Тёмный

DEG DEG QM oo Ahmed madobwe & LaftaGaren dacwo ku oogtay, Shirka deg dega xasan sh Xamse & Gu,.. 

Suldaanka TV.
Подписаться 445 тыс.
Просмотров 20 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

27 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 52   
@1970Belgesel-f3l
@1970Belgesel-f3l 2 месяца назад
Soomaliya goormay siyasada barane qof walba heshiislama yeesho waa in kufirtik waa indarasad sameyo baarlamanka SOOMALİYA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️
@ashasalah2835
@ashasalah2835 2 месяца назад
K. GALBEED, GUDDOMIYAHA BARLAMAANKA FEDERALKA AYEY HEYSTAAN, WAR INTAASBA MA HELI JIRINE EDEB HA YEESHAN.
@ashasalah2835
@ashasalah2835 2 месяца назад
ITOOBIYA AYA AL SHABAAB KA XUN, WAAYO ITOOBIYA BAD IYO BARRI AYEY DOONEYSA IN AY NAGA XOOGTO, WAA HADDII AY KARI KARTO.
@ashasalah2835
@ashasalah2835 2 месяца назад
NINKAN KENYA KU ILAALINEYSA KISSIMAYO, WA IN DHAGAX BUURTIISI LOO CESHO.
@Carfon-ly5hv
@Carfon-ly5hv 2 месяца назад
Waa wax rabaan dhagar oo ay lacag ku qaateen
@Goodon-cj8hb
@Goodon-cj8hb 2 месяца назад
waasu. aal. imaaraadka. iyo. itoobiyaa. kaxun. shabaab
@elyasdjima5729
@elyasdjima5729 2 месяца назад
Dawlada Somalia was shabab
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh 2 месяца назад
Horay ayaan ku sheegnay inay Ethiopia ay ka haliis badan tahay kooxda AS, waana in si buuxda loola Ethiopia.
@yonismahamoud5245
@yonismahamoud5245 2 месяца назад
100% Ethiopiya ka khatar badan Al shaydan shabab wayo iyaga beray AS iyo SNM ta hargesa
@MaxamedIbraahim-h5f
@MaxamedIbraahim-h5f 2 месяца назад
Haaa 10000
@1970Belgesel-f3l
@1970Belgesel-f3l 2 месяца назад
Jeemis iswan soomaliya inlugaheeda ku ismarabaan bari jemis iswan qarax yada MUQDİSHO waa ogyahay iswan soomaliya ka ceriya ama badela,🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️
@1970Belgesel-f3l
@1970Belgesel-f3l 2 месяца назад
SOOMALİYA AYADA qaraarka iska leh masar SOOMALİYA shardi mayeelan karto SiSi iska ilaaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️ SOOMALİYA
@MariamAd22
@MariamAd22 2 месяца назад
Wa run in Ethiopia ka khatarbadaantahay khawarijsta iyo jajusenta somalida ah,
@MadeyAboor-co4zl
@MadeyAboor-co4zl 2 месяца назад
Itoopiya iyo Alshawab waxaa dhibaato badan Alshawaab
@safiyaabdullahi9862
@safiyaabdullahi9862 2 месяца назад
Absolutely Etiopien waa kakharbadantahay argagixisada,waayo waxay nalarabtah sida Israel kuhayso reer falastiin Absolutely
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 2 месяца назад
KHANISINTA CIIDAMADA DAWLADA GAAJADODA GAAJO WAA DHAFTAY WIIL SEDEX KUNDARTI AYAA U DILAY INUU KA XOOGO.
