Тёмный

DHAANTO CUSUB | AXMED EESH-CALAA | OO AROOSKII IDIL AYRUUSH SHIDAY 2021 VIDEO HD 

MIDNIMO QARAN FILMS
Подписаться 120 тыс.
Просмотров 2,3 млн
50% 1

ERAYADA- ABWAAN EESH CALAA
LAXANKA- AXMED EESH CALAA
MUSIC- MAXAMED YARE
CODKA- AXMED EESH CALAA
CAMERA 1 RAAN YARE
CAMERA 2 BULSHAAWI
CAMERA 3 CASKA
CAMERA 4 AXMED YARE
EDITE- NAGEEYE (NG)
Chenelkan waxaad ka heli kartaa oo uu markasta diyaar kuulayahay
✔ Riwaaayado
✔ Suugan
✔ Madadaalo
. 🤝MIDNIMO QARAN FILMS🤝
Like✅ Share✅ Comment✅ and SUBSCRIBE✅
✈Link ga face book / axmed-eesh_calaa-offic...
✈Link ga instagram pCRQfgKhps...
✈Link ga secend chenel / @ahmedeeshcalaa

Опубликовано:

 

18 ноя 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 305   
@sacdiyoaden8315
@sacdiyoaden8315 2 года назад
Muti iyo Xigmad idilkeed Ogaden u daa 🇬🇲👑🦁🐎
@ahmedahmedahmedahmed680
@ahmedahmedahmedahmed680 2 года назад
Mahadsanid qali
@cabdirisaaqyare4458
@cabdirisaaqyare4458 Год назад
Idil waa naag ashraaf ah
@fatumasahro1390
@fatumasahro1390 Год назад
@@cabdirisaaqyare4458 sax
@ibrahim-mohamed4427
@ibrahim-mohamed4427 Год назад
​@@cabdirisaaqyare4458 ninka qaadaya ee heesta sameeyy aya laga hadlayaaa
@cabidaturahman2262
@cabidaturahman2262 2 года назад
Maansha Allaahu!! reerkaasi waa reer Murti iyo xikmadi u gaar tahay !! Allow OG barakee! Allaa yaa Cisak🌹🌺💐💘. labadii isku waara Ubad Kayr qaba kala hela 💔
@ramloabdikarim492
@ramloabdikarim492 2 года назад
Wll ninka guurasade ma asaga
@cabdirisaaqyare4458
@cabdirisaaqyare4458 Год назад
Idil waa naag ashraaf ah
@maxamadcabdiraxman7467
@maxamadcabdiraxman7467 Год назад
@@cabdirisaaqyare4458 I
@user-cg1iu2xy7q
@user-cg1iu2xy7q 11 месяцев назад
wll ninku maasagaa guursaday hamblyo my settr ❤❤😊
@NazliinAbdi
@NazliinAbdi 8 месяцев назад
Frrrrhhgfdddssseeeeeeeerj❤❤fssssdjhhgsssssssssssejjhsssjfssssskkjjjjhdsssssssshgdsssjhhffdewwwwydsd❤
@rahmaahmet7661
@rahmaahmet7661 2 года назад
Eshcalaaa♥️ dad Jira dadkii dhaantada iyo dhaqanka🙏🖤 fiican looga hadhay ogaaadeenka dhaadher walahi idin jeclay from isaaaq burco rabih haydin xafido wll idil 🌷💍bashiir hambalyoooooo💍💐 Kun jeer
@dhuubowchanneltv4900
@dhuubowchanneltv4900 2 года назад
@dhuubowchanneltv4900
@dhuubowchanneltv4900 2 года назад
Boqortooyo mahadsanid huno qaali
@cagtasare3423
@cagtasare3423 2 года назад
Aad baa umahadsantahay anagana agtaanaga aad ayaad qaali adiga iyo reerkiinaba ooga tihiin. Somali oo dhanna waa ku qaali agteeyda
@rahmaahmet7661
@rahmaahmet7661 2 года назад
@@cagtasare3423 mahd sanid wllky 💯💯
@ahmedahmedahmedahmed680
@ahmedahmedahmedahmed680 2 года назад
@@rahmaahmet7661 soo dhawow qaali dumar,sidoo kale waan idin jecellahy
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 2 года назад
Axmedka la sheegayo amuu eesh calaa lee yahay. Ninkan ayaa u qalma Naagtan. Waxa kale wa waxba kama jiraan 🤣🤣🤣🤣🤣👏👏👏👏❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹
@alinur2460
@alinur2460 2 года назад
Eshcalaa dhaanto
@shugrimohamed1287
@shugrimohamed1287 2 года назад
Xaqiiq
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 2 месяца назад
Wuuba yahaye waa arooskooda.
