Тёмный

Deg Deg Odoyaasha Hawiye oo diiday Raali gelintii la siiyay KG Qaaimiina ku tilmaamay Xildhibaanada 

Xidigaha Tube
Подписаться 50 тыс.
Просмотров 10 тыс.
50% 1

si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya,Caalamka iyo madadaalo nagu soo biir#Subscribe_Like_Share_XidigahaTube

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 79   
@sayidjaamac1724
@sayidjaamac1724 9 дней назад
Haawey haawey dhashay bay somali gacanta u geliyeen
@MohamedAliShiino
@MohamedAliShiino 9 дней назад
Sharci haduu jiro odayashaan waa in sharciga lageeyo waa fidno wadayaal
@Cadejanaal-cx8yi
@Cadejanaal-cx8yi 9 дней назад
Odhayaasha aad iyo aad ayay u mahadsanyihin
@saidaabdulle5819
@saidaabdulle5819 8 дней назад
Baash hawiye inta qabyaalyaada jirto.oo dadkala kuduulaya .waligieed somali mahagaageyso midaas waxey uegtahay wxii dhacay 9okii qabiilo kuduulaya.oo power sheegeenaya.!!!!!!!!!
@Heimatar
@Heimatar 9 дней назад
War kan afhayeenkooda ah odi ma gaarin waa boojo waxaan Hawiye magaciisa ka foqa bontaa tihiin wasa odi iima tihiin guul Koonfur galbeed
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 9 дней назад
Xamar Unukaa leh ma dhihino idinka a difaacayo xamar dadkii soomaaliyeed hor bay uga tageen idinkaa ku haray isdaaca soomaaliya magaceeda haku qaraaban.
@ahmedsalad1393
@ahmedsalad1393 9 дней назад
ODOYAASHAN AYAGAA QAAIMIIN IYO KHANIISIIN AH
@CabdiMaxamed-ei9di
@CabdiMaxamed-ei9di 9 дней назад
Wa odoyaal dulmi kashaqeynayo
@Heimatar
@Heimatar 9 дней назад
Hawar gidir walee onaad shaweelaha hoosebku nasaheenin
@Cadejanaal-cx8yi
@Cadejanaal-cx8yi 9 дней назад
Odhayasha aad iyo aad ayan u bahanahay
@ahmedabdulkadir1358
@ahmedabdulkadir1358 9 дней назад
Hawiyaa ku waalateen .qofkaad waxka qaataan ayaan arkeenaa
@Heimatar
@Heimatar 9 дней назад
Hawiye ma u jeedi waxaan u jeedaa saqajaanta Hawar gidir oo careesan.
@MaryanAli-v4k
@MaryanAli-v4k 9 дней назад
Hantida ummadda soomaaliyeed maad u ilaalisaan ceebta caasimada. Ka maydhaan
@abcbc4008
@abcbc4008 9 дней назад
Asc Adayaasha dhaqanka waa dad sharaf leh waa waayeelo ka shaqeeyo Nabada waa Runtood waxaa laga Rabay in ay bixiyaan Raali gelin xildhibanada konfurgalbeed wey dideen kuwa siiyey waa dalimiin ka dhex shaqeeyo umada somaliyeed dhibkooda sharkooda Allah ha ku celsho kuligood waa tuugo Qaainwadani kuligood maxkamad ha la soo saaro kuligood xasbunAllah wanicmalwakiil yaa xayuu yaa Qayuum biraxmatak Astaqiid Aslax wadankeena noona xafid umada somaliyeed ee jecel difaaca wadanka.waxii Tageero Etobia halawado xer xero kuligood xasanada halaga wado Qaado kuligood Reer konfurgalbeet iyo Reer Galmudug xildhibanada halaga wado qaado xasanada please.cadowga umada somaliyeed cagta ka hoos Amiin yaa Rabi
@zuhurzeyn2376
@zuhurzeyn2376 9 дней назад
