Тёмный

DEGDEG ISAAQII OGAADEEN KADALBADAY IN MAXAABIISTA GOJACADE DHULBAHANTE KA BARYAAN,MUSTAFE CAGJAR XOG 

Darwiish Tv
Подписаться 106 тыс.
Просмотров 16 тыс.
50% 1

DEGDEG ISAAQII OGAADEEN KADALBADAY IN MAXAABIISTA GOJACADE DHULBAHANTE KA BARYAAN,MUSTAFE CAGJAR XOG

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 90   
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z Месяц назад
Idoor dabo cayuunkii iyo Qarankii beenta aha maanta baryootam maxabiis Hala isoo daayo ayey Ka maraysa guuuuuuull SSc khatumo❤🇸🇴💕💪💪💪
@Tasniim1
@Tasniim1 Месяц назад
Captain caduun sifiican baad iidoorka dhagarahooda utaqaan. Alla dhagar badanaa oo mardadaba badanaa qoomkani.
@UmaHashim-is6zh
@UmaHashim-is6zh Месяц назад
Hartiyaw calool jileeca dhaafa subax uxiira taarikhda ha gasho nin aan kubaroinin oo alaah kuu jabiyey habarinin from ogaden❤❤❤ tolkay harti
@hodanc6255
@hodanc6255 Месяц назад
Anigo ogaden m suber ah hadan awodo cagjar iyo xamse xukunka wanka turi laha cagjar waki dabdamis ula ordayay hargaysa muxu u kenay lascanod
@caliphabdoe708
@caliphabdoe708 Месяц назад
This people has been terrorising Lacanod so monay years. Let them pay,. I'm Ogaden
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn Месяц назад
Waa waalidii iidoor caadoda ulahaayeen ina cagjar maa maxaabiista danbiile yaasha ahi ee jariimooyinka geystay ayuu siideyni karaa ama wax laga waydiin oo wax ka khuseeyaan iidoorow guriga albaabka ayaa laga galaaye wadada saxda ahi soomara wali waad lunsantihiine 💯💯
@user-hz2lv2zc4j
@user-hz2lv2zc4j Месяц назад
Maxabiistu odayaal uma xirna ciidan ayeeey u xiranyiin
@yasminjama2703
@yasminjama2703 Месяц назад
Welkom 🤗 Darwiish wallo
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot Месяц назад
darwiish. qooqaa laandheere geesi harti iyo geesi somaliyee. noolow from buuhoodle
@yasminjama2703
@yasminjama2703 Месяц назад
Waa runtaa weydiideen dalabkii Garaad!
@hasaanodawaa1354
@hasaanodawaa1354 Месяц назад
Iidoor Oohin iyo baryo iyo Edebdaro iyo Awood daro lagama waayo😂
@yasminjama2703
@yasminjama2703 Месяц назад
Waa cadaadood in ay isticmaalaan gabdhahood la qabo sida Jabuuti, markaa gogali ma shaqeyneyso
@yasminjama2703
@yasminjama2703 Месяц назад
No way SSC will except, because Isaaqland should except all the conditions from SSC
@malakaaay
@malakaaay Месяц назад
isaaq land macneheedu waa dhulka isaaq ⚠️ koox waalan dheh
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 Месяц назад
Wax iidoor land la dhaho ma jirto maxaabiis ta waa la dilaa ogaadeen walaa cid kale shaqo kuma leh Harti ayey maxbuus u yihiin ogaadeen dagaal kuma jirin marka Garaad jaamac iyo jamaahiirta warkooda ayaa sax ah oo shaqeynaya waa la dilaa maxaabiista iidoor
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 Месяц назад