@farduusibraahim6597
@farduusibraahim6597 Год назад
Dhaanto iyo eesh calaa abwaan midho murti leh from hargaysa
@aazizmohamed2616
@aazizmohamed2616 Год назад
Boqol dhaaney naftaydaay u tahay bil kheyr🥰🥰🥰
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 Год назад
Wan iska jeclahay reer ka og wa Amar Allaah Wa difaaca dhul ka somaliyeed iyo dhaqnka somaliyeed from gari.Kombe💞
@munahussein-rv3zs
@munahussein-rv3zs Год назад
Jah ina adeer
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 11 месяцев назад
Sido kale baanu ku jclnhy ina adeer adigana
@Qalajo
@Qalajo День назад
❤❤ Ina Adeer nasab kamila anaguna wankujeclanahay
@abdihakinjeesto2211
@abdihakinjeesto2211 2 года назад
Ogadeenka waan iska jeclay. Siday dhaantada u jebiyaan. Waa inan la xididaa si ay arooskayga dhaantadan oo kale uga tumaaan. From Somaliland.
@shugrimohamed1287
@shugrimohamed1287 2 года назад
Murti u daa OG iyo ree sheikh isaxaq ♥️🔥
@cabdirisaaqyare4458
@cabdirisaaqyare4458 Год назад
Idil waa ashraaf
@abdihakinjeesto2211
@abdihakinjeesto2211 Год назад
@@cabdirisaaqyare4458 Thanks bro
@abdihakinjeesto2211
@abdihakinjeesto2211 Год назад
@@shugrimohamed1287 Yeah. That's sure.
@SLEEPY0088
@SLEEPY0088 Год назад
Cibaadatu raxmaan waan kugu raacsanahay runtii inay reerkan OGADEN waa qabiil mucjiso ah waxaana fahmi Kara oo kali ah qof mustawihiisu sareeyo oo taariiqda iyo dhaqamada dunida sifiican u aqriya. Takale waxaa gaf ah inay soomaalidu kala garan waydo inay siiso xaqa OGADEN soomaali kuleeyahay sida wada dhalashada soomaalinimada iyo wax walba oo ay xaq inoogu leeyihiin
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 2 года назад
Axmed eesh calaa wllahi iyo cod eesh calaa I never seen dhaanto like this sweat waaaaaaw 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷⚘⚘⚘⚘⚘✋✋✋axmed eesh calaa salaan sare istaaaaga.