Odey yashaasi waa Ina laso xiiro . Mamul kastana Xildiban kisa Aya mamula . Even HSM ma buriinkaro iyaga ye yihiin rer igu shuubo.Dowlada waa dowlaad Hawiye.HSM so qabta oo xiiraa haadha ayu la kulmaey Ethiopia sawir kisa meel kaasta yaalo. Viva KG ❤
@harunmohamud3028
@harunmohamud3028 9 дней назад
Odayaasha Hawiye waxey doonayaan in KGS ay xaal marin siiyaan laguna xaal mariyo gobolka sh/hoose iyo madaxweyne ku xigeen MKGS
@baqiisaawuukar3574
@baqiisaawuukar3574 9 дней назад
Horta Somalia maqabiil dadkale ma qashin ba hawiye aqligood sidan miya 4.5 aa sax kasaara madaxtoyada ithopia
@abdillahiahmedcheik7645
@abdillahiahmedcheik7645 9 дней назад
Warya dawlado xafad hawiye maha
@CabdiDiiriye-y8r
@CabdiDiiriye-y8r 9 дней назад
Adeer ODAYAASHA DHAQANKA BEESHA hamiye WAAD QALDAN tihiin WAAYO DAWLADA HADUU NIN HAWIYE AHI HAYSTO macnaheedu maaha inaad IDINKU SHARCI U leedihiin faragelinta XILDHIBAANADA KOONFUR GALBEED, Dawlad dhamaystiran ayaa MEESHA joogta LAAKIIN Kuma faragelin kartaan waano iyo baryo aad tusaysaan jidka wanaagsan idinka OO waaninaya balse WAXKALE waa qalad WAAYO ODAYAAL DHAQAN AYAAD TIHIIN XOOGXOOG MAAHA.
@user-rp7ge9kx1d
@user-rp7ge9kx1d 9 дней назад
Hawiye koonfurgalbeed waxba kuma lahan shabeelada hoose waa dhul digil aw mirifle iyo biimaal VIVA ITOOBIA
@CaliCismaan-zy3om
@CaliCismaan-zy3om 9 дней назад
Itoobiyada aad fiifada haysaa waa cadawga umada shaftale ee soomaaliyed adigu utag dabadilifyow
@Daljirka-Dahsoon
@Daljirka-Dahsoon 8 дней назад
Inta hore eed tiri maa ku ekaatid. Viva dad maangaab ah oo Soomaaliyaa naduqeysey dugsi hoose loogu dhigey ayaa sidaa u hadlo. Soomaaliland been ayeey kugu korisey. Dhihida viva itobia Soomaali wey kugu dirtaa waxna noogama qaadid.
@axmedsulayman797
@axmedsulayman797 9 дней назад
ASC wiilka janalka Iska leh waxaan rajeynayaa in aadan xuman uga jeedin lakiin salaadiinta aad shaashada Soo saartay Iska fiiri mahadsanid
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 9 дней назад
Warunta hala dilo kuwa xata gudumiyah parlamank Somalia wa jajus Ethiopia uu shaqeya
@ahmedabdulkadir1358
@ahmedabdulkadir1358 9 дней назад
Hawiye dowlad marabaan ee halaga tashado.
@abdillahiahmedcheik7645
@abdillahiahmedcheik7645 9 дней назад
Ayad ka xigtin dawlada somalia Hawiye wa mashkada somalia Shaakab konforgalbed waaxo duumaleh oo yayeah Hawiye oo moryan ah
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 9 дней назад
Mahadsant walaalkey xidigaha tuyub ❤❤❤❤❤
@ahmedabdulkadir1358
@ahmedabdulkadir1358 9 дней назад
Dowlada adinka halaynayo
@user-vs4ph1zm6y
@user-vs4ph1zm6y 9 дней назад
Asc dowlada u daaya mamulka mashaqeyneyso odayasha hawiye Dowlada aya leh go anka odey hawiye wanaga ka shaqeya joojiye gacmagacmaynta
@Heimatar
@Heimatar 9 дней назад
Odiyaal isku sheegtan arag maxee tarayaan waxee la mid yihiin daahir caasoow.
