Тёмный

DEG DEG SOMALIDII NAIROBI OO DIL IYO DHAC LAGU BILAABAY 

Zaki honest Official
Подписаться 236 тыс.
Просмотров 29 тыс.
50% 1

INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇 zaki_honest...
m_source=qr

Опубликовано:

 

28 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 75   
@ZakihonestOfficial
@ZakihonestOfficial 11 дней назад
INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&ut m_source=qr
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 11 дней назад
illaahey ha sogrgaro 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤❤❤❤shcbkenuna dhibka allaha kadulqado dalka iyo dadkena rbiyo 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ugurmo❤❤❤
@hiboosman6705
@hiboosman6705 11 дней назад
Wadane shisheyeh fahiido maaleh. May Allah help my Somalie people walahi im feeling sorry for my people.
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 11 дней назад
Kan soomaalida gudaheeda kuwa ku qaraabta meel ay joogaanba alaha naga qabto shisheeye ha ahaadaan ama damiir laaweba dowlad cadaalad ah xaq ku shaqayso ayaa noo dan ah wax kale namo anfaco hadaan soomaali nahay ilaahow namidee allahuma aamiin
@fatumakhalif4673
@fatumakhalif4673 11 дней назад
Islii iyo townka kalabixi zaki.. islii dib kamajiro.
@qali138
@qali138 11 дней назад
Yes ambia siyo Eastleigh
@Umo580
@Umo580 11 дней назад
HALDHACO WAAYO WANECBAHAY DALAN DALKAAGA AHAY INAAD HANTIDAAD GELISID WAN OGAHAY SOOMALIYA IN AYNAN AMAAN AHAYN YEEL DHAQALAG GEE SOOMALIYA ♥️ 👌 😀 ❤️ 👍 . 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sahromahamud
@sahromahamud 11 дней назад
Subxaanallaah Soomaaliyeey Dalkiina Usoo Noqo Oo Maalgashada Oo Midooba Soomaaliyeey 🇸🇴🙏🇸🇴👮‍♂️👮
@sahraahmed4810
@sahraahmed4810 10 дней назад
Waa lagu sugay wadankooday ka carareer oo kukuuya wadankooda camireen
@hiboosman6705
@hiboosman6705 11 дней назад
Walahi its true nothing its better than Somalia.
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw 11 дней назад
allow xafido ilaali aamiin🤲🤲🤲🤲🇬🇲🇬🇲🇬🇲😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴
@theruler411
@theruler411 11 дней назад
Ha la dhaco qaxooti saqajaan
@najma649
@najma649 11 дней назад
somaliyey maal gasha dhulkiina oo dhista oo gacmaha is qabsada
@ashasalah2835
@ashasalah2835 11 дней назад
KENYA WAXAY NOQOTAY JOHANESBERG 2,
@Abdi-uy2jj
@Abdi-uy2jj 11 дней назад
Saxibow wadankena xata mobelkada lagugu dilaa kenyatiga roon dhibatada wa sanada ka dib lakin somaliya wa maalinkasto cabsi ah
@januarySl2024
@januarySl2024 11 дней назад
Baga Baga ! Tuugta Daruud iyo Hawiye lacagtii ay 30ka sanadood ka soo dhaceen Somaalia Italiana iyo tay bern iyo khiyaano single mother kaga soo urursadeen Europe iyo Maraykan ayaa Illaahay ka daadinayaa oo ku arzuqayaa masaakiinta Masai iyo Kukuuyo ee ay ganacsiyadoodii lasluush kaga wareejiyeen ee ay maciishadii ku kiciyeen ee ay bareen nolol danyar aan dantooda ahayn ! Idinka Illaahay yaanay idinkaga tegin shilin oo idinkoo qaaqaawan xuduuda ha idinka soo talaabiyeen !
@halimahersi8454
@halimahersi8454 11 дней назад
Haa waarunta soomalida Kenya haldhoco wadan koodii baydayaceen wasiiro madaxda cidkaste Nairobi
@user-lz1kf3lj3z
@user-lz1kf3lj3z 5 дней назад
YAAB WAAYE XAAX❤❤❤
@theruler411
@theruler411 11 дней назад
Qaxooti saqajaan dadka dhulkooda uga soo baxa messha somliweyn ka ma shaqeeyso . Somali waa xoolo .
