Тёмный

Degdeg Daawo Qaabkey Su'aalaha Uga Jawaabeen Labadan Suldaan Ee Kala ah Bariga/ Galbeedka Burco 

Googoos Media Production
Подписаться 46 тыс.
Просмотров 22 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

11 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 49   
@sudawaabqurux423
@sudawaabqurux423 6 лет назад
Buurmadow Ilaahay (swt) ha soo hadeeyo, warwar ba i galay. war bal intaanu shirka iman culumadu Quraanka kariimka ah ha ku soo akhrido, casharna ha loo dhigo. intaas baan ku dhaafaya.
@biletaakuleeye6493
@biletaakuleeye6493 6 лет назад
Waxa la yidhi laba iska kaaxiga dhexdooda ha ku dhiman waxanu leenahay cadowgayaga hadaanu nahay habarjeclo iyo habaryoonis anagaa dhamaysayna wixii na kala gaadhay Fadlan xaasidkiina iyo isku dirka naga daaya iyo munaafaqadaa naga dhexwadaan Waxan sheegayaaa cid kasta oo cadow nagu ah Cidiii wanaag noo wadaaa welcome.
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 6 лет назад
Habar jeclo waxaa lagu yaqaan warkoodu inuu cadyahay wakaa hadabatcadaystay suldaankii guud ee yidhi wali Dad baa naga maqan waxay muujinaysaa inay diyaar garow dhab ah ku jiraan oo ay nabada u diyaar yihiin.
@muboodeko2655
@muboodeko2655 6 лет назад
Ilahayow qalbiyadoda isuso dhawe ilahayow shaydanka kadhex sar halo Duceyo dadkan walalaha ah dadki odhanba isuge tage
@aminahmetkaise6090
@aminahmetkaise6090 6 лет назад
suldaanku Wuuu Saxsaxan Yahay Haddi Sweetie Buuurmadaw Xidhahooda Yahay Waaaa Geeesinimo In Uuu Idhaa Aan Sugno Waaa Dadkii Horee Gopta Ahaa Odaygaasi
@madaadalo
@madaadalo 6 лет назад
ilaahay iyo umaduba way arkaan hjeclo had how .hashalaayina
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 6 лет назад
maxay sameeyeen
@abdirazak.a8336
@abdirazak.a8336 6 лет назад
tani waxay ku tusin in habar jeclo ama geenta aysan nabad rabin
@puresomalilanderberberawi494
@puresomalilanderberberawi494 6 лет назад
Wax laga so.dhex sara kuma jiran hadalada sladinta ilaahyna haynogu dhame6o guul
@muuminad3143
@muuminad3143 6 лет назад
Subxaana Laah ma Buur Madow ayaa loo xayiran yahay muxuu soo kordhinayaa khayra. Culimo iyo dad culus ayaa doorkan jooga nabad waarta ayaa la filayaa bi idni Laah.
@axmedmaxamuud8465
@axmedmaxamuud8465 6 лет назад
Suldaakna Habrjeclo Ceeb malaha buurmadowna Waa lagama maarmaan inuu joogo goobta Waxaan loo dhamayn Hadhowbay dhibleedahay
@saidjibril2990
@saidjibril2990 6 лет назад
Reerka hjeclo riwaayad badan buurmadow sugaya kulahaa kkk
@SanaagSomaliland
@SanaagSomaliland 6 лет назад
Habarxabuusho go'aan ay ku dhanyiin mooye go'aan nin uma qaadi karo. Waa waxay kolba meel u wada maraan sida qudhaanjada.
