Тёмный

DEG DEG MUNIIRA OO POLICE GURIGA NOOGU KEENTAY OO MAAHIR POLICE KA QAATEEN 

Mohamed Buskut Official
Подписаться 316 тыс.
Просмотров 53 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1 тыс.   
@MohamedBuskutOfficial
@MohamedBuskutOfficial 2 месяца назад
Maahir Police ka ayaa qaatay Muniira ayaa police keentay like saar & subscribe
@fufu7330
@fufu7330 2 месяца назад
Adiga usabb ah isii bey kutiri iska siisey ilmo laguma aamini karo il masaareyso adigaa lahaa
@mustafa5516
@mustafa5516 2 месяца назад
Ilaha kuu naxristo
@HawakinNur-v3j
@HawakinNur-v3j 2 месяца назад
Wlhi labadina wax isma dhantan wayo adiga maxa naag ula xisab tame ma iska sisid o xal radisid adiga block saray laha mana arkeyso mar danbe 2 duna ilmah hadi galka qato aqiro laaidn heysta 😡
@MeimunaabdiMohamud
@MeimunaabdiMohamud 2 месяца назад
Maxamed abowe hdlkaga sir hakuu ahado ayada warkeeda inee guri heesan ee ku shegeese tusi iyo waxe kugu sameness Gaalada aa ledahayna iska dhaaf yaa lagaa dubin
@MIDNIMOJANAQOOW
@MIDNIMOJANAQOOW 2 месяца назад
Waxii ku dhaca cunugaas, adiga wax denbi ah kuma lehid.
@abdidibitati4846
@abdidibitati4846 2 месяца назад
Adiga isniinta gaalada waxaa ku dhahdaa wiilka kuma haysto waana ku biilayaa ayada siiya ku dheh haku qabsan murana hagalin si cunuga gaalada uga bad baado
@ruqiaali7490
@ruqiaali7490 2 месяца назад
BIIL YAA WAYDINAYA MEESHAN BEEN BUU KU SHEEGAY IN HADII UU ISKU DHAJIYO LAGALA WAREGAYO LABADODA MAR WALBA HOOYADAA LEH CARUURTA HADII AYSAN WAALAYN
@laadarlaadar6814
@laadarlaadar6814 2 месяца назад
Wuxuu ka jecel yahey gaalada in la siiiyo
@laadarlaadar6814
@laadarlaadar6814 2 месяца назад
Markii hore maxa isiin weydey
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv 2 месяца назад
@@laadarlaadar6814 waliba meel walba block buu ka saray ka sheekee kibirka waa lagu kufaaa war meeshan waa yurub sharci baa ka jira
@Amino-t2j
@Amino-t2j 2 месяца назад
Maxamed haseexan caawa saliga nabiga akhri wlhi faraj baa kuu furmaya badbaadi cunugaas allaah gaalada haka badbaadiyo wilkas yar
@asmrfoods8275
@asmrfoods8275 2 месяца назад
Qoyan
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 2 месяца назад
Gaal maqadan hoyadis ayaa qadatay
@Somfox1
@Somfox1 2 месяца назад
Nin iyo Naag isqaba marka ay isku Dhacaan dhibtu Caruurta ayay gaadhaa! Waa in labada waalid ayna dhibtooda Caruurta ka ilaaliyaan!
@FatumaAbdi-m5g
@FatumaAbdi-m5g 2 месяца назад
L
@ayaanbilan2251
@ayaanbilan2251 2 месяца назад
Waa run
@MahlanxaajiMahlanxaaji
@MahlanxaajiMahlanxaaji 2 месяца назад
maahir wa tagyay markow dhahay indhaheyga ilina katimid eray iyo buqa ilmaha uma rona walahi kuma farxin arintan
@naimo133
@naimo133 2 месяца назад
Ani xataa oohinaa igu taagan nasiib daraa kudhacday soomaalida
@MahlanxaajiMahlanxaaji
@MahlanxaajiMahlanxaaji 2 месяца назад
​@@naimo133ilahow xaqa nawafaji
@qadroomar4143
@qadroomar4143 2 месяца назад
ANIGA XITAA ILIN IGU SO ISTAAGTY
@shukrimahamed2146
@shukrimahamed2146 2 месяца назад
@@MahlanxaajiMahlanxaaji wallahi aad baan uga xumaadey wallahi cunug yar saqiir ah aan hadli karin in maanta Gaalo ay Gacantiisa Galo waa ayaan daro weyn wallahi miskiin Maahir yare
@HafsamohammedHafsa-oo8xm
@HafsamohammedHafsa-oo8xm 2 месяца назад
Mahir sorry sorry mama 😢😢 wilkeyga isku mar dhasheen arham insha allah kheer walhi cungus abihi sifin bu uhaye masha allah bu ahaaye maxa wayesan
@yusufwarsame9682
@yusufwarsame9682 2 месяца назад
Maxamed buskud ,gabadhaas u dhaaf cuniga waa hooyo,waa iga tallo islaam.
