Тёмный

DEGDEG JAAMAC SHABEEL KAXANAAQAY HEESTII AMXAAR BAAN KAJECLAHAY GAROWE XAMAR KARBAASHAY MUUSE BIIXI 

Darwiish Tv
Подписаться 95 тыс.
Просмотров 27 тыс.
50% 1

DEGDEG JAAMAC SHABEEL KAXANAAQAY HEESTII AMXAAR BAAN KAJECLAHAY GAROWE XAMAR KARBAASHAY MUUSE BIIXI

Опубликовано:

 

30 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 54   
@fahima6186
@fahima6186 Месяц назад
Wax MIYIR qaba ninkaan baan arkay kulligood👍🏼Masha Allah ❤❤❤
@ahmedsalad1393
@ahmedsalad1393 Месяц назад
WALLAAHI CIIDANKA SSC DHARBAAXADAAY KU DHUFTEEN MUUSE JUUDAAN IYO CIIDANKIISA WATAA UUW NOQDAY AMXAAR KANA BAXAY JINSIYADDII SOOMAALIYA DHARBAAXADAA AAWGEED
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s Месяц назад
Walhi beynta ma ah
@xamralive
@xamralive Месяц назад
Waa Runtiis Jaamac Shabeel Allaah waxa uu Yiri waxaan idinka Abuuray Shucuub iyo Qabaailo soomaalidu waa hal shucuub
@Fowzia69
@Fowzia69 Месяц назад
Maanta wuxuu yiri ha noo sheegin Awalba wuxuu oran jiray waan maqli jiray
@CaliXamari-fw2ps
@CaliXamari-fw2ps Месяц назад
Jaamac,shabeel,waa,aqoonyahan,ku,kalsoon,dadnimadiisa,waxaan leenahay guuleyso jaamacoow❤❤😂❤❤
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 10 дней назад
Mudane Jaamac Shabeel waa geesi caqli badan oo waddani ah, oo runta jecel runtana ku dhaqma. waa nin sharaf badan. Allha ku daayo, caafimaad iyo jeebkaba Allaha kuu barakeeyo. Jaamacow Walaal jira ayaad tahay.
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 Месяц назад
Amxaaradu cousitique maha coushitique waxa layidhaahdaa ( canfarta, oromada iyo somalida ) amxaaradu waa Sematic
@hamdiabdullahi3855
@hamdiabdullahi3855 Месяц назад
Wallaahi waa ruuntiis ayaagana ruunti oo uul ah buu ku dhuftay hadey wax ku qaada nayaan waana waanshey waana 🤔 Geesi Geesi dhalay an gabaan Ee ilaahay ha ku xifdiyo Adero❤❤❤ Ilaahayow xaqa nagu suug❤❤❤
@11naa44
@11naa44 Месяц назад
Habrihi idoor wa waasheen Jaamac na wa la yaabay
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 Месяц назад
Jamac Shabeel waa shaqsiga kaliya. Ee uguh runta badan Siyasad . Gobaladda waqooyi galbeed. Allaha ku xafido bro.
@Fowzia69
@Fowzia69 Месяц назад
Iidoor wax run sheegana ma arkin Anigu mid walba wuxuu rabuu ku hadlaaa ymmmadaana Somali ma jecla ee wax kale sheega
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Месяц назад
Jaamac run badanaa maasha allaah ❤️❤️
@user-yh7lh3wg6d
@user-yh7lh3wg6d Месяц назад
❤ haday xigmad , daacad iyo Somalinimo Kuhartay Somaliland waa Jaamac Shabeel , labada dhukuran , horta mid faro waa Wayn ayaa laga hayaa, midna afkaa juuqda gabay , war jaamac Shabeel doorta ama Kan dhukuran ee idaacada furatay doorta ama riwaayad Ku noolaada , Kaligaa waalo wareer waaye .
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t Месяц назад
RUNTU KUMA DISHEE WAY KAA NIXISAA😂. JAMAC RUNTA KAMA GABADO. ALAHA KU XAFIDO❤
@mehdiahmed3639
@mehdiahmed3639 Месяц назад
wa jamaco ada ugu roon reerkaga,a ku caayan ee runta uun ugu nastexeee ,Allah waxba kama weydiyo,nolow abo,ninka isaq intisa xun lagu iloobo wayee
@Fowzia69
@Fowzia69 Месяц назад
