Тёмный

Deg Deg Ibrahim Caydiid Oo Fashiliyey Sirta Xisbiga Waddani, Xidhiidhka Somalia & Qorshaha Socda 

Arabsiyo News
Подписаться 171 тыс.
Просмотров 54 тыс.
50% 1

Deg Deg Ibrahim Caydiid Oo Fashiliyey Sirta Xisbiga Waddani, Xidhiidhka Somalia & Qorshaha Socda
ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

Опубликовано:

 

16 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 207   
@starxMm2
@starxMm2 7 дней назад
Ibrahim Aydiid , mala'igta Allah ha ku ilaliiso indr
@abdikareemhassan2735
@abdikareemhassan2735 7 дней назад
Beenta uu kuugu waramayo ayaad ku taageeraysaa
@zahraabdula1553
@zahraabdula1553 7 дней назад
GUUSHA YAALEH SNM GUUL IYO GOBANIMO SOMALILAND ❤❤❤ ♥ ❤ 👌
@GadgetGalaxy-hq5ix
@GadgetGalaxy-hq5ix 6 дней назад
33 sano kohor bay guushu raacday snm. waqtigoodii ay ku soo beegmeen wuu dhamaaday.
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 6 дней назад
IS CUN CIIL IYO CAY KU NOOL MUNAFIQ ILAAHAY KA GO SOMALILAND WA MID WA QARAN WA DOWLAD WA NABAD WA SOMALILAND HADAL WAX KU GOYN MAYSID WAL WALO 😂😂😂😂😂😂​@@GadgetGalaxy-hq5ix
@ibrahimjibriil7674
@ibrahimjibriil7674 5 дней назад
SNM Lama iloobi karo ee aan ka hadalo wax- yaabaha khuseeya nolosha iyo walaalnimada.
@AhmedAbdallah-nm7fm
@AhmedAbdallah-nm7fm 4 дня назад
بارك الله فيك اخي ابراهيم عيديد 🎉
@yurub5288
@yurub5288 7 дней назад
Mashalla Allah guul somalilaan cadowgeedo hajabo ilahay habadiyo Adoo kale 👏👏👏✊✊✊✊❤❤❤💚💚💚🖤🤍🤍🤍🤍
@user-jv9gi2jg7t
@user-jv9gi2jg7t 7 дней назад
Wadankan wax xoreeyey SNM TAARIIKHDOODA LAMA QARINKARO GUUSHA YAA LEH SOOMAALILAND CIIDANKA QARANKA GUUL GUUL ❤❤❤❤❤🎉🎉❤❤
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 7 дней назад
mujaaahid ibraaahim muwaaadinnnnnnnn dalkisa iyo dadkisa difacanaya alllle haku barakeeeyo
@AminaAli-kt3db
@AminaAli-kt3db 7 дней назад
Mashaalah madaxweynaha mustaqbalka beednilah ibrahim caydiid nolow adiga iyo cabdishukuur noolada
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 6 дней назад
INSHAA'ALLAH SOMALILAND WAY GUULAY SAN XASID IYO CADOW WA U JABI SOMALILAND VIVA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc 7 дней назад
Ibrahim Caydiid Alloow nookaa badi adoo kale geed-deeble aabahay oo dhaawac ahaabaa yaalay tolow Ibrahim hibo caydiid ma wllo ayay ahaayeen gurigayaga ayay inta badan noogu Iman jirtay Allah yaraxmaha
@mohamoudsaid471
@mohamoudsaid471 6 дней назад
masha allah nin adag mr ibraahin keep going my brother
@museibrahim2796
@museibrahim2796 7 дней назад
Maansha Allah muj Ibrahim caydiid, Guul JSL somaliland
@LaylaMaxamud-y6m
@LaylaMaxamud-y6m 7 дней назад
Ibraahim caydiid guul qaranka jamhuriyada somaliland tariikhdaa xusi Ibraahim caydiid madad qaran
@gulaidismail4584
@gulaidismail4584 6 дней назад
Guul Somaliland 💪💪💪
@SahraAdanAbdi-l9c
@SahraAdanAbdi-l9c 7 дней назад
Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤❤❤❤💚💚🤍🤍❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰💪💪💪💪🙏🙏🙏🙏🥰🥰🥰🥰🥰
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 7 дней назад
