Тёмный

DEG DEG; Dhimashada Ciidankii Muuse Biixi oo tira beel naqotay, ciidanka Somaliland oo xasuuq logeys 

Shabelle Channel
Подписаться 334 тыс.
Просмотров 70 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

30 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 96   
@ibrahimmusse6612
@ibrahimmusse6612 Год назад
When showing clips, please give us full screen. Tks. We are seeing you rather than the object of your story.
@ahmedfarah8013
@ahmedfarah8013 Год назад
Aad ayad umahadsan tahay adiga iyo teero ilaahay ha unaxariisto
@ahmedjekey7751
@ahmedjekey7751 Год назад
GONISIDE baa dhacay laascaano isir sifeyn waxaas ooo dhan waxaa la rabay in dhulka lagala wareeego iyo ceelasha petrol ⛽️ ka ee sool caqliga iyo diinta iyo dhaqanla waa wax ka fog hal reer baaa rabey habarjeclo la dhaho
@safiamuse5060
@safiamuse5060 Год назад
Ilahay ha u naxariisto anagana aanan fidnoomin dabadood, matnaba ma dhaafeen wkhtigoodu laakiin dadka dabasldagayaa wale dhibku ayagay ku danbayn tii Allah na way sugaysaa
@shaafishaafihassan1714
@shaafishaafihassan1714 Год назад
Asc ssc guul iyo gobanimo inshaa allaah
@iskilaji
@iskilaji Год назад
Subxaana Allah walee waa lais waydiin aakhiro dulmiga umada loo geestay. Viva SSC
@muhubojama1231
@muhubojama1231 Год назад
Oh my God oh my God illaah how naxariisto asagaa awooda leh
@mohamedmohamud4316
@mohamedmohamud4316 Год назад
Ilaahay yanada haka waraabiyo inti reer lasacanod aheyd
@afgoyebalaadjanaay133
@afgoyebalaadjanaay133 Год назад
Waa kugu dhimay oo kaa dhimay. Ilaahay ha kala qaboojiyo xaqana ha tuso. Hoyo iyo xaas unbaa dhibkaas gaarayaa. Hoyo way gablami xaasna way rafaadi marka caruur looga tago.
@suusmagaalo1991
@suusmagaalo1991 Год назад
🍓🍓🍓🍓SALAAN GOBEED INA CABDILAHI MASHA’ALAH🍓🍓🍓🍓
@muhubojama1231
@muhubojama1231 Год назад
Ilaah subxaanu watacaala haw naxariisto kitaabkoodana midigta allaha ka siiyo dhamaan ehelkana samir iyo iimaan waasaca allaha kasiiyo
@ahmedfarah8013
@ahmedfarah8013 Год назад
Walugula xisaabtami doonaa mar dhow inshaa alaah
@karasch1879
@karasch1879 Год назад
Alaha unaxariisto muslimntaas Xaqa ku dhintay Kitabkoda alaha midigta Kasiiyo aamin yarabi
@NurAlaaNur
@NurAlaaNur Год назад
MASHA ALLAH. VERY GRAPHIC IN DETAILS PROGRAM. NINKAN SUXUFIGA AHA WUXUU MUDAN SHAHAADO SHARAFEED. WELL DONE JOB
@sahroaxmed7648
@sahroaxmed7648 Год назад
Asc masha alaa magacyadoodii soohel
@siraadmuse8369
@siraadmuse8369 Год назад
Illahay u naxariisto dhamaan
@sofar5869
@sofar5869 Год назад
miskiina 700 qof malka durduro labadaba allaah ha u naxriisto mawdkooda galay ilayne
@hersifarah-ee9dj
@hersifarah-ee9dj Год назад
I'm so sorry sister
@mohamed-zr9yz
@mohamed-zr9yz Год назад
Alla 💪jabba 👌kudhacey 👈eeriya ✊eeriya 👈 kusocow Masha Allah 👌
@subraarm4381
@subraarm4381 Год назад
Waxaa maamo jirtay Maagaalada Boorama maray SnM soo galeen waxay Ku jireen 8 saacadood waxay Ku dileen 870 qof filan Ka daran waa Cadawga Ilaahay iyo Ka Ummada Isaaq waa Cad Xaaraana oo dadka Muslimka ah lagu soo dhextuuray waxaan Ilaahay Mahadiisa in Geesiyad SSC wixii 33 sano Haan Ka hor jooganay ee Albaabkay garaacaanba Haan Ka daba garaacaynay Kuna dhamaatay beentii Laascano SSC guulasta.
@abshirhassan3848
@abshirhassan3848 Год назад
Iidoorka wagash ilmo ingriis yahuudi waa Cadowga Somalia oo aargoosi u oomanaa. Waxani ma aha wax leh garasho iyo mustaqbalka ka fekeraya..hadaba dhulbahante, warsangali fiqi shini, samaroon gabooye. Garacyadan hala dagaalamo waxan khayrka daran..
