Тёмный
No video :(

Deg Deg Ugaaska Habar Gidir oo War culus kasoo saaray Hubkii Caabudwaaq lagu boobay 

Xidigaha Tube
Подписаться 48 тыс.
Просмотров 28 тыс.
50% 1

si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya,Caalamka iyo madadaalo nagu soo biir#Subscribe_Like_Share_XidigahaTube

Опубликовано:

 

26 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 52   
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc Месяц назад
Yaarabi somaali badbaadiyo aamiin aamiin yaarabi
@alisha33.
@alisha33. Месяц назад
Oday soomaaliyeed waad talisay ee utaladaada tii laqaato allaha ks dhigo
@user-qe6io2sp4o
@user-qe6io2sp4o Месяц назад
Yeyda xasan luga qalooc hogaaminayo dalka ha laga badbaadiyo
@fadumomohamud2077
@fadumomohamud2077 Месяц назад
That’s right yes
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 Месяц назад
Mareexaan guulaysta
@deeqsheekh6423
@deeqsheekh6423 Месяц назад
جزاك الله خيرا
@user-nz9dp1cm9e
@user-nz9dp1cm9e Месяц назад
Xurmadle xsm ilaah ha inoo kaa soo celsho markale ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fardusa411
@fardusa411 Месяц назад
Wariye cod fıican baa tahay maasha Allah
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Месяц назад
HAWIYE IDINKU SOO HUUBKA MEEYDAN SOO IBSAAYN CIIDI AAD KUU WADYN BAA SHARTIN ALLAHA IDINKU CEESHO
@deeqsheekh6423
@deeqsheekh6423 Месяц назад
Xassan daahir away ilaahay gacanta doqomada allaahay ha ka soodaayo
@MuraayoCumar-gr7qd
@MuraayoCumar-gr7qd Месяц назад
Wuu ugu Tala galay xasan dhiiqo in la isku laayo qabiil qabiil
@Xuseenaadan-nl7im
@Xuseenaadan-nl7im Месяц назад
shabaabka mareexaan ayaa soo gataysi eey dagaalka shabaabka ineey Ku xoojiyaan
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 Месяц назад
Cunaa qabateynta hubka in laga qaado maba aheyn dalka iyo dadka in lagu gumaadayo hubkaas waa cadahay allow somaali israacdo oo meel kasoo wada jeesato dadka isku diraayo qabiilada soomaaliyeed allah naga qabto Aamiin yaa rabbi somaali ha israacdo
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 Месяц назад
Waa runtii hubka waxaa lahaa xasan sheikh, cabdinaasir Cali adoon , shuluq, mahad salaad waa runtii . Mida kale hadda waxaa hadana laqabsadey kana soo gudbay laascaano waa baabuur hor leh oo hadda la qabsadey.
@user-qg7rl6yu4m
@user-qg7rl6yu4m Месяц назад
Reer caabudwaaqow jidadka dhan iska xiran gawaaridana baara hadad hub ku aragtaana kala wareega waxay rabaan ha sheegeene,haday idinku yimaadaana iska celiya
@AbdiXasan-lm3qw
@AbdiXasan-lm3qw Месяц назад
​@@user-qg7rl6yu4m8
@user-nj1dy1kl8t
@user-nj1dy1kl8t Месяц назад
Si raganimo leh oon xin iyo xuman ku jirin oo wadaninimo leh buu u hadlay waa waxa aan ciddan ku jecladay wadan iyo umad u daneynta ay u hadlaan oo aysan qabiil naceyb u hadlin ., waana waxa shisheye iyo doqon somaliyeed ay Ku necebyihiin .
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq Месяц назад
Amiin yaarabi🤲🇸🇴❤️‍🩹
@deeqsheekh6423
@deeqsheekh6423 Месяц назад
Ugaas soomaali oodhan ugaas u ah weeye
@muheidinismailmose1083
@muheidinismailmose1083 Месяц назад
Asc, halays xasuuqo,
@user-qe6io2sp4o
@user-qe6io2sp4o Месяц назад
Waa ugaas run sheega warkiisa ha la maqlo
@naciimaxasan448
@naciimaxasan448 Месяц назад
Warka ugaaska intiisa badan maxuma lkn dhanka reer caabudwaaq wuu ku talaxtagey yacni qabyaalad Ku jirta
