Тёмный

Deg Deg Somalia Guuleysatay Wadahalada Somalia & Ethopia Turki Taageeray Somali Qiyaanada Ethiopia 

Warqaad 24
Подписаться 35 тыс.
Просмотров 8 тыс.
50% 1

GUUL SOMALIA KAGA ADKAATAY ETHOPIA WADAHADALADII TURKIGA KA SOCDA QIYAANADA ETHOPIA LA FASHILAY XOG

Опубликовано:

 

9 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 32   
@maxameddaacad2422
@maxameddaacad2422 28 дней назад
Guul Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@maxameddaacad2422
@maxameddaacad2422 28 дней назад
Somaliyeey Ha Loo Midoobo Cadawgeena Ethiopia Waa Halis Weyn Dalkaan Dooneysa
@fartunxaalifaraax5694
@fartunxaalifaraax5694 28 дней назад
Haa elh
@Allsportshighlights1600
@Allsportshighlights1600 28 дней назад
Munafiqiin u shaqeeyo ayaa noogu badan
@farduusmuhidiin300
@farduusmuhidiin300 28 дней назад
Guul guuleyso somaliya
@user-nb4hu2ei3p
@user-nb4hu2ei3p 28 дней назад
Alle ha unaxariisto Siyaad Bare Dardaaran Nooga Tagay Cadaw Aanan Amxaaradaas Ahayn Ma Lahin Lkn Maanta Shan Shan Naloo Qeybiyay
@Allsportshighlights1600
@Allsportshighlights1600 28 дней назад
Qof kastaa taas og ee hadda waa na loo garba duubey franciska iyo USA iyo koofiyad yar ayaa gadaal ka riixaayaan si Ethiopia badda cas loo geeyo xitaa Sheekada xuthi waa been si aduunka loo tuso aa la rabaa In Ethiopia xaga la geeyo
@user-nb4hu2ei3p
@user-nb4hu2ei3p 28 дней назад
Amxaaro Waa Kibirtay Dhulkeena Laga Cel Celinayaa
@safiyaabdullahi9862
@safiyaabdullahi9862 28 дней назад
Maxaa keenay damaca Etiopien ee badda Somalia?waxaa keena kalaqebsanaanta Somalida 😢😢😢😢
@zzz2Mahamoud
@zzz2Mahamoud 28 дней назад
Guul Guul Guul SOMALIA
@sour.candly7868
@sour.candly7868 28 дней назад
Soomaaliyeey Gacmaha aan isqabsano Cadowga u Midowno Baddaha iyo Berigaba ilaashano Xitaa Hogaamiyayaashan Baahan haddey Simbirixdaan yaan ka marnaba qaadan in Hantida maguurtada ah aan la iibsan.....
@safiyaabdullahi9862
@safiyaabdullahi9862 28 дней назад
Absolutely gorgortan lagagalo badeena waayo anagaa iskaleh badda 😢😢😢😢😢😢
@zzz2Mahamoud
@zzz2Mahamoud 28 дней назад
WASIIR FIQI GEESI GEESI DHALAY
@abdallaofficial1953
@abdallaofficial1953 28 дней назад
Guul somaliya iyo gobanimo
@saidahassan470
@saidahassan470 28 дней назад
Itobia ha yelina siday rabto Wa inay ka nosoto heshiiski ay la gashay Malik goboleedka Somaliland ugu horrayn
@user-pz2kj3fq5h
@user-pz2kj3fq5h 28 дней назад
Hawiye moriyaan markzdtee uu somaliya madaxweyne kayahay muran baygaliyaan wadanka
@user-qe6io2sp4o
@user-qe6io2sp4o 28 дней назад
Waa khalad on ooramkan badeena wada hadal lagala yeesho, iyagoo dhul inaga haysta sidey biyaheena u dooni karaan, yuhuud iyo ingiriis baa dabada ka wada
@user-gr6gu8bs6q
@user-gr6gu8bs6q 28 дней назад