Maanlinta dhirta hoosteda abtigeeye oo dhawac ahaa oo habenki ugu horeysey ciidenki soo galaye aha ayaa kuu dhintaye maalinta aneeyo Ayaan joogaye Ibrahim caydiidow marqaati Ban ahaa walaahi mashaqa dhacdeey 😢😢😢😢😢😢😢😢😢 waale maa ilaawo maalinta
@Jimcaale-gq8ou
@Jimcaale-gq8ou 7 дней назад
Aniguna anayo ayaan joogey, malintaas maalintii Ku xigteyna hooyadey ayaa Ku umushay ilmihii aniga igu xigey
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 7 дней назад
Maa xasusata dhawaaca 8 daa habenimo ayaa laakeni jiiraye geede deble mise biyaha shina been ayee ahayde maa xasuusto ee gadhi xumbuliho dhawac lagu keeni jiraye 😢😢 waxan xasuusta haben marka dhawac laa keeno dadko dhaan baa kuu soo aruuri jiraye see ayee qoof une kaa gartan ade Ban uu yaara markasa isdul tagaye Will luugta laa gooynayo bilaa suuxdin oo 😢😢qaaylada Iyo cabade ax ax maa ilaawo wilka wlaahi wuu ii horyimada qaaylada zumxanallah 😢😢
@IbrahimAhmed-yk5ls
@IbrahimAhmed-yk5ls 7 дней назад
Illaahay haw Nariisto mujaahidiintii inaga dhimatay 🤲🤲
@Abdirahmanmohamed5104
@Abdirahmanmohamed5104 7 дней назад
Ibrahim Caydiid waa Geesi Qaran
@abdullahabi3362
@abdullahabi3362 7 дней назад
Ibrahim caydiid waa halyey qaran waxaa daaquudin ah kuwa ku biiray wadani warkooda cid dhegaysayasaa majirto
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 7 дней назад
Ibraahim caydiid ilaahay haku xiftiyo cadawgaagana hajebiyo
@faizaawil1955
@faizaawil1955 7 дней назад
Ibrahim Caydiide guuleso waliga
@MaxamuudMeecaad-b6j
@MaxamuudMeecaad-b6j 7 дней назад
Somaliland guul ❤❤itoobiya guul ❤❤itoobiya our brothers well come ❤❤cadawga somaliland waa soomaliya iyo jabuuti iyo masar iyo turky iyo qadar iyo saxafada somaliland alaha haligo
@AdanSiyaad-mj8jr
@AdanSiyaad-mj8jr 6 дней назад
Arabsiyo guulaysta ❤
@faizaawil1955
@faizaawil1955 7 дней назад
Guulo SNM guulo iyo gobbonimo ❤️❤️❤️
@sacadismacil1834
@sacadismacil1834 7 дней назад
Mujaahid ibrahim caydiid cadawgaa ha jabo guulayso
@MaaslaxMaxamed31
@MaaslaxMaxamed31 7 дней назад
Mujahid Ibrahim caydiid guuul ❤❤❤❤
@nuuxsamaale3138
@nuuxsamaale3138 7 дней назад
Ibrahim caydiid inaabtigaa yaad u eexatay
@HabiibaApdi
@HabiibaApdi 6 дней назад
Ibraajin caydidmujaajid guulayzo
@HabiibaApdi
@HabiibaApdi 6 дней назад
10:27
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 6 дней назад
ILAAHAY HAKU XAFIDO MR CAYDIID
@user-su2gh4qy8n
@user-su2gh4qy8n 5 дней назад
Mashallah tabaraka raxman ilahay ha ku xafido yaa rabbi ❤❤❤❤
@AbdirisakOsman-t8k
@AbdirisakOsman-t8k 7 дней назад
Guusha somaliland ibrahim ❤
@yurub5288
@yurub5288 7 дней назад
Guul somalilaan
@AxmedColad-ls3mv
@AxmedColad-ls3mv 7 дней назад
Arabsiyo news iyo ibraahin caydiid halyeeyo qaran guusha qarankaale
@user-yy8jw1pr7b
@user-yy8jw1pr7b 6 дней назад
Guuul. iyo. Gobanimo. SNM❤❤❤❤❤❤❤
@sumayayounis3970
@sumayayounis3970 6 дней назад
Masha Allah tabaarallah guuuuul somaliland iyo ibrahim caydiid 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ladanladan1718
@ladanladan1718 6 дней назад
Taariikh dii geed deeble Tula iloobi karo maaha ilaahayoow u naxariiso intii dhimaty
@maxamedsiciid669
@maxamedsiciid669 5 дней назад