@zamzamadam4811
@zamzamadam4811 2 месяца назад
Yussuf maxa hooyo ah sorteey caruur France ogaso caruurtaay oo niinkan gursataay
@yusufwarsame9682
@yusufwarsame9682 2 месяца назад
Waa hooyo qaldantay,allaha xaqa tuso.
@somalistar8261
@somalistar8261 2 месяца назад
Oo yaa ka qaatay markii hore iyadaa iska dhigtaay
@NasraXirsi-xw8wg
@NasraXirsi-xw8wg 2 месяца назад
😢😢😢😢😢 awlada hadan laga fikirayn oo laysku sabrayn oo siwanagsan lagu wada korsanayn inte galo gacanta ugali lahayd guurka halayska daayo😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@SafiyaAbdullahi-n9s
@SafiyaAbdullahi-n9s 2 месяца назад
Maxamd cibaadada badi salaatul laylka usookac istigfaarta badi saliga nabiga badi in alle kuu sooceliyo
@Ayan-mf9yx
@Ayan-mf9yx 2 месяца назад
The biggest mistake you did was when you blocked her. She's a mother how can you do that? She has the right to keep her children. She birthed them. What you do know is give her her child. And don't do any more problems.
@hodandahir8111
@hodandahir8111 2 месяца назад
Why U caysa block wa la sarayah qof af kiss ka adkin
@Ayan-mf9yx
@Ayan-mf9yx 2 месяца назад
@hodandahir8111 waxaa waaye gabartaan furitaan iyadoo uurleh hadana ilmihii loodiiday inay lahdasho waa dhib badan tahay bidaar ceeb maahan inay soo dhigtana way ku ceebowday waxba isaga uma dhimin asagana inuu laxafiiltamo wuu ku ceebeysan yahay waxaaa ceeb ah in ilmo yar korkiisa laysku qabsado dumarka ayagaa isugu daran buskut inuu block gareeyo qalad bay ahayd. Hadana waa aabe walaashay qaado meeshaad rabtid la aad ilmahaaga hadhaho arintana intaas Haku dhamaato.
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv 2 месяца назад
@@hodandahir8111 ilmo markuu joogo meesha ee wadanku yurub yahay block iyo dil waxaasi kama socodaan hadii u wacan ula hadali lahaa waxaan hubaa inay xitaa isakag deyn lahayd oo mataanaha iska haysan lahayd
@ilhanibraahim1
@ilhanibraahim1 2 месяца назад
Buskud afkaga xir ha dhihiin ma hayn karto adiga waxa adiga xaq uleedahay inaa tirah aniga ilmahayga waa Sweden 🇸🇪 inan laga bixin teeda kale kalmada gaal iska ilaali midas hanna abukar kugu dhacwaeyn is jir 😢😢😢
@munawarsame5038
@munawarsame5038 2 месяца назад
Walaalo gaal cay ma'han waa qof aadan isku diin ahayn xaq baad u leedahay in wixii uu roon ilmahaaga ka hadashid naagta aad shaygaysid waa naag diinba garanayn diinba ay hesato lagaranayo. Dadka adduunka ku nool dadba diin aaminsan diinta islaanka ayaa ta saxda ah in laga baqo ma'han.gaalnimadu waa diin cayma'han haday intaas ay war ka dhigto waa iyada oo aqoon xumi haysto.
@ayaanahmed6843
@ayaanahmed6843 2 месяца назад
Qof caqlibadan aa tahye
@MohamedAhmed-qk9lg
@MohamedAhmed-qk9lg 2 месяца назад
Hana Abukar ma diinteey ka amar sareeysaa maxayse ugu dacweyn kartaa ilaah ayaa quraanka ku kala saaray muslin iyo gaal. Allaha kusoo nabad celiyo cunugaada
@ilhanibraahim1
@ilhanibraahim1 2 месяца назад
@@MohamedAhmed-qk9lg meeshan yurub ayaa la dhaha dad degan waa gaalo mana ogala kalmadaas aduunkana islam ayey ugu neceb yihiin waran Allah quraankisa gaalo ku sheegay ogow wadankooda la joga somaliya lama jooga
@YusraAbdilahi
@YusraAbdilahi 2 месяца назад
Sax dal an dalkga ahyn wa daren ku joog qurbo hda joogto caqligaga lagu joogaa ileen ada u timid dadkaanee​@@ilhanibraahim1
@ugasohassan5973
@ugasohassan5973 2 месяца назад
Illaahaygii aasiya fircoon ku ihoos xafidoow maahih xifdo gacan gaal iyo mid muslimba yaarabi yaarabi yaarabi
@malabey197
@malabey197 2 месяца назад
Aamiin aamiin aamiin 🤲🏾
@falastiinahmed7313
@falastiinahmed7313 2 месяца назад
Jecelkii saas moo ku dhamaday walee aduunyaa is aamiin ma jiro
@Ikraam143
@Ikraam143 2 месяца назад
Muusiibo hada lugahaga ku raadsatid waa helee Wll naag rerkegdi dhahayan nin kala qaba aad dhahday ana wa qaba musiibo marka gacmahaga ma ku raadsan ilaahay cunugas somaaliyed gaal gacanta uma galiyo Aamiin yaa allah
@hiboxasan4264
@hiboxasan4264 2 месяца назад
waa sababta la yabay ma naag la.aan ba dhacady wxay tiri wala I sexray Mindha ayad qax sixirtay sida fudu u guurka ugu dag dag mise suuq la.aana jirto lol . gbdhan wa narsist dabin bay u dhigtay
@hafsaabdi7155
@hafsaabdi7155 2 месяца назад
Walahi, that's sad. What that young kid is going through is not fair.
