Madal Furan waxaan leeyahay jiroo joog, waana madal loo han wayn yahay. Walaal ninkan shaaeganaya shiikha waxaa hadalkiisa ka muuqda in uu ka mid yahay ' Dajaaliinta Zemenka" !! Waa nasiib darro. Maxaa siyaasad geleyey. Koonfur baa uga baagan talo, ee Illaahay iyo Ummaddisa ha ka xishoodo.
waar nacaskan sheekha sheeganaya ee afka ka xaaraya yaa usheega waxan uu sheegayo in aan cidiba dhegeysaneyn loona baahnayn inuu s/land wax u sheego oo uu yahayba nijaas khamiis xidhan
Odayow Markanu ku darsanay Jamhuriyada Somali ku sheega e Aad wadato waxanu ka dhaxlnay ILAAHAY iyo Aadamaha Caqliga u saxibka ihi ba e Aan adiga oo kale ahayni wey ogyihiin Cadawga Aad sheegaysid oo Ethiopia ula jeedid Annaga hadaan Reer Somaliland nahay Amarka ILAAHAY SWT ka Sokow dalku iyo dadkii Aanu ku badbaadnay waa Cidii u sabab noqotay In Aanu maanta dad jira nahay , Somaliland Annagaa iska leh Ethiopia Na ILAAHAY baa noo dooray inaanu meel ku wada noolaano way iga kaa xigaan mar haday ogolyihiin inaanu Nabad ku wada joogno danahaygana is dhaafsano..
Kaasoo miidhanbaa was sheikh ay odhanayan ayadna ka xishoon waysid umadna ka fishponds wayside kalimatu xaq turiiidu baadilan wa kalmad xaqa podcast basil ku doonayso solmalina cidi noma phantom dantayadana adoption kale ma waydiino