MOU ga. Wuxuu noqday kaar ay Ku gor gortanto itobiya. Mussow meel xun Allaha Ku dhigo aduun IYO aakhiraba
@user-hm9sl2gk5p
@user-hm9sl2gk5p 28 дней назад
war.fiqiyaw.kasoodhaqaq.hanoojebine🇸🇴
@danabguuled5491
@danabguuled5491 28 дней назад
In la riyoodo in la seexdo ayaa ka horeysa, sisaa awgeed seexo di aad u riyooto
@Abdirizak-nt3tg
@Abdirizak-nt3tg 28 дней назад
Ethiopia inay doonayso dhac waa muuqataaye yaan waxba Loo ogalaan ciday wax kaqaadi kartaa majirto
@safiyaabdullahi9862
@safiyaabdullahi9862 28 дней назад
Guul guul guul SOMALIA ilaahayow uhiili Somalia Amiin Amiin Amiin yaarabi ❤❤
@jirdealiali3965
@jirdealiali3965 28 дней назад
Waftiga soomaliya ha isaga soo baxaan shirkan, badeenana Aby ma qaadan karo ee cidamada iyo shicibka soomaliyeed way difaacanayaan. Doofarkan Eratrea ayuu ka soo cabsooday.
@jirdealiali3965
@jirdealiali3965 28 дней назад
Waftiga soomaliya ayaanu la kolmin kan raba inu loo xalaaleeyo bada soomaliya
@cismanmbooss8463
@cismanmbooss8463 28 дней назад
War ma haysid
@user-pm6np3ei3f
@user-pm6np3ei3f 28 дней назад
Ader manka masa cadan ba laka hasaya madxada somalido maa waxaba kasa ethiopia badayaada afkaba inay somaraso maha ader maska wada hadalka waa inlaka waada hadlo somali galbaad waa ino abaya waa ino soocalaya
@DaahirXuseenxasan-un4yf
@DaahirXuseenxasan-un4yf 28 дней назад
Hoyadaadii beenta faafinjirtay was
@sour.candly7868
@sour.candly7868 28 дней назад
Ciidan Milatari ah Diyaarsan waa inaan noqonaa Wiil iyo Gabar Madaxda iyo Ganacsatadana waa iney Maalgaliyaan si aan Cadow inoo Damaacin waaba Af Qarmuun oo ayaxi ka Farobadan Gaajeysan hakugu dul habsato ....Doqon meeshey isdhigto ayaa lagu bireeyaa in Baddaheena Xabashi nalagu Heshiisiiyo waa Ciil iyo Caloolyow .....🤫🤫🤫
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr 28 дней назад
Sxb hadiiba ay heystaan heshiis uu farmaajo lasaxeexday Ethiopia maxaa ugeeyay in muuse biixi aylasaxiixdaan heshiiska AMU gan, naga hubi warkaaga, oo soo hubi hadana hubso
@user-pz2kj3fq5h
@user-pz2kj3fq5h 28 дней назад
Doqon kkkkkkk waa badadii bay itopia donaysa adna gul badkahadlaysaaa
@user-qe6io2sp4o
@user-qe6io2sp4o 28 дней назад
Somali meel ay joogtaba dagaal cadowgeena lagaga hortagayo ha u midowdo
@blackpink2487
@blackpink2487 28 дней назад
WAr..hehe.nonkanii.wuu.dhimanyahee.hadu.yidhi.maiyu.usexexay..aragtbuu.ahaye.waar.degdeg.u.aqonso.ogadeniya.kililka.5aad..dalkana.heegan.geliya.oo.cidanki.aad.babiysey.hawgeli.ma.niilki.buu.modey..kuqabso.ku.qadimeysid.buu.moodey..waar.dalka.diifacaa.oo.ciidan.badan.geeya.awdal.masarna.keena.baDubai.bErica.hAaron.hiirdide..waxbaba.haa.sinina.bad.wey.haysata.jabuti.iyo.berbere.oromada.dalka.degdeg.hAaron.logasaro.allaa.yAaron.iga.dhiiga.mw
Далее
Пришёл к другу на ночёвку 😂
01:00