Тёмный

Deg-deg! JabuutinOo Gurigeeda Biyo Ugu Galeen Jabhadii Ina Boore Iyo Canfartii Oo Saylac Salshig... 

DHIGAAL TV
Подписаться 39 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

Deg-deg! JabuutinOo Gurigeeda Biyo Ugu Galeen Jabhadii Ina Boore Iyo Canfartii Oo Saylac Salshig...@Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
#muqdisho #boqoradastelka #hargeisa #somaliland@ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media #isaaq #daarood #somaliland #somalia @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#warka
#dagaal
#Laascaanood
#gooja_cade
#Somaliland
#ssc
#khaatumo
#muuse_biixi
#garaad
#warqaad
#warka_maanta
#Somalia
#Puntland
#Somalia
#saciid_deni
#Muqdisho
#hargeysa
#xasan_sheikh
#xamse_Cabdi_bare
#Reysalwasaare
#Madaxwayne
#jabuuti
#Galmudug
#Jubaland
#KoofurGalbeed
#Hiiraan
#Jigjiga
#Sool
#warar
#ciidan
#dagaal
#garoowe
#saciid_deni
#aaranjaan
#Baarlamaanka
#dastuurka
#puntiland
#siyaasada
#Somalia
#darood
#hawiye
#isaaq
#garxajis
#GoojaCade
#sool
#Madaxwayne
#baarlamaanka
#guul
#Somaliland
#somalia

Опубликовано:

 

30 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 113   
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 3 месяца назад
WAALAAAHI ,,,,,WAA ....RUUNTI ,,,,,WILKAAN ....SAAFDIIQ.... BAA.... WAA QORSHAHA ...GABADHA... LOO SIYEEEY GAROOOBTA ... INA...GEELLE ...CAALOOOL....OG ..AH SEE UU UU DIFAACO 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔
@RashiidIbraahin
@RashiidIbraahin 3 месяца назад
Somaliland ninkii cadow u noqdaa Waa nin tawxiidka diidey. shaydaana la shuraako ah Markey naftu kaa baxdo Maxaad ku jawaabi doontaa. Mar kastaba Somaliland Guul......guuuuuuuuuuuuuul. Allaahu akbar.alxamdulillaah
@RashiidIbraahin
@RashiidIbraahin 3 месяца назад
❤❤❤❤❤
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 3 месяца назад
Waa Ismaciil geelle lagu kiciyaa Canfar, isagaa ooyi doonee
@smeshcel3025
@smeshcel3025 3 месяца назад
Ma samroon oo aqoonta reer sheikh isxaaq ba magaldood gubay doona no way💚🤍❤️🫡
@AbdiasisSaleban-f4p
@AbdiasisSaleban-f4p 3 месяца назад
ninkani runbuusheegayaa ee halagudhaqaaqo
@HassanAli-qg4tg
@HassanAli-qg4tg 3 месяца назад
Xirsi gaab waa jug ku soo dhacay S/land waana mosiibo dhago iyo indhole.
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 3 месяца назад
Wadani NO VOTE XIRSI DAYUUS AYAA KU XAARAY
@Saajac2024
@Saajac2024 3 месяца назад
MARKAA WAADAAN WAAXBA kaa aqoon waa sidaan oo kaaleeh .WAAR BOOREE JAHBAAD CAANFAAR WAALIGII MAA HOOR JOOGSAAN . BAAL WEEDII isaqaa jibuutii. Haalkaa iskaa saax.
@FatimaAli-cu7yd
@FatimaAli-cu7yd 3 месяца назад
Somaliland guuuuuuuuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@mombasa7
@mombasa7 3 месяца назад
We need regime change in Djibouti!
