Тёмный

Dhaanto Cusub Hodan Abdirahman iyo Iidle Yare 2016 By Aflaanta Studio 

Aflaanta Studio
Подписаться 852 тыс.
Просмотров 1,4 млн
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 677   
@somalilandsecretagency6916
@somalilandsecretagency6916 7 лет назад
I am from Somaliland and l love Heesaha Walaalahayaga Somali Galbeed Geesiyada ONLF One Love from your brotherhood ❤❤❤
@ninanaz1199
@ninanaz1199 6 лет назад
Somaliland Secret Agency manshallah walaalo, I love positive messages like this. 👊🏾
@muhudinkabayare1512
@muhudinkabayare1512 6 лет назад
Masha Allah allow 5 gees noso celi amiin
@igraanigraan1784
@igraanigraan1784 5 лет назад
Waa ikuwa niin isaqa oo ogaden jacel
@dayibmuxumad8182
@dayibmuxumad8182 5 лет назад
Somaliland Secret Agency
@asharan2568
@asharan2568 5 лет назад
We are all same
@zakariyeboss8489
@zakariyeboss8489 6 лет назад
libaax haduu jira waa ogadenia waa walaal kiin frm Baladweyne insha Allah xurnimo hal maalin bas aa ka dhiman, Aduunka ayaaba laba maalmood ah
@fartuuncabdi7618
@fartuuncabdi7618 6 лет назад
Hodon cabdi raxmaaan wadiniyad yaa igu raacsan calankasta garabka u saaranyahay qabyaalad ma taqaaan fanaanad qaran saas oo kale ma aha fanaan oo dhan hodon noolow
@anfacilwaad2056
@anfacilwaad2056 3 года назад
Sas waaaye iinolow🧕❤
@farxanfarxan8520
@farxanfarxan8520 8 лет назад
qabiil iyo qolo qolo waa waxa dadkii soomaliyeed kala geeyay allah ha ugar gaaro umada somaliyeed ka xun allah ha inuu hagaajiyo ka wanaagsan allah wanaaga haku adkeeyo
@tukarojamac3093
@tukarojamac3093 8 лет назад
Farxan Farxan
@nimcofarah837
@nimcofarah837 7 лет назад
Farxan Farxan ur right somali can't stay two minute with tribe ( qabil)
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 лет назад
best song wala dhacay wllhii wan iska dhadhafii jiraayy inay saan uu Macanthyy umacanthy ma'aaniga modayayy...❤❤❤❤
@mumumaow9779
@mumumaow9779 5 лет назад
2018 qofki illa dawanaya farta sotaaaga☝️ One lve ogaden♥️♥️
@abukaryare8867
@abukaryare8867 3 года назад
Igada. Nh
@KornelAbdi
@KornelAbdi 7 лет назад
Ogadeniya wil be Free inshallh💚💙❤
@khadraahmed1531
@khadraahmed1531 7 лет назад
Kornel Dalmarpz
@khadraahmed1531
@khadraahmed1531 7 лет назад
Kornel Lamar '
@KornelAbdi
@KornelAbdi 7 лет назад
KHADRA AHMED pro tnx
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 лет назад
KHADRA AHMED incha allh ♨♨♨✌
@buqaarijaalle7861
@buqaarijaalle7861 7 лет назад
Kornel Abdi walwalki
@muhanadmaxamedmursal5785
@muhanadmaxamedmursal5785 6 лет назад
Ani Wan Kaso Jedaa Beydhabo Lkn Waxan Ilahey Kabar yeyaaa In Ialahey xureeyo OGADEEN
@kalaayofficial4921
@kalaayofficial4921 5 лет назад
ISAR SUBSCRABT
@gobadgaredumarxitigtasaded7974
Shugrn huno
@najmiinaabdullahi1574
@najmiinaabdullahi1574 4 года назад
Amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 года назад
OGADEEN YA GUMAYSTA? 🙄
@inaabdinasir
@inaabdinasir 4 года назад
Thanks huno MCN
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 3 года назад
Iidla yare sifiican buu ubaashaala habaynkaas👍 waxaan ka imid jubaland Ogaden ma ahi lkn wan taageeraa waana jeclahay gulaysta insha allah
@hassenbarud5063
@hassenbarud5063 6 лет назад
Cabdi iley ( haku dhicin god dheer iyo gaws abees guumeystaha lama garabsadee) haduu mar hore fahmi lahaa maanta jeel kuma jireen. Salute abwaanka dhaantada sameeyey.