AMXAARO GOORMAY KUSHITIC NOQOTAY WAR AXMAARO OGAADEEN WAYDIIYA WAXAY TAHAY DOQOMAYAHOW MIDA KALE AMXAARO WAA YAHUUD WAA SAMATIC MAAHA KUSHITIC MANA AHA AFRIKAAN WAA QASHIN YAHUUD AH NACALATALAAA CALAL YAHUUD
@MrSheikh778
@MrSheikh778 Месяц назад
Garxajis rag baa wali ka nool, sida ninkaan ookale J. Shabeel, Ciro waa uu iska aamusay heestii kama hadlin
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg Месяц назад
Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar 🎇🎇❤️❤️❤️❤️❤️🌷🌷🌷🌷❤️❤️🎇🎇🎇🎇🎇👑👑👑👑👑👍👍👍👍
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay Месяц назад
Wa odaygi nacaska aha esikhranka aha ma hoyadabu wasey sikhrankayagu
@yasminjama2703
@yasminjama2703 Месяц назад
Welkom 🤗 Darwiish
@adanbile4237
@adanbile4237 Месяц назад
Jaamac shabeel !waa ninka keliya oo caqligu ku hadhay, Ummad mar hore maryaha dhigatay oo cilaaj ah ayuu ku dhex nool yahay.
@mohamedosman6000
@mohamedosman6000 Месяц назад
Wuxu ka mid yahay ragga fara ku tiriska e xaqa ku adima, bal faysal faruq eega waan tukada, xajj ban tagey, Ilahay lama khayaameyn karo?
@AhmedIsaaq-y2g
@AhmedIsaaq-y2g Месяц назад
jaamac shabel nolow
@xamralive
@xamralive Месяц назад
Amxaaradu kushitig xitaa maaha Maxaa naga galay Kushitik xitaa haday yihiin Anagu Soomaali baanu nahayee
@Fowzia69
@Fowzia69 Месяц назад
SOOMAALIDU KUSHITIC MAAHA WAA SAMAALE KUSH WAA LUUQAD AHAAN LAAKIIN DHALASHO MAAAHA AMXARADUNA WAA SEMETIC OO AH YAHUUD
@januarySl2024
@januarySl2024 28 дней назад
Ina Afdiinle waa nin Ciidagale ah. 800 milyan oo dolaar ayuu sanad walba Somalilaand uga qaadaa, qaad sun oo dhalinyaradii dileyna wuu ku soo bedela. Miyaanu isagu Amxaar ka xumayn ?
@januarySl2024
@januarySl2024 28 дней назад
Haduu ka xanaaqo, Garxajis dhulkooda badh Ethiopia ayuu ka mid noqdee muu xoreeyo hadii Ethiopia uu neceb yahay?
@user-mg5sg9on5x
@user-mg5sg9on5x Месяц назад
Awowe kusoco❤❤❤❤🎉❤🎉🎉
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 21 день назад
2:00 Qaadka Ethiopia 🇪🇹 iyo Qaadka Kenya 🇰🇪. Baan u maleen.
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn Месяц назад
Jaamac xalaal waa dhalad somali wadani xalaal ahi aabe iyo hooyo dhiig iyo dhacaan xalaal ahi eebe ka abuuray ay iska dhaleen sharaf iyo karaamo korkiisa ha ahaato inshallah garxajis aanu faysal faaruq kujirin waa gob aaney gun ciil qabe yaalihi khaldi karin cabtan maxamuud karaaka mudane mahadsanid 🇬🇲🇬🇶🇸🇱🇱🇺🇸🇴💯☂️
@Fowzia69
@Fowzia69 Месяц назад
Waa Qabyaaladiiste ha noo faanin
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn Месяц назад
@@Fowzia69 Qabyaaladiiste waxaa noqda dadka aslu gobta kadhalay ee laangaabka ciilani kadhashay sida muuse fircoon iyo maxaan ku idhaahdaaye balse ninkani waxaa uu kadhasha baasha sharaftalehi ee dalada iidoor hadheysa ahaan jirtay iminka ayaa lasinmay kadib markii ay gunta ciilani talada lawaeegtay Garxajis waa dheeman ay gudaafadi ku hareereysantahay mss sukhaar masayr looma baahna ee isdaji ina adeer adiga oo mahadsan anigu boqor jaamac shabeell maan amaanine waxa uu yahay ayuun baan sheegay ee intaasi haku deeqdo hadii aad rabto in aad isaga gaadhana isa soodhis oo sidiisa oo kale isusoo nadiifi adiga oo mahadsan kun sano kadib xitaa reer iiidoorka kaleeto ahi garxajis masoo gaadhi karaan mss queen 💯☂️😁😁😁
