Тёмный

DEG DEG Khamiistii Diyano Oo Rumowday, Maxaase Lagu Qanciyay R/Wasaare Xamza? 

Kaaraamardha Tv
Подписаться 141 тыс.
Просмотров 22 тыс.
50% 1

This video is about DEG DEG Khamiistii Diyano Oo Rumowday, Maxaase Lagu Qanciyay R/Wasaare Xamza?

Опубликовано:

 

26 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 56   
@abdirahmanmohamud686
@abdirahmanmohamud686 12 часов назад
Nuuroow alaah ha ku nuuriyo S.Galbeed tashkiili oo runta u sheeg bal in eey fadhiga ka kacaan oo Gumeysiga madoow iska kiciyaan si la mid ah dhamaan Shacabka S.Galbeed waa in eey fahmaan in eey yihiin sidìi doqonkii reer bani Israel ee xaabada lagu gurayey ee yiri ma sidii aad askariga u dishay shalay miyaad rabtaa in aad askarigaan u disho.
@seed3966
@seed3966 15 часов назад
Asc 😎😎😎war deney nin culus weeye waa gorayadii tidhi ciyaarta lug yaan lageli hadaay fiicnaato ookey hadii kale banaanka 🌎😎😎😎
@SakariyaShigow
@SakariyaShigow 11 часов назад
Taliyaha booliiska somali Shacbaka muqdisho aad beey ujeclaa yeen Laakin shacabku ma ilaawi doo naan,
@Kihkjc
@Kihkjc 12 часов назад
Sulub aad ayaa loo jecelyahay waxana loo jecel yahay wax qabadkii sa waa arkidona diyanana
@abdulkadirmohamed8285
@abdulkadirmohamed8285 14 часов назад
CABDIRAXMAANOOW XOOGAA QOSALKA NAGA YAREEYA WAXAAD KA SHEKEYNEYSIIN WAA ARIMO XASAASIYA MAAHA CHANEL COMADY
@truthhurts2085
@truthhurts2085 12 часов назад
Calisha bixi wll 😂😂😂😂😂
@selmanabd2782
@selmanabd2782 12 часов назад
Nimankan eexasho baa dishay
@MaxamedSanka99-qm6mg
@MaxamedSanka99-qm6mg 11 часов назад
Hortu waxaad ogaataan taliaha cusub wixii uu layimaado aan dhowrnee ma iloobi doono taliye sulub jiroo joog
@AbdiMohamed-e3m
@AbdiMohamed-e3m 10 часов назад
Asad diyaano, dar ilaahaybaan isaga jeclahay, ilaahay xilka haku asturo, horay usoco masuul.. qabiilkaygana ma ahan lkn waa masuul soomaaliyeed haduu puntland kasoo jeedo ama KGS, Ama hirshabelle ama jubaland ama somaliland ama khaatumo state waa ii simanyihiin aniga soomaalinimada ayaa ideeqda..guul soomaaliya
@HusseinadamHashi-vr5hj
@HusseinadamHashi-vr5hj 10 часов назад
Mas'uuliyadda garashadeeda ayaa kaa khladan ee bal dib u eegis ku samee asad af gabdheedle.
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 7 часов назад
ASAD DIYAANO IYO DAR ILAAHAY WAX IS QABANKARA MAAHINE WAX KALE SHEEG
@Dophill260
@Dophill260 3 часа назад
Cagdheer xoolaysana qosol ayuunbay xxxx hayaan. Imisa qof ayaa is dhaafiya qosolkooda awgeet? Cawaan
@MahadSaciid-wz5ob
@MahadSaciid-wz5ob 8 часов назад
DhiigaIyoDhuuxaAmaShir dhowrtadaMaanta diana hogankaGuudEe hogaanada waxaa kuDhinacJoga madax hogaamedyada Luna sixi Donna Ahmed cali cigaa iyo magool waxan ahsy halyegii ibex ku mahad tacxes ranger
@batulasmail8261
@batulasmail8261 10 часов назад
Kuwaan markuu Marxuumka yimid ayey hurdo Ka soo kaceen order Marxuumka Marxuumka Ka soo kaceen
@IdrissGuirrehsougeuh
@IdrissGuirrehsougeuh 14 часов назад
