Тёмный

Deg Deg: Xildhibaano Ku tilmaamay Xukuumada Xamse Fadhiid Aan waxba ka qaban dalka 

Daauus Media
Подписаться 210 тыс.
Просмотров 19 тыс.
50% 1

kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 136   
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 2 месяца назад
Dunida masoo marin ruux ka qayr bada nabi Muxamed scw scw.
@mahamedomar7187
@mahamedomar7187 2 месяца назад
𝑺𝒄 𝒘𝒔𝒄 𝒘𝒔𝒄𝒘 𝒔𝒄𝒘 𝒔𝒄𝒘 𝒔𝒄𝒘 𝒔𝒄𝒘 𝒔𝒄𝒘 𝒔𝒄𝒘 𝒔𝒄𝒘 ❤
@user-oi5uk4de1b
@user-oi5uk4de1b 2 месяца назад
SCW SCE SCW
@MuscabMahamed-bo2ty
@MuscabMahamed-bo2ty 2 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️
@sahromahamud
@sahromahamud 2 месяца назад
Lacag Haddii Laidin Siiyo Waa Aamuseysaan Miyaa 😭🇸🇴🙏 Sida Xildhibaano Badan Oo Loo soo Hormariyey Lacagta
@Bagagac
@Bagagac 2 месяца назад
Aaad iyo aad
@mahamedomar7187
@mahamedomar7187 2 месяца назад
𝑳𝒆𝒈𝒆𝒏𝒅 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mahamedomar7187
@mahamedomar7187 2 месяца назад
𝑳𝒆𝒈𝒆𝒏𝒆𝒅 𝒍𝒂𝒄𝒂𝒈 𝒉𝒂𝒅𝒊 𝒍𝒂𝒔𝒊𝒚𝒐 𝒘𝒂𝒂 𝒂𝒎𝒖𝒔𝒂𝒚𝒂𝒂𝒏😂😂😂
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 2 месяца назад
waar ninkani mid fiican buu ahaa ee maxaadhacay macaluma maa daaray mamucaaradbaa sidani waayaab
@Bagagac
@Bagagac 2 месяца назад
@@mahamedomar7187 runti waad ila fahntay
@libaaxsankakatabtay1097
@libaaxsankakatabtay1097 2 месяца назад
Mashallah naga qabta tuuga shaqo ka dhigtay dulimad iyo uu adeega wadamo shisheeye asaga iyo marxuumka jilbaha dheer waa iin wadanka laga qabta . Garabkiina nahay guulaysta wadankiina uu hiiliya… Somaliya hanoolato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@faadumoaxmed5589
@faadumoaxmed5589 2 месяца назад
Guuuuuuuuuuul dalxureeeeeeye
@abdiahmed9094
@abdiahmed9094 2 месяца назад
War hadaan shacabka nahay waan diidnay mooshin iyo dana qaasa oo nalaku beer laxawsado waana ka ilbaxnay waayo dowlad xun aya inoo dhaanta dowlad la'aan
@omarhussien8958
@omarhussien8958 2 месяца назад
Hadalkii CBBda ayeey parlamaankii ku hadleen! Tuugo ururtay.
@hassan7935
@hassan7935 2 месяца назад
Qaarkood waba cabsanyihiin Qaarkood 😂
@Bashir1119
@Bashir1119 2 месяца назад
Wax idin joojinaayo malahan tuug baatihiin xamze best leader ever in Somalia I am listening to you waxaan Oo kale in laxiro waayay
@samirr546
@samirr546 2 месяца назад
Somaliya ha noolaato hadaad maqashaan waa somaliya naftu uun ha ku jirto dhinacna yaanay u dhaqdhaqaaqin!!!!
@abdirizakali3506
@abdirizakali3506 2 месяца назад
Manta ka hor maba fahmin! 2004 ano dugsi hosa dhikto ayan bugta korkeda ku qori jiray ! Waxan umaleynayay inan dalka jeclahay! Kn mantan ka fahmay adiga in hanolato eysan hormar no kenin!
@samirr546
@samirr546 2 месяца назад
@@abdirizakali3506 eedo anagu waanu ku gabownay hadalkaa beenta ah khaaimiinta ayaa shacabka wareersan ku qiiraysiisa!
