Тёмный

DEG DEG: GEERIDA XASSN NAS-RAALAH MAXAY UGA MACNO TAHAY XISB-ULLAAH? 

HBN Online TV
Подписаться 324 тыс.
Просмотров 36 тыс.
50% 1

DEG DEG: GEERIDA XASSN NAS-RAALAH MAXAY UGA MACNO TAHAY XISB-ULLAAH?

Опубликовано:

 

28 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 160   
@fiidowmrk
@fiidowmrk 14 часов назад
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤️
@Allaahu_akbbar
@Allaahu_akbbar 14 часов назад
@@fiidowmrk SCW
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq 13 часов назад
Scw Scw ❤❤
@MohaSiraaj-hm6qp
@MohaSiraaj-hm6qp 12 часов назад
Scw
@HamdiMohamed-x1k
@HamdiMohamed-x1k 11 часов назад
@@fiidowmrk Csw Csw Csw Csw
@sarahkadiye8251
@sarahkadiye8251 13 часов назад
Nimaankaan Waa Dayacan Yihiin Mida Kale Waxaa ku Jira Jawasiis Gallo Iyo Yahuud Iyo Calmaniyiin Waa Naxdiin Dhabarka Loogo Jabiyay Muslimiintii oo Dhaan inna Lillaahi wa inna Allahay Rajicuun Ya Allah Ya Rabi illaheyoow Badalkiisa Iyo Geesiyaal Xoreya Masjid Al Aqsa Iyo Rer Falastiin Gaza 😢 Iyo Muslimiinta oo Dhan Acuudubillahi MINASHEYDANI Rajiim Nacalatullaah Yahuudey
@AbdirahmanAden-ee8fk
@AbdirahmanAden-ee8fk 14 часов назад
War qasaaraha udhiman maxeytahy hadii la dilay hogamiyahodii 😢😢😢😢😢😢
@falisali5624
@falisali5624 14 часов назад
Innalillahi wa inna illeyhi rajicuun, (nafkasta geerida wey dhadhamineysaa) allaha u maxaristo dhamaan shuhadadada muslimiinta.
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 14 часов назад
Gesrida Nasrilaahi waxay mideyss suniga maryaha waa wayn iyo yahuuda Allaha unaxaristo shikh Hasan nasrilaahi
@mukhtaarmiicaad9066
@mukhtaarmiicaad9066 14 часов назад
Allah ha unaxaristo waa shahiide iyo inta kala ee shuhaadada ah Qofkasta wuxuu dhadhamin doona geerida Muqaawimaduna ujabimaayaan ee halkan way sii wadi doonan sidaan qabo incha allah Allah guusha ha siiyo muslimiinta dhmaantood
@hawaahaawa8709
@hawaahaawa8709 5 часов назад
Alla akbar wa la qaarijiyey 😅 abihi argagaxisada aduunka Xusbulaah Wxa soxiga Ayatulaah 😅 Argagixiso hataageerina manta udan beesey muqdisho 10 shacab masaakiin xasuuqeen
@Abdixakiin-xp8re
@Abdixakiin-xp8re 14 часов назад
xisbi,laah,hogaamiyahooda.ladilay,waxba,unoqonmayso,kukale,ayaa,badalaya,
@Allaahu_akbbar
@Allaahu_akbbar 14 часов назад
Allaha u naxariisto koleey biniaadamku waa geeri u joog
@AliMuse-y7y
@AliMuse-y7y 14 часов назад
Inaa lilaahi wanaa lilaahi raajucun ilaahay haw naxaristo sh.xasn nasurulaah bedelkiisii ilaahay ha Soo saaro jahaad kaasu WAA mid xaq ah gumaystahana ilaahay ha duleeyo guul iska caabinta
@AliDiiriye-w1e
@AliDiiriye-w1e 14 часов назад
Hada ka dib ma rabo inaan dhegaysto wararka bariga dhexe waayo xanuun ayaan ka qaaday
@Abdi-q3d
@Abdi-q3d 12 часов назад
Sedokale sxb
@shukrisaleh3389
@shukrisaleh3389 2 часа назад
Sax walaal ani mar hore iigu danbeysey xataa,hadaan ku soo noqday, wax la dhegeysan karo maaha.