GUUUUUUUL 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 kkkkkkkkk ❤❤❤❤❤❤❤
@Abdullahi-oo6dr
@Abdullahi-oo6dr 5 часов назад
Xamse waxna mayeelo waxna madiido waa nin mesha booscelis ee ogadeenow Buudigii 100 Sano kahor la inigakiray ayaa awli la ini kiraynaya
@Abdulkadir-bd1tc
@Abdulkadir-bd1tc 13 часов назад
Deni. Lagama badin, lkn wuu tanaazuley, shacabka iyo dalka ayuu ka fekeray sidii looga badbaadin lahaa Manaxaha Xasan hei Boobaaye sheikh max'uud
@HusseinadamHashi-vr5hj
@HusseinadamHashi-vr5hj 10 часов назад
AF GABDHEEDLE WUXUU SOO KORDHINAYO AYAABAN JIRIN.
@najmanajma6752
@najmanajma6752 6 часов назад
Reer muqdisho hadaa nahay Taliye Sulub waan jecelnahay
@SuldanmahamedMahdi-e5h
@SuldanmahamedMahdi-e5h 10 часов назад
LABADEENA WAXAA DOQON AH KAN XILIGAN HOOS GURGUURANAYA OROMO OO ETHIOPIANKIBA KA KALA CARAREEN.
@MACALINFADUMO
@MACALINFADUMO 10 часов назад
Yaryaa kuwaan xoole miyaa daarood odhan baa kuraasta leh sideed taliyaha booliiska iyo reysulwasaare sideed isugu qaadan kartaa
@MACALINFADUMO
@MACALINFADUMO 10 часов назад
Alle eex badanaa shalay farmaajo way kudhaganayeen hada deni & diyaano baykudhagan yahiiin
@truthhurts2085
@truthhurts2085 12 часов назад
Xayeeysinta guryaha ninka qamiiska qabo guled aya ladhaha waa muqalis been badan
@miskemohamud534
@miskemohamud534 13 часов назад
Dakadi bosaso goorme dani laga qaaday nin weyn baa tahy beenta Kuma fiicna
@CismaanCeydaruus
@CismaanCeydaruus 11 часов назад
Poutlan oo lala rabo wadadii suudaan eey martay taasoo loo adegsaday calooshiis ushaqeeste asadoo kale
@CabdiqaniAxmed-r5e
@CabdiqaniAxmed-r5e 14 часов назад
GUUUUUUL PROF AMARE GUUUUUUL IYO GOBANIMO AWDAL STATE GUUUUUUL SITTI SOMALI GALBEED OROMIA STATES GUUUUUUL GOBANIMO SSC KHATUMO PUNTLAND STATE AWDAL STATE GUUUUUUL SITTI SOMALI GALBEED OROMIA STATE GUUUUUUL MUSLIM STATES JABUUTI GOBANIMO CAFAR STATES GUUUUUUL OROMIA STATES GUUUUUUL 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂😂IGAD STATES UNITED NATIONS GUUUUUUL PUNTLAND STATE AWDAL GUUUUUUL MAKHIR MUSLIM DARWIISH STATES GUUUUUUL OROMIA STATES 😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉SOMALIGALBEED GUUUUUUL IYO GOBANIMO YEMEN 🇾🇪 HAWASH STATE CAFAR STATES JABUUTI STATE AWDAL STATE GOBANIMO 🇾🇪 GUUUUUUL OROMIA STATES GUUUUUUL
@xaajibalad5463
@xaajibalad5463 9 часов назад
Dani beesha caalamka ayaa lahaa wada hadal lagal dowlada xamar markaa aduun ku ayuu jeedinayay oo uu yidhi waxaanu ku kulmayinaa oo aan diyaar u ahay wadahadal furan ee xasan loo diray xadhig siyaasadeed oo xasan caqabad ku ah ee bahasha fahma Ogaden now shirka dani ka hadalayay wuxuu ahaa shir igad iyo deeq bixiyayasha joogeen
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 12 часов назад
Waaxaan ka baqayaa in ina cismaan diyaano waligiis kama shaqeynin mugdisho ,marka labaad waa ningaalo ku xidhan
@cilmisaney8311
@cilmisaney8311 11 часов назад
Walhaa suuluba waxa baadanowa ka baadalayaa Arimaha aaminka wan Nina culuma
