Asalamu calaikum Wrt Walal Hahilmamin اللهم صل علي محمد وعلي آل نبينا محمد كما صليت علي ابراهيم وعلي آل ابراهيم اللهم بارك علي محمد وعلي آل نبينا محمد كما باركت علي ابراهم وعلي آل ابراهيم انك حميد مجيد
Hadhow noo Soo sheeg in xisbullah laga dilay rag wawayn Kuway tureen sidaadi soo dheh dhulka laga hoos galay coows badan iyo dhul cidlaa ah ba gubtay lol😂😂😂😂
Dowlada Libnan waxbadan aya iska bedelay inkasta ay tabartoda yartahay hada warkoda wacadeyen in ay lasafanfinan Hizbullahh. Intas kaliya mahane Suni , shiico iyo Christian kaba wa mid tokadan.
wadadka ali malaha war israaiil been iyo booto wax ay werartet majirto waxa sheegey xasan nasru lah in yahuudu ben ay shegtey dhibki gaareyna ay qarsaneyso