Тёмный

DEG DEG DF Somali oo weerar ku qaaday Itobiya, & Gor Gor oo heegan la giliyay, Maxaa Xuduudaha dalka 

Suldaanka TV.
Подписаться 424 тыс.
Просмотров 32 тыс.
50% 1

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Опубликовано:

 

16 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 62   
@sour.candly7868
@sour.candly7868 2 месяца назад
Maamul Gobaleedyada leef leefaya Itoobiya Wadanka halaga Mamnuuco Abiy Canjeelada hala Cuneen.
@RaaxoXassan-zy6hu
@RaaxoXassan-zy6hu 2 месяца назад
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@hawoali120
@hawoali120 2 месяца назад
Somaliya ha is racdo guul guul inshaa Allah itoobiya injirey noma iman karto
@AlaaleAlaale-kq1qr
@AlaaleAlaale-kq1qr 2 месяца назад
Guuul
@DerkeeyinaSamawadee
@DerkeeyinaSamawadee 2 месяца назад
Waa xad gudub iyo damac gurracan
@FatxiAxmed-g5u
@FatxiAxmed-g5u 2 месяца назад
Waa gardaro iyo xadgudub
@AbdiqadirHaaa
@AbdiqadirHaaa 22 дня назад
Cabdiqaadir qalad Ka itoobiya gun
@daahirmohamed7139
@daahirmohamed7139 2 месяца назад
Turki. Somaliya. GUUL. Heshiiska C,badda,23 juun 2o24
@user-eo7br4hv1o
@user-eo7br4hv1o 2 месяца назад
Waa kufsi la kufsanayo soomaalia dayaxfuul.
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve 2 месяца назад
Scwscwscw I scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw ❤❤❤❤❤
@Xasbunalahwanimcawakiilan
@Xasbunalahwanimcawakiilan 2 месяца назад
Guul soomaali hurudoy kuwa reer waqooyi ee kacaytamaya meesha an hadaad is leedihiin Abiy Saaxiibu idinlayahay adeer itoopiya soomali waa isugumid❤😂 y❤😂
@ifraaxqurux9873
@ifraaxqurux9873 2 месяца назад
Qaran. Majiro. Walacunay. Halawasado. Gumesiga. Warbna
@omarmohamed-nf9to
@omarmohamed-nf9to 2 месяца назад
Madaxwayne Somaliyeed oo Dhul iyo lacag waydiisana dawladaha jaarka ah sideebuu qaran somaliyeed u difaaci karaa. Subxaana Allah
@MaxamedcabdiMaxamed-om8zy
@MaxamedcabdiMaxamed-om8zy 2 месяца назад
P😊0 😊
@normohamed-qm4qr
@normohamed-qm4qr 2 месяца назад
Ciidanka Itobiya waa Khalad in ay galaan soomaaliya
@MadinaBouh-zg4fg
@MadinaBouh-zg4fg Месяц назад
Dawaro Mahe hajogto itoobiya
@munayousuf8460
@munayousuf8460 2 месяца назад
Weriye dalka yaa difaacaya Ethiopia dadka Muqdisho waa la sumeeyey ee hala baadho
@mohamedderia3522
@mohamedderia3522 2 месяца назад
Ma GorGor baa kuu nool Xooloýohow
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 2 месяца назад
Ciidanka Itoobiya beesha caalamka ayaa hor socota sababtoo ah wadamo dagaashan ineey nabad ilaalin isaga dhigaan dhibaatadi timaadana iyadaa mas,uul ka ah
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 2 месяца назад
❤❤❤
@cadecalasoowcariif1257
@cadecalasoowcariif1257 2 месяца назад
Asc.war soomaaliyey aan iska Celino itoobiya waatan baddaanya usoo hanqaltaageysa
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 2 месяца назад
Dalka xasan baa baa I inaya so markiuu soomaalland oo gooni ugoisad wada uu taageeray inay Ethiopia biixi la hadasho maxaa diidaya xasan midnimada Soomaaliya wax qaymaha lama leh
@maxamedbare1247
@maxamedbare1247 2 месяца назад