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 3 месяца назад
Reer boorame ismail iyo xasan oo dhulkoodii xagaajisan kari waayey u niikin maayaan😂😂😂😂😂😂😂
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 3 месяца назад
Guul Somaliland
@AlanYogi-to6kl
@AlanYogi-to6kl 3 месяца назад
War run Guuuul Somaliland Keen Canfarta iyo Ethiopian
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 3 месяца назад
Guul soomalilnd 💚🤍❤️ canfarta Hala siiyo saldhiiga
@amounali640
@amounali640 3 месяца назад
Assalamu caleikum habaryaar horta habaryaar jabuuti iyo Érythréa waa cool
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 3 месяца назад
Somalilnd guul insha allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 месяца назад
Geele wadankan wuu kuraagay waa keligii talis shaqo adag halaga qabto cajuuskan shacabka dhiigooda miirta
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 3 месяца назад
Ina booreh iyo Cafartu way ducanayaan mantaba !!!!!!! waa in aminaada la dhissa
@AyaanWaano
@AyaanWaano 3 месяца назад
Haa waa runtaa waa sheeko xaarmajo ushaqeey kosoco buuuuufi
@aliwaays3501
@aliwaays3501 3 месяца назад
40 sano dikteererka ha iska qaadaan jabuuti. 40 sidii afwene ma ilaahey ayaa ku balamiyey isaga iyo qoyskiisu inuu ku amarku taagleeyo umada reer jabuuti. Waqtigii waa la gaadhey sidii afweyne inuu musqul uu ku baqtiyi lahaa, insha allaah.
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 3 месяца назад
Casimda jibuti iyo dakada way muuqata marka looya cado la jogo hal gantal lagu rido jibuti lagu gala yaaci ina geele iska guri murayda ku jiri ciday caano ka dadnyan ma jiro 😂😂😂
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 3 месяца назад
Yaa waxas oodhan kaa danbeyaay yaa lasconod tabashdoodi xabad iyo cabudhiin ugu jawabaye yaa reer madax isugaliyaaye yaa balan iyocahdi midna lahayeen aad waliba qabil iyo qabyalad aad ugarab istaagaysa
@HABONMEDNOUR
@HABONMEDNOUR 3 месяца назад
War niyow wlh nin siyaasi ayaa thy.qaninyo ayaa qaninyo kaa fujusa
@saciid_iid
@saciid_iid 3 месяца назад
Reer jabuuti illaahay baa farash u furi digtaatorka ina geela calool baaldi ayaa laga qabanaya
@Fadhi131
@Fadhi131 3 месяца назад
Dawuladeena jilicsan
@MaxamedCisman-o7l
@MaxamedCisman-o7l 3 месяца назад
adigu munaafaqbaad tahay
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 3 месяца назад
Ilahay ha inaga qabto cadawga
@amiira8902
@amiira8902 3 месяца назад
war cad weye geeeeesi ❤❤❤❤❤
@Kader-tl2ig
@Kader-tl2ig 3 месяца назад
sidaas ayaad u hadlaysaa ina boureh waa inaan issa
@malyunismail7313
@malyunismail7313 3 месяца назад
Absolutely good idea 👍🏼
@lutfi9892
@lutfi9892 3 месяца назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-Ddla0kNp16Q.htmlsi=HYWQRhLbZXs24cbj Somalia iyo Djibouti waxay hore ugeysteen
@MaxamedCisman-o7l
@MaxamedCisman-o7l 3 месяца назад
waar munaafaq baatahay
@AlanYogi-to6kl
@AlanYogi-to6kl 3 месяца назад
Guuuuuul Somaliland
@SamiraMohamed-l4o
@SamiraMohamed-l4o 3 месяца назад
Waa in Ina boore loo yeedhaa
@abdialigod7500
@abdialigod7500 2 месяца назад
You don't have nothing
@SamiraMohamed-l4o
@SamiraMohamed-l4o 3 месяца назад
Waa sax warkaasi
@IlyasseHousseinali
@IlyasseHousseinali 3 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 2 месяца назад
Cuumar. Cuuri. Ka. Naaxiiya. Caadoowaga. Gaamuuray. Ee. Shiilinata. Ku. Noo. Woodsy. Jabuuti. Bis
@KhadraMuxumed-l2i
@KhadraMuxumed-l2i 3 месяца назад
😍😍😍😍😍❤❤❤❤
@abdialigod7500
@abdialigod7500 2 месяца назад
Benaleh
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 2 месяца назад
Deegade. Ugu. Yeedha. Jabahaada. U. Yeedha. Cayaarata. Waada. Ciiyaara. Idiin ko. Amuusaan. Hawadhiina. Waada. Waata. Isaaqu. Habaarato. Xiinka. Aargoosiiga. Qaaniiyo. Baa. Kaafujiiss. Niicaada. Daay. Iyaana. Haatumee Duurabaanka. Idiinkuuna. Kaabooda. Booda. Caliyaarata. Isaka. Fiiri. Juno. Ado. Bisiinka.