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 2 месяца назад
Naagtani haday caruur jeceshahay 6deedi caruura ee ninka gaalkii dhalay meel ha ku sheegto teeda kale maahir ma 6dii ay tuurtay ayuu ka fiican yahay kan aabo muslim ah ayaaba haysta 6dii kale baadi goob 😡😡😡😡😡💯
@daimondumuanas8622
@daimondumuanas8622 2 месяца назад
Adiga midba ku seegtay inaad iyada siiso intey police gaarin xiliga rabto u imow iyo soo booqo macna sameyn meyso hayso wiilkaad ayaad oran laheyd marka faa,iido malihidin allaah ha idin hadeyo wiilka yarna gaalada eebe haka badbaadiyo
@qalbilove2448
@qalbilove2448 2 месяца назад
Ilmahaga u nax ee gabadha xalka u daji. Danta iLmha firi🎉
@abdijama1984
@abdijama1984 2 месяца назад
Mahamed usaxii meeshey rabto hala aado tan haku dhaafto waa bahal waa naag aan diin wax ka aqoonin waxaa is ticket maashaa dadka wadanka udhashay eraygaa isticmaal goon adag gaar markey heesan weeso waa laguu soo celin afkaga qabso idha hakafiiri❤❤❤❤
@faridasheik9404
@faridasheik9404 2 месяца назад
it was very sad that it went this far. but at the same time the one who is patient always wins everything.I hope everything works out and you reconnect with your son, InshAllah🌺❣️
@UmuAishah
@UmuAishah 2 месяца назад
Waleee hadaaay gaaal meesha sogalaay talo farahaay kabaxadaaay ee ilahaay hawgargaroo😢😢😢😢😢😢
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 2 месяца назад
😂alla maxad been Qaar badan muslim sheegta waxa dhama gaalada maanta .
@UmuAmiir-y6g
@UmuAmiir-y6g 2 месяца назад
Erayga mahir wuutagay marka tiri ilma. Igusoo istagtay ilahay ha kabadbadiyo gaalada😢
@ZamzamAbdullahi-wu6yh
@ZamzamAbdullahi-wu6yh 2 месяца назад
Illahay ilmaha yar ha xifdiyo
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 2 месяца назад
Subxanalaah subxanalaah waxan ka cabsana 2diina in cunugan idinka dhax baxo Allah xifdiyo babyga 🤲🤲🤲😢😢😢
@ilhaanyariisey6168
@ilhaanyariisey6168 2 месяца назад
Aamin😢
@mohamedhashi4061
@mohamedhashi4061 2 месяца назад
Sharci islaam iyo mid gaalba ilmaha hooyadiis ayeey siiyaan hadii uu miyirkeedu taam yahay
@haweeyomaxamed4507
@haweeyomaxamed4507 2 месяца назад
Allah xafido mahir yare wallo❤❤
@BadraAbdi-l6u
@BadraAbdi-l6u 2 месяца назад
TAASA la LEYAHAY waa HOOYO ILMAmaheda gaalada u DHIIBAYsa SUBXANA Allah AWALBA WANAAG KAMAD SUGAYN NAAG CIYAALKEDI HORE CIDLA KAGA DHAQAAQDAY 😢😢😢😢😢😢😢
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 2 месяца назад
Walee waa runtaa
@naimo133
@naimo133 2 месяца назад
War cunuga waa loo soo celinaa hooyadaa lasiinaa ileen dayac looma qaadan
@SahroAhmed-p1i
@SahroAhmed-p1i 2 месяца назад
Naagtaan ilmo Gaal hore uga dhalay dayacday Adiga Naag Dayacan ilmahaaga Hooyo uga dhigay Adna iimaan iyo Aqlaaq ma lihdiin Baxa😢
@FatuushKl
@FatuushKl 2 месяца назад
Abowe isk dhaaf Haa qato 😢😢waa hooyo ka roonow in adeer
@halimomohamed6166
@halimomohamed6166 2 месяца назад
Allah waa ka xumahay sas in ee dhacdo walal 🥲
@Anigawaye-x4d
@Anigawaye-x4d 2 месяца назад
Cunugas ilahay. Ha bad badiyo
@FatumDahir
@FatumDahir 2 месяца назад
Amin
@ayushguled2729
@ayushguled2729 2 месяца назад
Ax sorry walal in aad isku afgaratan ayay ahed ma ahen in ay gaalada utagto qoos bur bur aya nagu dhacay allha nabadbadiyo 😢
@Amina-ts1lj
@Amina-ts1lj 2 месяца назад
Mahamad buskod ad bad ukhaldanad ilhay ba na dilayo muniro miskin bay ahaiid ada walay inad balock ka sarto ilma hada ma ahayn inad se sharafla ugu warajiso ad ku biisho ahaiid hadana haka so qabsan mashay donto hala ado🙁🤥👍👍
@UmuAxlaam-vv2kd
@UmuAxlaam-vv2kd 2 месяца назад