@naimanurish7254
@naimanurish7254 5 лет назад
Iley hestaan u kutusalo qadan wayey meshi uu kusugayey xabashidha loguyimi isago tagan
@axmedcali6010
@axmedcali6010 5 лет назад
hassen barud beenta mhn wlhi
@nasiibbadanmohamed5291
@nasiibbadanmohamed5291 5 лет назад
I from #PUNTLND One love Reer abtigay ogadenia Cadowginu hajabo
@zayidzubeir7346
@zayidzubeir7346 4 года назад
Apti thnks
@abdifatahdalmar7431
@abdifatahdalmar7431 8 лет назад
mansha ALLAH hodan abdirahman iyo iidle yare waxaas ayaa ka ah dhaanto cod macaan ha ku dhicin god dheer iyo god abees gumaystaha madow lama garabsadee guul Allow sii ONLF ?
@seynababdi4695
@seynababdi4695 7 лет назад
heestii iktan
@صومالىوافتخر-ج3ص
Gadi sayid maxamed iyo axmed gurey geylanow ku dhimo galad iyo wanaag haku dhicin god dheer iyo gows abees gumeestaha madow lama garabsadee
@hamzaalieu4345
@hamzaalieu4345 7 лет назад
anu waxankaso jeda kililka lkn waxan ahay nin Ogden aah waxanan ilahay kabaryaya inaay marun xorowdo ogadenia wayo xabashi aya na mamusha iyo masuliyin Wada caloshod ushaqysatoyin aah aderaday waxa wada layay axmaro iyo rag limo aderady ah oo xabashi jebka ubuxshen insha Allah ogadenia way xorobi qofka 1aad ee calanka ogadenia katagi dona jigjigana ani ayan noqon Dona 7sano ayanka maqanahay wadankaygi lkn insha allah inan ogadenia daraded qori uqadan wa hubal viva ogadenia iyo umada somaliyed odhan❤
@kobciyechannel2987
@kobciyechannel2987 5 лет назад
xaqiiq manta wan hena xornimadi wena no rumawday yes we can!alahu akbar onlf halgankoda we gaareen alhu akbar ethopi we burburtay mustafa cagjar hore u soco ogadenia guuuul
@abdirizackjr5714
@abdirizackjr5714 4 года назад
halagankaad gasheen manta guushiisa hano somali galbeed qalbigaan idinka jeclahay i am from ceelbuur
@qudeysteyare9720
@qudeysteyare9720 8 лет назад
viva ogadenia onlf hanolato eithopia iyo duliyinta rufiyanka u aha alle idin qaaad iiiidle yare iyo hodan nolada gesiyal.viva onlf
@kaafiyogaandaa8792
@kaafiyogaandaa8792 5 лет назад
Ogadinya wan idin jclhy wlhi from nuugal🇸🇱
@axmedyare2404
@axmedyare2404 5 лет назад
Kaafiyo Gaandaa sidoo kalaanu kuu jecelnahay walaashey
@wiilsomali5933
@wiilsomali5933 Год назад
Idle and hodan abdirhman enjoy every moment of your life ❤❤ from kenya
@abtiyohooyo2537
@abtiyohooyo2537 8 лет назад
Waar gabadhu cod macaanaa ilaahay amerkii ha iska war wareegtee waligay gabar ka cod macaan ma arkin Hodan.
@salmamoha9091
@salmamoha9091 7 лет назад
Masha Allah hablaha aad ayay uqurxanyihiin waa quraayshtii rer abtigeey og
@barwaqodhemanyartajwxo4949
@barwaqodhemanyartajwxo4949 7 лет назад
queen majeerteen wad la heshay wale wad garatay habo ayan ku ahay hadad tiri reer abtigay og kkk quruxey quraysh inan nahay laba Ali isma waydiyan
@mohammedmahmoudahmed1853
@mohammedmahmoudahmed1853 8 лет назад
Mansha allah Haday jidkii saxda ahaa ku soo dhacday. Ha ku dhicin god dheer iyo gows abees gumaystaha madow lama garabsadeee.............
