Тёмный

Deg Deg: Xildhibaano Ku Hanjabay Mooshin & Xil ka qaadista Xasan Sheekh 

Daauus Media
Подписаться 197 тыс.
Просмотров 12 тыс.
50% 1

kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Опубликовано:

 

5 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 68   
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 27 дней назад
Masha Allah Naga Badbaadiya Allah Ayaa Badbaado lehee ee Hassan sheikh iyo Adan Madoobe Dalka Halaga Qabto siiba MD Hassan sheikh oo Dhamaan shaqadii Xukuumada keligiis xoog ku heesto
@libaaxsankakatabtay1097
@libaaxsankakatabtay1097 26 дней назад
Mashallah guulaysta garabkiina nahay tuugan oo shaqo dulimad ka dhigtay naga qabta… wadankiina uu hiiliya ..Somaliya hanoolato 🇸🇴🇸🇴
@user-wp6vw7ys7n
@user-wp6vw7ys7n 27 дней назад
Allaah ka baqa lacg ha qadanin Yan lading shiiqin wadanka iyo dadka babadayiya
@AA-sc6iw
@AA-sc6iw 27 дней назад
Bring back Farmaajo 🇸🇴
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 27 дней назад
Waa mashruuc lacag ku soo qaateen Abii Axmed iyo Muuse Biixi waa tuugo rabo in ay dalka xaraashaan waan idinka diidnan.
@libaaxsankakatabtay1097
@libaaxsankakatabtay1097 26 дней назад
Heeshiskii uu la saxiiday Muse waa iin lasoo bandhigo sida loo ogaado indhoo adaga itoobiya .
@MahadSaciid-wz5ob
@MahadSaciid-wz5ob 27 дней назад
Kusoodhowaada heesta qalaafe faynus sheekh daahir khadro daahir2jir dhalashadeydii sabfrancisco
@ciidenuwaahodan
@ciidenuwaahodan 27 дней назад
Illahay. Khayrka. Ha. Idin. Waafajiyo. Kuwii. Dalkooda. Iyo dadkooda. U. Naxa. Oo. Anfaca. Alle. Haydinka. Dhigo
@user-ky7gs8js6h
@user-ky7gs8js6h 27 дней назад
Warku sidaas sii ahaan maayo LAALUUSH BAA LA IDIIN SIINAAYAA
@Doctorbadal2025
@Doctorbadal2025 27 дней назад
Waa soo daahdeeyn, maxaa la amusaneeydeeyn muddo 2 sano, lacag aa qadateeyn laaluushaka miyaa dhamaatay
@fatimayusuf633
@fatimayusuf633 27 дней назад
Mafaxweynahu Asaga ma isku diray qabiilada ayaga isdagaalaya intet iswaøasha lahaayeen
@user-pr8pl3nv5c
@user-pr8pl3nv5c 27 дней назад
Mashalaah mashalaah hassan sheeikh qabuurafaagte wey ka dhexbilaabatey kkkkkkkkk farxad
@hawohusenahmed8058
@hawohusenahmed8058 27 дней назад
qabilku hadhaco qabilku wa sun waye guuuuuuuuuuul SOMALIA inshallah
@laylosiciid781
@laylosiciid781 27 дней назад
Dalka adinkaa burburiyay kow
@faadumoxirsi4970
@faadumoxirsi4970 27 дней назад
Shacabku waa 3:24 yaabanyihiin
@ugaasmaxamed9392
@ugaasmaxamed9392 27 дней назад
Adinkaa sabab uhaaa yaa inkayeelaayo habaarkii shacabka somaalyaa I nhaaayo
@halimahersi8454
@halimahersi8454 27 дней назад
War majafjof bayraadinayaan
@AbdiwaliSandheere
@AbdiwaliSandheere 27 дней назад
Ilaahay kacabsada
@faadumoxirsi4970
@faadumoxirsi4970 27 дней назад
War naga qaarijiya an idin duceynee
@user-he6jg9rv5u
@user-he6jg9rv5u 27 дней назад
warqabuuro umahadlesane waxad rabtaan inleedin laluusho waxan guudoomiyaha barlamaanka usheegena kuwan lacagtii canshuurta umada gooboolka banadir lagaqaday ayaa keenya looga dhacaye gudoomiye lacagta kajara waa kibreen anagaa waxusoo baranay oo lacagtooda kayar kushaqeenene wadankana socodsineyne kuwan xasanada kaqada nama matalane ciidanka lacagta haloo kordhiyo kuwan anaga wadanka kabadbasaneno
@qasimsharif24
@qasimsharif24 27 дней назад
waasax in ushqaysaan shacabka laakiin baarlamaanow malinkii xasan tastuurka suu rabo kayeelayay lugha macaa gacmaha taagayseen maalinkaa see ahydeen ok maanta hadaad wax fahanteen waa ok halaydinka arko laakiin yaaanan idin arag idinkoo beri shilmaan qaatay hadana si kale uahdlaya well done.