@FowsiyoDd
@FowsiyoDd 9 дней назад
Yad ma tashaan well come Ethiopia xasan dhiiqo ya aminayo no body inta u harsan xasan dhiqo warerisan ku xireyna asagon waxbaqaban waqtiga uga dhamado
@hasansharif1278
@hasansharif1278 9 дней назад
Amxaaro waa darskiina habarkidir aktiina kabilaawa weerarka itobiya anarago
@CabdiDiiriye-y8r
@CabdiDiiriye-y8r 9 дней назад
Midalena WAAD yeeli kartaan BAARLAMAANKA DHAMAANTII AADAN MADOOBE IYO XASAN SHEEKH WAY BAABIIYEEN DALKA DHAMAAN BAARLAMAANKA WEERARKU QAADAY DALKA XASAN WAAYE NINKA BAABIIYEY,
@FadumoMuseSaid-s6j
@FadumoMuseSaid-s6j 9 дней назад
Odayaal qalinshubto ah ilaa 91xaaran laaluush iyo baqati dhexjiray warkood Yaa dhegaysnaya ilaa waa mooryaanyan yaahuu
@user-nj1dy1kl8t
@user-nj1dy1kl8t 9 дней назад
Xattaa haddi ay ayagu bixiyaan raali galin aysan aheyn in laga aqbalo xipdhbda kg
@Heimatar
@Heimatar 9 дней назад
Afkooda ayaa is qilafayo hawiye ku xigwwnbhalaga dhigo kulahaa ma waashay nacaskan.
@Heimatar
@Heimatar 9 дней назад
Xil liwaanadkf waa umada Soomaaliyeed adigase xagee ka keentay kiwirka iyo isla sax naantaada
@ahmedabdulkadir1358
@ahmedabdulkadir1358 9 дней назад
Warmeesha dowlad sooma joogto anaga hawiye unbaa kuhaysaa.war anaga hawiyaa iska ilaa ninaunaa mana aaminayno. Aniga adigaa iska ilaalinaayaa.Jooji dhaca iyo boobka iyo qabyaalada. Markas ayan etobiya kawada hadleenaa
@baqiisaawuukar3574
@baqiisaawuukar3574 9 дней назад
Beenaale waaye shacab Somalia yan lasirin waxa dhinta washacab
@xasa2291
@xasa2291 9 дней назад
Odayaal sidii raaligareen ubixinkartaa lagu ceebeeyey waayaab
@ahmedsalad1393
@ahmedsalad1393 9 дней назад
WALLEE IYO BILLEE KUWAN WAXAA EDBIN JIRAY ALAAHA U NA XARIISTEE MAXAMED SIYAAD BARE ODAYAAL MAAHA WAA WADA KHANIISIIN DAL DUMIS AH
@abdirahmanabukar438
@abdirahmanabukar438 9 дней назад
Waar wasakh iyaad tahee kasaar sheekh Asan siiro Iyo suldaanka guud ee habar awal
@abdisharif8315
@abdisharif8315 9 дней назад
ETHIOPIA WAXAA KU NOOL MUSLIMKA UGU BADAN AFRIC-DA BARI BALSE NIMANKAN YAA ADEEGSANAYA SOW XSM MAAHA.WAAD KALA IRDHEYNAYSAAN UMADDA SOOMAALIYEED EE WAA IN LA IDINKA GUURAA.
@mahdibihi5095
@mahdibihi5095 7 дней назад
Odayashan Hawiye maxaa mar walba warbahinta taagey yaa waligiis arkay odayaal kale oon hawiye ahayn ee idacadaha taagen war isku xishoda
@faysalagass3336
@faysalagass3336 9 дней назад
Beena waasiin yaa laaya waxan beenta ku hadlaya Bal dhageysata afka umada somaliyeed ayey ku hadlaan iga oo qabiil dilooday soomali ayey wadada weli hayaan Xataa xasan sheekh Caasimada ha laga raro meeshan reerku leeyahay mooryaantan xollihii shacabka kudhalay guryahoodii weli soo tagan Wuxuush yey natalaan
@ahmedabdulkadir1358
@ahmedabdulkadir1358 9 дней назад
Qabiil dowlad laguma noqdo. Hawiye kaligiisna masiirka dalka uma yaalo.adinka ayaa dalka qaribay somali adinkay inka dagi ladahay
@CaliCismaan-zy3om
@CaliCismaan-zy3om 9 дней назад
Wllka janalkan iskale hoow khalad ayaad kujitaa isa sax sulaa diintan aad shaashada soo dhigata ee suldaan xasan kujiro waa sulaadiitii reer Somaliland ee beesha habar awal waana muuse biixi sulaadiitooda walaahi
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 9 дней назад
Talyaaniga baan rabnaa wuxuu ingriiska idin qaybiyay 4 qaybood iyo jabuuti oo franch haystay maanta hadaad itobiya doorataan waa la idin gumeeysan sida soomaali galbeed .