@AadanAxmed-o1p
@AadanAxmed-o1p 13 часов назад
Allah haunaxaristo+xasan NASRULAH,aadbaan ugaxumahy aallah hajabiyo cadawga yuhuda
@bashiiromar6389
@bashiiromar6389 14 часов назад
Xaax Allah naxariista jano hageeyo halyeyadii xisbullah Allah hajebiyo Cadowga naxariista daran ee yahuuda
@aragtidahorumarkabulshada8060
@aragtidahorumarkabulshada8060 13 часов назад
Allaha U Naxariisto Inta Dar Alle Loo dilay oo Shahiiday Xisbullaha Hadii ay adeegsan wayday Hubka ay Haysteen oo ay Kufaanayeen Maxaa diidayo in Ayaga La Ugaarsado Midmid Waxaa Soo dhow in la Qaarajiyo Ayatullahi Wayn Ee Shiicada
@deeqamohamoud809
@deeqamohamoud809 13 часов назад
Horta sida xams may ka feejiknadan jawasiista ku dhexjira😮😮
@deeqamohamoud809
@deeqamohamoud809 13 часов назад
Inaallhi wa in illahay raajucuun Hisbull waa ku dhacday Koofiyad yar iyo xulufadeda guul bay uarkaan wa
@maxamedcalicusmaan8141
@maxamedcalicusmaan8141 14 часов назад
Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro. ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم فلا يؤمنوا حتى يرواالعذاب الأليم.
@FuaadBarqad
@FuaadBarqad 11 часов назад
Basaasiin badan baa Ku dhex Jira xusbula xamaas way tafiir goysay basaasiinta
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 13 часов назад
Ilaahay ayaa sida wax u socdaan og lakin saadaasheyda waxaa isku maran doona yahuud iyo iiraan iyo xulifadooda dagalkuna wuu balaaran dalal waa weyn ayaa soo gali doona ugu danbeyna yahud wey baaba,ayaan iyo reer galbeedba iirana wey dumeysaa dalalka hada burbursan oo xitaa falastiiniyiintu ku jiraan ayaa guusha hanan doona sida muuqata dagaal 3aad baa cagta la saarey lakin dalalka manta burbursan hanbalyo ayaan lee yahay waayo inta awooda leh hadii ay dhamadaan ama burburaan kuwii horey loo burburiyey baa iska leh markaas wixii ka danbeya waana maamulka ilaahay taas wax aan iska lee yahay ma aha inay ninba maalintiisa tahay lakin indhaha muuqda dagaal 3aad baa loo dareerey
@CabdiwaliSheikh-x7k
@CabdiwaliSheikh-x7k 14 часов назад
Innaa lillaahi wainnaa ilayhi raajicuun sh Xassan nasrul laahi wuu shahiiday xisbul laahina way sii wadan shaqadeeda insha allaah
@HamdiMohamed-x1k
@HamdiMohamed-x1k 13 часов назад
Wlhy yuhudu waxey haystan muslin u soo basaas ee ma,ahee waxaan ma dhaceen yaa ila qaba rayigaan AUN inta muslin la diley.😢😢😢😢😢😢
@shukrisaleh3389
@shukrisaleh3389 2 часа назад
kuwa xisbullaah ka mid ab baa basaas ah lacagna ku qaatay sey u egtahay.basaas ayaa ku dhex jira
@CabdallaxaajicusmaanXaaji
@CabdallaxaajicusmaanXaaji 14 часов назад
Sheekh Xasan Nasrallah Ilaahay ha u naxariisto.