@saalaxy
@saalaxy 3 месяца назад
@ahmedgoryahmedgory
@ahmedgoryahmedgory 3 месяца назад
Hersi slave of Ero should be jailed After MOU Hersi and evil 😈 ero party should canceled
@mohamedalimohamed5828
@mohamedalimohamed5828 3 месяца назад
Guul jabhada awdal shabka somaliland deganadeda jabhada wano ku so dawanyna muse ha la so gabto
@ahmedgoryahmedgory
@ahmedgoryahmedgory 3 месяца назад
@mohamedalimohamed5828 crazy comments unknown translate ur comments to Arabic or English in order the worldwide users of the media share ur comments stop ur later script made by ex military ruler syad Bare join the worlwide media users 98% of exiting Somalis non educates they did not speak Arabic nor English somalia/ Somaliland people r 89% don't speak or writes Arabic nor English language
@aqawle1545
@aqawle1545 3 месяца назад
Gadabuursi iyo Ciise way qabsanayaan Awdal iyo Selel,goor ay noqotaba. Tan kale ma dhul Ciise iyo Gadabuursi baad Jabhad ka furi kartaa iyaga ayaa shacabkooda iyo madaxdooduba rabaan inay kaa madaxbannaadaane? Ma Canfar aan dadku ogolayn baad Seylac keeni kartaa? Cawliga beesha dhexe waa kaas😂😂.
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 3 месяца назад
Kkk kusoo dhawada Waxaad muddo dheer rabreen Aseed dadka dhawraseen Dharaarteeday sugtee Sal dhigyadiinii wacnaa Ku dheelmada walaal
@CamuudAwed
@CamuudAwed 3 месяца назад
Xukumadda Somaliland maxaa Aamusiyey Ee ay war saxaafadeed uga soo saari la'dahay ku Aadan mawqifka ay ka taagan tahay kulanka turkugu uga qabanayo wadahadalka Soomalia iyo Ethiopia Oo ay war saxaafadeed ugu cadayn waayeen mawqifka ay ka taagan tahay Jamhuuriyadda Somaliland kulankaa khaasatan Wasaaradda Arimaha Dibadda Ee Somaliland isla markaana ay u soo saari la yihiin War Saxaafadeed ay ku taageerayaan Heshiiskii ay la galeen Ethiopia kagana soo hor jeedaan cid kasta ka soo horjeeda cadaw na ku ah isla markaana ay ugu hiilnayaan Ethiopia sideedaba maxaa xukumadda wadanka ka talisa ka dhigay mid Uun Aamusan Oo hadasha goor xeefho iyo fandhaal kala dheceen waa yaab e
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 3 месяца назад
Waar heedlesSomaliland maad ka xigtaa Samaroon iyo Ciise? Waxa adiga ku waalaya ee iyaga aad uga xigsanaysaa myxuu yahay? Somaliland waa Beelo. Dee Muuse waa Beeshaaadee ka qabta wadanka. Hadaad qabsn waydasn Nikaasi waalan e dawlado kale dhulka u saxeexaya.. Hadii kale Beel waliba dhulkeeda iyagaale. Hayska dhigin in iyagu cadowyihiin adna aad dhulka leedahay.
@HiboOsmanabdi
@HiboOsmanabdi 3 месяца назад
Beenale erteria iyo djibouti goormay seshiyeen
@AbdifataaxSaleeban-l5n
@AbdifataaxSaleeban-l5n 3 месяца назад
Waan taagersanahay reer awdal in ay iskaqaden heeryada gumaysiga iidoorka
@engab001
@engab001 3 месяца назад
Talaadaa Somaliland kaa qaadan mayso. Ku dhacooda iyo Fikirkoodu heerkaa ma gaadhin.