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 2 месяца назад
Fiicnaan laheydaa in wax laga qabanto wax aad sheegeysaan ...yaahuuu rabiyow na badbaadi
@abdimuhudin5690
@abdimuhudin5690 2 месяца назад
Yaaa xildhibaanada. Waaa shiiden money money mooshin gala xiro kuwaan xildhibaano maahan nabadoon ayaaa lacag ku sooo qaatay???
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735 2 месяца назад
GUUL MDW. XASAN CADOW JEBIYE....DAMEER IYO DAC YAAL DAANKAA LAGA TUMAA.. GUUL ......XUKUUMADA DAN QARAN IYO RW XAMSE .. XILDHIBAANIMOOOOOOOY ...XAAL QAADO
@ijama3578
@ijama3578 2 месяца назад
Aren't they the same people who voted them in, what're they complaining about.😂
@ubahahmed1648
@ubahahmed1648 2 месяца назад
Nin xilwaayat qaraar
@osmanahmed831
@osmanahmed831 2 месяца назад
Asc baarlaaka somalia allahay ha inatuso Dalka iyo dadaka badbaadadiisa aad kanatanasushaan danta shaqsi
@AhmedIbrahim-ew8jg
@AhmedIbrahim-ew8jg 2 месяца назад
Kuwan xildhibaan maaha waa xaramiyeen. Shalay ayaga xasan sheikh u codeey lacaag bay qaatayn waa ahlu xaraamiyeen
@hodanosman7227
@hodanosman7227 2 месяца назад
Dalxureeye guul caaac caaac
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 2 месяца назад
Waa kuwa u liito xildhibaanada baarlamaanka dalka oo jeebka ku dac ah lacag kale ayey rabaan maalin kasto laaluush joogto ah ayey rabaan. Shicibka Soomaaliyeed waa in ay ku banaan vaxaan xildhibaanada dowkada ka veen abuuraayo waa kuwa laaluush ku nool oo rabo lacag lagu laaluusho waa tuugo.
@samirr546
@samirr546 2 месяца назад
Hortiisa xaad ugu cadayn waydeen!!!!
@user-oj9cr6wc6h
@user-oj9cr6wc6h 2 месяца назад
Waa sax warkaa xlban
@Naasirudiin
@Naasirudiin 2 месяца назад
Ninkaan waa geesi
@Ahmed_ali2024
@Ahmed_ali2024 2 месяца назад
Macalimow waa wadani geysi ah Saas ayaa lagarabaa xildhibanada
@Adam-y3x
@Adam-y3x 2 месяца назад
Warkan xiiran maxaa kasiya waaba nooc nooc kale maxaa mikirifoonka loogu dhiibay hhhhh
@AbdikarinahmedGanaye
@AbdikarinahmedGanaye 2 месяца назад
Asc madaxweyne xassan waxaan kaa codsanaaya koley waad dhiman masuuliyaddaa aad haysana waa Lagu weydiin ummadda kitaabkii alle usoo dejiyay Ku xukun aad ayaan kuu jeclaa weligey Kuma dacaayadayn haddana dacaayad igama ahan rajja wayn ayaan lahaa lkn markaan maqlay adigoo leh dastuurka ha Lagu dhaqmo oo weliba RAACIYEY DASTUURKU KHALADNA WUU NOQON KARAA SAXNA WUU NOQON KARAA ILLEN KIBAAB SAMAAWI AH ME EHEE DIDAA ADIGAA YIRI KHUDBAD AAD JEEDISAY AYEEY KUJIRTAA .IYADOO KITAABKII ALLE EE SAMAAWIGA AHAA UU YAALO MAXAA KEENAY INAAD ERWYADAA KUHADASHO KELIYA MAAD DHAHDID KITAABKA SAMAAWIGA AH AYAAN KUDHAQMEYNAA HADAAN MADAXWEYNAHA LAXIRIIRI KARO TOOS AYAAN UGU SHEEGI LAHAA LKN MA AWOODO FADLAN GAARSIIYA MADAXWEYNAHA RUUXII IGA GAARSIIYA ALLE UMUURTIIAA ADDUUN IYO TAN AAKHIRABA HA SAHLO
@waqtilumis3577
@waqtilumis3577 2 месяца назад
MIDKA MACALIMOW LA YIRAHDO SHAYLAY DOWLADI FARMAAJO WU KU DHAGNA MAANTANE WU KU DHAGAN YAHAY INTAAS WAXAY KA TAHAY JAGO HALAGU DHIIBO AMA LACAG HALAGU SIYO LKN HASSAN SHEIKH KI SHLAY MA AHAN SXB YU KU DILIN AF DHERIDA
@user-zo7uj9je1t
@user-zo7uj9je1t 2 месяца назад
Waa Qaldanthinti xamsa dayacad masameyni❤❤❤❤❤❤
@Bagagac
@Bagagac 2 месяца назад
Qofka marki mesha kamuuqda ayaa sax iyo qalad sameyaa e xamze dib ayuu usonolan raba
@qassima317
@qassima317 2 месяца назад
Nairobi beey kasoo carareen waa tuugo ee xilldhibaano 🇸🇴 maahaan Ethopia baa lacag soo siisay durva
@faataxohagi1911
@faataxohagi1911 2 месяца назад
XILDHABAANO MATIHIIN EE WAXA TIHIIN TUUGO WELIBA SIXIROOLAYAAL KISHKI AAMINSAN.
