Тёмный

DEG DEG Itoobiya Oo Dagaal Bahalnimaa Ku Soo Qaaday Soomali Galbeed Magacii Iyo Calankii Ogadeniya 

Shabelle Channel
Подписаться 329 тыс.
Просмотров 3 тыс.
50% 1

Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
Subscribe Like Comment Share

Опубликовано:

 

17 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 11   
@januarySl2024
@januarySl2024 4 дня назад
In ay juhalo damiiniin ah yihiin calan kii Somaliland iyo kii Somaalia isugu jira ayay qaateen iyakoo gobol Ethiopia ka mida ah. Markaa Ethiopia xaq ayay u leedahay in ay calanka qalaad meesha ka saarto oo ka Ethiopia ku khasabto. Iyakaa bahdalaada isu keenay !
@oogdhugee_3072
@oogdhugee_3072 4 дня назад
Ogadeen waa qabiil, degaan gaar ah leh. Haud iyo reserve waa ka gaar...
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 4 дня назад
HABEEN HOOREY MAXAY LAHAYEEN ANAGU SOMALI MANUNIHIIN EE ITOBIYAAN BAAN NUNAHAY.TAGEERADA AY DHISAYAAN TARIKHIHI AY U DHISAYAAN.HALKEE BAY ITOBIYA HALKAY KA GUULEYSATEY.
@AnissaOmar-hh2si
@AnissaOmar-hh2si 4 дня назад
Aden farah est oromo Moustaph est un Amarah 😢😢😢😢😢
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 4 дня назад
GOBOOLKA OGADEYNIYA TARIKHDII AY LAHAYEEN DDSOMALIDA GALBEED WA LA BADILIKAROO MA'AHA.
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 4 дня назад
Adigu sidaadoonto udhigo beenta xadbaa looyeelaa hadalkaagu waa hadalkii ugu jaahilsanaa ugu liitay lakiin doqonow soomaali matihid hadaad tahay soomaali matidhaahdeen hadalkaa mw mustafe muxamed cumar 3 maalmood ka hor ayuu ka hadlay etoobiya iyo soomaaliya anagu manoqoneyno xaabadi dabka lagushidaaya dalkeena iyo dadkeena yeelimayno waxaan ahayn soomaalinimowaa hadalkii mw soomaali galbeed mustafe muxamed cumar
@MousseGabagabo
@MousseGabagabo 4 дня назад
Gobalada degaan ka somalid waa.inay kamuda haradaan amarad itoobiya
@AnissaOmar-hh2si
@AnissaOmar-hh2si 4 дня назад
😅😅😅😅
@SafiaHussein-v4q
@SafiaHussein-v4q 4 дня назад
Isir tir tir ayuu ku bilabey DDs, away odayashii shalay laha soomaaliya ma nihin ka xaa xaabi
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 4 дня назад
GOBOOLKA OGADEYNIYA TARIKHDII AY LAHAYEEN DDSOMALIDA GALBEED WA LA BADILIKAROO MA'AHA.
Далее
БЕЛКА РОЖАЕТ? #cat
00:26
Просмотров 384 тыс.
FILO PART 123
31:35
Просмотров 206 тыс.