Isaac land waa xagee naa wax Isaac land la yiraahdo ma jirto hargeysa iyo berbera oo gabooye la dego ayey degaan meel fariiso land ma adaa siiyey iidoor jab dabacayuun
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 Месяц назад
Xoog ayey ssc khaatuma ku noqdeen maamul goboleed baryo laguma keenin maamulka ogooow maxaabiis ta iidoocid deyn kara ma jirto waa maxaabiis tii.Harti ayey maxaabiis u yihiin
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Месяц назад
😂 acudu billah idoor xumato madayo oyin madayo,Harti SSC Khatumo GUUL IYO GOBANIIMO Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏👍🐎🙏👍
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle Месяц назад
kkkk yaa isgaaray mag dhow iyo inaad soo guurguurutaan is dhiibtay ssc khaatuma guul itoobiya iyo somali diid allah burburiyo aamiin
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 Месяц назад
ALLAAH AKBAR HADII LASII DAYO MAR LABAAD BEEY WEERAR SOO QAADAYAAN XASUUQII EYGEYSTEEN IYO ALKOHOLISTAYAASHA LACABTAY YAA BADAN HABRUHU WAA KUWII LAHAA MUUSOOW CIDANKI FASAX
@mahdibihi5095
@mahdibihi5095 Месяц назад
ASC maxaa keenay inay ciyaalka ay LASCANOD imaadeen maxaa koos gareeye inay wiilashan askarta ah ay LASCANOD kula dagakaman
@abdikhaliqjibril7726
@abdikhaliqjibril7726 Месяц назад
Arrinta ma aha arrin khusaysa qabaa’il. The prisoners are in the hands of the SSC administration.
@SLEEPY0088
@SLEEPY0088 Месяц назад
OGADEN iyo DHULBAHANTE waa ilmo BAHTIMACAD, ABSAME kama kaftamayo arinta dhulbahante, kulmiye waxaa gacanta kuhaya ONLF, laascaano waxa dumiyey iidoor iyo dhabayaco iyo tigre ABSAME dartii ABSOLUTELY no maxaabiis wareejin kuseexda iidoorow taas, absamana waa diyaar hadaa xabad qush siisaan, from AARKA ABSAME ❤❤❤❤ 💯%100 DHULBAHANTE from AARKA ABSAME
@AlishopCentre
@AlishopCentre 7 дней назад
No iidoor😂😂😂❤❤
@user-pb6vx4eq8o
@user-pb6vx4eq8o Месяц назад
Wey washeen iidoorkii
@abdibashir6358
@abdibashir6358 Месяц назад
idor ma somali ba
@ashire563
@ashire563 Месяц назад
Imisaan, imisaan Ka daa Nuri, cabaadka ISKA daaya.
@omarmohamed5120
@omarmohamed5120 Месяц назад
Laba maamul ayaa wax kala qabsaday waxna kala heysta !! Mustafe isagaaba canfartii Dad ka heystaane !!
@yasminjama2703
@yasminjama2703 Месяц назад
Waxa la yidhi afaaf hore lahey am adkeykiisa danbe
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Месяц назад
Maxay Ku hadleen xagay jireen Mayse ooga hadli waayeen Dadkii la xasuuqay la bara kiciyey Ilaa Habartii Adna ay la hayd Lascaano hala dumiyo Odayadu waligood ma Ka hadlee Balse way taagersanaayeen. Madaafiicdi sanad ku dhawaad Lagu garaacayey Cid walba oo la hadashay ay ka diideen. Ma mantay dhuhdhu la imaadeem Hadii Shuruudaha aqbali wayaan wax ka soconayo ma jiraan.