Waan salaamayaa mujaahidka aqoon dheeraada ayaan u aqaan
@HassanWarsame-bk3sv
@HassanWarsame-bk3sv 7 дней назад
🎉🎉🎉❤❤❤❤ibr gull
@user-xj9jx5cg8o
@user-xj9jx5cg8o 7 дней назад
Xaysakallaah ibraahim daljure allaah ku xafido
@CabdiiJaamac
@CabdiiJaamac 7 дней назад
Waanu lasoconaa dhuuniraacyada cadawga ufataala waxbase inaga qaadimaayaan isha allaah guuuuul soomaalilaan
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 7 дней назад
guul qaranka soomaaliland
@user-xj9jx5cg8o
@user-xj9jx5cg8o 6 дней назад
Mujaahid ibraahim daljire xayaakallaah allaah ku xafido
@HadoofCabdi
@HadoofCabdi 6 дней назад
Mujaahid ibraahin caydiid ilaahay haka rali ahaaddo
@MaxamadAdan-nr7rd
@MaxamadAdan-nr7rd 4 дня назад
Dhaman asaxabta koimidiyada qoray waan idin salamay, Ibrahim caydid waa gesi qaran, Marka dadki dalkani u dhinta halo duceyo dhamantot
@Abdiqadir_Omar
@Abdiqadir_Omar 6 дней назад
Masha allah Mujaahid Ibraahim Caydiid in uu halgamaayahay si cad ayey iigu muuqatay dhulkaasi iyo deegaanadaasi uu ka sheekeeyey xaadir ayaan ahaa aniga oo yar oo aanu kolba geed ka hoosgali jirnay diyaaradaha dagaalka gaar ahaan deegaanadaasi Geed-deeble, Anayo, Dabacun, Udaan, dhagax kuure, ilaa Alley-Badey oo ay naga daba timid diyaaradu dhawr jeerna aan joogay markii ay duqaynaysay Aniga oo Live u arkaaya. Ibraahim Caydiid muwaadin dhab ah oo dalkiisa Somaliland jecel ❤
@18maychannel23
@18maychannel23 6 дней назад
Taariikhdu iyadaa isqorta xaqiiqaduna waa sidaa ibrahim sheegee dadka xorta ahi qofka wuu uqiraa xaqiiqada tarikhda lasoowada maray ee aan laqarinkarin halkankaasi ragbuu kalasaaray ❤❤❤ gulayso mujahid
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 7 дней назад
Asc ibrahim waa geesi qaran waa really hero noolow cadowga gudaha iyo kadibad ha jabo maan teey ugu darayan xisbigi buura fuulka ah oo soo qaar an calankii buluga ah soo gaatey ciro fagash Maliyah gadhi kar ibrahim cadiid Arabias news halyayo qaran guul Somaliland
@faisalmohamed7125
@faisalmohamed7125 7 дней назад
Mujahid Ibrahim halyeey qaran
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 6 дней назад
MR CAYDIID ILAAHAY LAAHAY HA KU XAFIDO
@lailadumbuq3695
@lailadumbuq3695 6 дней назад
ibraahin caydiid geesi dhaba halyey qaran
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 6 дней назад
Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Madaxweynaha qaranka Guul
@zahraabdula1553
@zahraabdula1553 7 дней назад
Salaan sare Abdishukuur ❤❤❤❤❤❤❤ iyo Mujaahid IBRAAHIM Aydiid Manshalah Tabarakala GUUL IYO iyo Gobanimo cadawga jaban jir oo joog ❤❤❤ ♥ ❤ 👌 🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤
@ugaasoibrahim6516
@ugaasoibrahim6516 7 дней назад
Sallamu caleykum salaan kadib lbrahin caydidi iyo socdalki madax weyne muse bixi wey ku hinasen ibrahin caydid waa madax weynaha mustaqbalka didow dilac somallilan guul iyo gobanimo,
@aaminozmohamed991jamactimo5
@aaminozmohamed991jamactimo5 5 дней назад
Guul somaliland incha alh ❤❤❤
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 6 дней назад
Wadani wey cadaysteen cadowga qaranka NO VOTE wadani YUSRA NO VOTE cadowga qaranka NO VOTE YUSRA FAQASH