@FaaraxMaxamuud-yo3gm
@FaaraxMaxamuud-yo3gm 2 месяца назад
Waxaan uqaadanayaa lacag ruxruxash
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 2 месяца назад
Nacdali idinku dhacaday ee ninkan miskiinka ah ee gacanta aan waxba ugu jirin ee xamse haku meeraysaninee dalka ka qabta hassan sheikh waad ujeedaan hab dhaqankiisee waanu ognahay inuu laaluush yar idiin tuuro idinkoo ujeeda sida dal iyo dadba hassan u xaraashay ka xishooda soomali oo hassan dalka ka qabta sheekh aadan madoobana xafiiska ka wareejiya
@abdulkadirmohamed8285
@abdulkadirmohamed8285 2 месяца назад
RUUFIYAAN FARMAAJO MA ILOOWDAY QARAXII AAY KUU DHIGEEN FAHAD YAASIIN UF UF YAAHUUUUU
@faadumoxirsi4970
@faadumoxirsi4970 2 месяца назад
Guul iyo gobanimo
@user-ph3qm3hp8f
@user-ph3qm3hp8f 2 месяца назад
Mooshinka keena ninkan madaxweyne mahan calaacalkiisa Cayriya
@qoobeeykaliilcawad8027
@qoobeeykaliilcawad8027 2 месяца назад
Odowaa iyo Biixi markii laga qaaday shaqadii aay wadeen ayaa lagu fashilmay dagaalka Af-duubka
@isseyare837
@isseyare837 2 месяца назад
Ilaahay dhulka idinla goo Dhamaantiin Idinkaa lacag qaatay oo xasan doofaar noo keenay
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 2 месяца назад
Allow unaxriisa ciidamadii meesha lagu dhameeyey
@mohamedibrahim7653
@mohamedibrahim7653 2 месяца назад
Xildhibaano saqajaamiin ah oo aan ku imaan doorashada umada somaliyeed oo jeebkoodu ku yimid rabana in jeebka loo buuxsho weeye kuwaan waa in dawladu ay la xisaabtantaa kuwa qaswadayaasha ah ee raba in somaliya lakala qaybiyo hasan iyo hamze waa in aad isticmaashaan awooda dawlada oo aan somaliyana dib loogu celin waxii la soo maray xildhibaano ma aha ee waa laaluush qaatsyaal iyo tuugo
@osmansharif3115
@osmansharif3115 2 месяца назад
Wa sax
@HotelSafa
@HotelSafa 2 месяца назад
sharafta ilaahey idinka qaad waa lacag raadis amniga maanta lagu naalonayo uma jeedaan kuwan sharciga hala horkeeno
@HotelSafa
@HotelSafa 2 месяца назад
afkooda fiiri balwadda ka muuqata iyo rafaadka
@afdaylmedia5088
@afdaylmedia5088 2 месяца назад
Somalia Bsrlaman miyeyv leedahay
@aminaali2334
@aminaali2334 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤
@caliqarshe4170
@caliqarshe4170 2 месяца назад
Kuwan xildhibano mahan
@user-he6jg9rv5u
@user-he6jg9rv5u 2 месяца назад
madigan warkada maqleena hadana goolaha hala sixro acuudu bilahi mina sheedani rajim xildhiibankas warkisa hala firiyo
@Safethepeople
@Safethepeople 2 месяца назад
Asc Bismilaah, jini ninkii keenaa bixiyo, xukumadaan adinkaa soo doortay adinkaana la idinkala xisaabtamayaa 😂 😂
@samirr546
@samirr546 2 месяца назад
War maad sugtaan inta idoorka hadana la qixinayo oo la soo bililiqaysanayo!!!!