@ashoahmed7391
@ashoahmed7391 Год назад
Wax kale baa meesha kasocda, adiguna hadal baad abuuraysaa oo aan jirin. Alshabaab baa Lascaanood ka faa idaaystay. Somaliland Waxaay raabtaa aqoonsi iyo hormar. Maxay dagaal ukicinayaan iyo sawir foolxun ku kufalayaa? Ruunta raadi…. Alshabab baa bilaa hoy ah, oo raba in aay goostaan lascaanood.
@Ikismn123
@Ikismn123 Год назад
Lascanood genocide muse biihi brought Jastice international criminal court
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD Год назад
Inaalilaah wa ina ilayhi raajacuun maanta waa aduun beri waa aakhiro al xaqiiqa Hooyo macaan magacaaga garan maayo ilaahay se haku xifdiyo waad iga qiiraysiisay saaka
@abdikadirali6491
@abdikadirali6491 Год назад
Aqoon xumo maraxeeda iyo miraha uga soo go.a kuwa jeesjeesayaa waqti dhow ayey guranddoonaan
@farhanaden2885
@farhanaden2885 Год назад
Indr dadkan inagaa dilnay Oo dhulbahante ah lkn Waxba haynoo Soo cel celin ninkan iidoor wuxuu wadaa waa Ku digasho Ee isagana meesha in lagu xabaalo ayay ahayd wllhi
@crisaqHussen-kv9ct
@crisaqHussen-kv9ct Год назад
Asc intayad caqlliga xun hanoo racina dadkan allha waxan oga baryana janalulla fardawsa inuu seexiyo bi idmillah
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Год назад
dhimo oo dhulka kula go war ciidamdan idinlama dagalaman wale iyo bilee inay garoowe qabsan dhimashdiina idinka tiro beel noqtay oo isla hela waxad nala doonaysan walahay ciyar bad moode waxad qof muslina la doonto ada helaya insha allah idinkana dhimashdiina tiro beeshay waxa idin ka idin hela daroodow dadka ku sheegtan waad jeclayden watii isu kashashten isaaq wakii dhulka idin dhigay halku idin dhigay baad taalan iska ooyaa deee mantana waxa is tidhaden dowlad isu kaaashada jow wale doqonimo idinka buuxda ku socoda cida wax ka qadan idinka qaxaya idinka gaajoonaya idinka jaabaya idinkana dhimanaya
@abasmohamud1348
@abasmohamud1348 Год назад
Asc walaal gabadhaa suleykha ayaan ubaahanahay in aan helo meel aan kala xiriiro fadlan walaal iiraadi Jazakallahu kheiran walaal Mahadsanid walaalow
@ahmedjekey7751
@ahmedjekey7751 Год назад
Reerkaaas iidoor wax dhaqan iyo diin ma leh waaa argagixiso tabtii ashabaab bey nagula dhaqmeyn xaaraanta
@subraarm4381
@subraarm4381 Год назад
Waxaan Ilaahay ugu baryayaa Inuu u naxriisto shuhadaagaas gardarada lagu laayay Isaaqoow Jab Aduun iyo Aakhiraba Ilaahay ha Idinku halaago.
@saidamohamed1424
@saidamohamed1424 Год назад
Bixiyow balaaya ku dugeeysey muxuu dad baabi'iyey walahi that's sooo sad bal u la dirirayaa waa dadkii u dhashey wadanka wuxuu sidaa u galay subanalaah
@abasmohamud1348
@abasmohamud1348 Год назад
Laa xawla walaa quwata illaa billah Wallahi meeshaan waxaa kadhacay xasuuq cadownimo Waryaa nimankuu cadowsanaa oo naxariis daranaa
@musaliny970
@musaliny970 Год назад
How does she know the people tribes if they dead subhanallah Allah help somali people
@ahmedabdi3916
@ahmedabdi3916 Год назад
20 cisho ayaadnla cabdqysaane haduu snad soxonnlahaa maxaa dhici lahaa sidii hargaysa iyo burco
@cabdicano8698
@cabdicano8698 Год назад
Dankanii maydka ayay la hadlikaraan siday uu waydiiyaan qabiilkiisa ??? 😂😂😂
@Fadumogele1533
@Fadumogele1533 Год назад
Allaha unaxariisto lkn shaftada waloodhintaa abmalaha guuull soil insha
@ashoahmed7391
@ashoahmed7391 Год назад
I am sorry to tell you this sis, you re looking at the wrong way. Somaliland want International recognition. Why would they kill the Somaliland elected members of parliament of Lascaanood? It does not add up!! Let’s not be blind here… this has been a well planned tactic to kill lascaanood Leaders so there is an uprise. Somaliland forces are not actively bombing the city. They care for the people of lascanood…. These are people who settle together and intermarry. We are one. The way I see it, Somaliland should pull back from Lascaanood and leave them to Alshabaab. They will know the truth then.
