Тёмный

DEG DEG: FARMAAJO OO WAR LAMA FILAAN AH KASOO SAARAY SHIRKA ANKARA UGA SOCDA ITOOBIYA & SOMALIA+XOG 

WARQABAD NEWS
Подписаться 42 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.

Опубликовано:

 

11 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 33   
@jamahussein6860
@jamahussein6860 29 дней назад
Wadan bey naga haysataa ,maan keena weydiino? Dhulkaley dooneysaa oo loogu daro,waxa villa muqdisho ku jiraa mafikirayaa, marka somaliya iyo itoopia waxa ka dhexeeya la eego,itoopia dhulbaynaga haysataa hana siiso keyhaysato ,
@sharifistiilla3103
@sharifistiilla3103 Месяц назад
Waxa Itoobiya hunguriga galiyey waa Farmaajo oo 4-dekadood u ballan qaaday
@1970Belgesel-f3l
@1970Belgesel-f3l Месяц назад
itobiya hub casri ayay siisay imaaraadka waxba maoga soomaliya inay itobiya inay soomaliya qabsado ayaalarabaa
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 Месяц назад
haaqaabsateh maay haaysankaarta?
@1970Belgesel-f3l
@1970Belgesel-f3l Месяц назад
badeya. Maalgashiga soomaliya. kafakireysa itobiya maxkakalay. waxwalba imaaraadka dambeysa
@ismailjama3411
@ismailjama3411 29 дней назад
Khaayin baad waraysanaysaa
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu Месяц назад
wariyaha ku wareysanaaye waxuu ka barteyxasan sheekh oo isleh yaan lagu soo gaarin islamarka la wrydiiya ayuu horey ka saxiixaa waala wada haley ayuu kuyiri adfhsyeenkuxasan oo aduunyadu ku soo yaraatey oo waxiisoo dhan boobsiis ah haduuna turki soo dhex galin xasan marhore ayuu saxiixi lahaa abiy waxiiso waa hadaad ku khasaartey hal bad ha qaadanin ee sadaxiyo afarba qaado oo kira ah
@user-gf5is9wu1k
@user-gf5is9wu1k Месяц назад
Ethoipia ganaxsi moyane wax kale siinmeyno
@1970Belgesel-f3l
@1970Belgesel-f3l Месяц назад
İmaaraadka israiil ayay ushaqeysaa maogtihiin
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 Месяц назад
iimarad wuuh kaah daambeyah oh itobiya iinay kaasowaregto Dabuti buuh rabah oh dakadah jaabutixiranto, iilen waah tiih laagah ceeyriyey waah kuuh xuumenayah
@danabguuled5491
@danabguuled5491 28 дней назад
Dhulka soomaaliyeed waa kee e aad ka hadlaysaa?
@ismailjama3411
@ismailjama3411 29 дней назад
Maxaa somalia ula heshiin wayday Somaliland
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by Месяц назад
Soomaalida garashadii way kaluntay dadoow waa qorshee xasan ayax iyo abiye aydhigeen ogaada tii soomlad waan baxney hadii aanay ahayn sidaa Aw farmaajo saxeexay itoobiya maxay ka doontay soomaaland waa imisa sano ayaa ka soo waregtay maalin qudha maxaa looga maqliwaayay shegasho s
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by Месяц назад
Soomaali way dhoohantahay waa xasan ayax ayaa keenay sidoo umada soomaaliyeed lookhaldo soomaalidu waxay tidhaa falaadhi gilgilasho lagama godo xasan dal iyo dad raxaashe