@engineerisbariija5164
@engineerisbariija5164 2 месяца назад
Wa tuug markay lacagtii wayaan bay qayliyaan
@irshadnor4840
@irshadnor4840 2 месяца назад
Kan xiiran waxbadan ma Oga waa ciyaal xaafa
@abobasement346
@abobasement346 2 месяца назад
Talaboh qadah hadad run shegaysan wadankah waxaa bobay xasan moryan iyo villa family waxan sugnah ficil
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 2 месяца назад
mw xasan sheekh guul waaguul ee shacabka niyada haka jabinina guul ❤👏👏👏👏👏👏👍👍👍👍👍👍👍dal xoreeyey
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 2 месяца назад
kkkkk tuug baad tahay adeer dalkan waa labad baadinayaa mooryaan baaqabsatay xsan waa tuug
@faadumoxirsi4970
@faadumoxirsi4970 2 месяца назад
Guuliysta
@Bulshodhamaanteed
@Bulshodhamaanteed 2 месяца назад
Xiligii waxa lagaaray eeyaaha qeylinaayay
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 2 месяца назад
Hasaniyo Hamsa illaaheey aduun ha ku kashifo aakhiro naar inshallah
@cousinbro1580
@cousinbro1580 2 месяца назад
MACALIMOW MUCAARAD UUN MAA LAGUU ABUURAY ADIGA WAR NAGA FADHIISO MEESHA XAMSA FADHIYO HADII LAGU FADHIISIYO WAAAD KA SII DARI LEHEED UUN WALHI AADAN GAARI LEHEEN 😂😂😂😂😂
@user-he6jg9rv5u
@user-he6jg9rv5u 2 месяца назад
waxqabadka doowlada soomaaliya wadankaow kamuqda xildhibaan cado qate ah umabahnin hadan nahay soomaaliya
@Doctorbadal2025
@Doctorbadal2025 2 месяца назад
Lacag.ayee rabaan daacad maahan
@user-jv1qd3rz7v
@user-jv1qd3rz7v 2 месяца назад
Xasan dhiqo alow Naga qabo
@fikirchannell4442
@fikirchannell4442 2 месяца назад
Mas uuliyadu wajigaykamuuqataa Run ahaantii xildhibaanada halkan kahadlay qaarkood uma eko
@user-wp6vw7ys7n
@user-wp6vw7ys7n 2 месяца назад
Masha allaah guulesto xildhibaano wan Idina dhusugeeyna
@user-rp6zo7zi2h
@user-rp6zo7zi2h 2 месяца назад
Lacag la idnku aamusiin dhaqnkiin waa layqanaa waa ka xumahy
@KUSOWQAWDHAN-f6c
@KUSOWQAWDHAN-f6c 2 месяца назад
Toloow, kuwan miyay ka buuxsantay?
@siraajdiin7185
@siraajdiin7185 2 месяца назад
Tuura.xamza iyo guurguurte
@kamalliban4484
@kamalliban4484 2 месяца назад
war waa tuugo kuwani waxeyna rabaan iney 4.5 ku sii joogaan
@ubahahmed1648
@ubahahmed1648 2 месяца назад
Xukuumada laaluush idiima heeyso
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 2 месяца назад
kkkkkk maxukuumad baa jirta waa meel dhimatay oo mooryaan tuug ah aay haaystaan adeer dalkaan waa labadbaadinayaa awalba kuwanaa meenay hadana iyagaa saaraya ogoow dameer
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g 2 месяца назад
Hadi afka la idiin buxiyo beri idinko LEH DOWLAD Somali way fcn tahay HORE usocod bay LEDAHAY la IDIN arki donaa
@rizakhaji7498
@rizakhaji7498 2 месяца назад
Gudoomiyaha parliamanka mooshin ka keena meeshana ka saara hadii kale waa shimbirayahow heesa.