@munawarmaxamudFaaraxcalijiis
@munawarmaxamudFaaraxcalijiis 3 месяца назад
3333km badaha soomaalia ayuu ismaaciil cafow soomaaliyed hadaan layska qaban kaasoo samaystay zingaburta bariga africa drkedaha dooraale ayaa soomaalia loo haligayaa si aan 135 m ethopia ayna soomaalia uga helin drkedo quufiya
@MsimodiSmahadi
@MsimodiSmahadi 3 месяца назад
Anigu fikirkaasi ayaan aaminsanahay qofkii numberada uu cuyaarta kaaga gaacay ayuunvaa laga garaacaa anigu ismaciil isu qowsbaan bagay lkn cida uu wereerarja yahay ayaan ahay qaran ahaan oo slander ah sida kuwa muuse ilma adeer yihiin oo usmaciil la fikira ah ujiraar oo reer Djibouti ah sobobta oo ah bahashu waa wsraran ee maaha wixii ka jirtay somalia qaniilka canfarta Djibouti waa ismaciil sxbkooda lkn waxaa la hawlgalin ciisaha ucadhaysan ismaciil
@wagadwyrah1896
@wagadwyrah1896 3 месяца назад
Do your homework well because I said that jabouti and erateria are enemies
@abdulrahmanali8421
@abdulrahmanali8421 3 месяца назад
Ninkii madaxwayne ah ee Africa Ku nool oo bilaa ciidan ha laqabsado waayo waa doqon
@babwaaqoibraahim19
@babwaaqoibraahim19 3 месяца назад
Muuse wllhy waa geesi muu iscasilo ilhy haybaa inagu asturay
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 месяца назад
Canfar iyo ciise hadii lakeeni waayo oo dawladu talaabadaa qaadi waydo nafba malaha laascaanoodbay ka ilduuftay maantana haday ilduufto iyagaa lala xisaabtami doonaa
@AhmedomerMohamoud
@AhmedomerMohamoud 3 месяца назад
Aniga ayaa jooga Djibouti waana run arinkaasi waxa ay Djibouti samaysay ciidan jabhad ah oo aad u badan waxana lagu dhexdaray ciidamada Djibouti badh ka mid ah oo dirayska loo badalay fadhiga halaga kaco reer somalilanow cadowga koobaad ee somaliland waa Djibouti 🇩🇯
@MmiMmi-ih7hh
@MmiMmi-ih7hh 3 месяца назад
Mxd jabuuti kadhexqabata adigu dhiladii ku dhashaye jaajusada ahyd wase
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад
yaad ka bajinaysaa waar Somaliland dalkeeday joogtaa wixii soo doonta shul iyo shuf ilahay idankii gardaraale ma guulaysto
@LadoOumoud
@LadoOumoud 3 месяца назад
Halke kaa jogtaa jubutii isheek haku imadee hadaan ku yaar yareyn wayo
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i 3 месяца назад
Erateria iyo.jabuti.isma arki karaan
@mahmoudxasan7041
@mahmoudxasan7041 3 месяца назад
Waa inaynu dab ku shidnaa masaakiinta waxaanay ahayn is mooday ee yaa-khiida welldone muse bixi
@cumarmahamed5335
@cumarmahamed5335 3 месяца назад
Ciidamada jooga xadka waa in la xoojiyo oo kolba inta soo talawada cagta ha la mariyo sidii kuwii barigii
@buraalexaashimaxamed
@buraalexaashimaxamed 3 месяца назад
ARINKAA KAASIWAA SIDA UU UYIDHI WEEYE ANIGUNA WAANKU RAACSANAHAY❤
@AyaanWaano
@AyaanWaano 3 месяца назад
Iyo geele iyo xassn xaar waan iskaceli nanaa dameerah
@madarcali122
@madarcali122 3 месяца назад
Waa in abdirahmaan boore loo yeedha ciidan hala siyo waa taalo fcn
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 3 месяца назад
Dafalkii sool soow jabuuti ma marayo