Wa kulaqabaa Africa miyuu jogaa marku cunug hoyadhisa inu udidho iskudayayo aso qurba jogo😢
@SaadiyaAliAbdulla-th8jx
@SaadiyaAliAbdulla-th8jx 2 месяца назад
BASTAR ADIGAA YIRI MARDAMBE ARKI MAYSID JAAHILIIN BAA TIHIIN ADIYO AYADABA WAAYIO WIIL SOOMALYEED BAAD GACANTA UGALISEEN GLO XOOLO ISMA DHAANTIIN
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 2 месяца назад
لااله الا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم اللهم ارحم الراحمين في الصوماليين
@hamdimohamadmohamad1385
@hamdimohamadmohamad1385 2 месяца назад
Innaa lillahi wa innaa ileyhi Rajicuun Aadbaan uga xunnahay walalo niyada khayr u sheeg wuu ku soo noqon xarigay ku maleegtay illahay iyada ha ku rido😢😢😢
@aishaosman
@aishaosman 2 месяца назад
Nabsi ayaaku haayo kaligii maa ilmo kadhashay aawe kuwee kale maad raad satit
@halimokhalif
@halimokhalif 2 месяца назад
Masha Allah ❤
@asmaaxlaam3363
@asmaaxlaam3363 2 месяца назад
Haye ka xaaxaabi adaa ugu hajabay ma arkaysid ee ka xaa xaabi Meeshaan ma ugu hajbikatid cunuga inaad hooyadii ka Haysam kartid Beenta jooji adoo leh dawldaa noo dhaxaysa intaan aa kaa dhegaystey Hadaad dhibaato iyo balaayo aan kuu dhaweyn aad u yeedhoto waa sidaan oo kale Adaa u diiday markhaati angaa ka ahen Weli khaldkii baa ku sii socotaa ilmahaas hadadan Rabin u gacan gelin u daa hooyadii meel u dhaanto ma haysidee u daa ha la aado wadan ay ku nooshahay Waa cungaaga hooyadii Isla dhaafe plzz
@mukeyfmohamed4034
@mukeyfmohamed4034 2 месяца назад
Abaayo xanaaqa ayaa ka batay siday doonto ayey ka yeeshay lkn ilaahay baa xaqa inaga og ninkanna nin fcn ayuu u egyahay
@falhadhagi2991
@falhadhagi2991 2 месяца назад
Hanna faraha kula jirta iyada inay sii haysan maa moda intay melaha ka qelqelineso hana waa mas taa ogow
@ruqiaali7490
@ruqiaali7490 2 месяца назад
HDAAD U OGOLAYD SAX WAAD SHEEGTAY LAKIIN MEEL WALBA BLOK AYAD KA SAARTAY XAGEE BAY KU ARKAYSAA ILMAHEDA LABADIINABA QALADKA WAA KA SIMANTIHIIN😢
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 2 месяца назад
Alahu akbar sidan ma ficnayn u ducay cunuga iyo hoyadi ilmo kale dhashay caloosha ku wada buskud kalaronada ilmaha galada ka ilashada intas mihima 😢 qalbiga ka si daa u ducay
@Beingme541
@Beingme541 2 месяца назад
Kaligis ba la iskuheysta ilmaha Waba 3 Allah udhafe iney xarirkoda walidnimo wanajiyan fican carurta mahan hub la isku adegsdo
@nimahassan1798
@nimahassan1798 2 месяца назад
Adiga weyan qaladku miyad iska sisiid wilkayar hooyo xata haty walantahy wyhysan kartaa ilmeheeda soory walahi inad shekadina gal sogalisan
@Beingme541
@Beingme541 2 месяца назад
Ma heysankarto lakin xaal mastuur larabay ilmaha dhankeda Jira wa 3
@MohamedJimcale-i9t
@MohamedJimcale-i9t 2 месяца назад
Asaga waaye wuu iskudhajinaa cunuga Hooyo ilma loomadiido mahaysankarto kuye asagaa gardaran
@Beingme541
@Beingme541 2 месяца назад
@@MohamedJimcale-i9t murnira uur waaliye waday sida lshegy maskaxdeda mafadhsi ayadaba Qatar kujirta Cid daryesha ubahan mahir mahenkarto wusilcaa lakin xifalatana jiro
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 2 месяца назад
Subxanallah gaalo yaa na taabta ah ilmihii yara farahat ka bixiseen 😢😢😢 ilahay ha batbadiyo lawadiinaba uwadkiina ma unixin lakiin iney gaalada gacata ku dhigan mafiicnen 😢
@AmaalMaxamuud-n3p
@AmaalMaxamuud-n3p 2 месяца назад
Waan ka naxay maahir yare wllhi iyo markad tidhi maahir waa la qaatay😢
@fahmoyousof1745
@fahmoyousof1745 2 месяца назад
Gabadhas naago waalan oo maafiyaa Ayaa halkaa geeyey, Subxaana Laah, ilaahey naahir haxifdiyo.