@MustafeShiikhxuseen
@MustafeShiikhxuseen Месяц назад
War mashalaybuudhashay
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t Месяц назад
WAR CIDANKII SOMALILAND EE LAQABTAY TIIRKAA LA GEYNAYAA. KU BISHAARAYSTA ISAAQOW. ORDA MUUSE LA XIISAABTAMA WASAKHYAHAY
@SaciidYusuf-sf9lt
@SaciidYusuf-sf9lt Месяц назад
Dadka maxaabista isaaq dileen ee reer khaatumo iyo dhamaan dadkay dileen yaa magtodi bixinyaa hooyoyinka dhulbahante ubadkodi dhintay yaa qaadaya
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 Месяц назад
Nonsense maxaa laascaanood ka yaal oo ay ka soo dooneen wada dila dhulbahantoow nijaasta idoor
@Ahmed-ki3tb
@Ahmed-ki3tb Месяц назад
Nabad iyo xabad joojin baa ka horaysa
@alijama6723
@alijama6723 Месяц назад
Hantaaftaca liita
@osmanhajiabdi5899
@osmanhajiabdi5899 Месяц назад
Wali maamulka hargeysa jabhadda muuse biixi oo dagaalkii Sool SANAAG iyo Ceynba SSC khaatumo State Xoog kuso Sheegtayn iyagoo doonayey in Gumeystaan beesha dhulbahente SSC khaatumo State oo dadki laascaanod degan Ay kuso qaadeyn duulaanka qaawan shacabka reer laascaanod oy ku weerareyn dilkii Fooshaxun xun dhaca barokicintaas shacabka reer laascaanod oy Dhibaatooyin badan ugeystayn shacabka reer laascaanod yey ka geystayn deeganadii beesha dhulbahente ODHAN?? Wali maamulka hargeysa jabhadda SNMTA beesha ISaaq oo Ay ku adeegtaan burburiyeyn shacabkii reer laascaano d oy barokiciyeyn inka badan 400,000 afar boqol okun oShacabkii qabiiiil Ahaan looga qixiyey dilkii Fooshaxun xumaa oy SNMTA beesha ISaaq--- masaajidusdii iyo hospital's oy burburiyeyn omaamulka hargeysa jabhadda muuse biixi saamiri SNM beeshiisa burburiyeyn shacabkii reer laascaano oy ka qixiyeyn guryahoodi iyo intii dilikareyn oy dileyn it iyagoo dafireynba Shacabkii Ay laayeyn iyo barikicintii shacabka reer laascaanod iyo dhibaatada ay ka geystayn deeganadii SSC khaatumo State kadibna markii ay ku jabeyn beesha ISaaq dagaalkii goojeCade yey wali maxaabiis Sheegaan iyagoon waxkalo ugeystayn shacabka reer laascaanod ka hadlinva
@user-pz2kj3fq5h
@user-pz2kj3fq5h Месяц назад
Jigjiga waxba inimayaalo idoor
@Ruun-finder
@Ruun-finder Месяц назад
Hooyada wiilkeeda Laascaanood lagu haysto oo ilmadu ka da ayso waxaa ka daran hooyada wiilkeedii gardarada loogu dilay Laascaanood dulmi wade cadaalad ma leh.
@ashire563
@ashire563 Месяц назад
Isaaqu waxay arkeen, Maraykanka iyo Ruushka oo is dhaafsadey maxaabuis.....Lama sii deynayo ILaa ay Nabad qaataan Reer Sh Isaaxaaq.....Faydal Cali Bootaan iyo Saraakiisha xasuuqday maatadii Birmingham ma geydada ahaa ee BM Ka lagu garaacay.
@simaasma3095
@simaasma3095 Месяц назад
Uu aah uu aah malaa uu aa baadan waxku helin suldaanku awal macalooshu kujiray mise wuu suux Sanaa oo mahada ayuu soo miiraabay😅😂 siyaasad xumaa in lafahan sanyahay miyuunan ogayn😂
@safiaelmi2149
@safiaelmi2149 Месяц назад
Idoor waxodu waa habar dhaliwayday aleelo ku walatay ssc maxabiista ay hayso ku waa googashi kuwa kalena 20 sano hakaso wareegte walahaynaya inta ay dabacayuun ay aqbalayso inay nabad iyo deris wanay ay ogolanayso
@MustafeShiikhxuseen
@MustafeShiikhxuseen Месяц назад
Wiilashiisu
@UmaHashim-is6zh
@UmaHashim-is6zh Месяц назад
Kkkkkk habar waalatay eleel ku waalatay musdhafe iyo ogaadenba ma khusayso arintaan hartiyaw nimanka madax ka gura waa waajib in la xasuuqo danbiilasha
@shukrijama5399
@shukrijama5399 Месяц назад
Reer ooyaaye idoor gaajo iska ooyaa 😂😂😂😭😭😭🏃🏃🏃🏃🤣
@adanbile4237
@adanbile4237 Месяц назад
Iska hadlow ina igarre . Isima uma xidhna maxaabiistu, isimana ma sii deyn karaane, Ha karaama seegina .