@CismaanCeydaruus
@CismaanCeydaruus 10 часов назад
Pountlan intaa aad filesaa. Waa ka adag tahay waana is ku filanatahay
@حسينعثمان-ب2ذ
@حسينعثمان-ب2ذ 11 часов назад
walalyaalduuwlada shacabka ayaaleh
@XikamSheekh-d2s
@XikamSheekh-d2s 14 часов назад
Xamse majoogin miyaa 😂😂😂😂😂
@HaniQurux-qq6sl
@HaniQurux-qq6sl 13 часов назад
Harti nacayb ka ika daaya
@CabdilahiSaleban-h1f
@CabdilahiSaleban-h1f 12 часов назад
Hindi dagaal afsomali
@yasmiinhaji2119
@yasmiinhaji2119 15 часов назад
Hamplayo 😂🙏🙏
@YuushaO-o8q
@YuushaO-o8q 10 часов назад
Caacle
@ashaahmed7711
@ashaahmed7711 11 часов назад
Saxiibadeey
@omaribrahim5564
@omaribrahim5564 13 часов назад
Reer beenlawe
@AbdisalamShikh
@AbdisalamShikh 12 часов назад
Q0lka iga furra noi😅😅
@abdia9872
@abdia9872 13 часов назад
Ninkan nin wax oog maha waa ninki yiri Diyaano reerkisa ayaa dagan Bookh. Kan waa beelaw qaba cuqdad reer Puntland.
@A3v-w7q
@A3v-w7q 11 часов назад
Wa Ogaaden amxaar oromo gumeysto caqli liita
@gare12
@gare12 13 часов назад
sulub muqdisho WAXAA LAGU XUSUUSAN DOONAA INUU NABADII MUQDISHO SOO CELIYEY
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 11 часов назад
WARYAA CAGDHEER WSXAAD AQOONIN HAJA HADLINA DEKED BOOSAASO LAQAADEY MA JIRTO DIYAANO XIL CUSUB MUU QABAN HOREY GENERAL BASHIIR OO CISMAAN MAXAMUUD AH BAA SOO NIQDEY GENERAL XIJAAR BAZ SOO QABTEY GENERAL SULUB BAA UGU WAQTI YAR OO ISLZ MARKIINA ASAD LOOGA QAADEY INTUU FADHIYRYNA NAXDIN IYO FARTA OO II WADNAHA KU HAYEY BUU SULUB KU FADHIYEY DERAJO KHAYAAMETSANA WAA LOO XIREY WAA KHAYAAMADA XAMSE KU SOO SOCOTA
@najmanajma6752
@najmanajma6752 6 часов назад
Unuku Sulub aa ka jecelnahay
@A3v-w7q
@A3v-w7q 11 часов назад
Doqomo Ogaden Amxaaro oromo gumeysto Ina Cagjar waka 77 Somaliweyn amxaar dabaldag Jigjiga
@zaimamin8071
@zaimamin8071 14 часов назад
KKK CAQLIGII OGAADEEN QOF OO CAADI AH WAA KAN KAN WAX LA WAYDIINAYO CUQDAD PUNTLAND AH AYAA HAYSA OO WUU JECLAAN LAHAAN INAY BURBURTU LKN AFKA WAXBA LOGA QAADI MAAYO
@munaabdi9626
@munaabdi9626 13 часов назад
Yahuu cuqdadyahay
@sadiamohamed2077
@sadiamohamed2077 14 часов назад
😂😂
@Naciimaosman-q2r
@Naciimaosman-q2r 14 часов назад
@MawlidRashid-rn5xc
@MawlidRashid-rn5xc 14 часов назад
Qosolka yareeya Please
@truthhurts2085
@truthhurts2085 12 часов назад
Calosha bixi aad nafistide cuqdada musqusha gee wll😂😂😂😂😂
@diniodawaa1705
@diniodawaa1705 13 часов назад
Sulub waa nin eeysan reer Mogadishu hilmaami doonin
@jibrilculusow5413
@jibrilculusow5413 14 часов назад
Muqdisho wey u xiisidoontaa Sulub
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 13 часов назад
XAMAR QARAYADII UGU BADANAAA EE SGACZBKA KU DHAMAADEY TALIYA CIIDANKA POLICE XIJAAR BUU AHAA OO AHAA CIILQABE KA HADHEY ASKARTII AFWEYNE IYO FARMAJO MADAXWEYNE KA AHAA
@daljireali4783
@daljireali4783 13 часов назад
Adiga ayay cuqdad ku haysaa ee iska dawee dhakhtar tag .
Далее
Fiqi oo mar kale ka hadlay xiisadda Itoobiya
17:35
Просмотров 28 тыс.