@qurbaawis642
@qurbaawis642 6 лет назад
2:57 Buurmadow laantii waxba ma kala soconayaan odaygaa bal aynu sugno
@muuminad3143
@muuminad3143 6 лет назад
Mukhtar Mohamod meesha maanta culimadii, cuqaashii iyo wax garadkii Somaliland ayaa ku dhan ma garanayo Buur Madow wuxuu soo kordhin doono. Maanta kitaab ayaa lagu kala baxayaa af miishaar waa hadhay. Kheyr Allah ha ku dhameeyo
@amiinyasto5181
@amiinyasto5181 6 лет назад
maski habarjecla ka dhiman burmadow
@faaraxaxmed8036
@faaraxaxmed8036 6 лет назад
suldaan ka guud ee yidhi boqor buurmadowbaanu sugaynaa was saxsanyahay intii LA odhanlahaa cidbaa kamaqan waxay kuxoqataba hawaydo dhankastaaba
@diiryeweyd455
@diiryeweyd455 6 лет назад
suldaanka habar jeclo jawaabtiisa hala dhuuxo umaan bogi jawaabtiisa
@saeedm.ismail7813
@saeedm.ismail7813 6 лет назад
Diirye Weyd hhhhhhhhhh Waa oday ilaah yaqaan ah
@jamalabdirahman8654
@jamalabdirahman8654 6 лет назад
Warkani ma maantaa
@musdafaawad6770
@musdafaawad6770 6 лет назад
Reerka buurmadow xidhe u yahay furahooduna tolow waa caynkee wayga su'al
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 6 лет назад
wll isku calool fayownaada culimada dhegeysta isku dulqaata insha allah
@musdafaawad6770
@musdafaawad6770 6 лет назад
Çôñfederation Of Sōmãlīlānd And Ethopia Insha Allah thanks
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 6 лет назад
+Musdafa Awad adaa mudan wll qli
@cabdiraxmaanmaxamed3582
@cabdiraxmaanmaxamed3582 6 лет назад
Odaygu runtuu sheegay maxaa loola yaaban yahay.
@farxaancawl8996
@farxaancawl8996 6 лет назад
Niyaw maxa loo baryaya hj wlhi inay sidoodii garawe dhaafi ee ilmaderayaal.hanaloo kala baxo markaan dhirbaaxno ayay caadi u miyirsane
@ayaanhassan7544
@ayaanhassan7544 6 лет назад
Farxaan Cawl hhhhhh hhh iskahadle
@axmedxuseen2178
@axmedxuseen2178 6 лет назад
Farxaan Cawl wax kabaha af-ka Ku qaadayba idinkaa laydin hayaaye nabada qaata
@abdirahinibrahim9948
@abdirahinibrahim9948 6 лет назад
Walee in gaashaamo laga Soo jeesan sidiinii kabaha afka ku qaadi Intay nabadi jirtay ninba labo nin leegyahay
@aminahmetkaise6090
@aminahmetkaise6090 6 лет назад
hahhaha Farxaaanaw ZhP Waxba Laynooo Kalle Bixi Maaaye Nabad Baa Ina Deeeqdeee Dhankaaga Nabada Ka Adkeee Haddaynu Is Dilno Sow Nacabkeen Uuun Ujabi Mayno Waxba Faaaidi Maayo GuuuLna Mid Na Gaadhi Maayo Waaryaada Waaa Raggan Waxba Afka Kabo Kusoo Qaaaday Lehawna Adeer Xishoooda Dagaalbaydaan Waxba Ka Aqoone
@jjking446
@jjking446 6 лет назад
dhib uma arko , waayo arintan waxa loogu gurmadey in si dhaba loo soo af-jaro, bur-madow baad jeedaye bad madow iyo cir madowba hadii aan looga maarmayn heshiiska haloo yeedho, wax inagaga baylahaya jirin.
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 6 лет назад
insha Allah hadaan reer galbeed nahay waan idiin duceyneynaa un
@sadiksadik1328
@sadiksadik1328 6 лет назад
hhhhhhhh gari alle taqanaye nin weyna waa garanya cida arinku ku foraro dhalana loshegi maayo tolow rerku magca bilash ma baxe waa iska cadyey arinku
@abdisamadahmed6421
@abdisamadahmed6421 6 лет назад
Sadik Sadik Maxaa iska cadee
@sadiksadik1328
@sadiksadik1328 6 лет назад
Abdisamad Ahmed ader wayelna waa arka ciyalna lo shigi maye adigu 2 dhinac kebad tahay an uqdad ka sare
@t.d8775
@t.d8775 6 лет назад
Sadik Sadik sxb anigu labada rer midna ma ihi lkn waxan arka waxa laysku laynayo inaad adoo midhan kicisan wayo dheh gartaba cidi may galin wata hadaba la waydinayo ee la leyahay cadanki ma kala qaden cidanki iyo ragi odayasha aha ee qolokastaba ka socday ee laga so xulay ma yimaden shirka oo ma dhanyihin aya la waydiyey mid wanaga diyar ayuu yidhi waxkasta midna qof aya naga maqan oo manta ayu inanaya ayuu dhahay wax lagu kala shakiyo meshaba lama shegin marka balayada aad ka dhex radinayso islaax unad muslimana laga dhex wado badalkeda waxad ka heli karta melkale oo aanad ka filanayn ee u ducee inay heshiyan oo is afgartan ki gardarana gartisa qaato kii kalana ku sabro.