@truelife6820
@truelife6820 2 месяца назад
Haa waladaremaya muniro naago ayaa waalooyo sorry wlhi
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 2 месяца назад
Wlhi beentaa mahan kuwa qariban ayaa gacan ku dhigay aana kala jeclayn ilmaha noloshooda burburayso
@Suban24924
@Suban24924 2 месяца назад
Laaxawla walaa quwata illaa bilaah, ilahay ha xifdiyo cuniga walal adna samir khayr ayay noqon 😢😢😢
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 2 месяца назад
Walalaw talo hadaa rabto wiilkan isku tanaasula gacantiina yuu kabixin ax wan kaxumahay walahi 😢😢😢
@fowzahmed2694
@fowzahmed2694 2 месяца назад
Wiilkaan haku qabsan hooyadii yaan gaalo idika fa iideysan
@fatmaaden1310
@fatmaaden1310 2 месяца назад
Ala nagta nagsana😂
@ExmanarovaExmanarova
@ExmanarovaExmanarova 2 месяца назад
𝗧𝗮𝗮𝘀𝗶 𝗪𝗮 𝗡𝗮𝗰𝗮𝘀 𝗪𝗹𝗮𝗵𝗶𝗱𝗮.😂
@foosk9260
@foosk9260 2 месяца назад
Waa dabaal
@nastedave9842
@nastedave9842 2 месяца назад
Sidan miyaaba naag nimo ah
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 2 месяца назад
I'm so sorry 😢😢😢😢😢💯🤦
@fahmoyousof1745
@fahmoyousof1745 2 месяца назад
ياحي يا قيوم
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 2 месяца назад
Waa sax ellahay haxifdiyo ilmahaas yar ❤
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 2 месяца назад
Walee waa duni aakhir samaan hoyooyinkii qurbaha badankoodii waa laga yaabay may si sharafleh u waydiisato intay ilamaheeda gaalo u dhiibayso waa wax laga xumaado subxaanalaah
@NashaadHassan
@NashaadHassan 2 месяца назад
wuu u diiday block ayuuna saaray
@CaliOsman-h9x
@CaliOsman-h9x 2 месяца назад
Doqon walalked u daab weyntahay maqli jiray midka cadaanka ilmaha ka dhalay oo ka qaatay uTage makarto
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 2 месяца назад
@@CaliOsman-h9x oo ilmaheda hore ma cadaanba wan kayaabay gabadhan
@zamzamadam4811
@zamzamadam4811 2 месяца назад
​@@NashaadHassan block waa inala saraa sideey ucaaydeey maa aragtaay oo laba sowteey abohood oga sow caraartaay
@smartydelebe2147
@smartydelebe2147 2 месяца назад
Be strong bro keep praying don't sleep tell Allah most high to fight this battle for you and InshaAllah you will get your son back,may Allah most high protect this innocent soul from this kafirs
@NimcaBillowabdi
@NimcaBillowabdi 2 месяца назад
Allah hakusociliyo yaaaa rabi😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@lunasage33
@lunasage33 2 месяца назад
Its ok brother Allah loves you
@zahranoora6101
@zahranoora6101 2 месяца назад
Wartalo mahaysid gabadhan wiilka mahayenkarto, wainaad udacwoota oo aad ushegta qeyrumasul nimadeeda inay iyada katagtay kuwiihurana kasotagtay.
@XasanAbadi
@XasanAbadi 2 месяца назад
😢😢 I am so sorry you are a good father
@nagmaabdillahi276
@nagmaabdillahi276 2 месяца назад
Ilmana hooyadii looma dhaamo team muniira never give up ❤🎉
@NajaxAbdi-y5r
@NajaxAbdi-y5r 2 месяца назад
Buskudoow ninyow waxaa ku khaldanayd inad baloogto adigoo mahir u danaynaayo😢 inay kaa gardareed waa ogayn lkn inaa dulqaadato ahayd cunugaaga hal habeen gaal la howydo waa xanuun😢
@AyaanJama-m4m
@AyaanJama-m4m 2 месяца назад
Guurka dag daga ah dhib kaan buu lee yahay naag nin kale ilmo u dhashay inaad nolashda soo galisay qalad wayn
@Allsportshighlights1600
@Allsportshighlights1600 2 месяца назад
Aad iyo aad,
@faridfarid6561
@faridfarid6561 2 месяца назад
Oo ilmahaas (Maahir) isagu naagtaan kama dhalin miyaa?
