyooyinkeen iyo hablaheena sharafta iyo cisada u saaxiibka ah . Ninkii hablaheena wax yeello u geysta raggow ogaada waa nin adiga ku waxyeeleyey ee aan meel uga so wada jeedsano insha allah . Sharafta gabar somaliyeed waa sharafta nin walboo rag ah , ninkii hooyadiis , walaashiis iyo xaaskiisa xumiyey hanoqon. Thanks in badan boodhari bro aad baan ugu faraxsanahay in aad shaqadaan qabato waxay cadeyn u tahay in weli bulshadeena ay ku jiraan halyeeyo.
@dhoof2140
@dhoof2140 3 года назад
Mashallah 🥰💖👌
@warishassan5358
@warishassan5358 3 года назад
Allaha nooga badbaadiyo gabdhaha bahalada hororka ah wan kawalwalnaa hadaan nahay hooyooyin ka yaa rabi
@queenidil520
@queenidil520 3 года назад
Masha alah tabarakalah alow ku xafid
@naimaali4514
@naimaali4514 3 года назад
Maasha Allah titin geedka ugadhaji Kan waji naxa kumayaalo waa lagabaqaa qofkaan il iyo dhag
@mamaqarankacaan8229
@mamaqarankacaan8229 3 года назад
Alla runbadanaa waxa wax bi,iyaana waa dhumarka waxa labi,yaana waa dumarka
@sadam1318
@sadam1318 3 года назад
mashaallah allaha barakeyo ninkasto qabashadisa lug ku leh
@beer-lula_22
@beer-lula_22 3 года назад
😭😭😭😭😭😭 Aaad ban ugu farxay 😭 Abowe inan wngsn ba tahy Adiga iyo inta kula midkaba 😭 janada Allah ha idinku Abaal mariyo Dumarku wax u hiiliyey waayen wlhi Sharafi korkiina ha ahaato😭😭😭
@shacnidhaladkiiboorama5783
@shacnidhaladkiiboorama5783 3 года назад
Wlhi Waan ku Farxay😀 Massege kan Markaan Maqlay Waxaa Abaal Marin Leh Wiilashii Wanaaga u saaxiibka ahaa ee Munasar❤️ iyo Abdifatax Boodhari❤️ iyo intii kale ee kasoo Shaqaysay in ay u Dagaalamaan gabdhaha Soomaaliyeed❤️❤️❤️❤️ Anyway Alaha idin Karaameeyo Dhamaantiin Wllo❤️❤️❤️❤️
@faadumamuxumed3797
@faadumamuxumed3797 3 года назад
Bodhar warkaa waan ku farxay
@deeqodaahir5211
@deeqodaahir5211 3 года назад
Mashallah hambalyo hambalyo Guuul
@kiincanjax6355
@kiincanjax6355 3 года назад
imaanka laga qaad waaba nin wayn laakiin walaalo absolutely waa qof xanuunsanaya illahayna wixii gabadh somaliyed nolosheeda wax u dhima haka qabto boodheriyow walaalo adigana illahay haku xafido
@canabmaxamed5029
@canabmaxamed5029 3 года назад
MashaAllaah 🤙♥️💙💙👌✔️✔️
@mstpartgames2659
@mstpartgames2659 3 года назад
Guul iyo gobanimo guuli 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@khadraahmed6258
@khadraahmed6258 3 года назад
Masha Allah abowe nolow
@naciimacarfi3160
@naciimacarfi3160 3 года назад
Wllhi wll geesi ayaa tahee horay usoco
@libaxatogdher996
@libaxatogdher996 3 года назад
UGU DANBEYN JEELKA AYUU SAL DHIGTAY DALINKII HABLAHA SOMALIYED DHIBAY
@hodanhassan2484
@hodanhassan2484 3 года назад
Allah runbadanaah Subxaanalaah
@oregymohamud9092
@oregymohamud9092 3 года назад
Manshllh boodhariyow allaha ku dhowro
@ugbadmohamud9974
@ugbadmohamud9974 3 года назад
Mansha allh wllo cabdifatax booldhari niin rageed
@kokaalmi3945
@kokaalmi3945 3 года назад
Waa guul daaliminta oo dhan ilaahay ha qabto
Далее
How to get skins for FREE? #standoff #skins #coins
00:34
ОН У ТЕБЯ ЗА ДВЕРЬЮ!
22:33
Просмотров 470 тыс.
How to get skins for FREE? #standoff #skins #coins
00:34