@user-sv7yz8uk5s
@user-sv7yz8uk5s 6 дней назад
Qaran guul
@abdicasismaxamed2172
@abdicasismaxamed2172 6 дней назад
Ibrahin caydiid geesi qaran mujaahid halganaa ibraahin caydiid
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 7 дней назад
Guul soomaalilaan ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@saadismaelsaad6891
@saadismaelsaad6891 6 дней назад
SNM SNM SNM VIVE
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 6 дней назад
🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺 Somaliland 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪 guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪 guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪💪💪
@maxamedibraahim9947
@maxamedibraahim9947 6 дней назад
Ninkani ma dadwaalan ayuu la hadlaa mise ciyaal malin kasta caqliga dadka ayuu caayaya waar xishood oo ilahay ka baqo
@UbahMohamed-t4g
@UbahMohamed-t4g 6 дней назад
💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💪💪💪💪💪💪💪💪somaliland guuuuuul somaliland somaliland guuuuuul somaliland somaliland guuuuuul somaliland somaliland guuuuuul somaliland 💪💪💪💪
@LaylaMaxamud-y6m
@LaylaMaxamud-y6m 7 дней назад
Guul
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 6 дней назад
ILAAHEY HA KARAAMEEYO MUJAAHID IBRAAHIN CEYDIID WAA GEESI SOMALILAND MA LAHA WAX CULIMO LA YIDHAAHDO WAA WADA SHE MUSTAFE OO AH DOQON MAGAC IYO ADUUNYO JECEL
@samirafarah8085
@samirafarah8085 7 дней назад
Mujahid Ibrahim caydiid🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹👍👍👍👍😋👍👍
@mowliidabdi6030
@mowliidabdi6030 7 дней назад
Viva buur madow viva buur madow Viva boqor buurmadow 😂😂😂😂😂
@ifrahcumar4352
@ifrahcumar4352 7 дней назад
❤❤❤❤❤❤
@mahadguray4241
@mahadguray4241 7 дней назад
Ibraahin duufle oo meelahaa niic la fadhiya waanu ka yaabnay beentiisa iyo niicdiisa maantaba muj:iyo niic ku waalatay
@Eazy-q8l
@Eazy-q8l 7 дней назад
Masha allah mujahid wanu kula jiran dagalaan kuwaan waynu jabinanya nolo buguur❤❤❤❤❤
@UbahMohamed-t4g
@UbahMohamed-t4g 6 дней назад
💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️somaliland viva guuuuuul somaliland guuuuuul somaliland somaliland guuuuuul somaliland somaliland guuuuuul somaliland somaliland guuuuuul somaliland somaliland guuuuuul somaliland somaliland
@caashash.ismaaciil2539
@caashash.ismaaciil2539 6 дней назад
Waa axmed dacaamiye
@qaniahmed9241
@qaniahmed9241 7 дней назад
Ibrahim Caydiid iyo C/Shakuur 2ba halgamaa oo dalkan ku qaaliya ILAAHAY Khayr badan ha idin siiyo.
@umuuqdeofficial1664
@umuuqdeofficial1664 7 дней назад
Xaqiiqdii layaqaanay buu sheegaa ninkani waa muwaadin dhaba
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 6 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zakirboss143
@zakirboss143 7 дней назад
Ku jiidi maayeee jaar ha ila noqon 😂😂
@ZahraIbrahim-b9k
@ZahraIbrahim-b9k 7 дней назад
Maalintaa ay dhawaca bada inaga laysay waan joogay geed deeble
@qaniahmed9241
@qaniahmed9241 7 дней назад
Aduunka waxa ugu daran Nin Sheikh Diineed sheeganaya oo Munaafaq , ILAAHAYOW ku abaal mari Ciqaabta ay mutaysteen..
