اللهم صل على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميدا مجيد اللهم بارك على محمد وآل محمد كما بارك على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميدا مجيد
Mesha ay wali amxaaro joogto waaa koonfur waqooyiga ciidan kama joogo kaliya dad qaxooti ayaa marka amxaar u dhowyahay hadii aan u gar qaadno anaga ayay na walaalin siyaasi umadan kolba dhinac loo jiijiidayo cidna nooma danayn hadan shacab nahay
Nacaska yahuu axmed arshe miyaaba hadlaya waa cajiib ya Allah dhererka iyo akhli yaraan hadalka xataa ma yakhaan sida loo hadlo labiska baro sida loo xirto iyo sarwalada marka aad xeratidna intaad dibada ubaxin murayada isku eg horta cebtada isma ogid dhaadhan khurun ma adaabo hadali kartid horta is fiirri is astur axmed arshe nacas yimaad gadha dayax darnushe Hello Hello Hello and reer hargesa xaga fananinta na rag rag dhaley waa nimcaan hilaac jir oo jog inshallah cadowgiina hajabo Allah wote wehel uma baahno Viva nimcaan hilaac
waxaa idinka qaldan heesta abwaan baa sameystay iyaguna way qaadeen ee nacasnimada waa lakala qaada ee waxba ha maagin fanaaniinta ee dawadaadi soo marso nacas
Nin wey ku kalsoonaan la yihiin lkn reer muqdisho hadalka dayax waan ku kalsoonahay ayaga nin iyo naagba ha soo baxaan hana soo wataan habarta waalan ee qadan qaran waxaase ka maqan muqdisho ma hayso aqoonsi ee war looma baahnee gooje cade ha doontaan qeybta qaraarka doonta xornimo gooje cade
Una soo nokhdey axmed arshe socod kagana hagaji jes jeska aad usocotid ilbax nimada na ka makhan sidana dharka loo xedho baro jahil nimo ayaad ledahay ma adaa bo hadashey manta Ha ha hahaha subhanallah waxaad modaa geek la taagey is astur marka uhorey so mise waad ugu talk gashaa sidaadabo cwaa Canadian cebtina ma ahan wada khomu luud ayaad tihiin is hagaaji