@harunmohamud3028
@harunmohamud3028 9 дней назад
Idinka oo hawiye ah ma hilmaanteen taa ku dhigteen RRA 90maadkii waana taa sababta ay u hoos galeen itobiya
@majdihassan647
@majdihassan647 9 дней назад
maalin kasta RRa oo shaar Shabaab xiran ayaa dadka laaya ,lama hilmaamin.
@BisharoNor-tq7fu
@BisharoNor-tq7fu 8 дней назад
2024 aya la jooga itobiyanka Somali bad la tahay ama hoos ka gal ama iska day ogadan kilinka shanad oo intas ey hesten bal weydi walalo ma noqdo
@abdisharif8315
@abdisharif8315 9 дней назад
UMADDA SOOMAALIYEED EE UU KA HADLAYO MA HAWIYAA ILEYN CID KALE OO KA HADASHAY SI XUMAAN AH IYAGA MOOYEE CID KALE MA JIRTO.SAYLAC MA TEGI KARAA WIILKAN IYO HAWIYAHA AY LA SOO TAAGAN YIHIIN?
@MaxamedcadiSalax
@MaxamedcadiSalax 9 дней назад
Walal kuwa odayasha sheganayo waa qiyanele yal ee raba in jebka wax logu rido waxanse ku shegi cid aymatalan majirto wana kuwa isku baheystay bililoqadda oo uu gadal ka rixayo midkan xasan xaballe qote ah iyo koxdisa jamqushash by by
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 9 дней назад
Dowlad ma jirto xamar na wadanka ma xakumo
@hasansharif1278
@hasansharif1278 9 дней назад
Aada hogaaminaaye fidnada
@Heimatar
@Heimatar 9 дней назад
War kuwaan iyagoo busta laga kicin ma nasahaayaan
@FowsiyoDd
@FowsiyoDd 9 дней назад
Kuwan🎉odayal ma hin cid ay matalan ma🎉jirto wa dalimiin jiri ah wa fadlan one dollar igu shubo wa fidmolayal Maryan’s ah wa odayal 🍺🥂🍻🐖
@MusedhakaweyneKacay
@MusedhakaweyneKacay 9 дней назад
Shiikhow midnimadaa ka sheekeynaysaa xagee joogtaa Hal mamul goboleed oo Amar ka qaataa ma jiro xasan sh xisadii la qaboojiyey ayaad caqaabad ku noqoteen ilaahay ka baqa qori table baad la wareegeysaan
@MohamedAliShiino
@MohamedAliShiino 9 дней назад
Odey shacabk a somalliyeed adiga waa in laga a qabto sababatoo ah moryaan baa tahay
@abdirahmanabdulahi640
@abdirahmanabdulahi640 9 дней назад
Waxaad tihiin qaswadayaal
@ahmedabdulkadir1358
@ahmedabdulkadir1358 9 дней назад
Xamar unukaa leh.halooga tago xamar oodhan
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 9 дней назад
Kuwaan dalka waa in laga qabtaa.
@FowsiyoDd
@FowsiyoDd 9 дней назад
Cinado ku ye ya idinka aqbalayo dharkad xirantihin waxad cuneysin hugina wa wada😂xaraan e guryaha islamed ka baxa 😫😡🥸😎🤓😜
@rashkaarow45
@rashkaarow45 8 дней назад
Waxbaa salegleh . Qaatumo xumo iga dheh .