@mahmoudhersi4603
@mahmoudhersi4603 Год назад
Sorry to read such ridiculous utterances! A lie is a lie! And it's what you're telling now! I did never hear a bomb that cares about people! What you did to that innocent town will never be forgotten! And you'll be accountable for the least item, and the smallest drop of blood! Beware of saying anything that will harm you later!
@Xudeyfa
@Xudeyfa Год назад
Iinshaa Allah waa Ilaahey shuhado ha u aqbalo sida adiladu tilmaaneyso qofka gurigiisa maalkiisa lagu soo weereraa WUHUWA SHAHIID.
@mohammedmuuse4270
@mohammedmuuse4270 Год назад
Calool xumadaas waxa geostationary kuwo madaxweynayaal loo yaqaano waa dad la halaagayo
@suweyssheikhdon3057
@suweyssheikhdon3057 Год назад
Iidoor asalkoodii waxay ka soo jeedaan midgaha yuhuuda waa waxa illaahay u nacaladay waana in laga raraa gayiga somaliyeed
@xasanxede2985
@xasanxede2985 Год назад
Somali sidoow silac u dhimo waa lagaa teeyaaye silac u dhimo
@maxamedibraahin8115
@maxamedibraahin8115 Год назад
Illahy ha unaxariisto umadan muslimiinta ah ee dulmiga lagu laayey
@jawaahirxirsi8236
@jawaahirxirsi8236 Год назад
inaa li laahay wawainaa ilayhli raa ju cuun alloow unaxariiso inta dhi maty inta dhi matayna caafi aamiin aamiin yaa rabi sabir nasii
@jadah4508
@jadah4508 Год назад
May shahiidine, fitnay ku dhinteen. Ilaahay how denbi dhaafo
@abdicash2643
@abdicash2643 Год назад
Naa bal ii wad ha ilaawin intaanu wasnay.. Xalay maad daawan xabaalihii wadareedka ahaa dhiooy
@abdiali4637
@abdiali4637 Год назад
WALIGEY BEEN INTAA LE,EG WAX KU WARAMA WAA BEENAALAÝAAL ABAABULAN CIYAAL XAARMAAJO EHLU NAAR
@nuurmunye2075
@nuurmunye2075 Год назад
Ms waxaad raadineysaa dhagaal dhex mara sacad yoonis iyo habar lamaan adaa dilay intaa in ka badan
@mohamedgelledacalley7026
@mohamedgelledacalley7026 Год назад
Inalilaah wa I naa ilaahi raajicuun adeer waxba ha la yaabin waa dameero aan ilaahey swoon
@gtllinel6095
@gtllinel6095 Год назад
Way ku be een inta inkabadan a ku soo fiicnanalahayd yuhuuda
@nuurmunye2075
@nuurmunye2075 Год назад
Idinkaa laaya dadka waxad tahay xumaan raadis dhulka waa la wada dagaa
@nuurmunye2075
@nuurmunye2075 Год назад
Nin raadso ma tihid qof caqli leh ma booyad baad tahay
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 Год назад
Ialaheey ha uu nahariisto dhaman muslimintas😪
@farhanaden2885
@farhanaden2885 Год назад
Imisa inaga dhintay inagoo dhulbahante ah indr
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 Год назад
Adiga doontay xasuqa so isaq lagama kari waayin
@abdulsuleiman4279
@abdulsuleiman4279 Год назад
Xishoo Beenta naga da ka xishoo xijaabka
@faaraxowcilmi4112
@faaraxowcilmi4112 Год назад
Xaq.bay.kudhinteen.waa.hurdaan
@abdikarimtiifow4405
@abdikarimtiifow4405 Год назад
waa arxan xumo diinta islamka kafog
@habibahashi2575
@habibahashi2575 Год назад
Asc,,alah,,un,xariisti!,,anigah hooyadayi. Iyo 30 qof ayadhintayi oo. SaaS. Oo kale. Loo. Asayi waxa delay. Use. Ama jamhadi. Use. Bill rabadaan. Waxa dhintayi hooyadayi. Abahayi. Walaasheyi. Iyo gabayi. Oo. An halyard. Uu. Ahaayi ee sabrah reer. Ssc
@aliwaays3501
@aliwaays3501 Год назад
Alla maxaa isir naceyb baa yarta haya.
