Тёмный

DEG DEG Xilibano ku Hanjabay in Fowsiya Madaxweyne u dooran doonaan, & FowsiyXaji aadan oo Kashiftay 

Suldaanka TV.
Подписаться 433 тыс.
Просмотров 19 тыс.
50% 1

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Опубликовано:

 

28 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 29   
@axmadeyhilowle4186
@axmadeyhilowle4186 3 месяца назад
Guuleyso Fowsiyo Xaaji Bi Raxmate Allaah
@HusseinMaange
@HusseinMaange 3 месяца назад
gob gob dhashay ha iibsan dalkaad guuleyso foos guul soomaalia aamiin
@abdullahiyarowmohammed2264
@abdullahiyarowmohammed2264 3 месяца назад
A.s,,c hal,boolah,madhasho,xalaal baarlamaanka,waa,saaas
@ashasalah2835
@ashasalah2835 3 месяца назад
XILDHIBAANAD FOWSIYA WA GABAR MUDAN, LAKIIN SOMALILAND MA OGOLANAYAN, MADAAMA ILMAHEEDU YIHIIN HAWIYA, SIDEEBEY SOMALILAND U MATALI KARTA.
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu 3 месяца назад
owguuriyo hawenka soomaaliyeed oo kacay fowsyo qalbigaaga kheyr u sheeg hadaan nahay haweenka soomaaliyeed waan kacney adoonsi dambena ma ogolaaneyno madaxweye gabar ah ayaan dooneynaa ragii lacag aruris bey ka bixi waaayeen 40 sano ayaanka dambeynaa aduunka ama xoog ama na tijaabeya waa inaan noqono madaxweyne waad ku fashilanteen
@ahmedsalad1393
@ahmedsalad1393 3 месяца назад
DULLIGAAGA HASOO DEG DEGO XASAN DHIIQO XABAALIHII WAAD FAAGTAY DHULULKII WAA BOOBTAY LACAG AMA MIISAANIYAD MA JIRTO WADANKA SICIR BARAR AYAA KA JIRA KOOWDA LUULYO XABAD AA LOOGU DABAAL DEGAY EE MAXAAY TAHAY DASTUURKA AAD SHEEGEESO IYO DOOWLADII FARMAAJO AAD SHEEGEESAAYE SOO CEEB MAAHA INAAY KAAGA DHEGANAATO
@Apdifatahmahamed129n
@Apdifatahmahamed129n 3 месяца назад
GUUL FOOSIYA GUUL GUUL MAHADSANID ADOO SHARAFLE DHIMO AMA NOOLOW
@QaliSharif
@QaliSharif 3 месяца назад
Haka qadan lakin tastuurkan malin kasta u faganayo malaga hadlayo miya
@maxamedadamcabdi8496
@maxamedadamcabdi8496 3 месяца назад
Kursiga foowsiya sdee loo soo dhiciya darbigii Aadan madoowe IYO cabdi xaashi sidee looga gudbi
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 3 месяца назад
Muqdisho waa magaalo lagala oohiisiiyey fowsiyo oo aan wax waxgarad, culimo, dhalinyaro ka hadlay ama ka fal celiyey xadgudubgaas ma jiro . Waa in loo istaagaa gabadhaas maskinteknik ah xadgudubka xasan sheikh u gaystay.
@lulanor9383
@lulanor9383 3 месяца назад
Diinta islasmku ma noqon karto naag madaxwayne wasye noqon karaan wasiir gudoomiye iyo waxii la mid ah
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 3 месяца назад
Xasan ayax waa Nin u shaqeeya ajaanibka dalkii iyo dalkii uu iibsaday waa Nin damiir iyo damqasho u lahayn dal iyo dadba aqligiisa liita iyo garashadiisu maxaan cunaa aqoontisu boobka hantida umada
@halawi9252
@halawi9252 3 месяца назад
Waa ma hadsantahey Talada arrimaha Fawsiya Xaaji Aden.Ha harin walaal Guuleeyso Fawsia Allah iddankiis.Waxaad tahey waddaniyad Qaran.
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 3 месяца назад
Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was
@mohamedderia3522
@mohamedderia3522 3 месяца назад
Foosiya waa qoftii kiiska badda geyser lCJ muddy dheerna ka shaqaysay sidii badda Somalia ay uga soo dhicin lahayd Keyna, wayna ku guuleysatay , waa qof qaali ah, xasan Sheekh ma leh Damiir Soomaaliyeed, Ummadda in uu indhaha ka rido ayuu doonayaa.
@IdrisOsmam-u1w
@IdrisOsmam-u1w 3 месяца назад
Gurguurte harbour amase yuu San rabi Hore usoco markasta guusho waa dhankaaga. Fozia hannoolato ?
@maxamedadamcabdi8496
@maxamedadamcabdi8496 3 месяца назад
Xildhobaanada foowsiya u doodeya dhabmiya Mise lacagtii xasan sheekh dhiibi jirey baa la badsanaya
@HosseinFarah-s7h
@HosseinFarah-s7h 3 месяца назад
Caalamka weligeed laguma,arkin dal kamida oo danihiisa siyaasadeed iyo hurumarineed iyo amniyeed iyo sharaftiisa iyo karaamadiisa IWM uga tanaasulay dal kale oo lamida OKI laakiin qarniga 21aad 2024ka ayaynu aragnay MW xasan gurguurte oo danihii dalka dadka iyo danihii qaranka somaliyed iyo horumarkii iyo siyaasadihii gudaha iyo siyaasadihii dibada iyo sharaftii iyo karaamadii somaliya IWM uga tanaasulaya dal kale oo lamida somaliya 😡😡😡
@HosseinFarah-s7h
@HosseinFarah-s7h 3 месяца назад
Wallaahi waa yaab iyo amakaag iyo lama,arag 😡😡 xasan gurguurte waan arkaynaa inuusan ka shaqaynayn danaha dalka dadka iyo danaha qaranka somaliyed oo u shaqaynayo dhamaan cadawgeena shisheeye IWM oo waxay noqonaysaa inay VILLADA keensadeen shisheeyuhuu u shaqaynayo waxase layaab and amakaag iyo ciil murugo IWM aaway shacabkii somaliyed ee dalkan iyo dawladnimadan illaahay makansiiyay ee calooshood u shaqaystayaashu aasayaan mustaqbalka iyo jiritaankooga shacabkan dulaysan ee la gumeeyay illaahay ha badbaadiyo
@AbdulqadirAdan-d4m
@AbdulqadirAdan-d4m 3 месяца назад
XASAN SHIIKH WO KU MAHADSANYAHAY HABARTAAS IIDOORKA KURSIGA HADUU U KAILAALIYAY WAR DADKAAN IIDOORKA DAD FIICAN MA AHA
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 3 месяца назад
SANAD WALBA RASAAS BADAN BAA LOOGU DABAAL DEGAA XAMAR XALEY KOOW MAAHA
@alimuminshere5737
@alimuminshere5737 3 месяца назад
Sultaanka waad salaaman taha
@Lulu-ie3jb
@Lulu-ie3jb 3 месяца назад
Waa la yaab saan yahay
@Gmal-v5x
@Gmal-v5x 3 месяца назад
❤❤❤❤
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 3 месяца назад
❤❤❤ mahadsanid
Далее
11 ming dollarlik uzum
00:43
Просмотров 319 тыс.