Тёмный

Deg Deg: dagaal Afka ah oo dhax maray Wasiirka Gaashaandhiga & Xildhibaan Gama'diid... 

Daauus Media
Подписаться 222 тыс.
Просмотров 4,1 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 27   
@fadumaali4556
@fadumaali4556 2 месяца назад
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉Masha Allaah mudane nuur🎉🎉🎉🎉
@HassanHaaji-ty6yp
@HassanHaaji-ty6yp 2 месяца назад
ciidanku ma xuma lkn cidanka ad wasiir u tahay waxan ka fileyno wa guuldaro lkn ciidanku wa naftod hurayaal😊
@ahmedabdulkadir1358
@ahmedabdulkadir1358 2 месяца назад
Shaqadiisii ayuu seegay kaqabta dadka
@abdiqanihassanelmi2362
@abdiqanihassanelmi2362 2 месяца назад
WAXAASA XILDHIMAAN SOMALI U AH QASHIN IIMAAN LAAWE
@XasanBarre-d6q
@XasanBarre-d6q 2 месяца назад
Soomaaliya guul
@ahmedabdulkadir1358
@ahmedabdulkadir1358 2 месяца назад
Xil dhibaan waa runtaa.waa in aad laxisaabtantaan xaqbaad u leedihiin.Baarlamaanka hortiisa keena oo la xisaabtama
@abobasement346
@abobasement346 2 месяца назад
Damerkan waxay Ahayd in xabad lagu diloh tugan dhaqankah xun waxaa Askartah dhameyay waa nocan
@muruudi4961
@muruudi4961 2 месяца назад
Xildhibaanadu iyaga ayaa la-xisaabtankii masuuliyiinta kaseexday. War ninkan xilka kaqaada ama iska aamusa meesha waad kufashilanteenee
@ahmedabdulkadir1358
@ahmedabdulkadir1358 2 месяца назад
Waa in lala xisaabtamaa wasiir firibi halaga qabto dalka waa tuug
@abdullahiyarowmohammed2264
@abdullahiyarowmohammed2264 2 месяца назад
Wasiir tigtoog waabeenloow xildhibaanoow idinkaa kamassool ah waxaa uudhibaateeyo ama uukorakri faloxildhibaanogoow aduuyo iyo aakhiro
@abdiqanihassanelmi2362
@abdiqanihassanelmi2362 2 месяца назад
Wasiirku ha noolaado
@MohamedAli-nm8oe
@MohamedAli-nm8oe 2 месяца назад
​@@abdiqanihassanelmi2362 Alshabab muqtaar rooboow ku dar
@xaliumoaxmed4290
@xaliumoaxmed4290 2 месяца назад
Afkaamago o tigtoog futdiisa banaanka keentay
@ahmedabdulkadir1358
@ahmedabdulkadir1358 2 месяца назад
Xildhibaan waajibkaaga ayaad gudatay
@ismailabdiali50
@ismailabdiali50 2 месяца назад
Yuulahadlayaa
@abdiqanihassanelmi2362
@abdiqanihassanelmi2362 2 месяца назад
Futadaada ayuu la hadlaaya
@jamamire-i3h
@jamamire-i3h 2 месяца назад
Xildhibaanku runtuu u sheegay reer dal xaraashe
@ahmedanshur4705
@ahmedanshur4705 2 месяца назад
Ninkaan warkiisa dhadhan ma leh, wax murtiyana kuma jirto
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu 2 месяца назад
oo askar badan ayaa ayagoo cabanaaya waxaan ku dhaawacmay dagaalka shabaab daawo maheysto macaash la imasiin 3 ama 4 bilaad ilmaheyga cunto ma haystaa taliyaheygii talfoon igama qabanaayooo soomaaliyey soo kaalmeeya maad u tagtaan kuwa ku dhaawacmey
@mohameddeeqhalane9420
@mohameddeeqhalane9420 2 месяца назад
Hadalka xildhibaanka wahadal fadhiya wasiir TikTok I sku rayi ayan nahahay wasiir TikTok wilka halaga qaado w fashil
@mohamudmoalin4281
@mohamudmoalin4281 2 месяца назад
Hadii la waydiiyo ciidanka xooga tiradiisa waa imisa imisa guuto ayuu leeyahay ma sheegi karo, laakiin hadal waa laga hadli karaa, ciidankii cawswayne waxba kama sheegi karo waxa ku dhacay waxaa moodaba in uu ku faraxsanyahay
@ahmedabdulkadir1358
@ahmedabdulkadir1358 2 месяца назад
Kanoo kale ayaa wasiir Gaashan dhig .waa beenaale ciidankii qaranka 5000 ee askari ee adiga iyo hassan la idiin dhiibay adinka ayaa usoolay qawaarijta cuntadii askarta iyo hubkiiba adinkaa gatay beenta jooji tiktokookow
@MubYus
@MubYus 2 месяца назад
Waiir TikTok waa Qof waaalan.
@_22260
@_22260 2 месяца назад
in uu saas u caayo madaxweynaha waa ceeb hadaad jawaabeysid si akhlaaqa baa loojawaabaa dad waa dad kicin shiikh shariif nin lagu dagdago ma aha wiil kaan cirka buu marayaa
@MaxamedSanka99-qm6mg
@MaxamedSanka99-qm6mg 2 месяца назад
Hadal caqliyeeysan kama yeerin ruuxaan xildhibaanka lagula khaldamay inuu yeero kaliya ayaa uhartay
@jamamire-i3h
@jamamire-i3h 2 месяца назад
K
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu 2 месяца назад
seen uga dhex baxnaa dowladu waxey ku taagantahayciidanka armeba markaas roonaayeen oo inta ciidan iyo shacab ku dhimatey aysan ku dhiman waagaasshacabka waxey rabaan amaan hada nusna shabaab ayaa xukuma nusna dowlada ayaa xukunta shacakiina dhexdiina ayay ka dhamaadeen iyo ciidankiiba
Далее
RENT SKINS in Standoff 2? #standoff #rental #skins
00:34