@user-nj1dy1kl8t
@user-nj1dy1kl8t Месяц назад
Wallee Xasan hororuu noqday waana waxa uu sanbaloolshe u keensaday illeen wax lamida uu u baahanyahay .
@xamzaxamza2606
@xamzaxamza2606 Месяц назад
😅😅😅😅 wa runtis
@ragehussein124
@ragehussein124 Месяц назад
Hubkan sharci darada dalka lagu soo galiyay oo ay boobeen shacabka caabud waaq iyo dowladi oo sidii mooriyaanti u dhaqmeysa iyo dowladi oo hal qoys iyo hal qabiil noqotay iyo dadka somaliyed oo kala tagay waxas oo dhan waxaa ka dambeeya ismacil cumar geele ismacil horor hubkan waxaa soo dhiibay ismacil horor si qabiilada somaliyed iskugu laayaan oo la iskugu mashquuliyo oo Argagixisada garab loo siiyo xasan dhiiqo waa shaqaalaha ismacil horor somalia maanta waxaa qasaya oo somali kala fogeeyay waa ismacil horor waa xaqiiqda xasan munaafaq dhiiqada uu hada ku jiro waxaa galiyay ismacil horor xasan dhiiqo ka xaaxaabi
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by Месяц назад
Ugaasow qofku markuu maydhanaayo biyuu Ku maydhaa xasan ayax iyo kooxdiisa hororka ah waxay Ku maydhaa dhiiga shacbiga soomaaliyeed qof qudha oo damqadaayi kumajiro
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm Месяц назад
Ugaaska Habargidir wa runtis hubkas waxa isku laynaya isla marexanka dhexdoda o colad.dhextala
@sahraabdijama2426
@sahraabdijama2426 Месяц назад
Xasan intuu hub habargidir ugeeyeyey haka sooceliyo hadey cadaaladi jirto hubkaas mareexaan baa kucibaadeystey
@SiidaliBalasma
@SiidaliBalasma Месяц назад
Kkkkkk yaaa is gaarey ciyaar hadey bilaabatey faanoole fara kama qodne hadey rag rabtaa hayeeey
@Test-ui4ee
@Test-ui4ee Месяц назад
Xasan sheekh wuxuu adeegsadey niban aan cilmi iyo caqli Midna lahayn oo dadka isku diraya sida Liibaan shuluq iyo San baloolshe wakaas xaar bey dhex fariisiyeen,
@abdikhayrmusa2366
@abdikhayrmusa2366 Месяц назад
Ugaaska warunti eehalaqato taladiis
@CabdiqaniSugule
@CabdiqaniSugule Месяц назад
Xasan. Buste. Maanta. Waa qabqable hawiye daarood waxan leeyahay madax waynihii somaliya waa???? Diyarbakir garooba
@shamsaabdullah3308
@shamsaabdullah3308 Месяц назад
San baloshe iyo xasan she hala weediiyo iyagaa hubka waday wexeena uwadeen ileey Qabii looyink Soomaaliyeed qaarkood inlgaulayo ayaa oowaday
@deeqsheekh6423
@deeqsheekh6423 Месяц назад
Garab haloo noqdo
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by Месяц назад
Sidoo kale ilaa maalintii kooxdani qabsatay dalkii iyo dadkii ilaa maanta waxaa socda halaag iyo xasuuq ciidamadii qaranka oo shirqoolo lagu xasuuqay iyaguna ma oga
@kamitatitudewaaq7335
@kamitatitudewaaq7335 Месяц назад
HASSAN SHEIKH WA INTA AFGAMBI LAGU SAMEYO OH DIL LAGU XAKUMO WADANKAN IYO DADKAN HA LA BADBADIYO UGASKA WAN SALAMEYA WANA TAGERSANHEY. SOMALIYEEY WIXI NOL SARAKACA INTA BIYUHU QOLKA NIGUSOGALIN CADOGA SHISHEYE IYO KA GUDAH HAN ISKA SARNO DALKENU WA QANI U KHAIRAD BADANYAHEY CALAKACOO MAMUL FICAN AN SAMEYSANO
@user-nu2pe1go3s
@user-nu2pe1go3s Месяц назад
Xidha xidha wadooyinka hubka cadawga ah sitaan
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c Месяц назад
Hada ayaaba mid kale la sheegayo hubkan wax khalad ah reer caabud waaq malaha way saxan yahay
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 Месяц назад
