Тёмный

DEGDEG: "Ninka Ciidagale ee Waddani Tagaa Hunguri Buu Doontay." Faysal Cali Waraabe 

Horyaal24 Tv
Подписаться 145 тыс.
Просмотров 5 тыс.
50% 1

#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
▶️ Horyaal24 TV RU-vid Channel = bit.ly/3vdhg9s
▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 52   
@mowlidabdi9209
@mowlidabdi9209 День назад
Salaxley waa run, dhammaan Xisbiga WADDANI ayay raacsantahay!
@abraQolkisa
@abraQolkisa День назад
Faysal Dhurwayow walahi in dhahaga oo Shana ayuu wadani salaxlay kaga gulaysanaya ma waxad no haysata waxad ledahay wa yabe wa lagu Soo diray
@AyaanWaano
@AyaanWaano День назад
Guuuuuuul somaliland somaliland viiva somalilnd viiva somaliland
@Halgame334
@Halgame334 День назад
UCUD SL KA DEGIWAA CILADU TOLKIBA NACAY
@MyMotherland99
@MyMotherland99 День назад
Codkeenu Waa ucid
@abdiqadirisse1569
@abdiqadirisse1569 5 часов назад
I soo saaraay ciidagalow
@illaahaybaawayn5867
@illaahaybaawayn5867 5 часов назад
Guulayso godomiye faysal cali waraabe
@saalaxy
@saalaxy День назад
WAA Kulmiye faysal
@AbdiAdaan-p2l
@AbdiAdaan-p2l День назад
Faysalow wadiga codkii lumiyey hadhaw cidna ha eersan adiga codkii garxajis lumiyey iyo beelaha kale waliga cid ha xaasidin cidna ha caayin inaad guulaysanayso waa hubasl hadad daacad noqoto
@CaaqilmustafeCaaqilAadan
@CaaqilmustafeCaaqilAadan 23 часа назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdinuur370
@abdinuur370 День назад
Ninkan taageera Reer somaalilandnow
@haboonadan
@haboonadan День назад
Faysal Cali Hussein iyo Ucid guuuuuuuul Insha Allaah ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 10 часов назад
Ciide gale iyo habar yoonis ha kala qaadi meeno hadad soo baxdo iyo hadu ciro soo baxo waa isku mid ee iyaanu kulmiye idin boobin rajada shacabka waa muncaaridka guuleesta ❤
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv День назад
WAAR NIYWO QOFKAAN FAATUQA AH YAA TOLKA KU SOO HABAARAY . MARKA INAADEERKA KURSIGA KU DHAWAADABA LUGTA QABO
@fahiimae7336
@fahiimae7336 19 часов назад
Tolka waxba kumuu sameyn ee nimaan siyaasiyiina oo kheyrkii ah ayuu la tartamayaa xaq ayuu u leeyahay in la doorto cida uu doono ha ahaado sidaa labada musharax oo kale. Guul Somaliland ❤
@xaqudirir244
@xaqudirir244 5 часов назад
Faysalaw adiga iyo inawarancade iyo shugri iyo ina sulub waxad tihin seefta muuse u isticmalo reerka yaahuu miyaanad arkeyn in ina mooge tita ay heego u soo dhigatay yaahu reerkii dad dhalin yar oo wax fahmay ayaa u soo baxay guul liban ofwaren babulahi khadar
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 9 часов назад
Subxaanallaah
@AbdiqaniArtan
@AbdiqaniArtan 6 часов назад
Faysalow haddad Habar Yoonis nacdo ma HJ,HA IYO Arab ayaa hadh kuu jiidi.faysalow wallee raganimo kaa dheer laakiin waxaan ku farxsanahay in Ciidagale ku yidhi UF UF UF UF UF
@sheikhadamali5693
@sheikhadamali5693 22 часа назад
Subxaanalah Waar Faysal miyuu waashay
@cartancartan8452
@cartancartan8452 20 часов назад
Ka kulmiye taagnaa Kaas waddni wa diga sheegee ka ka kulmiye tagn ma xasiid buu doonota?
@khadrafarah5488
@khadrafarah5488 День назад
Fasal waa.kulmiye niqaaban bye fasal Gx ciidagale No vote for Fasal bye bye Fasal Cali waraabe😂😂😂😂😂
@samriyecapull2101
@samriyecapull2101 22 часа назад
Anago cidagale ah ayaa faysal u codaynaynee niicda nala dhaaf
@AbdiqaniArtan
@AbdiqaniArtan 6 часов назад
Faysalow bal in aad xoolo tahay Go'da yaa ka xiga ilaahay dulli ku bad
@XamseXariir-jo4nl
@XamseXariir-jo4nl День назад
Adeer. Xisbi. Maahe. Waa. Meel u. Digtaytar. Haysto. 25. Sanadood.
@Halgame334
@Halgame334 День назад
FAYSAL CODBAY SL DIYAR ULATAHAY. LAKIIN SHARDIGU WAA CIDAGALE HALA YIMAADO. INTA 100 QOF OO CIDAGALE AHI OO CAN AHI WADANI DULINAYAN SOCISL MEDIYAHA BEEN BUU KU NOOL YAHAY IYO INU MAJARA HABIYO RERHA KALE UCUD XUSBI MAHA WA ISFERARIN GARXSJISS GELISIBA TOLKII DARER SADAY.