@saacidcaafi1045
@saacidcaafi1045 7 часов назад
Allahu naxariisto sheeq xasan Nasrallah
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 14 часов назад
Yahuud. Musiibo.Alaha ku. Rido
@abdallazimba8682
@abdallazimba8682 14 часов назад
Allha u naxariisto sheeqa😢
@mahadiadawe
@mahadiadawe 12 часов назад
USTAAN NIMANKAAS DHEXDOODA BAA LAGA KALUUMAYSTAY TAN KALE UMA MALAYNAAYO INAY HAYSTAAN GANTAALO CASRI AH HADAY HAYSTAAN MADAXDOODA LAMA DILEEN
@AbdulahiWacdi
@AbdulahiWacdi 9 часов назад
Oo.ayatulah.iyo.xasbulah.macaruurbaa.kolkii La Eego.qaabkay.uhadlayaan
@ahmedmire9143
@ahmedmire9143 11 часов назад
Asc. Xisbullaah ma heeysato hubka lidka diyaaradaha miyaa!?😮😮😮😮 Mahadsanidin Mowlid Iyo Mahamed.❤❤❤❤❤
@BashiirDiiriye-p1x
@BashiirDiiriye-p1x 13 часов назад
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@MaxamedBadri-kb7tf
@MaxamedBadri-kb7tf 12 часов назад
Innaa llillaahi wa Inna illayhi Raajicuun illaahay ha Siiyo naxariitii janatul Fardawsa hakawaraabiyo Illaahay Hagallo garabkooda dhamaan dadka muslimiinta ah Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
@CabdilaahiYasin-c9x
@CabdilaahiYasin-c9x 13 часов назад
Aamiin.ilaahay hakadhigo in israaiil laxashkeedii ay musbaarwaynkudhifatay israaiil waxaalagaadhay waqtigii laafjarayay
@mahamedqabatur1034
@mahamedqabatur1034 10 часов назад
mahamed cade horay ayaan kukushegay xisbulah iney buskudka kajilicsantahay
@AbdulahiWacdi
@AbdulahiWacdi 9 часов назад
War.aayatulah.soo.kan.lalacararay.caawa.xisbulah.sookuwan.iabay
@luulsheikh7156
@luulsheikh7156 12 часов назад
Innaa lillaahi wa Innaa ileyhi raajicuun allaha u naxariisto geesigii Islaamka Sh.Xasan Nasrallaah jannatul Firdowsa allaha ugu bishaareeyo.Allaha jabsho cadowga Islaamka dhammaantood.
@adanadow4967
@adanadow4967 13 часов назад
Maxamuud Maxamed Cade ma shiica baa waaba yaabee War ninyahow shiica waa gaalo shiikhnimo haku tilmaamin dad asxaabtii rasuulkeenii صلى الله عليه وسلم gaalo kutimaamayo xaasaskiisiina caayaya oo aflaagaadeynaya gaalana kutilmaamaya Shiica iyo yahuudba waa cadowyada ugu wayn ee Islamka kusoo wajahan.
@CraxmanMaxamed-i4i
@CraxmanMaxamed-i4i 11 часов назад
Ax ax ax waxan aad uga naxay Dilka Imaamkeyga shiiqeyga Waxan leyahay allaha unaxariisto shiikh xasan ranralaah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 inshalah wan u aari doonaa geesiga cadowgana wooka shaleyn doonaa
@asiaabdirizak8772
@asiaabdirizak8772 13 часов назад
Geesida nasrullah Waan ka xumahay. Iska caabintu way guulaysanysa inshaallah.
@dooradoradigag5475
@dooradoradigag5475 10 часов назад
X Hizbollah waxba lamajogan hano buun bunina inta waxbay tuuran shimber xata madilan
@abdirashidaliyuusuf357
@abdirashidaliyuusuf357 11 часов назад
Xisbulah waxan ugu baaqaya iney Israel lacadaabo canbaarayn waxba matarayso
@rukioabduqadir7036
@rukioabduqadir7036 14 часов назад
Ninkii qeykii loo xiirayoo soo qoyso adiguna qof kastoo muslineey sugeey hala baraarugo
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 10 часов назад
Sheekh xasan nasrulah wuxuu ahaa geesi halyey mujaahid baal dahab ah kaga jiray dunida muslimka yuhuud reer galbeed iyo adoontii carbeed way ku faraxsanyihiin
@SadiiqYuusuf-m2b
@SadiiqYuusuf-m2b 14 часов назад
Yuhudu waxay kudhax samaysten bariga dhexe jaajuusiin kuwaas oo usogud biya arimo xasasiya
@sharifafaqrudin6575
@sharifafaqrudin6575 13 часов назад
Sheikh Nasrallah waa noolyahay meel kuqor...........