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by Месяц назад
Xasan aqoon la 'aantiisa hungurigiisa ayuu yaqaan waa damiir laawe
@abdurahmanjama1645
@abdurahmanjama1645 Месяц назад
Ma Farmaajoo joogaa dalkayaga iyo biyahayaga Xabashi hunguriyeen lahayd!!
@simanmohamed6353
@simanmohamed6353 Месяц назад
FARMAAJO AYAA DAD NOOL SIIYAY BAQE UU KABAQAYO ETHIOPIA 🇪🇹 AWGEED . QALBIDHAGAX YAA U DHIIBAY ETHIOPIA 🇪🇹 ? 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@IsmaciilXaaji-e5k
@IsmaciilXaaji-e5k Месяц назад
Any gafuur dhawow ayaayrabtaaaa
@user-nh8wf2oe8u
@user-nh8wf2oe8u 28 дней назад
Haa wareysi kanaan u aqaan waaya. Mid. Madax diiran uu farmaajo iwareysa yiri. Wuxuu ka wareystay ma leh. Qaa inkaan lawareysanaaya wuxuu qarinaayaa in farmaajo wax. Saxiixay iyo in kale. Wuuna meermeerinaayaa waaaya itoobiyaa ku doodeysa iney. Heshiiskii farmaajo halasoo celiya. Qaa. Inkaana wuxuu leeyahay waa is afgarad
@abdikadir255
@abdikadir255 Месяц назад
Dad's iyo dalkuba macafindoonaan
@abdurahmanjama1645
@abdurahmanjama1645 Месяц назад
Farmaajo wuxuu ahaa madaxweyne ku hadlaya afka dad iyo dal xor ah oo xataa America, Yurub iyo UNku ay k biqi jireen, bal iska daa afrikaan iyo Xabashi xun xun ah.
@faizaosman6214
@faizaosman6214 29 дней назад
Kkkkkkkkkkkkkk
@SabaadoAden
@SabaadoAden Месяц назад
Farmaajo dadka ubaahan❤😂
@ismailjama3411
@ismailjama3411 29 дней назад
Ceeb iyo fadeexad dul hoganaysa dawlada somaliya. Heshiiskii farmaajo oo la ogaaday
@ismailjama3411
@ismailjama3411 29 дней назад
Farmaajo isaga cadeeyay inuu jeclaan lahaa inuu Ethiopia siiyo 10 dakadood
@simanmohamed6353
@simanmohamed6353 Месяц назад
FULAY NIMO AWGEED AYUU FARMAAJO DAD NOOL KU WAREEJIYAY ETHIOPIA 🇪🇹 QALBIDHAGAX WAXA UU KU BADASHAY WAYDIIYA FARMAAJO?
@ismailjama3411
@ismailjama3411 29 дней назад
Heshiiska Ethiopia iyo somaliland waa xalaal. Waa dhulkoodii waa badoodii Cid wax ka qaadi kartaana ma jiro
@user-nh8wf2oe8u
@user-nh8wf2oe8u 28 дней назад
Waa runtaa. Laakiin waxa xalaasha ah. Waa siilka hooyadaa ee ma aha bada somaaliyeed intaas iska sax yaa oram hargeysa
@user-hv2ji5db1m
@user-hv2ji5db1m Месяц назад
farmaajo itoobiya asagaaba walaal dhihijiray😊
@abdikadir255
@abdikadir255 Месяц назад
Wax farmaajo i7o Faraday ayaageaytey ee ogaada nacalaakuyaala Farhad iyo farmaajo was dabadhilifkii itoobiya usheqeeya
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 Месяц назад
waax faahaan iintaadan caaygah daadiin Faramajo Ethiopia haaduh maantah joogilaaha maasan haweeysateen niinkuh yaahay baay yaaaqaanin. niin raag aah oh waadanii, aah xasan tuug waah dhiilo dhiilanah laacag bah kaalah tuurta
@1970Belgesel-f3l
@1970Belgesel-f3l Месяц назад
war mawalanyahay ninkan bada farmaajo ayaa gaday tahdiid waaye itobiya sheekadii bolifiya waaye
Далее
To mahh too🫰🍅 #abirzkitchen #tomato
01:00
Просмотров 4,3 млн