@SalmaanCadde-p8q
@SalmaanCadde-p8q 2 месяца назад
MADAXWEYNE XASAN SHEIKH ISAGAA DIIDEY WANAAGGA MAANTANA WAA KUFASHILMAY ISU KEENIDA SIYAASIYIINTA DALKA
@fadumaahmed684
@fadumaahmed684 2 месяца назад
LAFTA GAREEN AHMED MADOOBE MUUSE BIIXI DANI KULIGOOD ETHOPIA AYEY ADEEGAAN SOMALIA HAKA TASHATO AAYAHEEDA DHILINYARO KACA U KACA DALKA DIINTA IYO DADKABA
@1970Belgesel-f3l
@1970Belgesel-f3l 2 месяца назад
SİDONKA MASAR SOOMALİYA GUDAHEEDA ayuu joogaa MAHAD SALAAD ayaakamid ah TURKİGA waa xanaa qeen masar soomliya maxay imaanee TURKİGA injaa waxka ogaadan ayay rabaan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️
@1970Belgesel-f3l
@1970Belgesel-f3l 2 месяца назад
TURKİGA NAATO ayuu kujiran masar yey tahay askartoda israail ayaa disha xududa ADMİS hanoto ciidamada SOOMALİYA TURKİGA tabarka iskaleh 🇸🇴✌️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@SalmaanCadde-p8q
@SalmaanCadde-p8q 2 месяца назад
Madaxweyne xasan ha isu keeno madaxda maamul goboleedyda oodhan iyo siyaasiyiinta dalka
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh 2 месяца назад
Waa-waray ! Warbal arka sida ay ku dhaqmayaan dowladyada iyo siyaasadda Somaliyeed oo laga rabo inay baabiyan rajada shacabka Somaliyeed ayago u raraan danahood kursiga ku sii joogan.
@aminoosman8652
@aminoosman8652 2 месяца назад
Itoopia.aya.halis.bada.itoopiya.waxay.rabta.in.ay.xoog.ku.qaadato.Soomaliya.oo.dhan.
@MaxamuudDeeq-zq7sv
@MaxamuudDeeq-zq7sv 2 месяца назад
waa laqabaa madaxweynaha dalka
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh 2 месяца назад
Ha Ethiopia waa ka halis badan tahay Uruurka AS.
@JaamacAdheere-xm6xu
@JaamacAdheere-xm6xu 2 месяца назад
Ha waan laqabaa in itoobiya boqolkiiba boqol ka khattar badan ash shabaab
@Siyadshukifalastinhagulaysato
@Siyadshukifalastinhagulaysato 2 месяца назад
itophiya waxay utagantahay difaca dalka somalia marwalba
@fadumaahmed684
@fadumaahmed684 2 месяца назад
NIN XIL RAADINAAYO INU U HOOSASIYO DAGALKA ETHOPIA NOO SOO WADO WAAN KA DIIDNEY DHALINYARO KACA SIDAAN DAN NOOMA AHA WALAAHI
@AbdirashidAwil-x5u
@AbdirashidAwil-x5u 2 месяца назад
Has itobiya soomalida ay gumeysato ayad ka arki lahayd hadaywaxtar leedahay ,waa cadow ma rabto jiritankaga lakin shabab wa xukun jaceyl iyago ku soo gabanaya diin
@Mohamedomar-x1x
@Mohamedomar-x1x 2 месяца назад
Ethiopia Aya hallis badan shabaab
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 месяца назад
Qaahira Masar Waxey Dabada Ku Wadataa Emirates Sababto Ah Emirates Dalkaan halaga Eryo Emirates
@adenismacil6351
@adenismacil6351 2 месяца назад
Masaaridu waa wakiil maraynkanka
@XuskaCade-o8e
@XuskaCade-o8e 2 месяца назад
Sxb
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 2 месяца назад
Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was
@IltiredoualePort
@IltiredoualePort 2 месяца назад
dadka waaloduiyay laa iiisgumadiro
@mohamedmumin3357
@mohamedmumin3357 2 месяца назад
Etoobiya waa ka halis badan tahay as
@xasanbare6078
@xasanbare6078 2 месяца назад
Itoopia baa alshabaab ka xun itoopiya waa gumayta laKiin al shabaab waa mab da waxa ay aaminsan yihiin.
@jamacadan2200
@jamacadan2200 2 месяца назад
Waxaa ka qatar badan waa itopia manatabno iney sijoogan itopia dalka somaaliya .