@EllADHermonize
@EllADHermonize 9 часов назад
Walalo maxamed farintan iigadhi dunida islamka xamas illahay kama dhimanin waa uu lajira Lakin mascud madaxweynaha 🇮🇷 hala iskagadho
@abdimacalin4156
@abdimacalin4156 14 часов назад
Inaalilaahi wainaa ilayhi raajicuun ilahay ha unaxariisto xasan Nasrallah lubnaan iyo falastiin iyo muslimiinta dhamaantood
@adanadow4967
@adanadow4967 13 часов назад
Maxamed Maxamuud Cade umada soomaaliyeed been ha usheegin fikirka shiiciga ahna umada haku shubin adigoo diinta jaahil ka ah
@seynabcali4205
@seynabcali4205 14 часов назад
Ilaahey ha unaxariisto aad iyo aad ayaan uga naxay Ilaahey denbigiisoo dhan ha udhaafo Aamiin
@yusufbarud2813
@yusufbarud2813 12 часов назад
Hbn waan idinsalaamay wll marwalba warka,Aad soodaynasaa maxamad maxamuud cade hakujiro fadlan waa igacodsi
@issarashid9585
@issarashid9585 14 часов назад
Iran wa cada qatayal wayo xisbullah iyaga lugaha iyo gacmaha Haye si mareykanka uu ugu ogolado Dib ufurista galka nuclear koda
@AliDiiriye-w1e
@AliDiiriye-w1e 14 часов назад
Waxaan ka xumahay jileeca iyo daldaloolka xisbillaahi runtii bootada xisbullaahi iyo iiraan waxay iila muuqdaan inaan waxba ka jirin
@MohamedHassan-yw1fy
@MohamedHassan-yw1fy 7 часов назад
Madaxda xisbiga waxaa laga jaraa waxii eey ka geesteen Suuriya
@AxmedshkiikhShiikh
@AxmedshkiikhShiikh 13 часов назад
Inaa Lilaahi war nimankaan masakinta ah ee.laga shame eya madaxdii buu maxamad cade noo buunbuunin jiray
@abdimacalin4156
@abdimacalin4156 14 часов назад
Nin ka adag unbaa lawareegi doona waxna unoqon mayso xisbulaah
@AnjcabdiSiciid
@AnjcabdiSiciid 8 часов назад
Qasakawarama caawa ilaamaantaqasawar.loomahayo
@abshirhassan3848
@abshirhassan3848 14 часов назад
Geeridu wa xaq qof waliba maalintii ilaahay uu u qoray ayuu dhimanayaa. Taasi waa sax lknse shiicadu dadnimo badan ma laha iyo inay basaasiisnta ku dhex jirta dhexdooda ka feejignaadan/ Taasina waa dadnimo xumi haysta shiicada Iran iyo reer lubnean
@yusufbarud2813
@yusufbarud2813 12 часов назад
Hogaamiyaha xisbulaa sh xasan nasrulaa Alaha unaxariisto waxaan rajaynaynaa inuu soobaxo ku kasii Awood iyo kartibadan isha,Alaahu
@Rashiid899
@Rashiid899 13 часов назад
yahuuda marhore ayay calaamaystan qofkasta eey shaki ka qabeen
@abdifatahpashe608
@abdifatahpashe608 8 часов назад
Isha allah natanyahu oo lagu cibadaystay ayaynu maqli dhawaan
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 13 часов назад
Xisbullah xamas aya kaxoog badan wayo jajuus ayay iska ilaliyen
@ibnulqayim5022
@ibnulqayim5022 13 часов назад
Lubnaan ayaa ku caawisay yahuuda si xisbulah meesha looga saaro
@AbdiFataxcali-sy8be
@AbdiFataxcali-sy8be 12 часов назад
Scw scw scw scw alle ha u naxariisto walaken shekh xasan nasrulaah
@AxmedshkiikhShiikh
@AxmedshkiikhShiikh 13 часов назад
Bayruut baa labrburiyay walixisbulah talaabiib maduqayn
@MaxamudDamle
@MaxamudDamle 12 часов назад
nasiib ayuu leeya hadii yuhuudi dishay asagoo hadafiisa sax.daa haysta
@MOHANUR-l1g
@MOHANUR-l1g 11 часов назад
Geesi hayeey ayuuu ahaaaa runtiii badalkiiisa joogo
@waliyocadga9985
@waliyocadga9985 13 часов назад
Ninkaan waa Nin si adag isku ilaali jirey, lakiin isku soo duboo tiisii ayaa dhamaatey, falaqeyn kale uma baahana, meshuu ku dhimanayey ayaana lakeeney waana waqi Alle xagiisa ka soo dhanaadey mahadsanid
@Geranuke
@Geranuke 9 часов назад
Wax sidaas u jilicsan waligay ma maqal. Sidii ugaadhii ayaa loo ugaadhsanayaa
@waliyocadga9985
@waliyocadga9985 13 часов назад
Iiran waxaa fiican in aysan si toos ah dagaalka u galin waayo waa tiirka amaba xididka muqaawaninada, waana xooga ugu danbeeya ee furumaha imanaya, lakiin muqawinada Yaman, Ciraaq, Siriya, xibulah, xamaas ayaa kufilan in ia Israiil dhulka la simaan
@KaltunAbdille
@KaltunAbdille 10 часов назад
mida kale calaacalku waamaxay israil waxay samaynayso iyo aduunku ha arko maxay tahay. yuhud iyo islamku dagaal bay isku ogyihin aduun wax loo shegayo ma jirto waayo maraykanka iyo rer galbedku arintan kharijinta hogaamiyayaasha carabta iyo kuwa islaamka maraykan iyo yuhud iyo rer galbedka waa cadaw markaa dee hawlgalkoda wax ha ka badalen hubkay haystan ha riden begsigeduna ha ahaado talaabiib oo la dumiyo dukumdakum iyo meel banaan ha laga dhigo markaas ayaa yuhud laga raysan taas ayaa sax ah
@rachidnageeye7865
@rachidnageeye7865 11 часов назад
Marka hore allaha u naxariisto Xasan Nasrullah marka loo imaado iran waxay ilatahay ineysan wax talaab ayaan qaadi doonin
@zaakir2884
@zaakir2884 13 часов назад
Ina Maxamuud cadde waa caadifi aan marna caqli ku hadal. Maxamedow imisa god baa la innaga soo saaray oo aad tidhi ma dhicikarto.
