Тёмный

DEGDEG AROOSKA GABADHA XASAN SHEEKH MAGACA QABIILKA NINKA GUURSADAY LACAGTII UGU BADNAYD KUBAXDAY 

Darwiish Tv
Подписаться 117 тыс.
Просмотров 25 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 90   
@aminaosman1520
@aminaosman1520 9 часов назад
Waryada xishooda mw xasan maha ayax bahan sida Reerihina oodhan cadawga mw xasan sakiin halaqaan wana xur in uugabadhiisa siiyo Reerkiisa horaa looyiri Nin ad taqaan guuri waxlayaqaan si ay udhasho guuleyso mw xasan wanasax inuu uguuriyo😂 reerkisa wanasax ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ shisheeye qeer malahan
@zamzam5255
@zamzam5255 14 часов назад
XOOLIHII SOMAALIYEED AYAA LAGU FATALAYA SUUN KA QAADAA
@Seynab-c9h
@Seynab-c9h 13 часов назад
Sun iyo masiibo iyo cudur xun aan laga bogsan ALLAH ha ku rido Aamiin
@superfun1819
@superfun1819 13 часов назад
Subhanalaah...
@MaryamMahamed-r9c
@MaryamMahamed-r9c 10 часов назад
Walaalo beenalahan ha rumaysanina ilaahay ha Laga baqo ribada iska daaya.
@Ciiltire572
@Ciiltire572 3 часа назад
Maamul goboleed kaaga qeebtiisa wuu qaata wax wada qeebsi 4.5
@seed3966
@seed3966 6 часов назад
Asc mr caduun naga sug warkaas
@abduladanismail9390
@abduladanismail9390 16 часов назад
Dadkii bahi ayay u baaba een Mayan dollar ayuu ku bixinaayaa oo ka dhacay umda somaaliyeed wax san ha dhalin ayaan leenahay (aamiin)
@Seynab-c9h
@Seynab-c9h 13 часов назад
Amiin, masiibo adduun iyo aakhiro ALLAH ha ku rido
@superfun1819
@superfun1819 13 часов назад
Subhanalaah
@AbuuAsad
@AbuuAsad 10 часов назад
Hal qaf iyo hal qabri
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 11 часов назад
AROOS XAARAAN AH OO LUGU DHISAY LACAGTII XABAALAHA LA FAQDAY IYO MAALKII CIIDANKA GAJADU DHISHEY IYO SHACABKA GAAJOONAYA. SUBXAAN ALAAH...
@ummuisra6721
@ummuisra6721 16 часов назад
Dhib ma leh hadday ilmaadeer is guursadeen balse xasan dal xaraashte Khayr ma leh
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 16 часов назад
Xasan dhiiqo wuxuu bixinaya maaha hanti uu shaqeyeseta ee waa hantidii umada soomaaliye lkn waa llaga daba tegeya maraku dhaco habtida umada soomaaliyed uu urusanayo teeda kalle shaqadiisu waa inuu hantida umada soomaaliyed uu lusado isga iyo caruuru tiisa👁️😮
@maxamadAhmed-c8z
@maxamadAhmed-c8z 14 часов назад
Marki aad gursanesid waxaa lagu gursada hanti xallaal ah lakii midaan guur ma ahan waa tumasho
@halimamumin3643
@halimamumin3643 12 часов назад
Guurka xoolaha Xaaranta lagu dhiso, ma waarro.