@Fowzia69
@Fowzia69 Месяц назад
@@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn iidoor alle igama dhigin waxaad ka hadlayso maba fahmaayo faaanka goormaad ka weynanaysaan iyo Somali nacaybka odaygan siduu u hadli jiray waxba ma dhaanto Kuwaan xun xun ee aad sheegi ee Soomaali ima diinta ku faaana alle intaad ka baqdaan wax isku fala
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn Месяц назад
@@Fowzia69 walalo waxa aan sheegay hadii aadan fahmin jaamac shabeel waxa uu yahayna mafahamsanide kor uga bax adiga oo mahadsan adigii somaliga jaban iisoo qorayba waan kufahmaye maxaadan fahmin oo aan sooqoray sharafeey intaasi inoogu xidh adiga oo mahadsan malah saxnaanta somaliga aan kusoqoray ayaadan kaheline isaga hadh ileen kolkii horeba adigaa bilaabaye quruxeey
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn Месяц назад
@@Fowzia69 quruxeey horta alle kacabsigu waa waajib inasaaran oo muhiim ahi balse waxa aad kahadlayo hadii aadan fahmin ninkani waxa uuyahayna mafahamsanide kor uga bax adiga oo mahadsan allena aynu kawada baqno sharafeey
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Месяц назад
jaamac shabeel keliya kafayow isaaq
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t Месяц назад
JA1MAC WAA RUNTII😂😂😂😂
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z Месяц назад
Dagaalkii gooje cade idoorka lagu xasuuqay amaxaaro iyo oromo inay leef leeftan oo galaan ayuu sababay wlhi OROMKii muuse juudan waxba Ku dhacay😅😅😅
@FaraxMohammed
@FaraxMohammed Месяц назад
Doqon baadtahay iskadhurma eedadku mawada xuman waxa idiin galay cudur sland layidhaahdo
@user-qq7qn1jf2f
@user-qq7qn1jf2f Месяц назад
Jaamacow iskacab biyihii kululaa ee ku nasakhay
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 21 день назад
0:25 Waa habdhaqanka. Qofka xinleha ah iyo Xaasid/Fulay. Qofkaa Diintiisa iyo Dhiigiisa buu ka been sheegaa. Aad Maalin un wax cuntid camal. Qaluub madoow miyaa. Waji leh. Ama Wax garata.
@karingarfod9151
@karingarfod9151 Месяц назад
Kkkkkkkk kkkkkkkk
@mustafesulyman
@mustafesulyman Месяц назад
Axmaarada.maisaaaq.bay.uhaystaan.kaba.bir.ah.ay.uxidhi.sida.adoomaha..ayay.god.kuridi.markay.barmamish.yadooda.ag.yaac.yascan.igawalaygasjo.ugu.agdhimandonan.anigo.isaqa.taakuleh
@fahima6186
@fahima6186 Месяц назад
Habar dhali weeyday aleelo kuwaalatay ma maqashay❓ somaliland xaaladiodu waa saas😂
@AhmedIsaaq-y2g
@AhmedIsaaq-y2g Месяц назад
18may lala suxay dakharo hore
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 Месяц назад
Haa muuse waa Amxaara iyo inta dabo socota😏
@maryamanuur9809
@maryamanuur9809 Месяц назад
K’kkkkkkkkkk
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 21 день назад
5:05 XAMAR IYO BURCAA laga beeniyay. Cadaalad la aantu, Waa beeneen?. Quraankeey aqriyeen. So 🤔. Waa Hadalka Eebe Ka bood, Jiritaankiisana Qirro. 🤔 Reer Fircoon miyaa wax noo galay.
@FaraxMohammed
@FaraxMohammed Месяц назад
Doqon baadtahay iskadhurma eedadku mawada xuman waxa idiin galay cudur sland layidhaahdo
@FaraxMohammed
@FaraxMohammed Месяц назад
Doqon baadtahay iskadhurma eedadku mawada xuman waxa idiin galay cudur sland layidhaahdo
Далее