Тёмный
No video :(

DEG DEG Liistada Dadka Hubka Soogaliyey Caabud Waaq Oo Qoor Qoor Ugudbiyey Maraykanka Iyo DF 

Anfac Media
Подписаться 232 тыс.
Просмотров 30 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

27 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 29   
@seed3966
@seed3966 Месяц назад
Asc axmad gaariye qoor qoor waa wadani dadka maanta jooga ee faro kutiriska ahweeye guuleyso soomalinimo wax lagu noqdaa 🇸🇴🌎🇸🇴✅
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Месяц назад
Masha Allah Walee MD Qoor Qoor Hadaa Nahay Shacab Weynaha Somalia Waa In Qoor Qoor Wadanimadiisa aan Udoornaa Galmudug safarkiisa labaad Kadib inan geeyno Caasimada Muqdisho iyo Federaalka Somalia inuu Hogaamiyo ❤❤❤❤❤
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Месяц назад
Qoor Qoor Wuxuu Ka mid yahay inta wax garaadka ah ee ka damqanayso Dalka iyo Dadka Allaha la garab galo wanaaga
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Месяц назад
Qoor Qoo waa ninka kaliya ee nadaamka Dowladnimo ilaalinayo oo Dalka iyo Dadka ka damqanayo. Allaha la garab galo Dadaalka.
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 Месяц назад
Qoorqoor mahadsanid waain la ciqaabo kuwa hubka keenay Waa qaran dumis.
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c Месяц назад
Qoor qoor waa oday soomaaliyed Xaqiiqdii
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Месяц назад
Hubka halkaa laga keenay waa jabuuti waxaa loo beenaynay na waa xasan sheekh Ruta ha Baal marina
@malyunukash2975
@malyunukash2975 Месяц назад
Ilaahayow so qabo waxa dhibka la jecel Dalkayaga. Ilaahayow soo qabo waxa dhibaatada wada. Xasbiyalaah wa nicmal wakiil. Xasbiyalaah wa nicmal wakiil. Xasbiyalaah wa nicmal wakiil.
@malaboa591
@malaboa591 Месяц назад
Soomaalida inuu aqligooda fooraro dhulkaan banaanka ah ayay isku laaynaayaan, hadii ay is dhameeyaan dhulkaan weyn cadowga hubka isugu soo dhiibaayo ayaa ka xoogi doono.
@abdikarimsheikhali8839
@abdikarimsheikhali8839 Месяц назад
Hadi kulane u ka dambeyn laha rer Caabuwaaq ma dhaceyn, hdi meela kale loo wadayna ciid xaqa u laheyd ayu u gacan galay.
@osmanmohamed2465
@osmanmohamed2465 Месяц назад
War waxaan ma aha siyaasiyiin. Hogaamiye D/G eed muxuu ula kulmayaa safiir? Waziir ka arimaha gudaha ee DF ta inuu u gudbiyo dacwadiisa ayay ahayd.
@ahmedabdi8094
@ahmedabdi8094 Месяц назад
Kulane wax lug ah Kuma lahan hubkaasi waayo saaxibada xassan shiikh ayaa hubkan iskalahaa mana jirto meel uu kasoo geli karo
@abdiahmeddirie1643
@abdiahmeddirie1643 Месяц назад
Sxb ethopia ha Orane xuduuda DDS iyo Dawlada soomaaliya wadaagaan
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Месяц назад
Xildhiban Kulane Jiis Dowladan Hassan sheikh Ayaa kamid Ah iyo teamka Damuljadid ayaa Wadatay isku Meel Magaleeso Ee Hassan Guurgurte Ayaa Wax Ka Ogeed oo Nisa Ayaa Wadatay oo geesaha kasocotay isku Meelna Magalaan Kulane jiis Ayaa Shacabkiisa Cabudwaaq Laayey Sirdoonkii Nisa iney Isku Mowqif ahaayen ee Ha Idinka Saarto Damuljadiidey
@malaboa591
@malaboa591 Месяц назад
Xildhibaan lama dhihi Karo, hadiiba uu ka tirsanaa kooxdii Farmaajo oo waxeey ahaayeen kooxdaas argagixiso Qawaariijta la shaqeeysan jirtay oo Illaah ayaa Umada dhaafiyay
@adanadan1926
@adanadan1926 Месяц назад
Viiva mariixan Haada min fadli rabii
@wilwaal545
@wilwaal545 Месяц назад
Shcbka xadudka xasugn waxa sogale gcnta xakudgna .well done sacbka police .
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 Месяц назад
Qabiil waxba Soomaali ah waxaay haystaan hub Controbaan ah,qaar Xasan Sheikh baa hubeeya kuna hubeeya hubka Dowladda Ma beel ama qabiil aan loo oggoleyn iney hub haystaan miyaa jira?
@kaireoma6206
@kaireoma6206 Месяц назад
Asc somaliyeey hadalku runta ayuu kusoo ururaa beesha hawiye waxaa lasiiyay hubkii dowlada oo kolba qabiilkale ayay ku weeraraysaa xasan sheikh maxamuud ayaana siiyay markaas beelaha kale waa in ay hub helaan oo ay isku difaacaan haddikale xasan sheikh maxamuud waa in uu beeshiisa hubka kadhigaa haddikale beelaha kalena beelaha kalina wey isdifaaci doonaan masuuidana xasan sheikh maxamuud ayaa iskaleeh waayo hubkii qaran ayuu siiyay qabiilkiisa nacnac looma baahna hubkan kolba qabiil lagula duulaayo xasan sheikh maxamuud ayaa bixiyay warkale maleh
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c Месяц назад
Shabaabka ayey u geeyaan
@jamaadam3049
@jamaadam3049 Месяц назад
Wasakh xasan daayeer iyo irir u raran baa tahay nacdali kugu dhacday
@user-jk4xo5yz4l
@user-jk4xo5yz4l Месяц назад
Maxaa u caytameysaa inta aad ku tiri Hassan ayey Malaa'itu ku leedahay in la midana adiga.
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c Месяц назад
Ma awel ayaa dawlad loo waday. Bal waxay shegayaan
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c Месяц назад
Uma dhigine weligeed ayaa laga soo iibin jiray
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 Месяц назад
Comments kayga waa dabin ay u dhigtey Itoobiye, dalka Soomaaliya. Waxaa ay diidan tahay in aan Amison dalka ja bixin iyo in laga la noqdo cunaqaba teenta hubja kaga qaaday Soomaaliya. Marka dabinkii dowlada Soomaaliya ayaa ku dhacday godkii loi qoday.
@ahmeddahir8482
@ahmeddahir8482 Месяц назад
Jamacow marexan nacabaa kaa buu a Walbiga kaga mareexan
Далее
SIGMA ENVY IS UNTOUCHABLE 🔥 #insideout2
00:10
Просмотров 3,8 млн
Кого из блогеров узнали?
00:10
Просмотров 596 тыс.
Wolfram Physics Project Launch
3:50:19
Просмотров 1,7 млн
SIGMA ENVY IS UNTOUCHABLE 🔥 #insideout2
00:10
Просмотров 3,8 млн