@user-lx8eb8gc5f
@user-lx8eb8gc5f 6 дней назад
Markay wada sawirnaayeen wasiir kaahin iyo Madaxda Somalia, ma Muxaadayray isigu yimaadeen Mise Salaadii Jimcaha iyo Tasfiirkii Sheekh Dirir. Miyaanay kuwaasi Somali ahayn naca iyo xumaanta soo noq noqotay ha layska daayo.
@UbahMohamed-t4g
@UbahMohamed-t4g 6 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 6 дней назад
Culimada kuwa ugu caansan Somaliland waxay ka mid yihiin ururka ictisaam sida Sh. Dirir, Sh. Mustafe oo aan iyagu caddaysan, laakiin kuwo kale ayaa iyagu caddaysta oo ka hadla masaajidada Burco iyo Hargaysa. Markaa madaxdooda joogta Nairobi iyo Muqdisho uma jawaabi karaan
@LaylaMaxamud-y6m
@LaylaMaxamud-y6m 5 дней назад
Guul jamhuriyada somaliland markale madaxwayne muse biixi
@Halgame334
@Halgame334 7 дней назад
MUJAAHID IBRAAHIM ILAHAY HAW NAXARIISTO ILLAAHAY ABAHA MUJ AYDIID IYO DHAMAAN DHACAB KEENII IYO MUJAHIDIINTII QARANKA UGEERIYOOTAY....
@mohamedyussuf3813
@mohamedyussuf3813 7 дней назад
Khaladka uguwayna ee snm gashay wuxuu aha adya aar goosanlahaayen waxan maanta inagudhaya mudhaceen
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 7 дней назад
Waa xaqiiq nacasnimadii inaqaaday 1991 ayanu abaalkeedii helnay ..ma maanta ayaa dhulbahante iyo faqash ina eryan lahaayeen oo ay hadli lahaayeen
@shabeel7467
@shabeel7467 7 дней назад
Halgamaa Mujaahid Ibrahim Caydiid waxaanu leenahay jazaaka Allah Khayr halgankaa aad soo gashay adiga iyo mujaahidiin tii shihiidayna waa ku mahadsantihiin xornimadaa maanta aynu ku neecawsanayno ee naftiina usoo hurteen kuwii f aqashta ku habsaamay ee meelahaa ka nacnacleeya ee SNM aad u neceb sida Ciro iyo Cabdiqadir Jirdeh na Isku xishooda xaasidnimada mujaahidiintii SNM xasidaysaan waa la idiin ogyahay kabahooda inta nool maantana ma gaadhaan .
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 7 дней назад
Mujahidnimada gud: inanad ku fanin wad ku saxantahay, wadani somaliyanimadeda maqarsto nin ku diidiyo nin ku donaba way cadaysty Meshay donanba hajogan 5ta somali e waxa kala jira culimo iyo cuqubo Waxa dalkena cadawga ku ahina Wa cuqubada calaamo kudhacdy Diintana way ku gabadane maamul Ay jsl somaliya isku qabsadaan iyo Lacag waxn ay u xusul duubayan Shekhna maahe umal uun dhaha Insha allah waan gulaysanay mou Citiraf iyo horumar barwaqiyo iyo Amniba, wayo cidna waxba kama Haysano waxna umaynan dhimin Ilahayna waxba kama qarsona
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 6 дней назад
S N M 🩸🩸🩸 🩸🩸 lsaaqa geeeeeeeis 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁 Waalaalaaldaaye 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁 lsaaqa 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁 lsaaqa 🦁💪💪💪💪 guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 6 дней назад
Suxufiga ushaqeeya dawulada limit ayuu leeyahayi caalamka ee iska ma hadlo
@ikraammahmoud790
@ikraammahmoud790 7 дней назад
Mujahid ibrahim geesi geesi dhalay Guul somaliland
@caashash.ismaaciil2539
@caashash.ismaaciil2539 6 дней назад