@CarabeyMuxumud
@CarabeyMuxumud 14 часов назад
Alaha u naxariisto shiikh xasan nasrullah wuxuu hoomiye xalaal ah.
@adanadow4967
@adanadow4967 13 часов назад
Shiica waa gaala la jireen waligoodna sidaas unbay ahaayeen
@maxamedcalicusmaan8141
@maxamedcalicusmaan8141 14 часов назад
Iiraan ninka hadda ka ah madax weynaha isaga aya jaajus yahuud ah wa sida kucad isbadel-donkiisa dimoqaraadi o ah ciidamada kacaanka xitaa u donayo inu bur-buriyo.
@halimahersi8454
@halimahersi8454 10 часов назад
xazamulaah wax tabara umalaabno saasan isleeyahay
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 10 часов назад
Walaahi waxay maanta u tahay muskimiinta maalin madaw waayo wuxuu ahaa geesi halyey wan ka xumahay
@cabdicali8730
@cabdicali8730 12 часов назад
Ilaahay ha u naxariisto xasan nasrallah laakiin basaasiin basaan ayaa ku jirta ururka
@KaltunAbdille
@KaltunAbdille 10 часов назад
sck maxay xorayn waaba la haysta wadanka lubnaan iyo xisbulah waa wadan ay haysato yuhud sirdonkoda iyo kuwa u adeega ayaa ka xogbadan xisbulah iyo lubnaanba marka maxaa la gudbon xisbulah oo talo ah hadiiba ninki ugu danbeyay la dilay kuwi horana hore loo laayay maxay sugayan oo haray hada waxaan kula talin lahayn in hada ay qabtan shaqada u taala oo ah talaabada kobad waa in ay baabiiyan yuhuda magala madaxdeeda talaabiib wax wax laga garto ma aysan qaban hada ka hor ee hada kow talaabiib ha la dumiyo hada duqayn kama hadlayno waa in talaabiib laga dhigo dukumdakum meel banaan. waxa ku nool talaabiib xataa xayawan waa in uu baqtiyo waa meesha dagalku kaga socdo xisbulah ee madaxda kufarta yuhuda ay daganyihin. hadabo hadii aysan saas yelin xisbulah waxba ma hayso meelkale ayaysan taaban xaarantu talaabiib ha dumiyen waa niman dayacan xisbulah horta magaala madaxda ha dumiyen talaabiib hadii kale hoog ayaa sugnaaday
@Baremaxamed887
@Baremaxamed887 11 часов назад
Waxaa. Maqlay warar sheegaya in iiraan lafteedu ay dilka lug ku lahayd. Hadaba Haday iran dilka xsn nsr ay qayb ka ahayd iyadana way u dhamaatay xaqiiqatan waayo maah maah ayaa tidhaa ninka gabadhaada ku socda inantaada ood siisaa ma deeqo
@Engineer-sl3hf
@Engineer-sl3hf 13 часов назад
Waqtigii ayaa dhamaaday loo ooyimaaye waa loo aareyaa
@AxmedshkiikhShiikh
@AxmedshkiikhShiikh 13 часов назад
Baadiye cidla ah oo laga qaxay bay duqeeyaan war xuutiyiita baa u aaraysa
@abdimuhumed2893
@abdimuhumed2893 13 часов назад
Alle ha unaxariisto hassen nasty llaahi waa uu shihiiday
@xasancali438
@xasancali438 13 часов назад
Asc mowliidow walal sheekha allah ha unaxariistee wakhtigiisa ayaa dhamaadey waxan u maleeynayaa israail way faashataa falkana way taqaanaa takale si xun ayey udhex gashey iydoo gaal iyo islaaba adeegsanaya maadaama ay dadku danyar yihiin
@AbdiGabre-y3c
@AbdiGabre-y3c 14 часов назад
Inaa lilaah wa inaa ilaahi raajicuun ale haw naxariisto 😢 lakin waxba iska badali maayo waayo dagaalka
@cumarmaxamed8253
@cumarmaxamed8253 13 часов назад