@diiriyeabdullaahi7758
@diiriyeabdullaahi7758 Год назад
Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajucuun
@abdi-ismaelyeykalinleh927
@abdi-ismaelyeykalinleh927 Год назад
Beenale number one
@baredahir5347
@baredahir5347 Год назад
Hulu huulu iskudar somaali
@jhonmasry6287
@jhonmasry6287 Год назад
Beenaley. Futo anad lahayn ha ku xaarin. Dhiloyahay. Beenta raga kala hadh
@amalahmed6812
@amalahmed6812 Год назад
Waxa idiin soo duubey waa ina adeerkiin laakin qalbigiina wuu qaley waxba cunina gabadhan dhulbahantow idinka ayey idiintaala hadaa mardammbe hadaad guurastaanba waa idinka
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Год назад
Waxba dadka ha caayin Naagta isaaqeey dad naga dhintay waa shuhadaa adiguna qaatilbaatahay illaahay la xisaabtamayo hamaynka qiyaame kii dilay kii amray adigoo ku faraxsan intiinuba dilaa baatihiin waxaad se ku xisaabtantaa inaydaan dhul danbe oo siciid harti ka arimin guushu waa ssc gobonimadu waxay kubaxdaa dhiiga geesiga no citiraaf
@nuurmunye2075
@nuurmunye2075 Год назад
Ma xidhooto
@baredahir5347
@baredahir5347 Год назад
Mxaad iikala sheegaysa
@clraxmaansoodaan8453
@clraxmaansoodaan8453 Год назад
SSC WAA. Argagixiso
@abdijama6081
@abdijama6081 Год назад
kkkkkkkkkkkkk bes iga dheh
@abdicash2643
@abdicash2643 Год назад
Waa kuwiiiii caroonaha
@ahmedadan1741
@ahmedadan1741 Год назад
War gabadhaanbaa fani ah
@abdiali4637
@abdiali4637 Год назад
BEEN BÙUN BUÙNIYOOW BALAAYO ILAAH IF & AAKHIROBA KUGU MADOOBEE AAMÌIN AAMIIN AAMIIN
@cabdirahman7534
@cabdirahman7534 Год назад
VIVA sᴏᴍᴀʟɪʟᴀɴᴀᴅ
@aflaawadan2190
@aflaawadan2190 Год назад
wa kaxumahay Walahi
@bisharmohamud-go7yx
@bisharmohamud-go7yx Год назад
Allah u naxariiso
@abdullahiyousef4192
@abdullahiyousef4192 Год назад
Walahi maha wax la dhagesan karo in 2023 aan saan iskulayno owali isku dilno ha hadlin oo shacab aaan loo laayo walahi waa arin aad unaxdin badan walahi waxa iga gon anoo aheen dhul mahnto in aan hill iyo hoba ugarqb istaago
@MubYus
@MubYus Год назад
Naaaaaa Beenta jooji.
@Saadoibrhm
@Saadoibrhm Год назад
Kkkkkkkkkkkkwaabeen
@kassimare8048
@kassimare8048 Год назад
Na amuuus jahilad yahaay islaxisho amuus
@sarahaden8314
@sarahaden8314 Год назад
Maxaa naxariista kaa qaaday?? Alle ku qabay
@xasanxede2985
@xasanxede2985 Год назад
Dagaalka nimanka samaha iyo soomali diidkaa lagula jiro waan jeclahay inaan jabaqdaas ka qeyb galo
@bisharmohamud-go7yx
@bisharmohamud-go7yx Год назад
Naxariis abe
@nuurmunye2075
@nuurmunye2075 Год назад
Ma xishooto
@muhubojama1231
@muhubojama1231 Год назад
Insha allaah waa laysku joogaa uma maleynaayo in aan maalin qura la isku dhaafi doono muuse biixi dadkii uu dhameeyey family muusow madhulkaad gali mise mise isa sumeyn
@safiamuse5060
@safiamuse5060 Год назад
Shihiidku ilahay agtiisa waa noolyihiin
@isiri.2835
@isiri.2835 Год назад
KUWAAS WAA SAWIRO EHELU NAARA ILAAHAY BAAMIA GOYN
@barlin1622
@barlin1622 Год назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍✌️❤️💙💚💛♥️💙
@nuurmunye2075
@nuurmunye2075 Год назад
Booyadaha waanu naqaanaa
@awisaed-dl7my
@awisaed-dl7my Год назад
guuuuul iyo gabonimo
@حبيبةمحمد-ط9ل
@حبيبةمحمد-ط9ل Год назад
Ilahow musliminta dhigoda kala badbadi amiin.
@AbdiZebra
@AbdiZebra Год назад
Masha Allah walaashe waaaa janatuul farduus reer ka SSC . Insha Allah
Далее
OYUNCAK DİREKSİYON İLE ARABAYI SÜRDÜ 😱
00:16
Просмотров 2,7 млн
DEG DEG AH.1 October 2024.p.1
15:50
Просмотров 4,2 тыс.