@dodo6860
@dodo6860 3 месяца назад
Ina boreh wa Issa ha ilobin misginyohow
@Halgame334
@Halgame334 3 месяца назад
SALDHIGA LOWYACADO HALA KEEENO FRUITE IYO CIISE INTA MUCAARADDA
@MmiMmi-ih7hh
@MmiMmi-ih7hh 3 месяца назад
Isaaq waa wada wadani.dhulkisa ilaashada.ciisena jabhadba loosamaynaya jabuti dumisa caqli yaranta iskadhaafa niyow dad intam dhaama ayaba laidn moodijiraye😢
@Halgame334
@Halgame334 3 месяца назад
@@MmiMmi-ih7hh WARKII HOREBA WAR SO DHAAF GEELA JABHAFO SAMEYAY MARKA JABUTA LAYSLA GELAYAAAAAAA CANFAR COSE SL ITHIOPIA ERTERIA CID JABUTI JECELI MA JIRTO GELE XAMAR KA DHEER .KKKK INTA UDHABA NRCEB
@MmiMmi-ih7hh
@MmiMmi-ih7hh 3 месяца назад
@@Halgame334 Geele ma gebileybaad kaga garaacaysa gantaalo hlkad horta ka gaadhilahayd iyo meshad jabuuti u marayso bl isweydii
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад
@@Halgame334 waa sidaan rabee soo soco kkkkkkkkkkkkk weliba waa kulayl shu waana bad la kebisay hal madfac baa ku filan dadkuna meelay uqaxaan male meel kasta way a coloobee
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 3 месяца назад
Samroon guul io ciise
@AbdifataaxSaleeban-l5n
@AbdifataaxSaleeban-l5n 3 месяца назад
Hadhacdo soomaaliland
@siraajdiin7185
@siraajdiin7185 3 месяца назад
Reer riyo kunool
@hassanmeraneh1236
@hassanmeraneh1236 3 месяца назад
Cawan caqli ciyal.
@AbdifataaxSaleeban-l5n
@AbdifataaxSaleeban-l5n 3 месяца назад
Guul awdal istat
@saalaxy
@saalaxy 3 месяца назад
Nabad baa Naas
@SiciidCawil-zq3uz
@SiciidCawil-zq3uz 3 месяца назад
Sidaas
@SiciidCawil-zq3uz
@SiciidCawil-zq3uz 3 месяца назад
Kadaa
@ifraaxmohamed213
@ifraaxmohamed213 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ZakiHoussein-zc7zs
@ZakiHoussein-zc7zs 3 месяца назад
😂😂😂
@Awooda57
@Awooda57 3 месяца назад
❤❤❤
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 3 месяца назад
Oh dear.
@AxmedGaagale
@AxmedGaagale 3 месяца назад
Hadaad hoosnogu soonoqo hadaanu nahay weer wadani sheekadaadu waa mid dhinac ka raran
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад
wadani waa kee macadawga ciro caanyo
@issaahmed4949
@issaahmed4949 3 месяца назад
AWDAL State viva
@DaahirAfgooye
@DaahirAfgooye 3 месяца назад
waaaaw guuuuuuuuuuuuuuuuuul wacan msha allah
@MmiMmi-ih7hh
@MmiMmi-ih7hh 3 месяца назад
Caqli yaraanta sheeko xumadan malaa awlka ah iskadaa dhulka aad jabuuti kga duulayside canfarta soodejinayso ma hooyadaba leh ina cumar geele aqoonbaydan ahyne somaliland wlhi waa kala firxadkedii sanadkani dadka siyasad iyo awood midna ku maareynkari waayey sool iyo dhulbahante ayaa dawlada ka dubaalad dheer afkii dheera udhiganaye ka wrn 😂 isaqow ma wxd sheeganjirten mise wxd ahydenoo laidn arkay 2024 laidin baraye cid aan idin aqoon awoodiyo balayo balayo isaga dhiga
@gaasmohud-pg3ri
@gaasmohud-pg3ri 3 месяца назад
Mediaga markay nuucaagan oo kale ay soo Galeon ayuu ayuu gabal udhacay bal waxaad ku hadlayso did ugu fiirso ina boore iyo ismaciil omer in ay heshiiyeen wali war kama haysid miyaa qudhun baa tahay .