@FathiMohamud-s1v
@FathiMohamud-s1v 8 часов назад
Waa xoolihii ummada soomaaliyeed gaajo meel walba iyo dayac la daadsan yihiin 😢
@jamahussein6860
@jamahussein6860 Час назад
Xasan xaabsade xoolo dhece xabaal qote xaqa dadka xaabsade, mabruuk gabadhaada,xaaraan hasiin😮 xalaalmooyee,
@yareomar4564
@yareomar4564 14 часов назад
Xoolo xaraan baraka malahan, Hasan gormuu dhargi
@superfun1819
@superfun1819 13 часов назад
Waxay kafican thy tii dani ee Nairobi lagu qabtay 😅😅 cashuurta somali diib ugu ceelisay
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 13 часов назад
That’s good news 🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️💎💎💎💎🇸🇴❤️❤️❤️😂💎🇸🇴💎🇸🇴💎🇸🇴🌴🌴🌴🌴🌴❤️❤️❤️🇸🇴
@AbuuAsad
@AbuuAsad 10 часов назад
Allah haisu baakrikeyo ubad kheyr qabo hakala siiyo
@shh56726
@shh56726 16 часов назад
Maxa naga gslay waxu udidayo iyo waxu sinayo lacag xaran ayey isku gursanayan
@fosiyakamil2008
@fosiyakamil2008 16 часов назад
Asc eedo gobnimo dhimatay hadan ma guurka gabdhihii ayaad ka sheekayn waa farxad gabdhuna ma dooraa karto aabana uma dooni karo waa ciidii allah meherkeed ugu Talgalay. Hal xishood asc
@superfun1819
@superfun1819 13 часов назад
Aad iyo aad
@Tasniim1
@Tasniim1 12 часов назад
Wiilkan guur gabadh laguursaday kama hadlayo kaliya. Wuxuu ka’hadlayaa wixii umadda kadhexeeyey oo lagu tagrifalayo. Iyo masaakiinta gaajadu hayso. Iyo Sida Xasan iyo reerkiisu Dawladnimadii uga dhigeen xaafad ay iyagu leeyihiin.
@saidmussa6461
@saidmussa6461 7 часов назад
Lacagtii Qabuuraha laga heley Xasan Muufo Dameer culusow Dameerkada la seexo somalia waxba kama galin waad iibsatey Badda waana nin tuug ah oo Dameeroley ahaa oo moxog iyo maankaal ka dhargey oo dhuuso ka wareegey
@MaxmedDaahir-y3h
@MaxmedDaahir-y3h 14 часов назад
Qabiilka uf waaye adaase kasii ufbadan qabiiliiste
@superfun1819
@superfun1819 13 часов назад
Saax
@AmiinNuur-u9s
@AmiinNuur-u9s 9 часов назад
Hoyodo was dhilo😂😂😂😂😂😂😂😂
@saidmussa6461
@saidmussa6461 7 часов назад
Ninka Guursadey waa Midgaan Salaax Adeer u yahey gabdha waa mid nolosha ka dhacey oo ureysa
@samuuladsicid8821
@samuuladsicid8821 13 часов назад
WAA FARIID XASAN SHIIKH GABADHIISA WUXUU. KU DARSADAY WIILKEEY. YAHOO FARXAANOOW DHIIQAA LUGAHA LA GUU GELINOOW HAAYAA😂😂😂😂😂😂😂 HAMBALYO AROOSKA LABADA DHALIN YARADA AH HAMBALYO🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌺🌺🌺🌺🌺🫶🫶🫶🫶🫶👎🏾👎🏾👎🏾💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 14 часов назад
Aabaha inu u doro gabadhisa melu is leyahay wa ku badbade maxuma, wana ku wajib Aabe kasto inu ka taxadiro gabdhahisa. wa dhaqan so jireen ah, qeyr Allaha uga dhigo gurkoda congratulations.🎉
@A3v-w7q
@A3v-w7q 12 часов назад
Wa okay gabdhaha Isaaq,Daarood, Raxanweyn,Asharaf nin hawiye=HAITI moryan in u gursado lakin ragga isaaq Daarood Raxanweyn Asharaf lo diido
@saidmussa6461
@saidmussa6461 7 часов назад
Gabdhani Muufo iyo Maankaal ayey Suuqa ku gadijirtey maantana somalia lacagtii laga dhacey shacabka somaliyed
@hodandahir8111
@hodandahir8111 41 минуту назад
Adi ilahay ka cabso waxa so shegiso ka firso dad waxa ku jira dad wayen o waxa ad shagiso run modaya wllo waxa ad lacagta ku radinyaso wa xaran ee ilahay ka cabso
@Mahmeedahmed-b5z
@Mahmeedahmed-b5z 15 часов назад
Watuog watuok watuog isga rerkisa😮😮😮😮😮
@yasminjama2703
@yasminjama2703 8 часов назад
Welkom 🤗 Darwiish
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 6 часов назад
Gurka waa xaq iyo waajib balse Hantida dadka loo qeybinayo waa hantida ummadda.