@axmedmuusebmwwaasuge8446
@axmedmuusebmwwaasuge8446 27 дней назад
Xidhibaanada Diidan dalkan inuuw horey u socda ee sheegtey awoodii kooxda maafiyada ugus ee qawaarijta
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 27 дней назад
tuugta xasan xabaalo qote iyo marxuun xamse dalkaan waa laga qabanayaa
@laylosiciid781
@laylosiciid781 27 дней назад
Xíldhibaano hada haduu xasan idiin dhiibo xoogaa lacag ah waad ka leexanaysaan waxaad ku hadlayaa aa Xildhibaano musuq ,imaan la aan kow baad ka tihiin
@Bagagac
@Bagagac 27 дней назад
Aad iyo aad
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 27 дней назад
Allah ha İdin qabto Hadaa Iska Bedeshaan sidaa u hadleesan ee ka qabta Cawaantan Kow uu ka Yahay MD Hassan sheikh iyo Gud Adan Madobe ka Erya Maxkamadna Geeya
@tahliil5567
@tahliil5567 25 дней назад
Xilka kaqaada xasan shiiq marabnee
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 27 дней назад
Hadli dhab ay idinka tahay ka bilaaba ninka idin xukuma ee aadan madoobe ee hassan sheikh xaaranta ay ku heshiiyeen inaad kursiga dhaafisaan hassan sheikh waa in aad xilkana ka xayuubisaan maxkamadna soo taagtaan hantida qaranka ee uu gurtay isaga iyo reerkiisu hadii intaa aad ku guulaystan soomaliya waad badbaadiseen hadii kale taariikhda baal madow baad ka geli doontaan ee dalka ka qabta dadkan dal iyo dalba xaraashay ee wada khaainu wadanka ah
@Slyman_guy
@Slyman_guy 24 дня назад
Sharafta ilaahay inkaqaad
@maxamedcaseyr8840
@maxamedcaseyr8840 27 дней назад
Kitaabku heydin qabto $5000 ayey qaataan markaas ayey leyihiin waa liidanaa oo weli ay naftooda u hadlayaan
@hawohusenahmed8058
@hawohusenahmed8058 27 дней назад
Hadow run idinka yahay hadalkas wan idinducayneyna haday ben idinka tahay Illahey Ayaan idinku dacweynay yaa mujiibudacwa nagaqabo munafiqinta ya Allah amiiiiiiin amiiiiiiin ya Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴guuuuuuuuuuul iyo gobanimo SOMALIA inshallah amiiiiiiin ya Allah.
@Ahmed_ali2024
@Ahmed_ali2024 27 дней назад
Sho
@sahramohamud1694
@sahramohamud1694 27 дней назад
Qaawarj majirta xasan waxuu raba in oo dalkaa burburiyo aadan ma dowoo waa caloosheed u shaqaysto marka waxaan idin ka codsanayay in aad wadanka badbadisan wax ku washa xasan qif iyo cod mentally he sick but barlamanka laluush qaata tuug ninka diyaard imardka qaata.
