Тёмный

Deg Deg: Xildhibaano Xasan sheekh u sheegay u sheegay inuu xilka ka dago isna casilo 

Daauus Media
Подписаться 210 тыс.
Просмотров 5 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

6 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 34   
@libaaxsankakatabtay1097
@libaaxsankakatabtay1097 Месяц назад
U hiiliya qaranimada hal mel kasoo jeesta eeyga qabiileysta ah madaxaa diiran….Guulaysta xildhibanada xalaasha wadankoda jecel. Somaliya Hanoolato 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@HassanHassan-sm1vy
@HassanHassan-sm1vy Месяц назад
Aad iyo Aad
@keyfmahmud5291
@keyfmahmud5291 Месяц назад
Masha Allah ❤❤❤
@haweeyaumalaskar3062
@haweeyaumalaskar3062 Месяц назад
Aadan madoobe asgaa aya guri bililiqo degan hal xarana nirig xalaala ma dhashi dlakan allah aya u maqan
@addeecabdihassan243
@addeecabdihassan243 Месяц назад
Xasan Sheikh waxaa dheg u dhimaayee,Naftiina meeshaad ku nabadgalin lahaydeen hadda aada. Hayaay Doolliga.
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735 Месяц назад
Guul ...Dal xureeye ....Guul Cadow jebiye...Guul Madaxweyne Xasan
@addeecabdihassan243
@addeecabdihassan243 Месяц назад
Qabiil miyaad ku taageereysaa Asagoo lumiyaaya Mustaqbalkii Carruurtaada,Sorry.
@khadrahilowle4877
@khadrahilowle4877 Месяц назад
Adigu ma quuran ad aqre kkk sheeko nimankan xildhibanada isku shega hora degankoda ha ka kenan canshur markas ay la hadli karan madaxweyna guul birmadle hassan sh​@addeecabdihassan243
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe Месяц назад
INTAAD XORIYAD TAQAANAA ISKA YAR . XASAN NAFTIISA XITAA WAA XORAYN WAAYEY. WUXUU HELIKARAY INUU HOGGAAMIYO 20,000. OO SOOMAALI MUSLIMIIN AH ,MARKAASUU WUXUU KA DOORTAY KOOX DHAQANKOODUBA YAHAY QABYAALAD ,BILILIQO IYO MOORYAANIMO OO MADAXIISII MINJO UROGAY!!!!!!!!!
@deynabojeylani1852
@deynabojeylani1852 Месяц назад
yes
@sahrowaawcdeeynooloow6297
@sahrowaawcdeeynooloow6297 Месяц назад
Sifiican rental ugu sheeran adduunwaynahaa yaabay yirazhday 66buudiyaarad kuraacay lavagtio ummadda
@mowliidmacaani3141
@mowliidmacaani3141 Месяц назад
Jeebka miyaa eber noqday caado qaatayaal qabiilestayaal❤
@khadiijasuufi6363
@khadiijasuufi6363 Месяц назад
Malaga yaaba hadii lacag la idiin qeybiyo inaad aamustiin oo xaqa aad hada sheegeysaan inaad iska indha tirtaan.
@Yusufxasann
@Yusufxasann Месяц назад
WAANO ABUURIS AYAA KA HORREYSEY. SOMAALIYEED XASAN SHIIKH DALKA HALAGA BADBAADIYO. XASAN WAA MACALIN SCHOOL LAAKIN SIYAASADA KUMA WANAAGSANA. HAWIYE HADAAN NAHAY DALKAAN HA NALAGA BADBAADIYO OO CAASIMADDA MEEL KALE HALA GEEYO. WALAAHI SOMAALI ANAGA AYAA HOR TAAGAN
@AbdulahiXiirey-w1d
@AbdulahiXiirey-w1d Месяц назад
Iskahadal loomahadlo Shall iyo maanta maiskumidbaa
@user-gm9wg4ge7w
@user-gm9wg4ge7w Месяц назад
Where Ignorance is BLISS, it's folly to be wise. Prof, Dal Xoreye, wuu idin xureye, Marka Macallinka ka xushooda. He has a mandate to govern you, and it's mostly likely to re-elect for another term. Hadii aad fowdo iyo qajajac aad la soo shir tagtaan, HSM he is at home and in the midst of genuine Somali, ogsoona abaalna uga haya wax qabadkiisa muuqda. Ninki rabo in uu madaxweyne noqdo let him go to the ballot box.
@axmedmuusebmwwaasuge8446
@axmedmuusebmwwaasuge8446 Месяц назад