@wagadwyrah1896
@wagadwyrah1896 11 часов назад
Anoo Daarood ah ayaa ku raacsan inuu reerkiisa la doono gabartiisa waayo? Somali Qabyaalad ayaa socota anoo SSC ah ku soco madaxweyne
@FowsiyoDd
@FowsiyoDd 4 часа назад
Sun & wabeyo ka qad xassan ayaxow xollo xarashe Aqiro & adun laguma cafinayo masakinta gajeysan curyamada agomaha xaqodi ad ku tumanryso luxurkan ku fadhina waxba haka dhefin adun & aqiro seek seek silac u dhimo nacalad kugu dhacday
@anissa800-q5j
@anissa800-q5j 9 часов назад
Good idea o too mad late ruun
@ZeinabAbdi-qx1vj
@ZeinabAbdi-qx1vj 12 часов назад
charity begins at home
@omarhussien8958
@omarhussien8958 15 часов назад
Congrat,Wiil&Caano- Gabadh&Subag..?Allah ha'isku barakeeyo.
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 11 часов назад
INA DHILO WAX NAGAMA GELIN‼️
@Tasniim1
@Tasniim1 12 часов назад
Xasan Geelle raac. Wax walba Geelle ayuu ka’copy gareeyaa.
@CabdiQadir-t1z
@CabdiQadir-t1z 13 часов назад
Ha dagaalin waa gobe dushaa nabad ha gaarsiin hadal doqon ma garatada ha ku dayin ma yeeshee (abdulahi yuusuf hanuniyee)#.
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 17 часов назад
xasan xata arimihi qofka wuu boobay oo musuqmaasuqay
@anissa800-q5j
@anissa800-q5j 9 часов назад
Was saxs sanyahay Xassan noon Somalia naval ma ya qaano lavas iyo nagar yaqaan a diva dulbahantey ya la Avila naval farmajo wanna ku qaba daba society kkkkk
@guledgled8695
@guledgled8695 2 часа назад
Dawacoy maxaa dadka guryahooda ku galiyey
@halimamumin3643
@halimamumin3643 12 часов назад
Xoolihii umada Somalia. 😂
@ARDOKalinleh
@ARDOKalinleh 15 часов назад
❤❤❤❤❤❤
@shacabkasoomaaliyaa1
@shacabkasoomaaliyaa1 10 часов назад
Congratulations 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤ manshallh 😍🇸🇴😍😍😍😍😍
@Maria28832
@Maria28832 12 часов назад
WARYAA BEENLOOW FAQASH FIRCOON GUURKA WAA CALAF GABADHAAS JIHAAN NASIIB BEEY LEEDAHAY INA ADEERKEED BEE HESHAY WAXA TAQAANO GUURSO WAXA TAQAANIDE AAD DHASHIDE HADE QARAR KU HAAYO WASAQ FAQASH URAYEH
@aliabdi8347
@aliabdi8347 14 часов назад
Gabadhu ma waxaad mooday hablaha dhulbahante oo aan loo diideynin ninka isaaqa marka u doonta
@sacdiyocabdulaahi1174
@sacdiyocabdulaahi1174 9 часов назад
Gawadhisa mafiyus kagalay
@janira7480
@janira7480 17 часов назад
Congratulations 🙌 🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Maria28832
@Maria28832 12 часов назад
WARYA BEENLOOW FAQASH BAA TAHAYEH GUURKA WAA CALAF IYO JACEYL EE MA AHA QABIIL HADE FAQASHEEY FIRCOON KA HARA XASAN SHEEKH DAL XOREYE DADKIISA JACEL BADANE HAWIYEH CALEEMO QOYAN U RUXAAYA HAMBALYO NASABYO IS HELAY
@RaA-l6e
@RaA-l6e 13 часов назад
War xishood gabadha aabeheed.isagaa xaq ulleh ciduu kula xididayo
@A3v-w7q
@A3v-w7q 12 часов назад
Wa okay in gabdhaha isaaq daarood raxanweyn guursatan lakin nagaha hawiye=HAITI nin isaaq ma guursan kartan
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 12 часов назад
War Xishood Hadal Xumaa Majeerteen Akhas Beenaale
@Tasniim1
@Tasniim1 12 часов назад
Naa xishood adigu qabiil dhan baad afkaaga dheer kusoo taageysaa markaasaad rabtaa inaad cid wax usheegto.
