WIXII NASOO MAAMULEY SIYAASADA WAXBA KU HAYAANE UMADA KA DHUUNTA DHEH OO ILAAHAAY KA YAABA HA ISKU KEEN BEDBEDELINA MIYEY SOOMAALI CIDKALE JIRIN AAN KUWII HORE AHAYN EE 32SANO LA SOO ARKAAYEY KA DARIS MA OGIYE KA SOO RAYN LAHAYN.
Asc. Waxaan aad iyo aad ula yaabaa sida an saxda ahayn ee loo Buun-buuniyo Fahad Yasin.Fahad waa nin caadiya oo soomaali ah ee maxay yahiin sababta hadaladiisa cirkaas loo geeyo?