@yasmincookingchannel8789
@yasmincookingchannel8789 11 дней назад
MasmhaAllah
@najma649
@najma649 11 дней назад
allaha kaqabto cadowga
@mounahersi2254
@mounahersi2254 11 дней назад
Sorry I am From 🇩🇯 and I used to live in Nairobi even before those events the secutity was weak and I am 100 percent sure that those somalis business where not insure for robbery😢 So sorry for them
@xaliyamohamed5223
@xaliyamohamed5223 11 дней назад
Good maxaa somalyah kaasooraray maad isdaaysaan
@theruler411
@theruler411 11 дней назад
Somaliweyn ku waashaan qaxooti daayeer . Ha la dhaco somali kenya maleh ogaada waliba daarood saqajaan u sheega
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj 11 дней назад
bismillah asc horta manta somalida neyrobi joogto wili rajey leyihin oo manta waxey kahadlayan hanti lkn hadey siijoogaan waxa qatar galidoona naftoda kuukaaydaan wijimaleh sharci iyo diin midna kaacelimaa hanti waalahelaa ee lafahooda hakala baxaan illahey haka badbaadiyo shartooda illahow kabadbadi
@ashasalah2835
@ashasalah2835 11 дней назад
BEENLOOW....YAHOOW AAMUS, ISLI WA LA DHACAY WAANA LA GUBAY.
@fatumakhalif4673
@fatumakhalif4673 11 дней назад
Ben Lee kashega islii
@Abdi-uy2jj
@Abdi-uy2jj 10 дней назад
hada wa caadi dhib kama jiro islii wll yaal waa dhamaday mudaharadkii
@ashasalah2835
@ashasalah2835 11 дней назад
SOMALI HANTIDI AY AY SIYAASINTA DALKA KA XADEEN, AYEEY QARAABADOODA U DHIIBTEEN, HALKAASNA WAXA LAGU SOO ABAABULA DHIBATEYNTA SOMALIA, DAA KIKUYO HA DHACDO, HANTIDAAS INTEEDA BADAN XARAAN AH.
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 11 дней назад
Subxanalla🙄
@user-sr4cz9vz8n
@user-sr4cz9vz8n 10 дней назад
😢😢😢😢😢
@user-fd7qz8pb9l
@user-fd7qz8pb9l 11 дней назад
✅️😂😂😂😂😂🔥👍
@user-fd7qz8pb9l
@user-fd7qz8pb9l 11 дней назад
✅️😂😂😂😂😂😂😂🔥👍
@CaliCabdalla-lx7pn
@CaliCabdalla-lx7pn 11 дней назад
Alhaugargaro Somali kiniya
@nimcoabdullahi9597
@nimcoabdullahi9597 11 дней назад
Waxaan waa khamiistii maanta waxba madhicin
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 11 дней назад
Nin wadankiisa rogay oo gubay ayaya wadan ayna lahayn dhiseen ma oga miyaa dad iyagu wadankooda dhistay isagaa suurabo yeelaya waayo wadankooda iyagaa leh ee soomaaliyeey ku soo noqda wadankiina oo dhista
@user-og9tc8wm9m
@user-og9tc8wm9m 11 дней назад
Ilaah ha idinka dhiciyo kufaarta idin dha cayaaya
@user-ze4st5rd7x
@user-ze4st5rd7x 11 дней назад
Benbadana war miyadan ilahy ka cansanen manta sabti majiro banan bax banan baxa kenya wa 3days isniin talaado iyo qamiis dadka wax ben ha u gudbin
@user-ex6jv5eh7m
@user-ex6jv5eh7m 11 дней назад
Waxan wa dhac cadi ah e ma ahan banan bax kan Nairobi waxa kajira
@ayannur9480
@ayannur9480 10 дней назад
Somalida maha dad diktoon banan bax sidas oo kale way cadaha in ay xumaneeyso oo biliqo iman karta . waxay aheed in ay aruursadan xolahooda marka hore ama ilaalo xubeesan. Makax malaha ayaga iska adag
@user-fd7qz8pb9l
@user-fd7qz8pb9l 11 дней назад
✅️😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🔥👍🤣
@HASSANIbrahim-q7h
@HASSANIbrahim-q7h 10 дней назад
Dacawalarawa
@habibajamac9941
@habibajamac9941 11 дней назад
Xasbiya laahu wanicmal wakiil
@user-lz1kf3lj3z
@user-lz1kf3lj3z 5 дней назад
OO GURYHIINA WEEYBS GUBAYEEN XALEY
@hibogeedi8498
@hibogeedi8498 11 дней назад