@hassanomar3390
@hassanomar3390 8 лет назад
mansha Allah aad iyo aad ban ooga helay walahi waad ka baxsaten ogaden feer insha Allah
@msogadenqueen7594
@msogadenqueen7594 8 лет назад
Gadi sayid mahamed iyo ahmed gurey geylanow ku dhimo galad iyo wanaag ...manshallah hodan cadey amazing dhanto i miss u so much soo noqo ado nabad ah quruxey cadowga u nowlo
@aliabdiqadir8956
@aliabdiqadir8956 5 лет назад
Kkkk
@khalidibrahim4065
@khalidibrahim4065 Год назад
Very talented man kaptan idle yare boqorka🤴👑codka laandhere galjacel geel badane🍃🐪❤⚘🌱☘💚💚🐪💚💚🐪💚🌿🌿🌿🌿⚘⚘🌿🌿⚘⚘⚘⚘
@mustaphavlogs3254
@mustaphavlogs3254 8 лет назад
viva ogadenia ...hodan xariif waaye markeey ethiopia jogto onlf ayee caynee markeey katagtana weey amaanee ..waa ku aminnsanahay
@saedbashi4217
@saedbashi4217 8 лет назад
viva hodan abdi rahman binti xalaal an idle yare waa sidaa usheegteen gumaystaha madaw aptite uma hayno cadawgiina iyo cadawga soomaaliyeed cagta hoosteeda allah ha ka dhigo
@kibirlawgameelahaaisistaag1678
Waxaan Ahay DDDs lkn Hadana OnAlf waa dadkaygii Wana xaq halkan koodu Waan Amin sanahay in ay guulaysan onAlf iyo liyuubolis Labaduba waa ogaadeen waayo kadhimanaya waa ogaaden un Illahaw dadkayga bogooda bur cad isumari isogalaysii Amiiin
@KaysahassanA
@KaysahassanA 7 лет назад
Kibir Lawga Meelahaa IsIstaaga ameen my bro👍👏
@maryammohamed6607
@maryammohamed6607 7 лет назад
Kibir Lawga Meelahaa IsIstaaga zxp d ds I waaa somali galbed ha ilawin xasuqii wadankena ee wayano inagu dhigtay qoraxay iyo dhagax bur ilahow wilashanada aqliga usoceli oo magaca gumaysiga ilawsi
@fahadabdullahi6479
@fahadabdullahi6479 8 лет назад
wow caadi ma ahan dhaantada hagu dhicin god dheer iyo gows abees gumestaha madoow lama gabarsadee, i like this dhaanto viva ciidle yare and Hodan Abdirahman noolada
@abdirhmanhanad503
@abdirhmanhanad503 8 лет назад
Heestani way igu soctaa illahay amrkii free ogadenia
@muhiimdhuuxgooni749
@muhiimdhuuxgooni749 8 лет назад
waaaw waxaas baa dhaanto ah gardarada qof neceb oo garsoorka jecel xaqa lamagadee goor kastaba ahoow IIdle what a voice
@ismailmadan1466
@ismailmadan1466 8 лет назад
waaaaaw waxaas ayaa dhaanto kaa ah haku dhicin god dheer iyo gows abeeso gumesytaha madow walahi waan qiirooday allow cadowga umada somaliyed ee Ethiopia ka xuree dhulka somalida oo dhan
@abdifarahsomali3007
@abdifarahsomali3007 3 года назад
Ax ax war hodan Abdiraxman cod mcnaa 🥺❤️ Eesh Calaa dhaanto 🎻🥰❤️
@mohamedfarah1122-r
@mohamedfarah1122-r 8 лет назад
maaaasha alah alla hodan maanta aadbaan kuu taageeray gabdha ileen wadaniyad ayay ahayd wlaalaheen ogaadeen dhibka allaha ka saaro
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 5 лет назад
2019 Yaa ila daawanayo iidle🙏
@cabdiimn6510
@cabdiimn6510 4 года назад
2020 ayaan daa wanaayaa
@Idiris-zw4md
@Idiris-zw4md 5 месяцев назад
2024
@hanniali8651
@hanniali8651 8 лет назад
geeri waa loo dhashay. gafka nacabka gumeestaha sidii maqtar oga gilgilo sax thanka hodan iyo iidle yare waad la hesheen wax magartayaasha soo dhaweestay cadawga illah somali nabad haka dhigo ii nolaada fanaaninra qaranka
@marwa7070
@marwa7070 8 лет назад
woow amazing Masha Allah huno thanks waa dhaanto aan caadi eheen
@kalaayofficial4921
@kalaayofficial4921 5 лет назад
ISSAR SUBSCRABTA
@barotech4015
@barotech4015 6 лет назад
Waxba Isma Dhaman Ethiopia Iyo Kenya Ee Garisa iyo Jigjiga Ayaanu Leenhy Reer OgaadeNia Aan isken Isu MaaMulNo❤️
@abdirahmanjoseph9373
@abdirahmanjoseph9373 8 лет назад
gobonnimada waa loo dhintaa. Waan rejaynayaa in dadyow badan oo shacabka Soomaali-galbeed ka mid ah dhaantadani dhiiri gelin doonto.