Was runtaa
@aadannuuriye3937
@aadannuuriye3937 6 дней назад
Muxui fashilinaya ibrsahim duufle dhiig walaalkii huwane war aaway xasuuqii aa ku samayseen dhulbahante taariikhda ayaa ku sheegi doonta duufle
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 6 дней назад
Yaab Calankan cusub
@jaylaaninuuri5442
@jaylaaninuuri5442 6 дней назад
Waxan xusuustaa anigoo 9 jir ah oo jooga anayo goor casar ah meel wada dhir ah oo dacartu ku badan tahay waxan arkay nin basaas ah oo ku hadlaya xadhkaha dhegaha la gashado ileyn hoostana waxa ugu jiray raadyaha policku isticmaalo nasiib wanaag imuu arag aniga markiiba waxan fahmay in uu isgaadhsiin ku hadlayo waan soo cararay waxan u imi nima SNM ah oo meesha ka dhawaa waan u sheegay markaasay isoo raaceen intay qabteen oo raadyihii kasoo saareen ayay kaxayseen xagaa iyo geeddeeble Ninkaasi wuxu soo hagayay madaafiic meesha ku soo dhacaysay Waa maalmihii biyo shiinaha faqashtu soo gashay
@IbraahimCawil-qe6bu
@IbraahimCawil-qe6bu 7 дней назад
Degdeg xisbigii kulmiye ee qoomuluudka laga fashiliyey ee cadowga diinta laga fashiliyey ayaa hadlaya
@nadiraosman6726
@nadiraosman6726 7 дней назад
Qaaraxland Amisonland Aalshababland daadqalotoland terroristerland faqash jaamjam qaadadwen uuf kaa ahaw Somaliland
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 6 дней назад
❤🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CabdiBoos-f8p
@CabdiBoos-f8p 7 дней назад
Waan kusalaamay alxaqiiqa reer somaaliland wey ogyihiin kawax utara iyo kawayeelay
@siraadxasan2770
@siraadxasan2770 7 дней назад
Culimadeennu ducada ayey inoo hayaan waxay ka xishoonayaan inay la qastaan waxmagaratada caqliga yar uma qalmaan inay u jawaabaan.. Guulbay Soomaliland ku dambaynaysa idamka Ilaahay cid aan Ilaahay ahayn oo wax inaga qaadaysaa ma jirto.
@HirsiHILDED
@HirsiHILDED 7 дней назад
Madax weynuhu hayska Nasto sidasa uqurux badan Cafimadkisuna ku jira
@AminaAli-kt3db
@AminaAli-kt3db 7 дней назад
Somaliland gool gool beednilah ❤❤❤
@aaminacabdirahman7853
@aaminacabdirahman7853 7 дней назад
Nin soori kasqaaday waanin seefi kaaqaaday
@Ahmed-v6g8g
@Ahmed-v6g8g 6 дней назад
Dee wax kasta ha noola imanina Arabsiyooy, afkii kulmiye ayad nagula hadlaysaane
@abdikareemhassan2735
@abdikareemhassan2735 7 дней назад
Odeygan waa odey beenta shaaruba u soo xiirtay inshaalahu ciro wuu soo baxay adna lelefkaagii muusa biix wuu goayaa
@hashimmohamed4698
@hashimmohamed4698 7 дней назад
Wax ka lumay dhqanka iyo dadnimadaad hada maanta ka väfiicanatahay.
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d 7 дней назад
Arabsiiyo waa oromo oromo dhashay dalka haga qabto oromodan cadawa aan qarsanayn
@user-horo
@user-horo 7 дней назад
Muj xalaal ah mudane gudoomiye Ibraahim Caydiid cimirigaa hajiro waxaad tahay gaadh hayaha somaliland sharaf iyo karaamo badan kunoolow 🙏👍waa m caways
@user-bm7ot5kw3u
@user-bm7ot5kw3u 6 дней назад
Ibraahincaydiidguulaysosaxiib
Далее
ДОМИК ДЛЯ БЕРЕМЕННОЙ БЕЛКИ #cat
00:38
ДОМИК ДЛЯ БЕРЕМЕННОЙ БЕЛКИ #cat
00:38