@homemademechannel3247
@homemademechannel3247 2 месяца назад
@@faridfarid6561ilmaheeda hore kawadaa kuwa France joogo
@sahraj3885
@sahraj3885 2 месяца назад
Illahey ha Xafido Maahir Kuwii wada haysta Allah haydinka dhigo Kuwii u xamdiya Illahey Allah ha idinka dhigo Gaalo Sharkooda Allah ha idinka qabto Allahuma Aamin Aamin Aamin
@hiboawciise5433
@hiboawciise5433 2 месяца назад
Aad ayaan uga xumahay wll gacan gaalo inay soogasho ilmaha waa laga fiicnaa laakiin wll umada soomaaliyeed oodhanbaa kuu markhaatiya inaad tahay aabo fiican ALLAAH hakaaqabto kuwa aysookaxay satayn
@Somalihooyo936
@Somalihooyo936 2 месяца назад
No no that is bad thing to do Munira😢😢i am sorry Maxamed naagtan wey walanthy😢😢
@shukrimahamed2146
@shukrimahamed2146 2 месяца назад
SubhanaAlah I feel so sorry Maahir yare in maanta Gaalo loo gacan galiyo waa ayaan daro weyn wallahi very sad Muniiro Masiibo Ilaahay cirka Iyo dhulka kula Go’ aaway kuweedii hore mey raadsato ma wiil Somali ayay u goodinee dumarka qaar waa doqomo bal xagey geynee Muniiro iyadaaba Homless ah guri heysan uur leh
@zamzamadam4811
@zamzamadam4811 2 месяца назад
Waxaas waa hanaa parata
@shukrimahamed2146
@shukrimahamed2146 2 месяца назад
@@zamzamadam4811 waan ogahay Hannah meeshay soo gasho waa meel hoog ah muniiro iyadey u taalaa masiibo heshada indhaha go’dan
@CusmaanSaciid-h5l
@CusmaanSaciid-h5l 2 месяца назад
Cammii talo maantay kula gudboontahay ee caadifad iyo eedayn ka bax oo caqliga, maanka iyo maskaxda ka shaqee sidii wiilka uusan dhexdiina oga bixin. ALLAAH SWT ha idiin fududeeyo amiin.
@hakimahassan2940
@hakimahassan2940 2 месяца назад
Subhaanallah aad iyo aad ayaan u ka xumahay.
@sacdiyoxaaji1271
@sacdiyoxaaji1271 2 месяца назад
Wll waa wax laga xumaado in qof shalay cunug uu ka tagay hadana isla gar leh weey ku dulmisay gaba dhaasi balse is ka samir wll ilma haa yar ne allaha idiin xafido adigana raga nimo ayaad muujisay ooo waad ka gaab satay masha allh mana aadan la caay tamin wax kas tana qeer beey ku dha maan
@Beingme541
@Beingme541 2 месяца назад
Ilmahas walal adey kaga so tagtay iyo ninkas mana ulabankarto eee xaal radiya kuwan isla korsada wad ki hashinkartan in maahir ad korsato yadana 2 kale
@Sacdia_siman
@Sacdia_siman 2 месяца назад
Maxamed buskudow aniga waxan ku dhihi lahaay utanaasul muniiro wiilkaas ku biil ayada ha heyso hadad isku qabqabsatan ayadana ey dhahdo wiilkeyga aniga heysanayo adiguna aad sidaaso kale tiraahdo wiilkaas dhaxdiina wuu ka baxaa gaalo u gacan galaa war hooy ka joog wa iga talo wll muriiro ama iney ayada qaadato ama iney gaalo qaadato labadaas mid un bey rabtaa waxey poolis uso kaxeysatay taladeyda ama qaado ama haqaadan waa mid adiga ku taalo laakiin wad iso xasuusan doonta hadad comment tigeyga aqriso wabilaahi towfiiq
@CANABADANJIMALI
@CANABADANJIMALI 2 месяца назад
😢😢😢😢😢😢 wallal ilhy hakuu yasiro nabad ilhy hakusoo celiyo wiilkaadda
@ladanmuhumed1367
@ladanmuhumed1367 2 месяца назад
Okeeey Wll Isniinta Hoyadis siya dheh Wax walba Oo dulmi ah ooy kuu gaysatay Allah ku reeb wll 😊😊TaladaydaaQaado Buskudoowwll😊😊
@umuhamdi6672
@umuhamdi6672 2 месяца назад
Asc Maxamed buskut alle hakuu gar gaaro walaalkey lakiin aqligiina ha shaqeeyo yune gacantiina ka bixin
@ladanabdi6847
@ladanabdi6847 2 месяца назад
🥺😞😔Abti 🤲Allaha Kuu'Gargaaro Inshaa'Allah. Islaanta Aa MUNIIRA Ugu Yereeysid Waxaa La'dhahaa FILSAN. Abti SABAR Inshaa'Allah 🫀'Qalbiga Khair u'Sheeg. Inshaa'Allah Waxeey 💨Dhuuso u'Maleeysa Ayaa 💩'Xaar Ku'Noqon'Doona😠
@NasraXirsi-xw8wg
@NasraXirsi-xw8wg 2 месяца назад
Adiga usab ah wilkaga hada jeceshahay inad siso bau ahayd 😢
@FardowsomacalinAbuuker