@godeymedia76
@godeymedia76 2 года назад
Hodan abdirahman iyo idle yare waa laba fanaan oo wadaniyiin ah jecelna inay halganka garab is taagan gulaysta
@alfanaansuperdayaxdalnursh811
@alfanaansuperdayaxdalnursh811 5 лет назад
2019 yaaa dhaa wanoya farta taga 👈😉
@muminali7696
@muminali7696 8 лет назад
shalay hodan craxmaan jigjiga ayay tagtay oo Dds uheestay maantana Onlf ayay uheesaysaa fanaaniinta magadaasaa
@mahamedabdulahi2651
@mahamedabdulahi2651 6 лет назад
Geesiyaashii Absame wale waa Absame iyo baabah mar hore ayaa dhulka ogaadeen la xorayn lahaa balse soomaalida ay ogaadeen dhabarka ka toogtay .Dadka Soomaalida usoo halgamay waxy ahaayeen Ogaadeen maantan soomalida dhabarka ka toogatay
@fartuunbian4629
@fartuunbian4629 8 лет назад
geeri waa loo dhashay gafka nacabka iyo gumeystaha sidii maqtal uga gilgilo walee wee iga gadan tahay viva walalaheen reer ogadenia insha allah xornimo wee imaaneesaa
@noaha5484
@noaha5484 8 лет назад
Insha Allah
@abdifataxjowhar7565
@abdifataxjowhar7565 8 лет назад
mansha Allah alow ogadenia xornimo buuxda sii insha Allah Mar uun waan helaynaa xornimo
@najmamohamed8874
@najmamohamed8874 6 лет назад
Mansha Allah guul ONLF insha Allah ❤️💯🙏
@noramohamed6627
@noramohamed6627 6 лет назад
my beautiful flag Ogaden will be free InshAllha I love my beautiful country Ogaden❤️😘🌹
@axmedkaysekabax4428
@axmedkaysekabax4428 8 лет назад
viva , onlf , dadka gumaysiga , maskaxda kahaysto waa somali , alle haka dulqaado ,
@kinghanadhargeisa8277
@kinghanadhargeisa8277 8 лет назад
maasho alllalah hodan abdiraxmaaan waa fanaanad somaliyeed alllah haku xafidoh iyadoo qabiil maaha cid kasta waa ay u siman tahay
@leylaabdulkadir3257
@leylaabdulkadir3257 5 лет назад
calaan an loo gablamiin gudka lamaa surtee ❤❤❤❤❤❤❤yaa dawanayaa 2019 October 25
@abdifitahmohamed3801
@abdifitahmohamed3801 8 лет назад
Masha Allah iidle yare boqorkii codka hodan cabdiraxmaan ayadana kama dhacdo waa dhaaantadii sanadka
@moha.arlaadi
@moha.arlaadi 8 лет назад
masha allaah maanta laga bilaabo waxaan kamid ahay taageerayaashada cusub meesha kawad sugaantaada bulshada ugu adeeg
@abdihakimwarsame457
@abdihakimwarsame457 7 лет назад
Qadiyadda Ogaadeenia waa mid soomaaliweeyn. Cid walbo oo soomaali ah waa ineey ka shaqeeysaa sidii dhulka soomaaliyeed cadawga looga xoreeyn lahaa.
