Тёмный

Deni oo ku eeddeeyay Dowladda Xasan Sheekh iney iska hor keeneyso dadka degan gobalka Mudug. 

Abdullahi Osman Farah
Подписаться 130 тыс.
Просмотров 4,9 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 39   
@fiidowmrk
@fiidowmrk Час назад
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤️
@xamselibaax3054
@xamselibaax3054 15 минут назад
Imaalaawe
@kinghaji473
@kinghaji473 47 минут назад
Madaxweyne Dani waa ilaaliyaha dastuurka soomaliya guuleyso💪❤
@arooryo7463
@arooryo7463 Час назад
Ama qayliya ama ooya ama xabashidaa jeclaydeen aada adinkeey idiin taalaa. Caado shisheeye Jacayl ayaan kusuntan tihiin
@DhuukiyeBanaf
@DhuukiyeBanaf 28 минут назад
Ok
@ifrahabdi3413
@ifrahabdi3413 2 часа назад
Deni good job 👀🥰
@MaxmedKastam
@MaxmedKastam 52 минуты назад
Ooydee anagaa hoyadaa wasneee somaliland❤❤❤❤❤iska best
@axsanta2x
@axsanta2x Час назад
Daneyow inadeer waxa adkaqaylinayso wa camalkaagi mirihiisi ee adkayso ما للإنسان إلا ما سعى
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 Час назад
Deni deegaanki loodoorty buu ubadeegayaa. Waxii Federalka kuqaldanthyna laga gamban maayo. Dagaalada Shabeelada hoose bay gacanta Federalka gaari la'dahye iny xaliso. Markaasy meel nabada donaysaa inay shacabkeedu iskulayso. SACAD Hg.& CUMAR MAXAMUUD Mj caqliga kama wasna. 😂😂😂
@Hsn1224
@Hsn1224 Час назад
Waa hubaa inusan xasan shiikh u kasin ee wataya xumada shaqaalisiiha iyo wada qaraaba kiilka iyo saaxiibtimada kushaqo geeyey oon waxba kala igayn lagataabee I iney Google-ka iskalasoodageen ayagoon ujeedogaara kalahayn kaliya qariiradda dalka rabay
@mmaxamed7154
@mmaxamed7154 50 минут назад
Damuljadiid waa khaa'inul wadaniyiin
@User7654suy
@User7654suy 2 часа назад
Xasan Xaabsade 👀
@cismaanxasan7900
@cismaanxasan7900 Час назад
Dani waa tuug
@khadrahilowle4877
@khadrahilowle4877 2 часа назад
Odey warerey waye dani ya u jojinayo wa xasid an shacabka dantoda didan e ya u jojinayo ader iska iska caacle
@xamselibaax3054
@xamselibaax3054 16 минут назад
kugo
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 Час назад
Dani dab yar mashidayo👀
@gjama9511
@gjama9511 Час назад
Hawiye D/ Midhifle Isaaq intii aad talada hayseen Daarood waa boobay reerahaa dhulkoodii. waana in ay Sinabad ah uga Guu raan oo kunoqdaan dhulkoodi , Xataa kililka shanaad iyo NFD Kenya saasay u Boobeen darood Somalida dhulkoodii !!
@FarahYusuf-j1h
@FarahYusuf-j1h Минуту назад
Waxay Ilatahay Qalalse Uwado MwxasanshiQ
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 2 часа назад
Dani waa m.weynaha dowlada Puntiand Anah gudomiyaha 5 ta mamul gobaleed ee dalka Ahna ilaaliyaha Nadaabka fadaralka Ee garawe 1/2/3
@mahadmaxamed8452
@mahadmaxamed8452 2 часа назад
Deni sulfuc waa munaafaq weye
@Ayaanlebarre
@Ayaanlebarre Час назад
Dani iyo adiguba waxba kama badali kartan socodka gulaha leh ee somaliya kutalabsaneyso maxay kula tahay ama bacaaac haya soconey 😂😂😂😂😂😂
@engcosoble174
@engcosoble174 2 часа назад
Waxey ila tahay dadka 🇸🇴 somaliyeed ayow lugaha hayaa asagoo magaca qabiil wax waliba u rogaayo waa cudur ee ga la iska ilaaliyo ok
@AliMohammed-yn3yv
@AliMohammed-yn3yv Час назад
Dani waa fidna abuur warkiisu waase haday ka yeelaan ganacsatada maal gashatay garacad fidnada uu wado
@beryalex1798
@beryalex1798 Час назад
Deni markuu ooynayo waa qurxoonyahay!
@khadijoabdulkadirhussein4372
hargeso wa run wa dowld madx banan tas maba lgu hesto aydaba marbn in somaali lagu daro lkn wxa kle we ku qaldanyhn
@gjama9511
@gjama9511 Час назад
Bacaad weyn , Jiriiban ,Gaalkacayo ,Garacaad , Galdogob , waa dhul Hawiye ! Dhulkaasi kama Tirsanayn Dhulkii la Odhan jirey Maj Jeerteeniya 1960 wixii ka Hpreeyey
@SaidaAbdi-p1w
@SaidaAbdi-p1w 2 часа назад
Cadaalad xumada jooji Dani iskama eedayn ee waa wax run ah
@khadijoabdulkadirhussein4372
hirshebe we ka sarn mabka
@djmame
@djmame Час назад
Brushstrokes the
@abdijama603
@abdijama603 Час назад
Deni waa ka hadley arrinta mudug, aaway Qoorqoor? Miyuusan oran karin koofurta mudug waa Galmudug.
@somaligirl8743
@somaligirl8743 2 часа назад
Cadowga uu qabo xasan bililiqo dhiiqo iyo reerkiisu Puntland haday aduunka ka masaxi karan waa ka masaxi lahayen laakin wuxu San often tap rag iyo rabi bay leedahay hadal iyo waqraq Family bililiqo wax kuma badali kara Puntland ma Ah meel xamar laga dhistay oo mise qabiil ö boos celi u haystan ee waa dal aduunka ka dhex muuqda
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 2 часа назад
Batroolku waa hanti dawladeed ee ma ahan hanti qolo gooni u leedahay meel kasta oo laga soo saaro waa wax dawladi maamuleyso ee shacabku shaqo ku maleh maamulka
@HirsiAbdikadirHirsibuluko
@HirsiAbdikadirHirsibuluko Час назад
Hhhhh sxpow hawiye ma dowladbaa Mise ma ogtahay in abdulaahi yousuf hawiye nidaamkan baray
@hadalyargaflaaan3141
@hadalyargaflaaan3141 Час назад
Car hadhaqaaqdo puntland la‘aanteed war wiilka Deni wiil hoog weeeye
@CawaaleXasan-y9t
@CawaaleXasan-y9t Час назад
Xamar burundi ilaalinayso ayaa dowlad noo sheeganaysa waar hawiyow caqli yeesha
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 2 часа назад
Xasan dhiiqo waa fidmo qori dable la wareegaya
@ifrahabdi3413
@ifrahabdi3413 2 часа назад
Xasan sh tuug 💀😂😂
@amiirnuur4430
@amiirnuur4430 2 часа назад
Xasan waa Munaafaq wax isku dirayo oo fashilmay.
Далее
진 (Jin) 'I'll Be There' Official MV
03:15
Просмотров 6 млн
Prince Of YEMEN Meets President TRUMP!
12:23
Просмотров 249 тыс.
How to win a argument
9:28
Просмотров 650 тыс.