@KhadejoHassan
@KhadejoHassan 24 дня назад
Tuugo o dhan Marabou sharci iyo kala danbey kuwanl watugo
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 27 дней назад
Waxan aan ka hadlaaya waa kan ay dhahaan cabdisamad macalin Maxamud Laakin ogaada odayga dhalay waa nin aad u fiican waana nin shiikh ah ehlu sharaf ah magacaas aabihii buu ku qaranka kan cabdisamed miskiin
@user-rh6wo5gm3g
@user-rh6wo5gm3g 27 дней назад
Jaalle madaxweyne laaluush u qeybi ha aamuseene
@fatimayusuf633
@fatimayusuf633 27 дней назад
War wax matarayo Madaxweynaha ha geeyey Xildhibaanada Goonaha Dagaalka warkaba wuu dhamaan lahaa Dalkaan wiilal aya dhiigooda lagu jiifaa hadal iyo Vanbareyn wac ma tareyso hala aado Dagaalka wiilasha Vaanaha iyo Daawada haka danaqaadaan Xildhibaanada yaan loo ogolalaan in uu Shaatigooda i Cadaado Dalxiisna ay aadan Markey Wadanka kusoo laabtana ay marin habaabin la imaadaan Wax halaga qabto si deg deg ah
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 27 дней назад
Hassan shiikh baa balantii😂 idinka baxay kkkkkk ee wadan kama naxasaan haday run idinka tahay kaga dhabeeya 😁 Hassan culusow mr corruption motion ka keena ok 👍
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 27 дней назад
NEYROOBI WAA INJII OWGA TUUGADA
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 27 дней назад
Odaygan waa doqon waa kii xunka ahaa ee ahaan jiray wasiirka arimah gudah waa qaladaadkii uugalay dr gaas 😂😂😁😁
@faadumoaxmed5589
@faadumoaxmed5589 27 дней назад
Iskuxishoooda wa idinka sodhamaaataye hhhhhjjjjjjj
@NafisaOmar-o5o
@NafisaOmar-o5o 27 дней назад
Asc idinka kadanebeyso waxase dhane
@user-sk5je4tu7n
@user-sk5je4tu7n 27 дней назад
Idinkoo nool oo joogo aya Etiopien hor tina badi somaliyeed loogu saxixey waxad kaloo talada ku dartan in ismacill cudur geele u madaxweyne ka yahay somalia oo u xassan gurgurte madaxweyne ka aheyn 😂😂😂
@KhadejoHassan
@KhadejoHassan 24 дня назад
Benbadana dal iyo dad hadad kanaxayso dalka isbedal an ujedno ayay ka muuqda indhold hina ma arkan jeebkina ayad u hadlaysi imanka ilahay hadidin galiyo beenta dhafa balayo haydin aragte
@aslicadeey8511
@aslicadeey8511 25 дней назад
Hg goormeey noqotay looma ooyaan in maanta xasan gurguurte iyo dameerihiisa aay sidaas dad maras ah ku sameeyaan waxaa kamasuula tuugada matasha waa la arki doona
@MahadSaciid-wz5ob
@MahadSaciid-wz5ob 27 дней назад
Mahamed macalin wakiilki hore somali airline franfurt Birimo baago birta banana koryeri bilyetilaan lamaraco Somwaf bilyeti13000dolar
@user-nz9dp1cm9e
@user-nz9dp1cm9e 27 дней назад
Dumiska dowlada yaa ka mas Uul ah mooshinka waa qalad Iyo mid aay soomaali ku kala tageeyso dowladaan waxa aay qabatay dowlad qabatay ma jirto waxaa ka mas uula kuwa abiya lashaqeeynaya ee kow ka yihiin sadax maamul gubaleed ee dii day indalka Laga baxsho ciidamada ethoopiyaan buntland waxeey tiri weligeeynba xiriirwanaagsan ayaa inaga dhaxeeyn jiray wafdi ayee u dirtay iyada oo ku xumeeyneeysa dadaalada xasan uu bada ugu dacwoonayo in uu ku guul dareeysto athoopia garabsiiyeen maqarsan xataa soomalinimada ee sheeganayaan watee wax aay ethoopia dhibaatada u geeysaneeyso waa soomaali xasan waa hal qof hada markii Uu soo dhaweeyay dacwadii waxaa hadlay abiya ra.iisul wasaaraha ethoopia oo ku yiri safarada badan ska dhaaf lacagta ku baxeeyso is koolaad ugu dhis wadankaaga macnaha aduunka hanugu dacweeyn xook aad iskaga keena celisid ma lihid oo ka jana faramaajo oo markii horabe rajada bada iyo dakadaha.ayaan ku sii nayaa yiri nimankii la jiray oo mucaaradaka ahaa.ayaa hadalkii abiya.oo yiri u riyaaqay oo xasan ku jees jeesayay asiga athoopianka ku