@hanniali8651
@hanniali8651 8 лет назад
illah ha u naxariisto geesiyadii somaliyeed wey dhamaadeen kuwa meel uyaal ayaa haray oo daba dhilif ah
@faysalsugaal7104
@faysalsugaal7104 7 лет назад
Hodan Abdirahman waa ka wanted DDSI iyo Ethiopia lknse run ayey sheegtay Viva ONLF from Somaliland ❤💙💚 geeri waa loo dhashaye gefka nacabka iyo gumays taha sidii makhtal uga gil gilo!
@shugrimohamed1287
@shugrimohamed1287 7 лет назад
Faysal Sugaal thanks huuno ❤️💙💚
@bushraladan880
@bushraladan880 8 лет назад
ha ku dhicin god dheer iyo gaws abees gumaystaha madaw lama garabsadeee .......viva xoriyada ogaadenia
@naimahaile3583
@naimahaile3583 8 лет назад
My Dhaanto...my Somali-ness. Allow Naga qabo gumeystaha madoww, yur!
@liibaankadiye1140
@liibaankadiye1140 8 лет назад
esh qiyaasak nice dhanto wadka baxsateen hodan a_rahan and idle yare thanks a lot
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 3 года назад
Dhaqanki waalagatag, gabdhihi jalbaabya waa weyn baa lagu rara ragina jens kudhag by wada xirteen 😜 hodan iyo gabadha dhiraca cas xiran baa dhaqanki haysto😍
@ikraaamaragsan688
@ikraaamaragsan688 6 лет назад
Wwwwwwwwwwww mansha alllah viva ogadeeniyaaa guuul iyo gobanimo insha allah
@calimuse6968
@calimuse6968 7 лет назад
Waxaan ahay soomaalilander hadana waan jeclahay iney xoroobaan walaaladay
@fatmamohamed9292
@fatmamohamed9292 8 лет назад
hodan abdirahman hadey hadey ka hadashay kumeysiga ethiobia iyo amana udirtay gesiyada ONLF guul iyo gobonimu ayan leyahay
@jararcadey8300
@jararcadey8300 8 лет назад
aynu gaadhee xornimo umad yahay gudtada thnks hodan and idle yare
@SomaliRoyale
@SomaliRoyale 8 лет назад
idle yare is really enjoying performing heeskan...he looks happy and having fun.
@husseincabdulahi370
@husseincabdulahi370 5 лет назад
Ogaadenia waa Somali dhalad ah Haba kunoolaadaan itopia Viva Ogadenia
@buthainabdulkadir7383
@buthainabdulkadir7383 7 лет назад
Waa la doogiye yaan la facaroon walaalaya waxaan ka wadaa yaan laga daalin guusha waa lagaariye illaahow noo daa dhinteena da,dayarna allaha idin dhowro meelkasto ood joogtaanba ubixii wadankaad tihiine
@abshirabdi6136
@abshirabdi6136 8 лет назад
mansha allah hodan abdirahman waykabaxsatay waxay fahantay gumsiga modow waxuyahay freee ogadenia.. viva. ONLF
@kingprincegulaid6485
@kingprincegulaid6485 8 лет назад
geeri waa lo dhashaye ☆☆gafka nacabka iyo gumaystaha madow sidi maqtal uga gil gilo
@idilabdi8247
@idilabdi8247 8 лет назад
Ogadenia the power always and forever insha allha
@hassanmohamedosman1167
@hassanmohamedosman1167 6 лет назад
Somalai we ogaden iyo inyar oo lagu qurxiyay viva dhanto
@KornelAbdi
@KornelAbdi 8 лет назад
Mansha Allh Dhaanto Iga Dheh
@cuudkacashaqa8276
@cuudkacashaqa8276 8 лет назад
haku dhicin god dheer iyo gaws abees gumees ta madaw lama garabsade
@hassanbaroon9345
@hassanbaroon9345 8 лет назад
Waa hees xambaarsan macno , Alloow Xabashi naga guuleey oo ka xuree dhulkena
@woook3055
@woook3055 8 лет назад
😂😂😂😂😂😂😂😂 ubbo
@q.n1629
@q.n1629 6 лет назад
woo Ok yaaab weeye wlhi. Aniga Reer muqdisho ayan ahay lkn Subxanallah waan yaabananahay dadka qaar ee ogadenka Ah ee somali galbeed kaso jeeda, maxaad ku diidan tihiin inaad ka xoroowdaan gumeysiga?? Maxaad mar walba ku caaysan onlf?? Why you always say ubbo to the ones who want libarate you?? Ubo Maxaa loola jeeda horta? And Why you dont want inaad dalkaaga xoreysatid? Maxaad ku jeclaateen xabashi gaalo Ah inay idin taliyaan luqadooda idin baraan oo ay dhulkiinana waxay doonaan ka sameyaan??