Kenya was dalkeena waxaan ka midnahay 43 konte oo waliba gobolka waqooyi bari🎉 was gobolka waqoyi Bari mi boos mahiim ah uga jira Kenya Somali waxey ka mitahay keenyanka kale balse Uma roona ninkii dhaqaalo heysta isjiidjiid iyo tuuryo
@saadish5471
@saadish5471 11 дней назад
Ilaahay nooma jeebo
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr 11 дней назад
Hantidii dalka aykadhaceen oo ay keenya la'aadeen wey kufiicantahay dalkoodey hantida kala carareen daldaoow dal bal leydin noqdo
@khadragelle7801
@khadragelle7801 11 дней назад
Somalida dhulkoodii halkay ka hagaajisan lahaayeen ayey u camirayaan afrikada south afrika maalin kastaa dukaanadooda .ayaa lagu dhex gubaa
@sirkaal
@sirkaal 11 дней назад
Asc bro, anaa Nairobi Jogaa, magaalada Isli wax dhib ah kama dhicin, dadkaas ad arkeeysid waa maalinti khamista waxaa isku soo baxey Somalida iyo cidamada. Isli wax dhax ah lagama geysanin. Laakini, Somaladu waxaay ganacsi aad uu weyn ku ledahay downtown ka Nairobi meel Luthuli la dhahaayo, anaga uu badan dadka electronic sida TV, mobelada iyo computer tarada ibiyo, mesha la dhacey waa meshaas. Somali keliya lama dhicine, wixi business aha oo area daas ku taaley ayaa la dhacey. Laakin waxaan ku cadeyna, xafada Eastleigh, wax dhac ah laga sameyey malahan? Video kaas oo 12 street ka waa maalinti kahmista, marki milatariga Kenya downtown ka lagu so daadshey, kuwi mesha kaso carareen ayaa isku deyay intaay Isli imadaan laakin, Eastleigh wadooyinka laga soo galo dhamaan military ayaa fidhistey, kuwi tugaga waxaa loo buriyay xafad kariobangi la dhahaayo isli ka horeysa. Waxaas dad ah aad uu jedid waa caruurti iyo dhaliyarti Somalida suqo xiran isku soo baxey, hadaa email kaada ila wadaagtid wideo aad uu farabadan oo aan maalintaas so dubey ayaan kula wadaaga.
@sirkaal
@sirkaal 11 дней назад
Tankale, Eastleigh si easy ah laguma soo gali karo, Eastleigh difaac weyn baay leedahay, qarashkana waxaa bixina ganacsidaha Somalida. Meelaha la dhacaaya Isli ma ahan. Waa downtown ka.
@ZaaliAli-ie3ku
@ZaaliAli-ie3ku 11 дней назад
​@@sirkaalwaa runtaa aniga Nayroobi baan joogaa shalay jimcihi islii laga bilaabo 4 street ilaa 12street baan lugaynayay wax dhib ah ma ka dhicin dukaamada way wada furnaayeen
@user-wh5mr4tr8u
@user-wh5mr4tr8u 11 дней назад
Guryahooday urarteen soomali sidaas uma caqli xumee maalkiina ula carara somali state guryaha way idinku imaanayaane kenya way socotaaye
@AbdifatahMahamedaidid
@AbdifatahMahamedaidid 11 дней назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk nayroobi angaa leh halkay ka baxday
@yurub5288
@yurub5288 11 дней назад
Sowdiga ku mashquulay somalilaan maxad uga hadli weydey hore😮
@Imaan92546
@Imaan92546 11 дней назад
Awalba mudaahardkoodu waxuu ahaa dhaca Somaalida idinku dhisaneyno dalkena mey gariso dhistaan
@osmandhiblaawe739
@osmandhiblaawe739 11 дней назад
maxaad iska difaaci kartaan sacbooleey baa tihiin indhahaad ka dayeysiin imisaan lahayn is hubeeya fakin
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 11 дней назад
Sax waaye Haye somalidii maal gashatay Nairobi ma waxay moodayeen inay Kenya ka mid ahayn Africa cashar kumay qaadan south Africa miyaa? Qabyaaladdii halkaasay dhigtay somali Ogaadeen siduu u dhanyahay kenya ayuu qoxooti ku yahay. Inay taasi dhacayso waxaan sii sheegey dhowr casho ka hor.