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t Месяц назад
CIIDANKA SOMALILAND CAALAMKAA XITAA KARIWAAYEY IN AY XASUUQA KA DAAYA OO KABAXA LAASCAANOOD. MUSOW CIIDANKA FASAX KUWII LAHAA MAANTA HADAL UMABA BANAANA. ISAAQ WAA NIJAAS MIRQAANSAN. ILAAWA DHAWA MA UMULBAA😂😂😂
@QaliSharif
@QaliSharif Месяц назад
Ninka suldanka sheeganaya e dhararanaya nin kaxayn maysid laacaanod ciidama dul fadhiya o 10 nolod adood ciidankagu haben walaba waxa weeraro bad hanjebaysa khasab baa lagu sii daynaya anaga kuwayaga aydan dagalka ku jirine meelahas laga kaxaystay Ed maxabiista ad ka dhigten haben walba mida bad jelka kala baxadan sharciga calamiya lagu kala bayxaya hajebad darawiish waxba kaga qadi maysid e adigun ba qarxaya o degaya isimadad away markay raben in nabad laga wada hadlo 10 nin baa uso jawabay o caytama mantana wad dul joga adigo xog wax ku doonaya dhici mayso
@user-tu8nt7js1n
@user-tu8nt7js1n Месяц назад
Muse bixi maamulkiisa mar horse markuu hirgelinayey "dir baanu nahay"ayuu bilaabay in uu mamulka mustafe cagjar dumiyo waase u suurtoobi weydey maantana waa baryayaan
@AdamYare-cw6lo
@AdamYare-cw6lo Месяц назад
Hadan dhulbahante nahay, garaadka tolka ah ee Ugadeen wuxu usheegi uun inay maamulka khaatumo ssc kala hadlaan.
@AbdirisakFarrahNour
@AbdirisakFarrahNour Месяц назад
Suldaan xaarxaar walwaal Oodbaa kaa heysata xaarkaad walwaaleyso
@malakaaay
@malakaaay Месяц назад
sixir iyo shar beey u maleegayaan madax da absamee iska jira⚠️⚠️
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 Месяц назад
QOOQ MA JABEE NINKIISAA JABO IDOOR DABACAYUUN BOOTOOLAYAAL KA DIB REER BAROOR WIISH KKKK🇸🇴🇸🇴
@maxamedduale5261
@maxamedduale5261 Месяц назад
Isaaqaw masaajidka ciyaarta ka daaya
@user-pz2kj3fq5h
@user-pz2kj3fq5h Месяц назад
Kkkkkkk agaa idoor caisse hawaydiisto dhulbahantee ee waxba ogaden hakusoo ordina.