@dr.abdicadechina4785
@dr.abdicadechina4785 8 лет назад
www Ani waxaan kahelay gabadha qurxda badan oo dhuuban Mara guduud iyada lee kahelay
@warsancabdi5884
@warsancabdi5884 8 лет назад
inolaada idle yare iyo hadan cabdiraxmaan maasha allaah tabarkallaah Allaahu ma aaamiin aaamiin aaamiin yaarabi
@ahmedbk5804
@ahmedbk5804 6 лет назад
Alxmduuullah mantaa heeynaaa guuuushiii Allah hanoo siiyadiyeee
@dahirmata4051
@dahirmata4051 8 лет назад
#Woooow inaba cadi mahanaa dhaanto kacsaaan igaa deh ha ku dicen good dheer gunestaha madow lama karabsade
@gotelliep9694
@gotelliep9694 6 лет назад
Hani adiyo kuwa lamid ka ah waan jeclahay ee qalbiga kanool soomaali guul 5TA gees alaaha daayo
@farduussalah2555
@farduussalah2555 8 лет назад
Waxan ahay somalilander dagan Boorama aad baan ugu farax sanahay madamey walahena ku sugan somaliga galbeed inay dareeman somalinimadu waxaytayhay inkasto wali qaar donayan Éthiopia oo calan kii Éthiopia sitaan ilahay Éthiopia ha but buriyo aaamin
@muminali7696
@muminali7696 8 лет назад
Farduus Salah thanks wllo sharaf weeye inaad ku faanto somalilander nim adaa da aniguba somalilner from hargiesa ayaan ahay balse dadkeena somali galbeed waa dadkenii oo xuduud gumeysi ayaa kudhacday hada Inagu waxba kamaqaban karno nabad iyo jaar wanaag inaan kula dhaqano ayuunbaa inala gudboon
@biixiducaale4669
@biixiducaale4669 7 лет назад
Farduus Salah hhh. .
@abdimunimali9294
@abdimunimali9294 7 лет назад
Farduus Salah tnx wlshey lkn .... somalia oo mida alaha sooo celiyo ... oo hal calan leh ...
@amtaazhkum6816
@amtaazhkum6816 7 лет назад
Farduus Salah amiiiiin huuuno qurx
@KaysahassanA
@KaysahassanA 7 лет назад
Farduus Salah Thanks 💓
@zubeyrzuuu5020
@zubeyrzuuu5020 8 лет назад
alla dhaqanka iyo hodon cabdiraxman allow anagoon is arag ha idilin waa gabar somaliyeed oo wadaniyad ah
@mahamudmahamed7537
@mahamudmahamed7537 8 лет назад
viva iidle fanaanka sanad #kaabo aniga waan kaa dambeya
@khalidmohamedabdillahi478
@khalidmohamedabdillahi478 8 лет назад
woooow dhantadan asal waye wale luph yuh hodan cabdiraxman lkn wa ayo kan la qadaya calankana waligay maan arag
@ogadenqueen
@ogadenqueen 8 лет назад
Calan aan loo gablaniin, Guudka lama suudhe, Aynu gaadhnee xornimo, Umad'yahay guuntada. Geeri waa loo dhashayee, Gafka nacabkiyo, Gumaystaha siidi, Garaad Makhtal uga gilgilo. Ha kudhicin goddheer Iyo gows abees Gumaystaha madow Lama garabsadee
@aliyare3361
@aliyare3361 8 лет назад
hesta oo dhamays tiran soo qor fadlan si loo fahmo
@aminaabdigarane5058
@aminaabdigarane5058 8 лет назад
Calan lo gablamin gudka lama surte aynu garne xornimo umad yahay guntada ilove u somch dhantadan
@marwa7070
@marwa7070 8 лет назад
guul iyo gabanimo insha Allah
@KaysahassanA
@KaysahassanA 7 лет назад
OGRevolution 💯💯💯💯💯💯
@amiinmuxudiin8572
@amiinmuxudiin8572 7 лет назад
OGRevolution bxd kxnh
@abdiazizmohamed5797
@abdiazizmohamed5797 3 года назад
Am really surprised to hear my grandfarther's nme MAKHTAL r.i.p.😎🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@akramboon8885
@akramboon8885 8 лет назад
beautiful song Onlf I love u guys GUUL ILAAHAY HAA XAFIDO JOWX
@fuadabdi5744
@fuadabdi5744 8 лет назад
supper dhanto aad baan uga helay dhantadan
@mohayusuf4225
@mohayusuf4225 Год назад
Free Ogaden. Proud of Somalihood .
