Тёмный

Deg Deg: RW Xamse oo seefta gasha ka baxay, Saraakiil la xiray & MD Xasan Sh oo lagu dhegay... 

Warqaad TV
Подписаться 290 тыс.
Просмотров 31 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 22   
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 2 месяца назад
Taliyaha amniga iyo siyasada degmada cabdi casis maxamed xasan hala so xiro
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 2 месяца назад
Ilaahay ha unaxariisto shacabkaa aan waxba galabsan❤
@uadd-k8m
@uadd-k8m 2 месяца назад
Mashala allah ❤❤❤❤
@mohamedabdulle9031
@mohamedabdulle9031 2 месяца назад
Warqaad Warkiina waxuu noqdey xassan shiikh oo aad uxanaaqsa Xamsa 9o seefta gasha kalabaxay Warqaad meesha waxba maheysaan
@hamdimohammed9094
@hamdimohammed9094 2 месяца назад
ISBITAALKA INUU SOO BOQDO MAXEY MACNAA OO AYLEEDAHAY HADEYSAN QARASHKA KA BIXINEYN
@zakariamaftux278
@zakariamaftux278 2 месяца назад
Kuwaa ilaahay dalka ha dhaafiyo xasan xamse iyo tiinka meesha jooga ilaahay ha casino dhamaan
@abdallahassan4127
@abdallahassan4127 2 месяца назад
maya dabada ayuu gasha kala baxay kkkkkkk
@xuseenkhalif4450
@xuseenkhalif4450 2 месяца назад
Reer badiye ciwaanka kor ku qoran eeg
@hamdimohammed9094
@hamdimohammed9094 2 месяца назад
XAMSE MUU TARAA MADAXTOOYADA INEY DAGANYIHIIN WUU OGYAHAY
@Bashi85
@Bashi85 2 месяца назад
Wa seftase
@talaalmaxamed5223
@talaalmaxamed5223 2 месяца назад
Adeer carur mad ushekey neysaa Nagalatagxerega
@haweeyaumalaskar3062
@haweeyaumalaskar3062 2 месяца назад
Aaway ha la tuso dadka laakiin ma kasaarayo waa Soo Riy latsga harimaayo waa maxakamada deg Dega ha la Soo saaro
@ZakarieMohamud635
@ZakarieMohamud635 2 месяца назад
Wlh blh saraakisha somalida intooda badan waa munafiqin an diin heesan dadkoda ay u dhaarteen shalay ayee maanta u fududeeyen in la laayo
@ayaanleabdule4715
@ayaanleabdule4715 2 месяца назад
Asc Asxaabeey Xasan Qabuura Faagte ha is casilo wuu ku fashil may in uu sii hogaamayo waqti kale waxa uu ku mashuulay Danta Guud inuu boobo Abniga waa jaantaa rogon
@Bashi85
@Bashi85 2 месяца назад
Kkkkkk😊
@abduulabdirizak895
@abduulabdirizak895 2 месяца назад
Iidoorku waa ina gumeed 34sano ayey somaliya wanaag la daba socotay 3 bilood ayaa lagusoo jeedsaday hadda ayey wanaag ku hadleen wixii laga waayey 34 sano ufuuf ufuuf xabashi abaagadhe qudhun ??????
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 2 месяца назад
Comments kayga Raysalwasaare Xamsa maxaa ku koobay saraakiil kali good in la xiro waa in Taliyaha booliiska ee ina adeerkaauu xilkiisa ku waayo waa Sanbalooshe xilka kaga qaado. Markaas ayaa cadaalad juri kartaa sargaalka waxaa amrita jaro waa Taliyihiisa yaan danbiga loo saarin kaligood.
@abukardhaay8360
@abukardhaay8360 2 месяца назад
Warqaad you toob miyaa m.xasan sh. Ka cod satay in uu is casilo, aqoon saxaafadeed malihidine adinku xira meesha aad ka soo hadleysaan, saxaafad uma qalan taan
@abdullahihassan4734
@abdullahihassan4734 2 месяца назад
Somaliland maxay tacsi ugu dirayaan ayagaba kadanbeeya dhibatada umada somali lagu ciribtirayo
@geenyodila9095
@geenyodila9095 2 месяца назад
Kuwan madax maahane ilaahey ha na dhaafiyo dhalinyeeni wey dhamaatey booqasho lama rabee ha la daweeyo dadka dibada ha loo diro dadka xaq ha la siiyo rufiyaaniin yahay ax ax ax
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 2 месяца назад
Xasan umanaxe shacabka
@mohamedabdulle9031
@mohamedabdulle9031 2 месяца назад
Warqaad Warkiina waxuu noqdey xassan shiikh oo aad uxanaaqsa Xamsa 9o seefta gasha kalabaxay Warqaad meesha waxba maheysaan
Далее
skibidi toilet multiverse 042
20:57
Просмотров 4,9 млн