@FardowsomacalinAbuuker 2 месяца назад
Asiga maba udiidaneen ee iya cunugyda buuqiskagaliso rbtaa
@FatumDahir
@FatumDahir 2 месяца назад
Sorry maxamed please protect your son it’s sad news
@FatumDahir
@FatumDahir 2 месяца назад
Your right he will be back to his dad insha Allah
@maahirkee3656
@maahirkee3656 2 месяца назад
Marka horaba in cunug hooyadii laga haysto waa qalad
@bluerain3282
@bluerain3282 2 месяца назад
Awaaye shanti hore
@CaliOsman-h9x
@CaliOsman-h9x 2 месяца назад
​@@bluerain3282kaas cadaan ka dhalay udhawaa makarto midka miskiinka soomaliga lee ka adagtay
@habibamuse-z2z
@habibamuse-z2z 2 месяца назад
Caadi joogsan wayda mar bay ceeb lakulanta
@deqa868
@deqa868 2 месяца назад
Subxaanalahaa walaahi waan ka naxey sorry somaliyee maxaad galada u adeeg santaan😢😢😢😢
@Anab-x7p
@Anab-x7p 2 месяца назад
Wlhi mahir u tagay marku dhahay ana og mesha xanuneyso😭
@jirojogow
@jirojogow 2 месяца назад
waxba ha calacalin hana noo shegin adiga sidan isku galay oo gurkaga ka fikirin baydhabo inad tagto ugu gursan weydey cunug lagama qateen
@bluerain3282
@bluerain3282 2 месяца назад
Nagaha Hawiye iyo naga isaaq wa Cadow
@Layliish-qh1en
@Layliish-qh1en 2 месяца назад
Naag waa naag ama beydhabo ama meel kala nabada wax ka fiican
@faisamohamoud1453
@faisamohamoud1453 2 месяца назад
@@bluerain3282 waar walal gabadha isaaq iyo hawiye toona maahe maxaaad ka rabtaa qabiilo dhan
@jirojogow
@jirojogow 2 месяца назад
@@bluerain3282irir samale ayey isku yihiin
@jirojogow
@jirojogow 2 месяца назад
@@Layliish-qh1en No waxan ka hadlayaa wiilkiisa lagama qateen haddii baydhabo ku gursan lahaa oo logu hayan lahaa wiil kiisa
@nimoidris2959
@nimoidris2959 2 месяца назад
Sorry walaahi Maahir uu tagan markuu yidhi calosha i xanuuntay buskut waa Aabo fiican wiilkisa uu jeclaa walaahi😢😢
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 2 месяца назад
Aallah ku garaagaro wllo
@JonathanCkay
@JonathanCkay 2 месяца назад
Wiilka Hooyadi udaa Doqonyow🤬🤬🤬🤬🤬🤬
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 2 месяца назад
Doqon intaadan qof kale dhihin is fiiri magacaad wadatid ee aad soo xaday tuug
@shukrimahamed2146
@shukrimahamed2146 2 месяца назад
Adaa doqon eh duli gaalahay wasaqada ah aamus
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 2 месяца назад
Gaalyahow in aad gaalesiiso ayaad rabtaan soo maah, adeer cunugaas waxa masuul ka ah aabihiis isagana laydinywaa siduu ku barbaaro
@bilkheyronline5831
@bilkheyronline5831 2 месяца назад
I am so sorry wlh 😢😢😢
@ShukriHussein-fe9bx
@ShukriHussein-fe9bx 2 месяца назад
Naga ka walaya nagtaas srry abooowe
@SahramuxdinAbdirahman-ns2xl
@SahramuxdinAbdirahman-ns2xl 2 месяца назад
Nacalad haku dhacdo muniiro oo wiilka gaal u dhiibtey😢😢
@UmuzaydAdem
@UmuzaydAdem 2 месяца назад
Maahir ma rabtee aday ku rabtaa lakin dalqadihii way kadhamaadene maxaraan bay rabtay musiimo dagdaga ala kugu rid maxamadoow wiilka ala hakuu soo celiyo
@NashaadHassan
@NashaadHassan 2 месяца назад
sidee ku ogaatay inee rabto hada adiga lagu furay ee ninki ku furay rajo kaaga jirto dumarka sidaada oo kale ma ahan ha ugafin qoyan ninkan hada rabto gooni u raadso haku soo gamban inantaas
@UmuzaydAdem
@UmuzaydAdem 2 месяца назад
Haday nin radis ahayn aaway ilmaheedii kale may radsato may u ooydo may bolis ugayso waligigeed aydoo sheegi lama maqline away 5 ilmoodoo kalay dhashee haday nin rabin
@nastedave9842
@nastedave9842 2 месяца назад
Haday ilma rabto kuweedii hore may dayacdeene inay maxamed wareerisay rabtaa
@FatumDahir
@FatumDahir 2 месяца назад
Sory walalo it’s emotional and Iam crying
@safiyojimcaale3493
@safiyojimcaale3493 2 месяца назад