@mohameddeeq5221
@mohameddeeq5221 Год назад
Masha allah
@RahmaMohamed-he9po
@RahmaMohamed-he9po Год назад
M.a reer tolkay hambalyo in ader ildilay anaga arooskayga adiga iyo abwaan ka waa in aad iga tuntaan Insh allah
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 2 месяца назад
Hambalyo Hambalyo Hambalyo 🎉🎉🎉🎉🎉❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹♥️♥️♥️♥️👌💯💯💯✅ guurkiina guur negi gurigiina guri negi guule ha idinka dhigo ubad baariyiin saalixiin Alle ha idin siiyo idil iyo Ahmed.👏👏👏👏😍😍😍
@MakoAhmed-gl2kr
@MakoAhmed-gl2kr 5 месяцев назад
Msha alh wa baari eshclaa cml alow isi aamin😅
@abdulahi-fs7xg
@abdulahi-fs7xg 14 дней назад
Amiin🤲mahehshay hada
@KhaliifJama-hj1bt
@KhaliifJama-hj1bt Год назад
Abwaan eshcalaa iyo marwadiisa idil ayruush barakooba
@abdirizakshdahir8204
@abdirizakshdahir8204 2 года назад
Maanshalah ogaadeen Gobtiilaygaberay
@barwakoahmed5515
@barwakoahmed5515 2 года назад
Intay dadku wax kale eegayaan anigu waxaan la khushuucay oo ladhacay hablaha asturan ee arooska jooga MuchaAllah Allow hablaha soomaliyeed oo dhan saa nooga dhig any way Hambalyo arooska Allah haysku kiin daayo
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 2 года назад
Wa runta masha Allah 💔
@ayansulub7353
@ayansulub7353 2 года назад
Manshaallaaah jigjiga ogaadeenimo wooooow ❤❤❤❤❤❤❤
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 2 года назад
Yartu Waareera dhaanto siday music ulajabisaan kahela 😍😍 aroos wacan allah idiin kaga dhigo kii lagu raago allah idiin kaga dhigo Amiin
@abdibaariariif
@abdibaariariif 2 года назад
Gabadhu waa Asharaaf 👰
@abdibaariariif
@abdibaariariif 2 года назад
Waa reer Shariif
@shacniinamuuse1407
@shacniinamuuse1407 2 года назад
Dhaantadaan kama daalo ❤️ ina adeer fiicanoo arooskeedii u kala kici bey qabtaa idil waa iga nasiib badan tahay
@midnimoqaran124
@midnimoqaran124 2 года назад
😥
@faisalabdi5897
@faisalabdi5897 2 года назад
😭😭😭Saas hadhihin niyada ha iska dilin adiganeh waa lugu qadaa mid sidan okale lugu amanayo hadii lugu qabo xataa in luguqaado waye iyadaneh uducey waa wall qali allah ugu dhigo mid wanagsan lugu rago
@mohadhaladogaden4583
@mohadhaladogaden4583 2 года назад
Idil Waad u hagar baxdeen🌺🔥Guulaysta Gobonimo waa loo kala dhashay
@nuhhassan3176
@nuhhassan3176 Год назад
🎉🎉🎉 waxan danto waa dafti..... Ishcalaa waan kuwataaaa
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 2 года назад
Walaahi waa fariid yar abwaan eeshcalaa. Guulayso sxb
@hodanhuseb2044
@hodanhuseb2044 Год назад
Manshllah tani dhanto wey dhafte magaca halobixyo💋❤️💕
@akmaofficial9648
@akmaofficial9648 2 года назад
Esh calaa esh dhaanto from muqdisho hooyadii dalka
@siciidtimacade5401
@siciidtimacade5401 2 года назад
Amazing dhaanto🙆‍♂️ wiil hoog baa ku luqeeyay Cajiib from Nairobe Kenya👌👌
@ciilmisaid1686
@ciilmisaid1686 2 года назад