Xidhibaanad u shaqeeya Kooxda qawaarijta iyo maafiyada jaajuusta kenya iyo dawa dhilifta itoobiya oo ku fashalmey golaha shacbka😂😂😂😂
@sahrowaawcdeeynooloow6297
@sahrowaawcdeeynooloow6297 Месяц назад
Ala xasanoow is ka cartridge kudhihilahaa
@haweeyaumalaskar3062
@haweeyaumalaskar3062 Месяц назад
Dadka isku dhamaday xataa hal maalin waz ka hadalay ma jiraan
@abdullahishirexasan2001
@abdullahishirexasan2001 Месяц назад
Xil balanka maalooga baxay
@aslicadeey8511
@aslicadeey8511 Месяц назад
Xasan gurguurte xilka katuura xabadu haku dhcdee munaafaqa qabyasladiistahaa oo tuugaa oo dameerka caanihiisa kukoray masiibo kugu dhacday waa oday waashay xaaraami ah
@user-pe4ig2tv5b
@user-pe4ig2tv5b Месяц назад
😂😂😂😂😂 adiga Qatar kaa weyn ma jirto
@user-le9nu2db7o
@user-le9nu2db7o Месяц назад
Horta dadkaan canshuur bixin maxey nooga qabanayaan. Xildhibaan aan canshuur bixin mushaarka halaga jaro. Qabyaaladda uu sheegayo shalay wixii eex farmaajo waday iyo musuq waan wada ognahay hubkii caabud waaq waa laga soo celinayaa . Kuwaan waa ciyaala suuq waana kuwii ethiopia ay keensatay meesha
@deeqodahab9737
@deeqodahab9737 Месяц назад
Viiva. Mareexaan. War. Xitaa. Hubkaasdartiis. Xildhibaanadii. Ayaayaa. Codkii. Iyo. Qaqaskiiba. Kasoofuqeen aloow wiilasha. Mareexasn. Oohalgamayaalkaa. Madaxooda. Raajii. Guulaysta. Waligiin.
@deeqmuxudiinxasan8042
@deeqmuxudiinxasan8042 Месяц назад
Xxaaa lagala waramaaa mareexaan
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 Месяц назад
Xildhibaanada baarlamaanka dalka Soomaaliya qaar ka mid ah ayaa ku soo lacago qaatay in madaxwayne Xasan Sheekh lagu suubiyo af gambi. Xildhibaanada baarlamaanka ayagaa lacagta is ka bad sado haddii ay rabaana dalka ayey bur burinayaan Muuse Biixi oyo Abii Axmed ayaana hubkaan soo dhiibay in Soomaaliya ay isku dilaan Madaxwayne Xasan Sheekh marka uu wax ka qaadi waayey oo uu jid kasto uu u maray bada Soomaaliyeed in ay qaadato ayuu madaxwayne Xasan Sheekh uu ka hor istaagay laakiin nasiib daro wuxuu Furtado ka helay si madaxwayne Xasan Sheekh iyo Raysalwasaare Xamsa ay xilka uga qaadaan si Abii Axmed bada u qaato Furtado ayey siiyeen dagaal beeleedka mycaaradka ayaa ka danbeeyo hubja kulane jiis iyo kooxdiisa wato Itoobiye ayaa ka danbeeyo.
@addeecabdihassan243
@addeecabdihassan243 Месяц назад
Yaa afgambinaya,Asagaa mucaarad isku ah oo Mar kasta tallaabo xun qaadaya,Waa ganacsade Qaad,Waaa ganacsade hub suuq madow keena,Waa hanti boob.
@haweeyaumalaskar3062
@haweeyaumalaskar3062 Месяц назад
Waagii hore wax ma qaban hadana waaba ka daray adigan waa laguu yaba is ilaali
@mohamednuur9770
@mohamednuur9770 Месяц назад
Waryaa Meeqa ayaad laaluush ahaan kkkkkkkkkkkkkk Laaluush.Malaha saaxibul laaluush Adeeg zlla waxsan all ??? Kuukukkuug
@mohamednuur9770
@mohamednuur9770 Месяц назад
Waryaa Ma waxaad Dal ki badbaadineysa in aad 6000 $.adigoo wax aad..wadanka uqabato zyan jirin Dalxiis u aado dibada ma waxaas ayaad noo sheeygeysa Auranti ??????
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 Месяц назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@catgoeswild5001
@catgoeswild5001 Месяц назад
Kuwaan dalka ka nixi mayaan duli ku baxa
@addeecabdihassan243
@addeecabdihassan243 Месяц назад
Run ayey sheegaan.
Далее
БЕЛКА РОЖАЕТ?#cat
00:22
Просмотров 269 тыс.
Siyaasi Amxaari Oo La Qarxiyey!!!
8:16
Просмотров 916