Adigoo abe waa haysay hooyada ka fican hayso
@HalimaxasanKaahiye
@HalimaxasanKaahiye 2 месяца назад
Ayada waa isku buuqsantahay gurina ma dagano
@smohamedabdi1927
@smohamedabdi1927 2 месяца назад
Saaxiib cunuga hooyadii baa kaxaysatay dhib majiro hooyo cunugeeda qof uga naxariiis badan ma jiro allaah kaliya baa uga naxariis badan
@shukraansheekh7241
@shukraansheekh7241 2 месяца назад
Wax fiican maahay iney gaalo ugu wacdo Allaha badbaadiyo
@fardousaali8771
@fardousaali8771 2 месяца назад
Bilaa hadal muu siiyo hooyadii isagu
@Dailyvegtables
@Dailyvegtables 2 месяца назад
Subxanalah what kind of this mother and father
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 2 месяца назад
War maxamadoow booliska maxaa uduubee armuu dhibkaaga yimaadaa
@fos343
@fos343 2 месяца назад
Inaalilaahi wa inaaileyhi raajicuun ilaahay xiftiyo oo hababaadiyo wiilkas yar iyo intalamida Aamin aamin aamin yaa Rabi yaa Allah yaa Raxmaan yaa Raxiim 🤲🤲🤲
@muniraahmed7031
@muniraahmed7031 2 месяца назад
Mohamed Munira sharteed ha kaqabto Brother willkaga kumidti 🤲🤲🤲🤲🤲
@ahlanahmed8860
@ahlanahmed8860 2 месяца назад
Naayaa ma hooyaa rabtaa ilmaheeda inlaga qaado
@haniyey1
@haniyey1 2 месяца назад
@@ahlanahmed8860kakakskak oo maxeey sameeseey marka why police u keenteey hadeey hooyo fiican tahay ?
@FardowsomacalinAbuuker
@FardowsomacalinAbuuker 2 месяца назад
Waa baastrd ngtas wyo ilmo mrbto ninkeerbty wuna diidy hady ilmaheedrbto ewl mxy ugutakeyse hadan bxyo wilkyga wilkyga wuuilabxaa mxy udhihiweyse wxaas haiska dhcdhcsiin muniiro waa shiidamad runta hadaa laga hdlo wan lasocdy edabdaradeed​@@ahlanahmed8860
@ahlanahmed8860
@ahlanahmed8860 2 месяца назад
@@haniyey1 adiga shaqoyeelo 2 qof oo ilmo kadhaxeeyo hadhexgalin sheeydaamad yaheey
@AfiyaIbrahim-tn8fn
@AfiyaIbrahim-tn8fn 2 месяца назад
Asc. Talo iskuma kaa sheegto maalintey kaa tagtey hadii aad boolis u sheegi laheyd maanta lagaama qaadeen. Wadanka yaan laga saarin markaad lee dahay,maxaad u ceshan weydey?Shaley waad talo xumeyd mantana waad hadal badan tahay. Illaah ha xafido cunugaa waalid fiican labadiinaba qorsho xumo ayaad ku dhasheen Allaahu aclam. Maahir sacdiyo kama fiicno ayadana caruurteeda ayey meel cidlo ugu tagtey.
@ahmedislam206
@ahmedislam206 2 месяца назад
Is this your personal life or a reality t.v show?
@waberihassan7867
@waberihassan7867 2 месяца назад
Asc umada somaliyed buskudow inad oog ad kuu haysatin ayey modayen oo uu didaysin ilmaha yare hooyadi balse illahay wax xun ma tuulo Mahir yare iyadana waxay wado illahay haka qabto ishaallah khair oo dhan ayan kuso rajeeyneya abo wanagsan inad tahay wan aragnay ex gacalow from Djibouti
@khayr_jecel
@khayr_jecel 2 месяца назад
Yaa Alllaah Maahir gaal nooga bedbaadi , walaahi Maahir yare halkaasaan ka bartay caawa waxaad moodaa in wiil aan dhalay la qaatey Alloow noo xafid asaga iyo awlaada muslimka oo dhan, Allaahumaa Aameen,, Maxamamed adigana caawa iyo habeen kasta qiyaamu layl Alle ku bari oo Saliga nebiga SCW iyo istiqfaarta badi belaayo arkimeyso cunuga bi idnillaah.
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 2 месяца назад
Naagtan waa inkiraa qaabto uf😢😢
@halimamohamed2121
@halimamohamed2121 2 месяца назад
😢😭😭😭😭sorry wllky aabe wangsn ba aahyd ilahy haku badbaadiyo wiilkaaga😢
@ayanmohamed8285
@ayanmohamed8285 2 месяца назад
maxamed waa gob gob dhashay nin wanaagsan aad tahay xaqaada dhacso
Далее
Теперь DOOM пройдёт каждый
00:17
Просмотров 330 тыс.
Eminem НА РУССКОМ💔
00:30
Просмотров 444 тыс.
Maxaan kala kulmay dawlad degaanka somali galbeed
10:36
MASAYR DARTII.  SODOHDII AYUU GACANTIISA KU DILAY
22:43