@user-ok7tv8jc6d
@user-ok7tv8jc6d 2 месяца назад
Sxb gunadii maa kaa goday ani waan ku fahmi karaa 😂😂
@principle6930
@principle6930 2 месяца назад
rusheeye aya la keenaya .. barlamanka miya sixran😂😂😂
@adoonaleadoonale
@adoonaleadoonale 2 месяца назад
Dalka kaleexda umada dhibaato uma baahno inaad laaluush doon tihiin ayaa meelwalba gaartey
@mohamedkhelif8442
@mohamedkhelif8442 2 месяца назад
Cadaw kalkaal
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 2 месяца назад
ALLAHU AKBAR ☝️❤❤❤❤ KUSALIYA rasulka SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM
@abdiqanihassanelmi2362
@abdiqanihassanelmi2362 2 месяца назад
Waan idiiduceynaa Ilaahay iimaanka ha idinkaqaado oo Balaayo ha idinku dhacdo Xildhimaano Tuuga ah iimaan laawoyaan
@user-bz9sf3mt8w
@user-bz9sf3mt8w 2 месяца назад
Kan waa dameer. Abaal laawe
@faadumoaxmed5589
@faadumoaxmed5589 2 месяца назад
Yaaaaaahuuuuujuu iska aamus
@MaxamedNuurmacalin-xg3wt
@MaxamedNuurmacalin-xg3wt 2 месяца назад
MADAX DA. SOMALIYA. IYO. SHACAB KEDA. TALAD. IYO. TOW FIQDA. TOO SAN. EE. DIINTA. DALKA. IYO DADKA. SOMALIYED. ALE. HAWADA. WAFAJIYO. IN. SHALAH. YAA. RABI❤
@MaxamedSanka99-qm6mg
@MaxamedSanka99-qm6mg 2 месяца назад
War loobaahna buuqe wixi leeydiin idmaday garta
@Shiine-u7g
@Shiine-u7g 2 месяца назад
Waxba kamagalin
@rizakhaji7498
@rizakhaji7498 2 месяца назад
Baq baq qaade iyo qarshe waa labo tuug lee maahinoo.
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 2 месяца назад
ASC Subahanalah Allahu Akbar🙏🙏💯 VIVA 5 Somaliyed waa lamatabtan GUUL iyo gobanimo Insha Allah 💯💯👍👏🙏💯❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@faataxohagi1911
@faataxohagi1911 2 месяца назад
MACALIMOW MA ILOWDAY MALINTA OYNEYSEY ?
@bashkanuurka
@bashkanuurka 2 месяца назад
hooyadiin usheega marka wax la 7diindhiibi waayay miyaa hadlaysaan nacalaa idin dhalaye
@mahamedqolfaa1079
@mahamedqolfaa1079 2 месяца назад
Ruufyaan macalimow
@AbdikaNi2
@AbdikaNi2 2 месяца назад
Waxii aad rabteen miyaa laydiin diiday rag cadheysan baad u'egtihiine?
@abdulkadirhassanabdi1175
@abdulkadirhassanabdi1175 2 месяца назад
Maxay xukuumada u noqotay waxtar, howlkar ah ku sifewday waxqabad aan la koobi karin islamarkaasna kaaga darane ay heshiis ula tahay dhamaan madaxweynaha iyo golayaasha baarlamaanka maxaa yeelay meelo laga luflufto majirto mar hadii hay'aduhu heshiis yihiin Hada albaabadii luflufka way soo xermeen sidaas darteed ayaa xukuumada loo xagxaganayaa laakiin xukuumadaan way tisqaaday 4 jaajuus oo cadowga u shaqeeya waxba kama tarayaan xukuumada ha waarto.