@hodanc6255
@hodanc6255 10 дней назад
Nayrobi somali o dhan ba dagan teda kale ogaden qoxoti kuma aha kenya o nfd bay dagan
@NurAden-sj7tf
@NurAden-sj7tf 11 дней назад
Ruto maku mareynkan tagay waxeey lagu heshiiiye sida somalida loo baabain laha nooc walbo wa filaaye waxa iyo wax ka xun
@user-yy4fx8xj8b
@user-yy4fx8xj8b 10 дней назад
Somalida haladhoco haladilo dalkoodi ayay dhisilahayen oo aymal gashan lahayen haybad waxad kuledahay dalkaga hooyo
@ShamismahmedMuktar
@ShamismahmedMuktar 11 дней назад
Beeenta
@SOOMAALIMIDAH
@SOOMAALIMIDAH 11 дней назад
Wadankiina hada waa nabad ku soo laabta ama kumaan ku ayaad tihiin iska dhiciya waxey ku dagaalamayaaa ku dagaalamo
@abdifatahmohamed9643
@abdifatahmohamed9643 11 дней назад
waryaada umdda beenta ka daaya
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 11 дней назад
Sabab Caradaas Maxey ku timid inla dhaco isli
@hanat9504
@hanat9504 11 дней назад
Koley waxan umalenaya somalitha islii mudaharadka kumeey jirin inta bathan gaalatha aya mudaharathayen midakale islii waa gob ganacsi galatha janis aye utahay qalalaska nocan ah wa tuuga
@yurub5288
@yurub5288 11 дней назад
Islii ma.idinkaa lehe
@AFDiini1722
@AFDiini1722 11 дней назад
haa. Idoor maa tahay adigu
@ShamismahmedMuktar
@ShamismahmedMuktar 11 дней назад
Beenta weyaan
@hindiafsomailah
@hindiafsomailah 11 дней назад
Yaa is gaaray ciyaarta haday bilaaw tahay South Africa oo kale may noqoto tawa viatu kkkkk
@user-jp9mu1of2r
@user-jp9mu1of2r 11 дней назад
Zaki curi
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 11 дней назад
Adkaatay Ogadeenkii lahaa anigaa le Kenya meeye kaalay maanta wax Qabta hadaad leedahay waar Ogaadeena. Been bay nagu waaleen dhulkaa Adoomeda ayaay Baraha Bulshada kaga booteen jireen dadkii dhulka lahaa waa kuwaa wax ka qabo Hee keneya Etopia anagaa leh Mar danbe ma maqli karno
@user-tk7og1ds6j
@user-tk7og1ds6j 11 дней назад
Ogaden waa gob from Djibouti somalinimoo ❤❤❤❤❤
@osmandhiblaawe739
@osmandhiblaawe739 11 дней назад
bal bootaalahaan fiiri taleefoonnadiina waa leydiin soo celinaa dhahaayo fulay fulay dhalay iska aamus haddaadan meesha wax ka qaban karin waxaan maqli jiray nin reer xamar ah laba sacaad xamar ku heystay ayaa tuug u soo dhacay markaasaa wuxuu ka arkay xoolihiisii oo la furanayo markaasaa afadiisi waxay tiri hebelow lo'dii waa la furanooyaa waa tuugo markaasuu wuxuu yiri iska seexo beri ayaan ka soo gadaneynaa meesha uu geenayo waa naqaannaa kan meeshaan saaran ee hadlayo muxuu dhaamaa reer xamarkii la dhacay Zaiyow adiga haa u maleynin inaan kaa hadlalyo ee waa midka soomaaliga ah ee saaran dabaqa filimka dhaxdiisa ka sheegayo in taleefoonnada iyo xoolaha la dhacayo meesha la geynayoy kkkkkkkkkkk soomaali soomaali kale ayuu u xoog leeyahay bis kkk
@ShamismahmedMuktar
@ShamismahmedMuktar 11 дней назад
Beeenta
Далее
NAIROBI ILAA GAARISA  MEEL WALBA SOOMAALI BAA DAGAN
4:44
Soomaalida Jarmalka iyo nolosha Cabbaas
15:06
Просмотров 88 тыс.