Тёмный

DEG DEG FANO OO XASUUQDAY MAANTANA CIIDANKA ABIYE XAALADA OO ADIS ABABA KUDHAW CAGJAR OO XILKAQA.... 

SHIDE MEDIA
Подписаться 36 тыс.
Просмотров 6 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

20 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 8   
@MrGalayr
@MrGalayr День назад
Asc dhamaantiin Soomaaliyey meelkasta oo aad Joogtaanba, Abdikariin Lafta Gareen hadii uu Xamar yimaado Xabsiga ayuu Liinta ku Cabayaa, Habargidir ayaa Ugaaskeeda iyo Rag kale Loo diray Shiikh Xasan daahir oo Cadaado jooga, Maxaa dhacay markii Xamar la keenay Xasan Daahir, Nabadsugida ayaa lagu xiray, Siday wax u jiraan markii ay yiraahdeena Budad ayaa lala dhacay oo xataa Qaarkood dhibaato wayn ka soo gaartay Ugaaskii iyo Janaraalaba iyo madaxdii kale ee la socotayba!. Lafta Gareen hadii uu Muqdisho yimaado waa La xiraa Labo usbuuc gudahoodna Baydhabo Doorasho ayaa ka dhacaysa , Beesha Gaaladan waxa uu usheegaa in uu waqtigii ka dhamaaday, Cadawna uu la xirtay. Hadalkaasna meel ha la’iigu Gunto. Wabilaahi Towfiikh.
@mohamedabdi4799
@mohamedabdi4799 День назад
Jawaasiis ethopian ah ayaa tihiine adinka waxaa somalia idinka galay iska aamusa ama ethopian soo raaca qurunuahow.
@UbaxMuhydin
@UbaxMuhydin День назад
Wsc
@hasandiriyeabdifarah6379
@hasandiriyeabdifarah6379 День назад
Waa been warkuu la faaqleeyahay. Nabadeey beenlowyahaw. Ee Allah ha ku hanuunsho Samalida Allah Nabadda ha ku toosiyo, xanuuniyo Aamiin Wabillahi Tawfiiq
@AhmedXeebjoog
@AhmedXeebjoog День назад
Waar hadaanu isaaq nahay maxaa ana horkeenay soomaalida waxanu ognaha in dhaman cidkasta o somaliya nanecebyihiin waayo markii waqoohiga diyaraduhu duqaynayen meellaga mudahraaday majirto wala eegaya ilaa inta aan madhanayno laakiin waan madhanwaynay hadana wanala daba cosdaa
@AhmedXeebjoog
@AhmedXeebjoog День назад
Soocawrya soomaaliland waar waligiin gaadhi maysaa xitaa hadii aqononsanwayo markaa haka sheekayn dad aanad gaadhayni ee dadtiina ayaa tacabkhasaara
@jamahussein6860
@jamahussein6860 День назад
Wax inoo hadhey majiro oon dagaal ahayn. Iyo Guul.
@AbdifatahMahamedaidid
@AbdifatahMahamedaidid День назад
Kaa aad ka hadlayso ee axmaarka ayaad sugaysaa fano hadii oromku kaa tago adiga gumaysi u joog baad tahay marwalba sanka bagafka ah halkaa dhig kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Далее
Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
1:03:14