Тёмный

DEGDEG: Abwaan Shilke oo Horyaal Tv Ku Qabatay Qolka Hurdada 

Horyaal24 Tv
Подписаться 145 тыс.
Просмотров 27 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 31   
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Год назад
Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love Aan ku salino xabibkena
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi Год назад
Abwan shilke Nin intiisa ka weyn Hadraawiga qarnigan 💪🏽❤️ Next Video Abwan Heello soo qabo
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 Год назад
ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك waa qof yar hada madkax badan oo Ilaahay hibo u siiyey aftahanimo
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 Год назад
Xadhigaad dadka ku Cabsiinaysaa waa Maxay meesha Ma Dawladii Siyaad Baraa joogta. waa maxay hadaad dawlada soo qaado waa lagu xidhayaa??
@11naa44
@11naa44 Год назад
Muse wa jilki siyad mrka hala yaabin
@AishaAisha-bp9zz
@AishaAisha-bp9zz Год назад
Maxamed maaame anaa igu dhacdey😂😂maxamed shilke anaaa ladooonty Laba hadalooo kaladuwan 😅😅
@Ibrahim-vx1fu
@Ibrahim-vx1fu Год назад
HORYAAL TV WAA IN AY CUDUR DAAR KA BIXIYAAN IN AY ABWAAN SHILKE UGU GALEEN QOLKIISII HURDADA IYAGA OO LEH WAANNU KU WARAYSANAYNNAA, WAA ARRIN XUSHMAD DARRO AH IN UU TV-GU SI ANSHAX DARRO AH U GALO QOF HURDA QOLKIISA HURDADA. MARKA QOF LA DOONAYO IN LA WARAYSTONA WAA IN LOO SII SHEEGAA OO LAGULA BALLAMAA MEEEL MUNAASIB KU AH WARAYSIGIISA OO AAN AHAYN QOLKIISA HURDADA.
@abdiyusuf9419
@abdiyusuf9419 Год назад
Walaahay waa Abwaan ninkani inkastuu hadana aad u da yar yahay
@iqroali7019
@iqroali7019 Год назад
Guuuuuuuul somaliland
@faysalyusuf934
@faysalyusuf934 Год назад
Adigu ma liintad ila doonay😂😂😂
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 4 месяца назад
Wariye guulwade ah iyo abwaan xaalada ka hadla runta beenta waa u cadow 😂😂😂😂😂
@cabdifataaxkhadarhassan-iy7wn
@cabdifataaxkhadarhassan-iy7wn 9 месяцев назад
❤❤❤
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Год назад
Abwaan qiimo badan
@YuusufIimaan-b2c
@YuusufIimaan-b2c 10 месяцев назад
Asc
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 Год назад
Dadkan wada xiiqsan ileen waa wada burco
@prime10mviews7
@prime10mviews7 Год назад
Haa huuno waakuwa afsoomaliga ina baray
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi Год назад
@@prime10mviews7 exactly 👏🏽
@xalimocarab9999
@xalimocarab9999 Год назад
Alla neefsanaa birleef
@iqroali7019
@iqroali7019 Год назад
Waa liilnta
@ugbaadsaid5156
@ugbaadsaid5156 Год назад
Waraysi mahee waa dagal laysla ogyahay sumacadi waraysagaba meel lagag dhacay xanaaqa iyo hadal mantaba waregay
@yaakalehee8931
@yaakalehee8931 Год назад
Bal wariye dib isku daawa
@hindamohamed6391
@hindamohamed6391 Год назад
War waafadhiga
@apdirazhitaden8521
@apdirazhitaden8521 Год назад
Garac weeye baylood Dhiiquu lugaha u galinayaaa😅😅😅
@baafiye9431
@baafiye9431 Год назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@user-vq7zz3vn3m
@user-vq7zz3vn3m 9 месяцев назад
Ayaad is tidhi hadal burco abwaan shilki libaax
@hindamohamed6391
@hindamohamed6391 Год назад
Xukuu maduukadha maan waayay bayloo 🤨
@ahmedawad2045
@ahmedawad2045 Год назад
Waryaa iska ilaali liinta
@iqroali7019
@iqroali7019 Год назад
Waa beeeeenle tuuuug
@suhaybomerr
@suhaybomerr 10 месяцев назад
Dur dur media tv😂😂
@mustafemohamed2502
@mustafemohamed2502 Год назад
Waxba noomaad sheegin shilkow waryaa caruur wareysanjiray
@larsmartinjohanssonjohanss115
Maansadiisa ka dhuuxo sogordaha ku ladhan, hadday kugu adkaatana la kaasho sugaan-dhaadhiyayaasha!
Далее
MARWADA LAFTAGAREEN AMAR ALLE LAAKIIN 19 September 2024
37:13
БЕЛКА РОЖАЕТ? #cat
00:26
Просмотров 510 тыс.
Abwan axmed (feejigo) gabaygii (filtar)
9:50
Просмотров 18 тыс.
DAAWO ABWAAN HEELO IYO MAANSO CUSUB JAAHWAREER
15:37
Просмотров 10 тыс.
QEYBTI 1/2: TAARIIKHDA NSS / NISA DR MAXAMED H INGIRIIS
59:34