@Bilekhyr
@Bilekhyr Месяц назад
😂😂😂😂😂😂😂SNM Amxaaro tuugo tuugo tuugo 😱 SNM Tuugo markaad Hubka iyo gantaalah Ku xasuuqeyesen maad hadashan Aqoonsigii meee
@QaliSharif
@QaliSharif Месяц назад
Horta habata oyaysa inankedi hadii loo hooyada laascaanod jogta wiilkedi malinti ugu horaysayba way cuneen ina cagjar markay u tegayan ma in ay isku hayb yihiin ssc khatumo mise itobiyan bay moden wiilasha kablalax isimadi kablalax marku dagalka hadlay e yidhi hala joojiyo sowta caytmayen dagaalku waa soconaya heel baa lagu kala baxaya hooyada laascaanod iyada wiilkedi waad unten ninkani si xun buu u qarxay
@abdirahmanabdi7249
@abdirahmanabdi7249 Месяц назад
shardiga keliya ee maxaabista askarta ah lagu siin dayn karaa waa in nabad la helo colaadana la joojiyo ciidamadana inta caynaba ugu sokayso la geeyo
@1yukey12
@1yukey12 Месяц назад
Ogaadeen naceyb baa ka buuxa
@user-ri1dy6lg5e
@user-ri1dy6lg5e Месяц назад
Geesi waxma baryo marwalba ogsonow
@user-pz2kj3fq5h
@user-pz2kj3fq5h Месяц назад
Kkkkkkk benta daaya idoorow
@MustafeShiikhxuseen
@MustafeShiikhxuseen Месяц назад
Markay laascaanood duqaynayeen
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t Месяц назад
M1XAABIISTU CIDAN DAWLADOOD BAY AHAAYEEN. MAAHAYN SIBIIL😂 AMA SHACAB. IN LA SIIDAAYO WAA RIYO😂
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t Месяц назад
NAAGAHA ISAAQ EE CABAADAYA DOQONSANAA😂. SOMALILAND HA OGAATO IN CARUUR, DHALINYARO, HOOYOOYIN? ABWAANO IYO ASKATA AY NAGA DILEEN, HOOYADOOD GABLAMEEN. HOOYO, HOOYAA LOO HAYAA. HA OGAADAAN IN HOOYOOYINKA DHULBAHANTE EE RAGOODII CIIDANKA MUSE BIIXI DILEY, AY SUGAYAAN IN MAXAABISTA DIL LOOGU XUKUMO. XAQAA SOCDA. NINKA LEH SSC MA DIIDI KARAAN IN LA SIIDAAYO, WAABA NACAS INDHA ADAG😂.BEEN BUUNA ISU SHEEGEY😂
@MustafeShiikhxuseen
@MustafeShiikhxuseen Месяц назад
Xaguujiray
@axmedyare2404
@axmedyare2404 Месяц назад
Iidoor Riyo been Iyo Faan Maxey U caadeysteen
@user-ri1dy6lg5e
@user-ri1dy6lg5e Месяц назад
waad gajoonaysa horta qadee timaha iska xiir xoolo xariif ismoday somaliland waa mida kudiday inad sifican uqadayso guuuuuuuuuuul somaliland.
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Месяц назад
Maxaabiista waxaa lagu sii dey ayaa iyadoo isaaq ogolaaday shuruudaha SSC latimaado
@QaliSharif
@QaliSharif Месяц назад
Nadiba ma dhicine haveen walaba ciidamay keenan ilaa ceerigabo weli dagalki waa socda ma hoosasin baby wadan ciidankisi baa 10 bilod dil fadhiya ma diidi karan bal an eegno uraysataye waxay umuli doonto dharta ninka garaad mukhta baa joga jig jiga mutar magaladisi buu jooga e umategin hawlaha ninkani ka hadlayo dagaala way wadan maxabisna wala raba heshiskana waby ka xanaqay
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 Месяц назад
Tuug benale ah,Suldanka Absame miyaad ilowdaay in Tigreda aad u dhiibi jirtay Adiga oo Dhiigyacabka khawarijta kusuntan 16 sano uu haldooradi SSC iyo shacabki eey xasuqayeen,
@maxamudfaarax7761
@maxamudfaarax7761 Месяц назад