UGAAS WAAD MAHADSANTAHAY XASAN DHIIQO WADDANKA DAGAAL SOKEEYE AYUU GELIYEY ILAAHAY UMMADDA HAKAQABTO WAA MOORYAAN AAN DOWLADNIMO WAXBA KA AQOON
@mohamednuur9770
@mohamednuur9770 Месяц назад
Habarti Xaar qabto.Xaaaasaaan sh O gaas ma ah waa Qaaaaaaale lufluf Rabo Qof weyn oo iimaan relay midkan Afka ku Uuskale Hadalkan waa mid uu ku Tuuuusanayp 😂😂😂😂😂😂
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c Месяц назад
Alshaab ayaa loo waday hubkaas hadana hub kale ayaa soo socda sida la sheegayo
@user-nr8sb8ls6y
@user-nr8sb8ls6y Месяц назад
Waar soomaliya dawladii kama jirto ee nin waloowba hub raadso si Aad isu difaacdo cunaqabataytii waa la qaadaye ninkii seexdaa saccii dibi dhalay
@ugaskabeesha4539
@ugaskabeesha4539 Месяц назад
Rabiyow somali baabi magacena la waaya dal iyo dad mesha kuma heyno amin dhaha
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d Месяц назад
Yaahuu from soomaliland bal maxaaan uga. Nixie iyaba nooma nxayaan😂😂😂
@subraarm4381
@subraarm4381 Месяц назад
Sheikhoow Ilaahay Danbigaaga ha dhaafo Adeer waxay Habargidir Samaynaysay waad la socoteen Abdi shakuur wuxuu ahaa Ninka la weeraray markii LA ogaaday Inay Imiraadku Lacag fara badan oo dalkiisa lagu dumiyo dadka u qaybinayay markii laga shakiyay waxaa kamarad lagu xidhay ka soo horjeedka Gurigiisa iyo inside Guriga wixii ka socday waa shaqsi iyo dal Hawiye waxay yidhaahdeen dal ma rabno Ikraan bay dileen Ciidankiibay Been ka sheegeen oo Naag xun oo Tuuga ah ayaa jid LA soo joojiyay. Farmaajo muxuu dhisay muxuuse babi,iyay ma shaqsi Hawiye ah oo Tuuga ah Iyaga oon eegin ama isku miisaamin wixii Farmaajo iyo Khayre qabteen iyo waxay bi,iyeen Yaa badan maxay dhiseen. Waxay Hawiye isku raaceen inuu ka joojiyay dhicii ama baabi,intii Dawladnimad Farmaajo wuxuu eryay Tigreegii iyo cid walba oo Soomaaliya maamulanaysay sida Imiraaka,Jabuuti oon Rabi dal Soomaalilayidhaah inuu wakiil u ahaado Ayuu Ismaacil rabaa. Ismaacil Isagaa Abi ku diray markii haw shirka Africa ee Adisabab ka qayb galayay Abi Ahmed iyo Ismaacil ku dhasheen Itoobiya Afkooga inuu kula hadlay Hassan inqaaba Anigaa iska dhigi Nin badbaadiyay si hanu Gacantayda ugu bixi.
@Test-ui4ee
@Test-ui4ee Месяц назад
Ugaaska waa runtiis waxbadan ayuu runta sheegay, sidaan haduu ku socdo xasan sheekh Somali oo dhan ayuu mid mid u kala dhantaalayaa codaawo la iska hilmaamay ayuu dib usoo nooleysiinayaa, war nin kaan dalka iyo dadka halaga qabto, war dad iska hurda ayuu hurdada ka kiciyey oo guryahoodii cagaf cagaf mariyey idinkuna waad iska fiirsaneysaan
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 Месяц назад
Waxaad tahay Odey runta sheega wadankiisa jecel cadow loo arkay waad mahadsan tahay qaylo dhaanta aan Dheg aan Jalaq loo siin waxaad tahay nin wadani ah u adkeeyso dagaalka aad ku jirtid ilaaheey garab kaada ha galo.
@mohamedjamle7898
@mohamedjamle7898 Месяц назад
Nijaas ayaad tahay awalba afkaaga iska dhaqo kan ku dhageysto waa doqon war ceyr waa leedahay
@user-ml1sp7qx2r
@user-ml1sp7qx2r Месяц назад
Hubka waxa leh alshabab
Далее
Кого из блогеров узнали?
00:10
Просмотров 291 тыс.
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Просмотров 20 млн
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
Просмотров 1,7 млн
Caabudwaaq iyo soodhawaynta kabtan Ayuub
9:49
Просмотров 1,4 тыс.
Кого из блогеров узнали?
00:10
Просмотров 291 тыс.