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot 14 часов назад
gaadiga taar gadiisu waa somaliland taa waad ku dhacday
@abdisheikh8211
@abdisheikh8211 16 часов назад
qabyaaliste
@janira7480
@janira7480 17 часов назад
Malab hadi da ayo tolkaga haku da o ISaqu ayabo unba Isgursada marka no problem 😂😂😂
@fifisaid6470
@fifisaid6470 9 часов назад
Xuman ayaa ku buxisay ee calool xuumo u dhiimo
@saidkaamil6018
@saidkaamil6018 3 часа назад
Wa beentaa gaadhiga plate numberka ku xiran wa somaliland beenta naga dhaaaf niyow .
@gamilasaeed3847
@gamilasaeed3847 15 часов назад
BARAKO XAGEE TAALAA DADKA SOMAALIDA WAXAY LA DHIBAN YIHIIN NOLOL MAALMEEDKA DADNA XOOLIHII DADWEYNAHA AYEY FADHINAYAAN
@MoussaAwalehOsmanBouralehMouss
Hasiid
@YaasinMaxamud
@YaasinMaxamud 13 часов назад
War darwiish adiga maxaa kaa khuseeya waceyslahaa is guursanaya badooda ka bax wasiirka garxajisna kama hadlin gabadh ayaa la iidiidey ma dhihin adeer war kaasi hadii jiro mar hore baraha dad weynaha la soo dhigi lahaa
@superfun1819
@superfun1819 13 часов назад
Hambalyo fr d5 ❤❤❤..
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 16 часов назад
Ani waa laiisoo shubay 10.000k
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 14 часов назад
Beenta Iyo qoraafad ka dhaaf imaan laawr
@anabfarah2327
@anabfarah2327 5 часов назад
War ilaahay ka baq
@abdirahman-b9l
@abdirahman-b9l 13 часов назад
Beenaale waryaa Kadhamow maxaa kaagalay hush😂😂😂
@shukrigalandiid7044
@shukrigalandiid7044 16 часов назад
Beenbadanaa!!!, waxa aad sheegto ma waxaasbaa maalin walba?, maanta kadib warkaaga waan ka fiirsan doonaa, waxaadna tahay beenaale fiyuus uun raadiya, yaa gabar la guursaday lacag ka bixinaya oo aan ninkeeda aheyn!, muqdisho cidiba kuma hari lahayn haddii waxa aad sheegeyso run ahaan lahaayeen, sow ma ogid in beentu xaaraan tahay.
@Maria28832
@Maria28832 12 часов назад
MAANSHA ALLAAHE KA FUQ GABADHA LABO DHALINYARO CALAF ISKU HELAY NACAS FAQASH
@farduusmuhidiin300
@farduusmuhidiin300 16 часов назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤masha alaah masha alaah masha alaah masha alaah waa guur sax ah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mayaannas7137
@mayaannas7137 17 часов назад
Congratulations ❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedhassanmohamed5020
@mohamedhassanmohamed5020 15 часов назад
Habalyo wan ku farx sanahay
@AA-xl8ev
@AA-xl8ev 14 часов назад
HAMBALYO AWEY ADEERADI IRIR SAMALE MADAXWEYN ISMAIL & BIXI???
@mahadociise25
@mahadociise25 14 часов назад
Nin uukubanaanyahay guuul
Далее
БАБУШКА ВСЁ ИСПОРТИЛА #shorts
00:24
Просмотров 602 тыс.
😭😭INA LILLAHI WA INA ILEYHI RAJIUUN.......
15:07