Bilyanka hawenka boodka tubaan badar aan dheefsatiyo bahilagutiriyo biyo aad cabtan kusiin laha gabigood intaan ibiyo ayaan waxad cunto iyo canto kugu gadilaha dumarka dunida Hogan oo dhaan waaaw waaaw amaan wey dhaftaay cesh calaa inadeer nin jiratahay
@abdiqani576
@abdiqani576 2 года назад
Abwan eesh Cala mclinka dhantada 💕💕💕💕💕🇬🇲🇬🇲🇬🇲
@aadancumar1651
@aadancumar1651 2 года назад
Duco iyo salaan kasocota kurdish Isku waara ubadna kala hela waan idiin duceynaa lamaanaha isdoortay walashey idil iyo seygeda barwaaqo kunoolaada aamiin aamiin
@falisaxmed5146
@falisaxmed5146 2 года назад
masallah this axmed keep bro
@MrHelloimyassin
@MrHelloimyassin 2 года назад
caadi maha, im feeling the beat , dhaanto the best . biyahad cabtidaa baadi kuu siin lahaa . caadi maha
@hassanhussein4269
@hassanhussein4269 2 года назад
Hambalyo gabadha ka aqaan lakiin waanku farxay arooskeeda sababtoo ah waxaan arkay iyadoo dhaanto mid nacas ah ku daadinayo ooy leedahay nin dhamaysaan kumoodee shoow waad dhinayd war masaxanahay mise qoowdhaye ninka gabadha degdega usoo doonay waaa u hiiliyey
@axmedmaxamud1749
@axmedmaxamud1749 2 года назад
Asc aroos idil bashir iyo eesh calaa hanbalyo hablaha jooga ee dhaadheer maad ii odoontaa ilmaadeerayaal
@abdiwahabmuse1857
@abdiwahabmuse1857 2 года назад
Waaw salaama sodon sano baan dhaanto milicsanayay Laakiin dhaanta daan hadaa waxlagaaray Milyan baan gaarilahaa Afku kumagoh kudar kuwobadan
@cabdifataaxcfofficlal
@cabdifataaxcfofficlal 2 года назад
Aroosku wa kuma wan fahmiwaye Ma abwanka latiisa
@yaxyecade8683
@yaxyecade8683 2 года назад
Wooow walee waaa Hees shidan Horay u socda
@ciilmisaid1686
@ciilmisaid1686 2 года назад
Wa dhaanto eesh calaa iyo abwaan eesh calaa dawashadeyda kamadalo from Mombasa Kenya wiil og
@queenasmaa8415
@queenasmaa8415 2 года назад
M.a my blood og
@ciilmisaid1686
@ciilmisaid1686 2 года назад
@@queenasmaa8415 thanks asma qurux huuno qaali
@cawojamaccawil2662
@cawojamaccawil2662 2 года назад
U
@cawojamaccawil2662
@cawojamaccawil2662 2 года назад
U
@fathiyahussein666
@fathiyahussein666 2 года назад
Agunrco
@yeyelove9800
@yeyelove9800 Месяц назад
Jag kom från Eritrea och jag gillar somaliska musk. ❤❤❤
@cabdiwaxaabshiibax6384
@cabdiwaxaabshiibax6384 Год назад
yaa eeshcaala codka Alle hakudayo insha Allah
@fartunfarax4280
@fartunfarax4280 2 месяца назад
Wiil iqaada raba waliba ogaden ah jah ayyyy m.a❤❤❤❤❤
@abdixussenwarsame9569
@abdixussenwarsame9569 2 года назад
Mansha Allah Alle habarakeeyo reerka cusub
@mohamedhussein1447
@mohamedhussein1447 2 года назад
Waa dhaanto aad u macan idil iyo xajigeeda hambaliyo 👌👌👌👌
@ilyaasahmed1074
@ilyaasahmed1074 2 года назад
yaasalaam . walee waa dhaanto
@barkhadlefaahiye819
@barkhadlefaahiye819 2 года назад
ma kii guursaday ba kan dhaantaynaya
@canbecabdisamad4820
@canbecabdisamad4820 Год назад
Masha allah idl iyo axmed
@fatimaumulkhyr6980
@fatimaumulkhyr6980 2 года назад
Mashaaa allaah huno iskuwara inbadan ina adeertey idil wa geenyo dumar