@eganmohammed2465
@eganmohammed2465 8 лет назад
I love Hodan Abdirahman and aflaanta wow ,wow,
@faisalsheikhkamil1130
@faisalsheikhkamil1130 8 лет назад
viva ogadenia...shanta somali ayaa ku faannaa. n.f.d..viva absame
@ayyykh8020
@ayyykh8020 5 лет назад
Ha ku dhicin god dhere iyo guus abiis gumesta madow lama garab sade - Mustafa cagjar iyo dhaman siyasiinta wa inay mida fahman
@c.yaalkaabahood955
@c.yaalkaabahood955 7 лет назад
waaaaaaaaaaaw nice songs thanks iidle yare iyo hadan dheere wadan ku haxoroobo
@naciimetanalka2222
@naciimetanalka2222 8 лет назад
ax hodan iyo eedle noolaada wlhi heestaan wey iga gadanthy 💖💖💖💝💝💝💝💞💞💞💞💞💋💋❤❤❤❤❤❤ viiva ogadeniya❤
@hodanhaji7067
@hodanhaji7067 8 лет назад
viva ogadeniya wad ka guulaysaan doontan xabashida uraya is garabsada oo isku dhinac nooqdaa Insh allah guul 👏👏👏
@ninanaz1199
@ninanaz1199 6 лет назад
💚💙❤️ Manshallah Ogadenia nolaada 👊🏾
@kingprincegulaid6485
@kingprincegulaid6485 8 лет назад
qud curka iyo cadadu ☆☆ way isadaba socdan ☆☆guusha iyo jabkuna waa gadase la soco☆☆gedi sayid moxamed iyo axmed guray ☆☆gulanow ku dhimo galad iyo wanag ☆☆haku dhicin god dheer iyo goys abes gumaystaha ☆☆madow lama garab sade
@shukriabdulahi1145
@shukriabdulahi1145 3 года назад
Yaa daawanayo 2021 abdi iley oo jail ku jiro onlf oo xur ah 😂😂😂😂 aduun waa gelinba ceyn
@fatmamohamed9292
@fatmamohamed9292 8 лет назад
allah yow naga naga qabo dhorwayada shacabka somalida ogadenia cuneso naga qabo allah yow
@nacimamohamed1864
@nacimamohamed1864 3 года назад
"Calan an lo gablamin guudka lama sudhe aynu garne xurnimo umadyahay guntada" after 5 years still wxn sugaa ogadenia o xurowda heestan wlh wa dhiira galin wayn Allow Somalia o midowday o cadawgeda ka guleysatay malin itus insha Allh
@abdifitahmohamed3801
@abdifitahmohamed3801 8 лет назад
Abwaanka dhaantadan sameeyay labadan fanaan wuu u xushay abwaan labadan fanaan murtidaada ayay banaan u soo saareen waxan jeclaan lahaa in aad dhaanto badan u samaysay
@hawaabdi7635
@hawaabdi7635 8 лет назад
wooow nice dhanto idle yare Iyo hadon Waad ka baxsateen nolaada
Далее
Ahmad Al-Ajmi POWERFUL RUQYA
1:02:16
Просмотров 3,9 тыс.
Меня знают уже все соседи😅
00:34
DHAANTO CUSUB DIRGAAX - JIGJIGA DHAANTO PARTY 2013
5:28
Heestii Hodan Iidle Yare 2016 Ultra HD
4:39
Просмотров 349 тыс.