Naagti dhashay was bal isday dabadhilifyohow rufayaanka Somalia iyado 3sano jirto ayay ethopia dabada xabad ka galisay 1963 Afkaga uraya danbe hadaad somali Wax uga sheegto Waaga ayaa ku bariyi doona
@ciiseCilmi-cw6bb
@ciiseCilmi-cw6bb 2 месяца назад
Warlaawoow soomaalidu Kishore maaha
@sour.candly7868
@sour.candly7868 2 месяца назад
Xad gudub iyo Gardaro Weyn Haddan Talaabadey Qaadaan labo la Qaadin waa Qatar Dhulkey Qabsanayaan.......
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 2 месяца назад
Ciidanka itoobiya sida israa,iil qaza ugu sirantay ayeey somali uga sirmi doonaane ufiirsada taariikhdi ka raacda itoobiya ma aqristaan taariikhda miyaa ?
@loulaloula9520
@loulaloula9520 2 месяца назад
Machallah inchallah guulastay midnimo somalies
@ahmeddini9519
@ahmeddini9519 2 месяца назад
Waxbo yaan ithopiya la eedayn qaladka weyn inaga Somali ah ayaa leh waxana iga talo ah nimankas yaan la taaban intaan inaga Kala miirmayno (hiranboy)
@ciiseCilmi-cw6bb
@ciiseCilmi-cw6bb 2 месяца назад
Waa yuusuf maxamad laga helo jibuuti hadaan kahadlo xiisada itoobiya iyo somaliya hadalku waa Murti iyo mashaashaq itoobiya sicad ayay usheegtay iney qabsaneyso islaantayda iyaa og wariye igada waranka luq luqaamintiisa
@MadamedAxmed-bw9xs
@MadamedAxmed-bw9xs 2 месяца назад
Xasan sh ciidan madabcan maxu kuciil. Bixin
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 2 месяца назад
Xadgudub dooloow. Xadgudub matabaan Xadgudub somaliland dowladda waxa aay fiirsaneeyso waa maxay. Xasan hunguri waxuu ku sii jeedaa hunguri aruursi. Halka gobolka sitti aay iska difaacayaan ethiopia oo tabar daran imika w 9:16 ax dhintay aya dalkaan madaxweeyne ka ah.
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 2 месяца назад
Xasan gurguurte iyo xamse iyo aadan madoobe ayaa itoobiya kala shaqayna in ay xoog wadanka ku qabsadaan waxba yaabay qiiq isku qarin
@qasimsharif24
@qasimsharif24 2 месяца назад
yaasomaliaya ledhehaa matan tuugada ah adeer ninkii meelksta iska.dhigayay adeer haku xisaabtamin inaad nagu gabato adeer horta maxaa heshiis lagu hayay war waxaa yaan masaakiinta waqtiga looga lumin
@yassenabdallah2143
@yassenabdallah2143 2 месяца назад
Xaar weeny qabyaalada ayaa ka qaylisiinaysa Yaa xayawaan no more midnimo Somali weeny ah cabdilaqhi yuusuf iyo afweeyne iyo farmaajo Otis an intuba itoobiya ayaa warren maxaa idinka qaylisiinaya Wajeer soo Celina yaa xaraamiyiin
@cabdisalancabdullahi1975
@cabdisalancabdullahi1975 2 месяца назад
Cidlo ayaa joogtaa xasan shiiq ayaa sameeyay Maa mul goboleed Yada
@anabraage8882
@anabraage8882 2 месяца назад
Itobiyabaryo waxkumalah eskaceliya oromada mataqaan dagaal oramadu. Ubadiya taresada
@user-kx1ps4ib5x
@user-kx1ps4ib5x 2 месяца назад
Waan ogaa ciidankii farmaajo noo dhisay markii la leeynayay ineey sidaan imandoonto
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh 2 месяца назад
Ethiopia waa sharci daro dalka Somalia inay iska soo galan oo waxaay raban sameeyan ay aan Atmis ka tirsanayn.
@user-mk5kd7sz9y
@user-mk5kd7sz9y 2 месяца назад
itoobiya war an xabad aheen ma makhasho ee ha loo diyaar garowba dagaal kaca sookaaliyeey
@NoName-uj2jj