@user-gy2xh6tv5m
@user-gy2xh6tv5m 2 месяца назад
M.a habalyo wllken axmad eeshacala iyo marwadisa idil habalyo habalyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@adenabdille2279
@adenabdille2279 2 года назад
Eesh calaa nooloow ina adeer
@Ayan_Sharif
@Ayan_Sharif Год назад
Masha allah quruxley ❤❤❤ in adeer
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 Год назад
Woow eesh calaa dhaanto
@AhmedAli-iz7eb
@AhmedAli-iz7eb Год назад
Waaa usoooo abaaal guday idil zxbked esh cala
@cumarcalixasan5842
@cumarcalixasan5842 2 года назад
Eesh calaa waa iskeenay Legend🥰✌
@abdirahmanmuhumed8993
@abdirahmanmuhumed8993 2 года назад
Axmed eshcalaa dhaantana mayaqaana
@bashirmahamud5874
@bashirmahamud5874 2 года назад
MASHA ALLAH Hambalyo wiil iyo Gabar iyo Caano Eshcala dhaanto iyo fanaan iyo asxaab sharafta, iyo Queenteena all salaan sare
@nuhhassan3176
@nuhhassan3176 Год назад
🎉🎉🎉 Adna britishey baari baan kuu axan
@YaasmiinCabdi-rs1le
@YaasmiinCabdi-rs1le Месяц назад
Msh llh allaha kuu barageeyi
@abdimohamed5638
@abdimohamed5638 2 года назад
War axmadow maad naga deysit sheekadan sanatka 2022. Meeshee lagu gaaro lama guursan doono gabar aan loo heesin ama aan loo dhanteyn marka dhalinyarooy dhexda matada ku xirta
@hodanabdi9891
@hodanabdi9891 2 года назад
Masha alaah habalyo habalyo habalyo ale haydin barakeyo aamin
@user-gj8ie4ib6i
@user-gj8ie4ib6i 5 месяцев назад
Dhaanto
@abdirizakmohamed2866
@abdirizakmohamed2866 2 года назад
Maanshaalah abwaan EESH CALAA waa xikmadii oo qof ah
@najiibhassan
@najiibhassan Год назад
Wow 🎉❤
@somalichannel5861
@somalichannel5861 2 года назад
Aroooskii qarniga Lkn awy ninkii gabadha guursadey
@biljamibrahim868
@biljamibrahim868 Год назад
Lejen lejen off lejen nin tagay manata loga hadahay
@abdirahmaanmohamed2303
@abdirahmaanmohamed2303 2 года назад
Waxaasa dhaantaa nice song bro
@mohamedaminali6594
@mohamedaminali6594 2 года назад
Dhaanto hadii uusan OGAADEEN tumeynin meel uun bay ka kharibantahay.
@JamaalKaljaani
@JamaalKaljaani 2 месяца назад
machan was kabax sata❤
@Xamda707
@Xamda707 Месяц назад
Idol
@maxamedmaandhayeofficial4193
@maxamedmaandhayeofficial4193 2 года назад
Ugaaskaygii abwaan eesh calaa waayo badan jiroo joog sxb
@haawofarahaden63
@haawofarahaden63 2 года назад
Masha Allah samisey Allaha kubarakeeyo reerka
@abdirahmaanmohamed2303
@abdirahmaanmohamed2303 2 года назад
10k maraysaa dhaantadan score Ayey xidho doontaa waynu eegi doonaa... Keep going
@user-nt6wv2mx9r
@user-nt6wv2mx9r 5 месяцев назад
Habalyo❤❤❤❤❤❤❤
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 2 года назад
Man sha allah dadkaygii ❤️❤️❤️💎💎💍💍👊👊👊✅✅
@umarmukaddasy.8753
@umarmukaddasy.8753 Год назад
Please is this a religious song? Even though it is very nice to watch and listen
@amhedshaavi8626
@amhedshaavi8626 Год назад
No. It a song praising the bride with the white dress. The song style is called DHAANTO.