@CaaqilmustafeCaaqilAadan
@CaaqilmustafeCaaqilAadan 23 часа назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p День назад
Malxiis kulmiye doonimeyno
@mustafaabdi8427
@mustafaabdi8427 9 часов назад
ciidagale codka haa khasarinin
@MohamMeirlon
@MohamMeirlon 11 часов назад
Faysalow adigu caqli xumadaada ma reer yaroo ku jabiyeybad isku dili laheyd waa waxa laguu dooran laayahay waxbaa ka jira 😂😂😂😂
@faizaali2889
@faizaali2889 День назад
Mudane madaxweyne wanu ku dooranaynaa
@cabdinuuromar5088
@cabdinuuromar5088 День назад
Feysal waa hoosjooge waxaa uu sheegayo waa been muuse ayuu u shaqeeyaa
@sagiimamoula2263
@sagiimamoula2263 19 часов назад
Caac bacaac kkkkkk xuux wakan muse, ala maxan dhakh muse kusastay kkkk wadani siyasada iyo kursiga miidna mageeyan ee hilibki iyo heesihi ku eekada 🤮🤣
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk 21 час назад
QABYAALADNA MA YAQAANO FAYSAL BILAA MACNE AYUU HADHOWNA KU DOODAYAA
@Khaalidgamiil
@Khaalidgamiil День назад
Cidagale waa ucid
@Keysek
@Keysek День назад
😅😅😅😅 faysal wuu kaftamaya
@abdit8270
@abdit8270 20 часов назад
Faysal wuxuu ku wanaagsanaan lahaa inguurtida galo oo saleebaan bedelo. Faysalow muuse wuu ordayaa haduu dhacana kursiga wuu banaynayaa ee is dili maayo. Laakiin adigu 3 jeer baad dhacday maxaad isu dili wayday? Waxa dhalinyaro iyo rag mudakara ku ag taagan bilaacaleeg miyaad ka xishootid, oo ka hor dhaqaaqdid?
@fatimayassin2049
@fatimayassin2049 22 часа назад
Faysal hyunis ku cudayn mayoo Garxajis wan qarnyay eno hadal ahaa.
@omarishirwa
@omarishirwa День назад
waa hadii xaqiiqo larabo ninkaa faysal waa nin hide uleh hogaaminta walaahi reer gabiley way ugu ridayaan waa nin u qalma madaxwayne oo waddani somalilander ah dhab u jecel waddankiisa kuna ganacsan
@AHMEDMOHAMED-w1l2i
@AHMEDMOHAMED-w1l2i День назад
Hayska dharan umada hogamiye suufiya Uma bahane
@omarishirwa
@omarishirwa День назад
@@AHMEDMOHAMED-w1l2i hogaamiye suufi ah maxaad kawadaa adeero wa nin hidde uleh hogaanka oo daacad ah runta sheega shaqsi wanaag leh noqon kara madax wayne adeero adigu malaha waxad tahay dadka dani ugu jirto cadaalad daradu adeero waa runtaa o noocaasi faysal uma fiicna wax is daba waydaariya
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 День назад
Faysal waa kulmiye niqaaaman. Kkkkk Muuse inuu is dilo ayay ahayd.
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 20 часов назад
WAAR CIRO WAA DOQON HURDA OO LAWATO MANA GARANAAYO GUUSHA IYO GUUL DARADA MANA AHA QOF CAAFIMAAD QABA
@Cabdikarin-y8c
@Cabdikarin-y8c 23 часа назад
Gudoomiye godii baan ku suganahay waxaanan ka mid aha musharaiintii golaha degaanka
@IbrahimFarah-gh5cf
@IbrahimFarah-gh5cf 18 часов назад
Habar yonis waa china bari iyo galbeed kala dega.faysal afartan xabo ee ciidagale,isaxaaq iyo muse cabdale ayaa ka badan.😂😂😂😂😂20 sano ayuu ordayay.inan gumeed,guul habar yonis libaaxyada isaaq
@cabdikariin718
@cabdikariin718 День назад
😂😂😂adeer buuqa inaga daa cidagale wayne waa isbadal doon guul xisbiga rajada shacabka
@rashidmire2648
@rashidmire2648 День назад
INA CALI WARAABOOW GARXEJIS WAA MID,SULDAANKS GUUDNA WAA DAAUUD.
@mohamedsaadmuse542
@mohamedsaadmuse542 22 часа назад
Hadalkaa mujaahid faysal cali midhkaasi waa run ,ninkii ciidagale ee wadani tagaa waa hunguri
@ruushacabdi235
@ruushacabdi235 14 часов назад
Ucidguulaysoguul
@OmarAhmed-nw6lr
@OmarAhmed-nw6lr 20 часов назад
Ninka ugu Nacas san siyasiyiinta somali land Ciidagale ninkan waa expire we ninkale kensada Waa oday asaasaqay
@AyaanWaano
@AyaanWaano День назад
Guuuuuuuul somaliland viiva somalilnd viiva somaliland
Далее
For my passenger princess ❤️ #tiktok #elsarca
00:24
For my passenger princess ❤️ #tiktok #elsarca
00:24