raali galinayo waxee xukuumada ka wadaan mooshin ee abia iyo faramaajo u.soo dhiibeen dadka banaadir kaliya ayaa gobanimada keenay aygaana laga rabaa in aay wadanka ka difaacaan nimanka mooshinka gardaradaa wado ccshakuur warkiisii ayuu qaatay safarada badan jooji yiri hada ka hor asagoo nacayo horomarka uu sameeynaya marka reer banaadir waxaa waaydiina yaa abia hadalkiisii ahaa xukunka halaka tuuro xasan nimanka raali maa ka nahay cadaw ethoopia u shaqeeynaya oo mooshinka wado soomaali nimo iyo islaam nimo ma jirto haddii arintaas ka yeeshaan waa ceeb weeyn waaye madaxweeynaha ethoopia ha ku yiraado madaxweynahaaga xukunka katuur in aad dhageeysato waa dagaal aan loo kala hareeyn oo lala dagaalayo ku mooshinka ethoopia wadao ethoopia intii la jirto alaha jabsho allaah akbar waa dagaal muslin gaalo ka dhaxeeyo soomalida saxada ah hanoolaato❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-qh6gi6yk8i
@user-qh6gi6yk8i 27 дней назад
Xiladhan du xoogaa maya rucunyaan. Miyaa
@Abucaisha
@Abucaisha 21 день назад
ACW, MARKA UGU HORREYSA WAXAAN WEYDIINAYAA XUBNAHA BAARLAMAANKA SOOMAALIYA " ADINKA MUSHAARKA AAD QAADATAAN BIL KASTA XAGGEE LAGA KEENAA ??? " • WAXAAN OGNAHAY IN CIIDAMADA DAWLADDA MASAR ( EGYPT ) MASHAARKOODA AY BIXISO DAWLADDA MAREYKANKU, SABABTUNA WAXEY TAHAY; WAXAA KU XIRAN AMNIGA GUMEYSTAHA YAHUUDDA.
@KhadejoHassan
@KhadejoHassan 24 дня назад
Lalush qatayal kisti ayad rabat dal noma hasin ilahay ha idika Kin qabto tuugo
@Slyman_guy
@Slyman_guy 24 дня назад
Kaxabiye adinkadoortay laaluushbaadguraten wadan dan umahaysan afkadrabtan inaadbuuxsatan kiraalaguyiri markan lahay farmaajo noodoortA lacag baadqaadateen waqtigana dAlkidhulkuugalay adinkawaxraadsanooyo
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 27 дней назад
walee waa kuwii ugu liitay ee ladoorto inkaar ilaahay idin cadaab idinkaa noodooray mooryaankan inkaarta qaba ee kan inaga badala amahada qaata laaluush ogaada soomaliya godbaaykudhacday laakiin hadaad maanta bad baafin waaydaan illaahaay maalinka aakhiro idinkuu idin waaydiinayaan
@mukhtarali3471
@mukhtarali3471 27 дней назад
Kuwaan waa kuwa dowladnimada ka soo hore jeeda oo qaimul wadan ah oo rabo dowlada in ayna shaqayn waayo lacaga umada somaliyeed waxa loogu qaban lahaa ay been ku qaTaan dalka kama Naxaan waa shisheeyo kuwa u shaqaeeyo shacabka somaliyeed ha kubanaan baxaan oo sidii keyna gacama ha ula tagaan waayo dhilyarada somaliyeed hormar ayeey rabaan kuwaan waa kuwa aan welugood iskool dhigan oo 4.5 lagu keenay waxay yaqaaniinlaaluush iyo dhiiga shaca ka in ay been ku cunaan waxayna diidanyihiin hore marka wadanka excause idin noqomeeyso warka aad meelaha la tagan tihiin wadanka la xoreeya dowlada oo nin walbo gobolkiis ha xoreeyo war been ha jeedinin dadka qurubihii wey ku daaleen iyo gudah somalia dawlada wey dadaShay ee dhalinyarda wadanka ku dhibAteesan siya fursad ay ku shaqayaan barlamaanka ka soo qayb galaan lacgta Ad qadatiin waa xaraan shacabka waxaan usheega ugu gala barlamaa ka ee tuuryeey kuwan ma istahilaan in ay matalan somalia inta xun ooqaaqlyaash ah iska qabta oobarlamaanka inta fican mahee inta shisheeyaha u shaqayso iyi kuwa itobiyaanka gansarka la leh iska difaaca ku banaan baxa tuureeya dhalinyaroy is celiya marbaa. N in ay difaaca aadaan been iyiporbleen ay rabaan intey mukeef iyo casiir cabaN inay nacnaceeya dhinyarad waxaan fara kuwaan mustaqbalkiin ay hortagan yihiin qarax iyo dhib ay idiin celinaYaanee iska difaac tuugada
@hi-gn6my
@hi-gn6my 25 дней назад
Toloow ma ka dhabaa mise mooshinkii laaluushka watay bay u xiiseen. 2 sano xaggee jirteen, ma suucisaa la idinku duray.