@sadiksadik1328
@sadiksadik1328 6 лет назад
wiil waal uskaga batahay adero dadka kiciya wa adigo calosha kabo maxad iska qarib
@sadiksadik1328
@sadiksadik1328 6 лет назад
wiil waal adero wixii dadka isku diraa oo calosha ka bukaa waa adigo kale ilahayba laga baqa no inad bi adan ka baqatid rerkaga lama qariyo
@maxamuudmaxamed9089
@maxamuudmaxamed9089 6 лет назад
Waar waxay waxan liita dagaalna diyaar uma aha nabadna diyaar uma aha
@cabdikarimcabdalla1131
@cabdikarimcabdalla1131 6 лет назад
Hassan ina caynaashe Hhhhh walhi waad iga qoslisay hasanow sxb . dagaalna diyaar uma aha nabadna diyaar uma aha , waamaxay waxani kkkk Guurti baad tahay miyaa hassan Ilaahay khayr ha ugu dhameeyo
@maxamuudmaxamed9089
@maxamuudmaxamed9089 6 лет назад
Cabdikarim Cabdalla Sxp waxa diyaar aan ahayn Waa nimanka nin ku xidhaya nabadooda hebel ha yimaado Waa arin nin jilicsan iyo gunimo Waa Suldaan guud ayuu sheganaya
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 6 лет назад
+Hassan ina caynaashe sxp intii hore waad ficnyd ee xagii danbe ayaad wax ka xumeysey 😂😂😂😂😂 lkn geesi hadal nool ayaa tahay
@cnsirjama2217
@cnsirjama2217 6 лет назад
Hassan ina caynaashe umalayn maayo inaad tahay duriyada hadalkaaga hagaaji nin yahaw
@faaraxaxmed8036
@faaraxaxmed8036 6 лет назад
buurmadaw reerka uu xidhahooda yahay ayaa dalbaday ceebna maaha
@husseinhussein-jk2jx
@husseinhussein-jk2jx 6 лет назад
Faarax Axmed wa runta buurmadaw ayaa labada kaga misan wayn suldanka isagana ka fir fircoon wana muhiim inuu imado
@abdijibarmohamed6388
@abdijibarmohamed6388 6 лет назад
Waar hala noo kala baco hj waaxay yihii an tusne
@t.d8775
@t.d8775 6 лет назад
Abdijibar Mohamed kkkl sxb dagal maxa ku falaysa madagal aya u xiiso qabta? intaad hada ledahay halanoo kala baxo si aan wax u tusno kkkk sowdinki islaynayey ee wada dagalamayey marki horaba intaso sanadood ayaad kolba nin rer miyi ah oo miskina oo adhigisa wata dilaysen lkn wali dagal cadiya iskumaydun qadin oo sida raga isumaydan layn cidna idinmay kala celinayn wakala baqatan wa is gadgadanune sxb dhibta iska dhafa oo shacabka qixinaysan caruuraha silvinaysan ee mustaqbalka ka lumisen ka dhafa umada oo ilajay ka baqa kolay nin raba inu qof dilo oo islam sheganaya hadana ku fanaya anaga dilnah iyo ana dilaya kasi dinta u haystaba shaki ahe iska dhaf waxas dad culima ah aya arinka faraha ku haya dawlad iyo shacab ma kala xukumayo dinta ilahay aya lahu kala saraya labadas rer ee uhu duceya ki gardaran in ilahay garansiyo xaqa ka kalana ku samro
@abdihkimmuuseaxmed9591
@abdihkimmuuseaxmed9591 6 лет назад
wrkani maaha qoladaad modaysane waa qadaadwayne iska ilaAliya
Далее
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Просмотров 12 млн
FILO PART 130
30:04
Просмотров 52 тыс.
Daawo Fadeexo Wasiir Cukuse shalay iyo maanta
25:31
Просмотров 62 тыс.
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Просмотров 12 млн