@abbdll
@abbdll 3 месяца назад
Adinkuna itoobiyaan keensade ha idiin qabsadaane kk
@abdiganimuse3492
@abdiganimuse3492 3 месяца назад
Nacas San waxba ogeyn baad tahay. Meesha caqligigaaga Ka wayn waxa meesha yaal. Laascaanood inaad argigixisada Ka waddeen uun baad cadaysey. Ciidan kulahaa, goojacadde
@abdialigod7500
@abdialigod7500 2 месяца назад
Stop ⏹ please
@walaaxowla10jasberwalaax90
@walaaxowla10jasberwalaax90 3 месяца назад
hadhow waakhaldamay ayaad ledahay umada somliyed hakala gen
@shidesomaliminerals3267
@shidesomaliminerals3267 3 месяца назад
Xoola tahaye iska aamu waad ciyaysaa.
@abbdll
@abbdll 3 месяца назад
Ninkaan oramada u eg ayaa soomaali kale qadaad wayn ku sheegaya kkk waa yaab
@AasiyaMaxamad-u8o
@AasiyaMaxamad-u8o 3 месяца назад
KAN NACASKA AH
@ElmiGouled
@ElmiGouled 3 месяца назад
Beenaale
@cabdiqanimaxamed6594
@cabdiqanimaxamed6594 3 месяца назад
Hooyadaa xirsi was. Wixii xunba xaawaa leh muuse markuu dabin walba galo ee uu waayo meel uu ku xoqdo ayaad waddani iyo xirsi ku meeraysataan. War xiniiyahaad jabuuti ku doonateen kaga baxa.
@HassanAli-qg4tg
@HassanAli-qg4tg 3 месяца назад
Laxay fooqal laxay .
@DhikiLeey
@DhikiLeey 3 месяца назад
Hanbalayo jabuuti somaliand halo diro sadaq joon hakadhigo meel lugu kalatay sii lodicafao dalka liiyuu polces kaliya aya difacay dalka away diirta shaqada haa loofhibo somaliya oofhan ila furtaa gowolka ogadenya
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад
faqsheey soo wada yaaca baran barooy berigii Afwaynaba Isaaq iyo soomaali oo dhan iyo dawladii Afrika ugu Adkayd baa nala dagaalamay waxna waa nalaga qaadi maayay 100 Nin oo SNm ayaa dawladii adkayd shuf ka siiyay waa afwayne mee ciidankii ad mee wixii oo hub ahaa xataa sawd afrikaan baa naloo soo kireeyay na rusheey guul Somalilan
@hayatlove-zp4rw
@hayatlove-zp4rw 3 месяца назад
Idor ku maha ka been badan 2025 somaliland wax ladaho majirto Fro. Awdal state
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 3 месяца назад
DILO DAROOOD OO TUUMBO RAAC AH BOOS KAGAMA BANAANO DHULMAHANTE XEERADI ANNE KUGU ODEEY MAA KAA SO FAKATEY MARNA ISAAQ ISKA DHIIG MARNA AWDAL MARNA HAWIYE MARNA TUUMBO RAAC DAROOD OO BILA KALSONI AH AHAHAHHAHAHA WAA LAGU FAHMAYE 🤣🤣😂😂 2025 SOMALILAND BAA SOMALI UU TAALINAYSA KUU BISHAREYSO OO WAAX LAGA WAYDINAYa SOMALIKONFUR MAJERTEN ALL FAQASH AND QADAADWEYNE HUWAAN GEELLE CALOOL WANAAD ARKI DOONTA HAA DEEG DEEGIN 💚🖤❤❣💯💚🖤❤ SOMALILAND AYAA MUSTAQBALKA WAAX LAAGA WAYDINAYA HAYADTLOVE RIWAYADAAN WAA LAA SOO AFJARAYA
@NaasirMaxamed-sx2oh
@NaasirMaxamed-sx2oh 3 месяца назад
Xafajo 0.5 awdal borame ayaad ka dagtaa from ciise 😅😅😅😅😅😅😅
@Hajialdiin8077
@Hajialdiin8077 3 месяца назад
Riyad kunoshahy lakin ogu somalilad majirto bila Djibouti lakin ogou somaliya way midobiy inshallah
Далее
I Took An iPhone 16 From A POSTER! 😱📱 #shorts
00:18
Свадьба Раяна Асланбекова ❤️
00:12
I Took An iPhone 16 From A POSTER! 😱📱 #shorts
00:18