@MaxamuudJaamac-dj6ws
@MaxamuudJaamac-dj6ws Месяц назад
Iidli waan ku jeecelhy walashay qali
@sabaadcali3478
@sabaadcali3478 Год назад
💗💗💗Masha Allah 💋💋💋💋💋💋
@QALIIBRAHIM-qf1bm
@QALIIBRAHIM-qf1bm 2 месяца назад
M.a esh cala ❤❤❤
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Год назад
Familyyyy familiessss systems.
@Eshkacusub01
@Eshkacusub01 2 года назад
M.a go ahead tukopamoja
@user-ei9th7si7p
@user-ei9th7si7p 2 месяца назад
Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo 🎉❤
@sahrayasin3320
@sahrayasin3320 2 года назад
Mnsha allah
@axmedmaaweel
@axmedmaaweel Год назад
Sadaam Xuseen
@mohamedawilsahil9202
@mohamedawilsahil9202 2 года назад
Yaa loo hoyiyey hhhh
@aadancumar1651
@aadancumar1651 2 года назад
Tahniyad iyo duck mascots kurdish Masha alaah isku waara ubadna kala ilaheyna ha isu kiinbarakeeyo
@user-si2yp8ll5i
@user-si2yp8ll5i 4 месяца назад
Bsoohy😊
@fatxiabdirahman5365
@fatxiabdirahman5365 2 года назад
Masha allaah rabi ha is ku barakeeyo lamaanaha qarniga
@ashamohamud7680
@ashamohamud7680 Год назад
Jah abti yaashey mcn iloyo
@haniitaofficialchannel
@haniitaofficialchannel 2 года назад
Eeshacalaaaa ninba caadi maaha dhashiii jarar turkey baan idinka soo salamayaa dhigaygii
@Asmar..............7
@Asmar..............7 2 месяца назад
Ogadenia empire ❤🎉
@xasanmuxumad1501
@xasanmuxumad1501 Год назад
Adna biritisheey baari ban kuu ahan
@wadania932
@wadania932 2 года назад
Manshallah agah anaa meesha ka maqan 🙌
@AxmedAamin
@AxmedAamin Год назад
Ax yaa jeceel
@abdallaadam1801
@abdallaadam1801 2 года назад
Masha allah allaha haku xafido walal
@iltiredoualegemail6059
@iltiredoualegemail6059 2 года назад
Jaime cette chanson
@umuabdullaahi5130
@umuabdullaahi5130 2 года назад
Hablyo Huno huno Lagunasato iyo GED magoly.noqda
@user-jd9ju9so8v
@user-jd9ju9so8v Год назад
Maash alaah
@yaasirqoordheere5300
@yaasirqoordheere5300 2 года назад
M.a aroos shidan
@zahraboucand2903
@zahraboucand2903 2 года назад
Hooyo somali chanson
@jamaalqorshaale9065
@jamaalqorshaale9065 2 года назад
Eeshacaa dhaanto
@feratmetushi8366
@feratmetushi8366 Год назад
27/10/2022 👋👋👋👋👋❤❤❤❤❤❤Bellissimo!
@saynabcisman7794
@saynabcisman7794 2 года назад
Horta wasuale ninki gabadha gursaday meye maxa siya walalo yal💗💗💗💗💗💗💗💗
@sheymaachannel4339
@sheymaachannel4339 2 года назад
Ani xata wan raadinayee meyy
@saynabcisman7794
@saynabcisman7794 2 года назад
@@sheymaachannel4339 hhhh waxay ila tahay inu qurbaha jiro wllo
@abdihakinjeesto2211
@abdihakinjeesto2211 2 года назад
Ninkan dhaantada qaadaya ayaa guursaday ayaan filayaa.
@biljamibrahim868
@biljamibrahim868 Год назад
Sxb sare esh cala
@sihaamdaahirali986
@sihaamdaahirali986 2 года назад
Hambalyo isku waara inbadan🥰
Далее
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
Просмотров 15 млн
MUXIYADIIN SHAAHID IYO IDIL AYRUUSH DHAANTO IYO KAFTAN
9:50
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
Просмотров 15 млн