War dadkan isaaq laleehay ma waalan yihiin mise aqliga yay kahabaaran yihiin mise xaga mskaxda yay ufooraran mise siqraamid rabaani ah baa ku dhay hhhhhh 😂 kkkkkk alla snm aqligii yaa ka xaday😅 hhhh kkkk
@israwadani9113
@israwadani9113 Месяц назад
Oo ogaadeen ma horgalo iidoorka ushaqeeyaa daarood baanu moodi jirnaye fiiro gaara mida kale reer ssc khaatumo isaka ilaaliya in siyaasado la idin hoos dhigo iska fiiriya meelo badan baa siyaasada qabow loogu dagaalamaa iyadoo laguu soo marayo kuwo kula qabiila oo oranaya namaqla walaalihiinaan nahaye
@1yukey12
@1yukey12 Месяц назад
Cagjar maxa ka rabta
@ladanladan1718
@ladanladan1718 Месяц назад
Maxaa laga baryi dhulba hante iyo daarood jeelasha somaliland soowka daarood ka buuxa iyagu miyaany ku woodu dad ahyn siday u galeen kuwa somaliland haloo galo kuwooda qudhunka
@FaizaNalayeh-fs7em
@FaizaNalayeh-fs7em Месяц назад
Kkkk isaag waa baanawaasiin hada ayay hadlayaan kkk markii ay madaficda ladhacayaan Laascaanood xagaa bay joogaan way qoslayaan iyagoo gurigooda jiijiifa ay dhahaan maamul baa dagaalamaya caruutayada ma aha kkk Maxay raadinayaan kkkkk 😭😭😭
@AdamYare-cw6lo
@AdamYare-cw6lo Месяц назад
Nimanka iidoor waa nimanka yiri ismaciiloow maalin iyo habeenba dharka hanoo dhiganin seedigood Bay leyihin inantayada hadad habeenkii dharka udhigato anakana maalinkkii hana karbashin😂
@Umo580
@Umo580 Месяц назад
DHUUSO MAXA SOOL KEENAY IDOOR WAA REER MORYAAN LAAN BOQOL JIR BEEN LANOOL 🤣 🤣🤣🤣🤣
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 Месяц назад
Iidoor waa xoolo Harti ayaa maxaabiis u tihiin ogaadeen maxaabiis uma tihiin waa Harti Harti na wey idin laynayaan Iidoor jab dabacayuun bal ogaadeen haidin sii daayo hadaad maxaabiis u tihiin
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 Месяц назад
Adaa doonote dawaada Adkee adeere musutafa cagajara maxaabiisi kuu keeni maayan kibirikii waa eeden weligaya markin dad waxa barayaya hadan hajabaya iidoor kahor😏
@DebyIdriss-mz7oq
@DebyIdriss-mz7oq Месяц назад
Waar ogadeen wa somali ee oromo iyo xabouch hal kay ka sogalan inayl issaq wa qaalo oo wa yahuud
@fatumaawil6609
@fatumaawil6609 Месяц назад
Oromo oromo dhashay maxaabiistu waa dalimiin wana la laynayaa iyadoon la heshiin cidna lama sii daynayo waligiinba oya snm land down
@user-ri1dy6lg5e
@user-ri1dy6lg5e Месяц назад
Doqon hadalka lagu garta waliga run madan sheegin xoolo
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 Месяц назад
Ina abaarso qoomu luud orom ka Ohoow.
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 Месяц назад
Waa la dilaa maxaabiis ta teeda kale ogaadeen dagaal kuma jirin maxaa ka galay maxaabiis la soo qabtay iidoor waa xoolo kkkkk adeer Harti ayaa idin soo qabqabatay marka ogaadeen Haku ordiina waa la dilaa maxaabiis dhiig qabe yaal ah
Далее
GABDHIHII DHULBAHANTE OO AFKA FURTAY MUUSE BIIXI
6:07
WAAR DAG DAG AH
42:58
Просмотров 4,4 тыс.
Queen Of Ajuuraan, Maxaa Helay?😔
34:51
Просмотров 9 тыс.
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 9.09.2024
20:25
Просмотров 11 тыс.
600 Arabic Words for Everyday Life - Basic Vocabulary #30
3:56:41