@sakiyaresakiyare4600
@sakiyaresakiyare4600 2 месяца назад
Haa it9biya ayaa ka halis badan ashabaab
@fadumaahmed684
@fadumaahmed684 2 месяца назад
AHMED MADOOBE DANI IYO LAFTAGAREEN IYAGA DOORTEY XASAN SHEIKH HA SUGAN WAQTIGIISA U DHAMANAYO HADA DALKA DAGAAL AYUU KU JIRA DANKA ETHOPIA
@MahadMohamed-j3n
@MahadMohamed-j3n 2 месяца назад
Itobiyo ba halis badan shabab waa basit xilikan
@aaminoculusow2124
@aaminoculusow2124 2 месяца назад
jemis swan in la keeno ma ahaynma rabo dowlad somaliyed iney dhalato
@CashaCabdixasan
@CashaCabdixasan 2 месяца назад
Caqli xumolada SOMALIDA KOONFURTA. WAA KUWA FILAYA MASARIDU U DHIMAN DOONAN. CARABTU ADOON MADO KUU HASTAA ...CABID.. JSL.
@MuseAbdi-dg3yp
@MuseAbdi-dg3yp 2 месяца назад
Etopia iyo al shabab ma ahan wax isla mid ah waxaana halis badan al shabab ma ogtahay etopia in ee nogashay abal oo dowlada hada jirta eyada in dhartet utagan tahay oo kadifacday maxakinta cagta Martin rabtay sudaa dhartet awal dhan aya tahay
@Carfon-ly5hv
@Carfon-ly5hv 2 месяца назад
Nasacyow masar emirate ka ayaa daaha gadashiisa jooga ujeedku waa joojinta soo saarisa saliida somalia
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 2 месяца назад
Dadkii soomaaliyeed ee dalka lahaayow nafihiina iyo carada iyo Bada biyaha soomaaliya ka badbaadiya xsm' a mad' xcb' 3 daa yay iska qabtay oo gala vill s amaa tahriiba
@Dekadjama-jc1dn
@Dekadjama-jc1dn 2 месяца назад
Ittoobiyaa aayaakaxuu.alshabab ee iska ceeliya
@ibrahimshanfool
@ibrahimshanfool 2 месяца назад
Xasan shiikh dhanka xaqul qalinka ayuu daneeyaa oo kaliya balse waxa ka dhalan kara dowladaha uu is dul saarayo kama uu fakiro maxaa turki iyo masar ku kulmiyey dalka hadana isku heshiisyada loola galay maxaa ka dhalan kara ku xad gudubka dowlada turkiga kaaga darane xiligaan wuxuu ku dhax jiraa itoobiya iyo soomaaliya taasna waxay halis ku tahay somalida waayo 15 sano ninkii kula soo rafanayey hadii wixii aad kula heshiisay aad ku dul iibsato halista kaaga imaneysaa intee bay la eg tahay sow uma cada haba yaraatee inuu fuusto daloosho biyo ku dhaaminayey hadalku run kama reysto dooni meyno masar wax dana oo noogu jirtana ma jiraan dagaal itoobiya ayey dooneysaa eratareeya ayey heshiis yihiin ha kadalbato meel ay kala dagaasho itoobiya balse anagu anagoo fiirineyna waxa aanu ka fileyno turkish hadana waxaan ogahaybinaan itoobiya isaga filnahay waayo hada waxba tabar iima sheegan karto qof waliba waa inuu u diyaar noqdaa difaaca dalka inkastoo hogaan qaran iyo wasaarad difaac iyo taliye xooga dalku uusan haysan hadana waa waajib difaaca dalka
@fadumaahmed684
@fadumaahmed684 2 месяца назад
QM WAA TAN ISKU DIRTO MAAMUL GOBALEEDADA WAA MARA HABAABIN XASAN SHEEKH LAGU MARA HABAABIN SI ETHOPIA NOO QABSATO SOMALIYEY DIYAAR GAROOWA DAGALKA YAAQBARI WEYNE ETHOPIA ISKU DIRTEY KA FOL JIKNAANA SOMALI WEYN
@RaxMo-mk9eh
@RaxMo-mk9eh 2 месяца назад
Beenlow ayaa thy aaway asad diyaano ayaa lamagacabayaa qamiista
@zahranuur128
@zahranuur128 2 месяца назад
Wariyaa ma adigaa ciidan deegaan ka dhigey. Waxaan ku moodaayey nin dhexdhexaad ah illeen dhinac ayaad u rarneed. Hadda kadib kuma dhageysanayo.
Далее
Купил КЛОУНА на DEEP WEB !
35:51
Просмотров 2,9 млн