Тёмный
No video :(

DEG DEG Hubkii Liibaan Shuluq oo lagu Bililiqeestay Caabudwaaq & Xiisad ka taagan, Itobiya oo.Qoor Q 

Suldaanka TV.
Подписаться 415 тыс.
Просмотров 34 тыс.
50% 1

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Опубликовано:

 

23 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 26   
@user-co3rr1jr7v
@user-co3rr1jr7v Месяц назад
Kow Kow iiwad oo hadana iiwad sheekada waar maxaad tidhi???!!! Baga oo Baga oo Baga oo geesiyaasha caabudwaaq MRXN ay qabsadeen hubka iyo rasaastan cadawgeena iyo calooshood u shaqaystayaashu rabeen inay ku xasuuqaan shacabka somaliyed ee gobolada dhexe iyo shacabka puntiland WOW 👌 👏 WOW 🙏🙏👏👏👏💪💪👏👏👏🙏🙏
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu Месяц назад
geesiyaal lawareega oo isku difaaca dowlad ma jirto mudog oo dhan inta is deysaan hubkaad aragtaan la wareega oo gobalkiina ilaashada
@user-bc1rf1tx8f
@user-bc1rf1tx8f Месяц назад
Warka waa dhanyahay ..hadiiba Ethiopia ka Yimid.....waa in leysku diro umada Somaliyeed .....
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 Месяц назад
Mareexaan awoow gooda u duceeyay markaad yaabtaan allaha inii yasiro❤❤❤waligood hoos ma noqonayan❤❤guulaysta❤oo cadawgiina meel uga so wada jeesta❤❤from puntland❤😊😊
@user-ew2zf6pm8o
@user-ew2zf6pm8o Месяц назад
Marexaan hub helay ragbuu wasayaaa
@user-co3rr1jr7v
@user-co3rr1jr7v Месяц назад
Maashaa allaah tabaarakallaah 🤲 Geesiyaasha reer caabudwaaq guulaysta 💪💪💪goor kasta iyo goob kastaba illaahay idamkiisa 🤲Geesiyaasha caabudwaaq maanta waxay gacanta ku dhigeen dhagartii ugu waynayd ee cadawgeena iyo calooshood u shaqaystayaashu doonayeen inay ku halaagaan shacabka somaliyed wallee iyo billee reer caabudwaaq waa geesiyaal aan la loodin karin WOW 👌 👏 WOW
@mohamedderia3522
@mohamedderia3522 Месяц назад
Liibaan Shalluukh Malluukh waa dhacan yahay
@abdikhaliqjibril7726
@abdikhaliqjibril7726 Месяц назад
Waxaan ku qoslay website ka Caasinadda online oo yiri hubka waxaa iska lahaa kulane Jiis. Waxaan isweydiiyey ma liibaan shuluq baa kulane jiis noqday.
@amaaweys1554
@amaaweys1554 Месяц назад
D5 not aesy
@mohamedderia3522
@mohamedderia3522 Месяц назад
Hubka AS ayaa loo wadey
@CabdikariinIbrahim-kj9cw
@CabdikariinIbrahim-kj9cw Месяц назад
Larixaa reerka uu roon qeebsada
@DalabMaxamed-nc7pm
@DalabMaxamed-nc7pm Месяц назад
Itoobiya nin wax masiiso kamana iibiso shaqsi waa qalab dowlo soo dhiibtey dowladna loosoo dhiibtey waa sidaa macnuhu caabudwaaq guuledta waa sidaan rabo indha furnaan waa inoo sidaa
@Mohamed-ali-abdule
@Mohamed-ali-abdule Месяц назад
Liibaan shuluq waa Cansar ku yaala galmudug dagaalkii qabiilka isagaa lagu eedeeynaa kaalmada shabab isaga lagu eedeeynaa war ninkaan dhib badanaa maanta laakiin hub ayaa loooga dhargay balaayo foolxumo badan 5:33
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c Месяц назад
Waaba dadka cadawga u shaqeeya hadii hubkaas itoobiya soo siisay Waayo itoobiya iyo soomaaliya. Waxa ka dhexeeya waa la ogyahay.
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 Месяц назад
Sidee shaqsi uu ku soo galin karaa dalka ama uu ku lahayn karaa iyada oo aan xasan dhiiqo lug ku lahayn
@DalabMaxamed-nc7pm
@DalabMaxamed-nc7pm Месяц назад
Xasan baa soodhiibey waxa larabey inlagu làayo daaroodka macnuhu waa intaa
@MahamedYoussoufabdi
@MahamedYoussoufabdi Месяц назад
Guul Iyo Gobanimo Mar dhika iyo lafah
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 Месяц назад
Maxay tahay sababta xasan uu u wacay qoor qoor haddii uusan arintaan uusan wax ogayn..
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Месяц назад
Xasan gurguurte ayaa hubkaan soo iibshey oo uu wadanka burburiyo
@KydtisKdgdgkdgk
@KydtisKdgdgkdgk Месяц назад
Shacbka somaliyed ...itobiya..ineey isku babiso...itobiya..wa leyskaqaban wa yeey...cilaqadke...wax iskacad ...shacbka..somaliyed isku babiso...dal bay aan cidilahayn ...dowladiba dowladey kalidato...sohaweysaneyso...xasan shekh hays casilo sida dalka iyo daadka lobadbadiyo..musharax..🙂
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 Месяц назад
hubkaan waxa larabey in qoorqoor lagu dumiyo baga loo qaatey
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c Месяц назад
Ma itoobiya ayaa soomaaliya hub siinaya. Hadaa maxaa loo lahaa dagaal ayaa inaga dhexeeya. Waxaasi wax la dhegaysan karo ma yahay
@AbdiHassanabdi007
@AbdiHassanabdi007 Месяц назад
Mareexaan doofaar baa idin dhashay ( Maad shabaab la dagaalantaan waa adinka ( sacad iyo saleebaan la dagaalayee?
@alihassanawil8789
@alihassanawil8789 Месяц назад
Dhulkood ma shabaab aya jogah mise adiga ku dhex jogata bal wakaase ha timadoh
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm Месяц назад
Beenta da
Далее
Never Troll Shelly🫡 | Brawl Stars
00:10
Просмотров 1,6 млн