@abdisharif8315
@abdisharif8315 9 дней назад
AQOON LA'AANI WAA IFTIIN LA'AANEE OGAADA OGAADA DUGSIYADA WALAALAYAAL.SOOMAALIYEED SOOMAALIYEED SOOMAALIYEED SHAME ON YOU.WAXAA IDIIN RIIXIYA XASAN MAGAFE
@dinogamer1088
@dinogamer1088 9 дней назад
Masar ayaa cadowga somaliya ah itobia waa xabiibka somaliya idinkuna ma mateshaan shacabka somaliyeed masar ayaad dabadhilif utihiin
@user-uj4so9qq8u
@user-uj4so9qq8u 9 дней назад
Kuwaan waa in laxiraa
@yusufhaji7059
@yusufhaji7059 9 дней назад
Kuwaan odayaal ma'ahan ee waa dhuuniqaatayal munaafi qiin ah,waa Habargidir oo iska dhigta muwadiniin!!!!!, Somali tiraa wixii uurka kaaga jiro, Aya Afka kaaxado, micnaha sheeka da waxay joogtay itoobiya, ee maxaa keenay madaxwene ku xigeen -koonfur galbeed kkkk Hawiye, ujeedadiina oo dhan Haddad caddeysen, sababta aad u weerareysan K/ Galbeed.
@CeeldaahirSchool-iw5ck
@CeeldaahirSchool-iw5ck 9 дней назад
Been iskadaa hawiye dawladdii ku ciyaar isagaa isku koobay ilaah idankii muqdisho haha qabsat itoobiyo
@AHMEDIbrahim-jb5yw
@AHMEDIbrahim-jb5yw 9 дней назад
Odoyasha Hawiyed Maa waxay Ogol yihin INAY ITOBIA iyo MASAR ku dheex dagalaman Dalka Somalia ? ILAY DAGAL MANTA DHEEX YALA SOMALIA iyo ITOBIA MA JIREH Wayo CIDAMO ITOBIAN AYA GOBOLO KA TARSISAN SOMALIA FADHIYA OO LA DAGALAMAYA ARGAGAXIISADA MAHA KA QALDAN ODAYASHA HAWIYEH ? MA WAXAN DONOYAN INAY UMADA SOMALIYED DHULKOODA OLOLIYAN WAA SIDE WAXA KU HABON INAY XASSAN SHEEKH LA HADLAN AY YIRADAN ARINTA ITOBIA iyo MASAR INAY SOMALIA DHEEXAD KA NOQOTO AYA WAJIB AH WAYO LABADAN DAWLADOOD WAXA JIRTA ARINTA WABIGA NIIL AYAY ISKU HAYANE HA INA DHEEX GALIN SI UU DALKEENU UGU SAMAYN ARINKOODU MA INTA AYAY GARAN WAYEEN ODOYAASHA HAWIYEH WALEH WAA CAJIB ! ANIGA WAXAY ILATAHAY ARIN QALDAN OO KA FOG NABADA WAYO MANTA SOMALI UMA BAXNA IN DHULKEDA KU DAGALAMAN DAWLADE SHISHEYE YADI OO ITAAL YAAR OO DHAWAN UUN MADAX LASO BAXAYSA
@Abdinassir-w8g
@Abdinassir-w8g 9 дней назад
Yaa idinka cadoosan tuugo oo xaaraan kunaax ah yaa kusoo wacaayo beenloow yahoow
@user-uj4so9qq8u
@user-uj4so9qq8u 9 дней назад
Kkk bal arka dulmigaan war nama matashaan somaalina ma matashaan been ayaadna shegaysan mw kuxigeena kum lihidin k galbeed dulmi ayaad raadinaysaan itobiyana lama diriraysaan ee runta wad sheegteen lkn dm wax aad ka qaadaysan majirto
@abdalladubow
@abdalladubow 9 дней назад
Beenooliyaal.odoyaal iska Sawir ah waxay ogyihiin maleh.
@user-nj1dy1kl8t
@user-nj1dy1kl8t 9 дней назад
Kuusocon mayso taas iyo qayaanadiina .
@user-nj1dy1kl8t
@user-nj1dy1kl8t 9 дней назад
Waa odayaal miskiin nimo ay Ku ogyihiin oo ay qayaanay si ay neefta uga Soo fuqdo .
@FowsiyoDd
@FowsiyoDd 9 дней назад
Halos two dollars tell me u number kofiya bacyal hada hadan u turo waxan dhaho sameya ey sameynayan uf
Далее
Раскрыла секрет дочки!
00:37
Просмотров 355 тыс.
Каха и жена (недопонимание)
00:37
Ha Ooyin Waa 6 Qiso Oo Calool Xumo Leh   Culimada Odhan
20:26
Раскрыла секрет дочки!
00:37
Просмотров 355 тыс.