@NoName-uj2jj 2 месяца назад
Waa xadgub
@yusufahmed1917
@yusufahmed1917 2 месяца назад
Waxay aniga ilatahay marka hore xasan iyo xamse hala cayriyo marka xiga admis oodhan 24 saac haloga saaro oo dhan amniga ay ilaashaan waa maxay Oojiraa hadduuse jiro hadda ciidankaas haka hortageen madiideen hana dhaafeen idinka maxaa kahadlaysaan ama warka caddeeye ama faafiya fakarkayaga idinkaaba shaqaynàyne see wax idinka yihiin kiciya dadka afka alla idingooye fakarka yaga heesbaad dhigaysaan
@FarxiyaYuusuf-xp7lt
@FarxiyaYuusuf-xp7lt 2 месяца назад
😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hawoali120
@hawoali120 2 месяца назад
Daba dhilif itoobiya lasa xiib ah shacab ka somaliyed yesan u sacbin
@mustafesulyman
@mustafesulyman 2 месяца назад
Oromo.halagasaaro.dhamaan.dhulkasoomaliyeed
@abdirahmanmirre5836
@abdirahmanmirre5836 2 месяца назад
ITOOBIYA INAY GUDAHA SOMALIYA SOO GASHO WAA GARDARRO WAXAYNA ARAGTAY INAANAY DOWLADI KA JIRIN OO AY SIDAY RABTO KA YEELAYSO MAAMULKA XAMAR FADHIYA EE VIILLA QABYAALANA AY YIHIIN WAXAAN JIRIN.
@user-lt4bl6fz2x
@user-lt4bl6fz2x 2 месяца назад
Caac.lamarabo.weydii.xasan.sheeq.dhaliyaro.ha.ku.warwareegin.ecidankii.aad.qalateen.iyo.kuwii.la.ceyriyey.itoob.xasan.sheeq.yaa.og.labawajiile.muuse.biixi.lacagtii.uu.kaaga.hor.maray.yaad.ka.xuntahay.sababta.itoopia.damac.yaagaliyey.xasan.iyo.ismaaciil.cumar.😂
@MaryamaHassan-go9xk
@MaryamaHassan-go9xk 2 месяца назад
Wa been inydadhsah
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 2 месяца назад
Dagaal. Waa in la.galaa fulayga xasan waa in uu iscasilaa,.ama.xabada u.bilaabaa
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 2 месяца назад
Baryo.looma baahna hadii kale xamar ayuu axmaarka kuugu iman
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 2 месяца назад
Marna bada axmaar ka iibso, markii laguu imaado hoos fiiri.
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 2 месяца назад
Ficil dagaal ayaa loo baahanyahay.
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 2 месяца назад
Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was suldaanka tv adrka xasan gorgurde hadal ku so dhibay mashaqeyso sawirda melah ka so xadeysid joji
@Abdoulkaderyassinsaid-td1fp
@Abdoulkaderyassinsaid-td1fp 2 месяца назад
Beenloow fataal War islaxishoo Oo Propagandaha Xasan baahane jooji !
@ahmedmedwaismed2086
@ahmedmedwaismed2086 2 месяца назад
Halkay joogtaa somalia da weerar qaadikartaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waa suldaanka beenta
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 2 месяца назад
war Ethiopia 🇪🇹 car iska celiya Madaxtooyada soomalia yaa gacanta ku Haya ciidanka qaranka Ethiopia 🇪🇹 Marka soomalilnd afka Hakuso taagin
@abdimohamedabdulahi2994
@abdimohamedabdulahi2994 2 месяца назад
afqudhmuune madaxtooyada soomaaliya waxaa jooga ciidanka xoogga dalka somaliyeed????
@abdimohamedabdulahi2994
@abdimohamedabdulahi2994 2 месяца назад
xad gudub ma aha ee waa ciyaar kubadeed oo caadi ah !!??
Далее
Doors Harpy Hare (Doors 2 Animation)
00:16
Просмотров 993 тыс.
Mini bag sealer
00:58
Просмотров 3,8 млн