@ubahahmed1648
@ubahahmed1648 2 месяца назад
Subxaana niman aaminsan rusheeye aa umad metelaayo oo wax noo sheegaayo imaanka allaha idiin sugo
@maxamedcabdi3351
@maxamedcabdi3351 2 месяца назад
Eedaha iyo dhibaatooyinka ay sameeyeen xasan sheekh iyo raysal wasaaraha iyo xukuumada
@aminaahmed7208
@aminaahmed7208 2 месяца назад
Ku waan ma la cur xiro
@mowliidmacaani3141
@mowliidmacaani3141 2 месяца назад
Macalimuu waxaad qabtaa ciil
@mukhtarali3471
@mukhtarali3471 2 месяца назад
Khaainumal wading and tahay xildhibaanimo maistaahishid colooshiis ushaqYste in wadanka khawrij ta lashaqayo aD tahay na ada ito hormarka and ka soo jeeda I.aan lawe and tahay siyaasadii aa meel xun kaa gashay adiga ookale iyo kuwa kul mid ah shacabiga aa barlamaanka idinku soo galay sidii Kenya 5 300 been been aD k qadataa siyaasad mataqanii n ee 4.5 aalaidinku keenly weligiin qarkood mama deign kuwaan hala jahado waa qimul wadaniyiin aatihii na sixiro aD tahay qainmiin and tahay kan waKuwa itobiyaanimad ku weyn tahay 4.4 waa kuwaan ookale kuwa hore tagan dowlad kii ka hore yimaDo shacabka ha iska qabtaN waayo tuugo aD tihiin lacaga aadan shaqaysa and qadatiin alpha naga kiin hore wareejiyo Mr Somalian ma khawrijta and la shaqaysa runt usheega mouse bixi oo wadanka u dhibaYo itobiyo tuuganimadii farmaJo khawarij aD rabtiinoo lacagta beenta ah oo nailansiin jiray and bRteen dhalinyarda AD cadawku tihiin tuugaad tihiin waan idinla davakameena hDii aD masuliydiin ka soo bixi weydiin tuugo aan dalka iyo dadka ka naxeynin aya tihiin
@user-yx2bk9xj9k
@user-yx2bk9xj9k 2 месяца назад
Customize ma Shane tuugweye
@ahmednur9383
@ahmednur9383 2 месяца назад
Aqlaq malahan kan duliga
@mohameddahir7293
@mohameddahir7293 2 месяца назад
War xsm ha isku taataabanina haddaa telephone la idiin soo diri, mid loo hanjabo, mid mansab la ballan qaado iyo mid lacag loo ballan qaado baa u kala baxaysaan.
@Shiine-u7g
@Shiine-u7g 2 месяца назад
Adiga madagalameysa hotel ad iska jiftaa doqon kudhasgay gobol
@user-nv5dm7rl4q
@user-nv5dm7rl4q 2 месяца назад
Waa tuugo he shiin waay dul idin ku dhac isdii daba dhilif yadii afqaanis taan ay u qa xeen u qaxo idim alle e
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735 2 месяца назад
XILDHIBAANIMOOOOY XAAL QAADO BAL HADALADOODA DHEGAYSTA WAX MURTI IYO MACMO MAKA FAHANTAY.....WAA CILDHIBAAN... WAXAANU KA SHAKISAN YAHAY IN XILKIISA UU WAAYI DOONO.... II SOO DUCEEYA .KU LAHAA KKKKKKKKK
@MohamedQooje
@MohamedQooje 2 месяца назад
Qofkan cagaha dheer ee lgu shegayo raysa wasare mesha halaga tuuro
@user-gz7tq5yo2w
@user-gz7tq5yo2w 2 месяца назад
munaafaq qabyaaaladaysta ah
@Shiine-u7g
@Shiine-u7g 2 месяца назад
Dukufow
@MohamedMohamed-hn2tb
@MohamedMohamed-hn2tb 2 месяца назад
Oo awalba waad amuusneeydeen hada ma xoogaagii baa la idinka gooye kkkk waxba isma dhaantaan siyaasiin soomaaliyeey heer qaran iyo heer maamul goboleed tuugo yahay
@user-ln7dh7sk7s
@user-ln7dh7sk7s 2 месяца назад
Kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk
@user-he6jg9rv5u
@user-he6jg9rv5u 2 месяца назад
Waa shiisheeye kalkal cidanka soow kan hada casimadas nabadas kuhadleso maha madooneno xildhiibaan maseersan
Далее
when you have plan B 😂
00:11
Просмотров 24 млн
BUUNDO | EP7 |  Xildhibaan Mohamed Abiib
48:39
Просмотров 142 тыс.
TALIYAHA NISA MAXAMED SHEEKH (3412)
13:18
Просмотров 68 тыс.
when you have plan B 😂
00:11
Просмотров 24 млн