@ahmadyusuf3360
@ahmadyusuf3360 26 дней назад
Hada miya,dharta so xasusten dhibka waxa wado wa idinka somli waxa ka jiro dowlad ma ahan ee wa tugo mushar iska qato wax ma qabtn gadal aye u socdan halke horo lo socn laha musq iyo awod sheksho shacbka somli ku wo wax arko ma ahn ama og awoda ey leyihin shacbka kinya firi
@user-he6jg9rv5u
@user-he6jg9rv5u 27 дней назад
watuugo shiiseeye kalkala inoow waxkaqabto oo waxbarasho uqabto kulaha soow dadkas adiga xildhibankey soodorten mahid adiga soow xildhiibaan shaqadada maheen soomaaliyey kuwan xildhiibaan mahane waatugo jawaarijta lashaqeya nama matalan gobolki aykayimidrn waxuma qaban
@mohanadhifyussuf1996
@mohanadhifyussuf1996 27 дней назад
What is wrong with these guys? Remember, they are the ones who handed over their responsibilities(accountability)to the president by voting 💯 anonymously. On the other hand, they signed for Mahad salad for them to be frisked bottom up just like any other minor. Bottom line: "Msiba wa kujitakia hauna kilio "....👌🤭
@sahroxassan6814
@sahroxassan6814 27 дней назад
Waxad diidan tihin nabad aan heysano quruxda dalka qumayo yaa warkaga ku jiro sad u madow dahay ayu qalbigagu u madow yahay adiga iyo kan ku ag tagan
@iskufilan1223
@iskufilan1223 27 дней назад
💣💣💣💣Xildhiban tuugo ah tihiin😂oroda aada khawarijta dagaalka gala👎🏻👎🏻👎🏻
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 27 дней назад
halaga qaado xasan sheekh iyo xamse oo wadanka hala badbaadiyo
@ismailmohamed7789
@ismailmohamed7789 27 дней назад
Kkkkkkkkk Kkkkkkkkk Kkkkkkkkk jecliyaa markuu jaboo cadowuga rer somaliland somalikushega konfureed Kkkkkkkkkkkkkkkkk wan kuraxaystaa markuu jaboo cadowuga rer somaliland somalikushega konfureed Way dhamatay xiligii laguu dawarsan jiraay somali somali iyo waxaa gormaa lagatagay warkaa Wallohayo itobya wanuu sodhawynaynaa
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 27 дней назад
Markastooy SOMALILAND utashadan iyaga allh sw isku diraa
@AbdiMaalin-tj6cb
@AbdiMaalin-tj6cb 27 дней назад
Waxasi sheko ma aha dawlada jihadka kula jirta gaalad dhul iyo cir boobka ah ayaad wax ka shegaysan damiir lawayal unban maqli jiray wuxu ma laxaa (Iduhu) sare ma eegan. Shut your mouth.
@qassima317
@qassima317 27 дней назад
Nairobi beey kasoo carareen waa tuugo laag ubaarteen no laaluush
Далее