Iiraan ayaa midba mar iibsaneysa maxaa yeellay kii tahran lagu dillay bey ka jawaabi lahaayeen weyna ogyihiin in Israel ay damacsan tahay iney iiraan ay dagaalka Soo galiso intaa ayeyna u jawaabi la yihiin
@AxmedshkiikhShiikh
@AxmedshkiikhShiikh 13 часов назад
Hadaan nahay beesha ogaaden waanu uaarayna xasn nasrulah
@iidalabari3388
@iidalabari3388 14 часов назад
Xamas ayay dignin uty iyo sinwaar waa inuu digtooni Galo ilaa inta lagaadhayo maalintiisa ala ha ilaaliyo insha alaah
@cabdirashidshawr7664
@cabdirashidshawr7664 9 часов назад
Ale ha jabiyo yuhuud iyo cidii lasocotaba
@FuaadBarqad
@FuaadBarqad 10 часов назад
Ragii nasrulah badali lahaa wax ma ka nool yihiin
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 14 часов назад
Falanqeeye mahamed m. Cadde aad iyo aad buu u mahad san yahay .
@NoradinAbdi-pi5kn
@NoradinAbdi-pi5kn 13 часов назад
Allah 😢😢😢😢😢😢😢 haw naxariisto 😢😢😢😢😢
@islamisthebestreligion1738
@islamisthebestreligion1738 13 часов назад
inaa lilaahi wa inaa rajaun rabi ha u naxariisto 😢
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 12 часов назад
Anagoo dhan baa u barooranayna walaahi😢😢😢
@museomar3911
@museomar3911 13 часов назад
Allaha unaxa riisto Allaha u naxa riisto
@ruqiyocabdullahi3932
@ruqiyocabdullahi3932 14 часов назад
حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم انصر اخواننا وفلسطين خاصة اهل غزة ولبنان اللهم عليك اليهود الظالمين وأمريكا الحاسد
@mohamudmohamed7543
@mohamudmohamed7543 14 часов назад
Haa waxbaa dhacay waanka xumahay waxadhacay
@MaxamedDoon-i5e
@MaxamedDoon-i5e 13 часов назад
Israa iil madilin ee mareeykan baadiley
@barlinjama8423
@barlinjama8423 14 часов назад
انا لله وأنا اليه راجعون الله يرحمه ويغفرله ويسكنه فسيح جناته ويلهم أهله الصبر والسلوان يارب العالمين! كل نفس ذائقة الموت اللهم يا منزل الكتآب ومجري الصحاب هازم الاحزاب اهزمهم وزلزلهم ونصرنا عليهم اللهم اعز الإسلام ونصر الإسلام والمسلمين اللهم اعز الإسلام ونصر الفلسطين واليمن والشام والعراق واللبنان وجميع المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الأحياء والأموات يارب العآلمين اللهم تقبل شهادة اللهم امين يارب العالمين وصل الله على نبينا وحبيبنا ورسولنا محمد صل الله عليه وسلم واخر دعوانا أن الحمد لله ربّ العالمين! جزاكم الله خيرا كثيرا
@noobbootchanel3766
@noobbootchanel3766 13 часов назад
Sidey wax usocdan waan garan la ahy😢
@abdiazizmaalim4470
@abdiazizmaalim4470 9 часов назад
Very painful to hear each and very time the death of the heroes of Muslim leaders This is shameful to the big Islamic state who are watching happly what is going on in Gazah Why are we calling ourselves Islam if we can't help our fellow Muslims who in room temperature Saudi Arabia 🇸🇦 their work is only eat and sleep and help the Enemies of Muslims Saudi Arabia are more powerful than USA 🇺🇸 but They are under the custody of USA very shameful
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 14 часов назад
Asc Mohamed. Galab wanaagsan
Далее
Avaz Oxun - Yangisidan bor
14:29
Просмотров 434 тыс.
"Когти льва" Анатолий МАЛЕЦ
53:01